Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^lol@newsnetworks, waxaan kaa codsaday inaad iska hubiso fatwada xaqiiqdeeda, adna newsnetwork baad la timid, halkan ka akhri: http://ibn-jebreen.com/ftawa.php?view=vmasal&subid=15294&parent=4143 haddaad af carbeedka taqaan!
  2. The animosity between the two countries is a known fact, they'd do any thing to destroy each other, lakin Rayan inaad Sh. Ibn Jibreen afkaaga ku taagto maaheyn, fatwada xaqiiqdeedana iska hubi, ta kale Raafidada waa sharrul bariyyah, Culimo badan ayaana Islaamka ka saartaye ogoow.
  3. Mucjiso lama dhihi karo, waa shil caadi ah. Haddii mar uun masjid weyn qaddar Alle ku dhacdo ee dumo ama gubto ee gaaladu u soo daliishadaan in Islaamku baadil yahay?.
  4. Jacfar, meel aad ka dagaashantahay ma aqaan, lakin inta aad soo quote gareysay oo dhan waan ku taaganahay, jawaabtoodana meelaha aad ka soo guurisay baad ku arkeysaa, haddii tan nimankii isbaarada u tiillay ee Mujaahidiintu gawraceen aad ka xuntahayna, dee waxa ku qasbay waa 'baahi' ee ilmaha Agoonta ah ka warqab oo gaajo & baqeylnimadaada yeysan u geyn iney sida aabbahood oo kale noqdaan!. Maxaase iska galay arrinkaa & su'aasha aan ku weydiiyey?, Adoo Soomaali ah Soomaaliga akhrintiisa aad u yaqaanna, maxaad Soomaali kale uga codsatay inuu English kugula hadlo?.
  5. Jacfar, taas intaad noogu kaadisid, maxaad ula jeedday markaad, Dec. last year, lahayd sidan: Originally posted by Jacphar: Maadeey: As the sole shabaab fan on SOL, you're trying hard to discredit any negative information about this is-qarxis group. Are you the information deputy minister? And in English please. Ilaa & hadda waan la yaabanahay sababta aad 'And in English please' ii tiri!. Anigu waagaas waxaan islahaa armuu soomaali-yemen yahay oo uusan Soomaali aqoonin, saasaan -markaas- carabi kuugu jawaabay!.
  6. ^Maxaad ka hadleysaa, sxb, meel aan loo joogin hayla aadin, dagaal aan lagula ogeyn yuusan meel daran kaa tuurin!, jimicsiga aaryo bixinta samee Iga daba dheh: jimicsiga aaryo bixinta, oo mid mida, midda horeeee koow.
  7. Sxb, waxaan ula jeedaa maba ahayn iney waxaas isla gaaraanoo, markuu 'naa, du' yiraa iney 'xaadir' tiraah bey ahayd.
  8. Sxboow, waxaa iga yaabiyey wadamadaan gaalada, waxaad maqleysaa, nin baa dembi lagu soo oogay inuu naagtiisa 'rape'gareeyey! caadi miyaa?
  9. ^ War niyahow saaka Canjeero, Macsaro & Suqaar aan isku fadooqdaye, malaa waxaan mooday inaan Tuujiye & Che la hadlaayo. bal aan ku celiyo: Waxa layga censoray Wan'la'weyn (Daafeed-na waa la yiraahdaa) Menyekole-da (waa qabiilkooda magaciisa) waxaan ula jeeday qoldadii sanka dheereyd ee Museveni ka dhashay, sidey Soomaalida u jecelyihiin oo u qabyaaladeystaan!, Boda Boda (waa mooto 'dhug-dhugleey maa u taqaanaa? ', sida taxi baa loo kireystaa, waxay rabaan inaad tooda raacdo maadaama aan qaraabo nahay!. Abaay heyleey, Sawirkeyga sow ma aragtid, aniguba jareer quruxsan baan ahay , lakin Shabaabka Gedo & Kismaayo jooga waa quruxsanyihiin soow maaha?
  10. ^ Magaalada waa magaca labaad ee Daafeed!. Ma ogeyn inaad jareer tahay, lakin hadalkii Ngonge 'Barre Hirale jareer buu u egyahay' baa hadda micno ii sameynaya!. Menyekole (sp?) aa la yiraah, waa qabyaalad miiran, boda-boda aya wataan xataa waa kugu qasbaayaan, qaraaba kiil ahaan!.
  11. ^Aniga magaalo magaceed aan qoray waa la censor-ay, adna 'jareer' aa laguu ogolaaday see camal?
  12. waxaana la sheegay in uu mararka qaar u hadli karo si wanaagsan. Bilowgii Isbuucaan mar aan xiriir la sameysanay wuxuu beeniyay in uu dhaawacmay isagoo codkiisa laga dareemayay gaabni marka loo fiiryo hadllada ka keydsan Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo mar ahaa Afhayeenka maleeshiyada Shabaab. 'hojgooge' maxaa waaye?
  13. who-me, Gaalkacyo iska daaye, haddaad amni & xasilooni & nidaam keeni kartid ku soo dhowoow koonfur oo dhan!, haddiise sidaas wax kuula fududyihiin Faroole hawsha kala wareeg!.
  14. ^TalkTalk waa free (Europe & N. America), marka cost problem ma jiro!, Adigu Kubad & Fadhi ku dirir isaga mashquul, yaaba ku og!, Adi uun qaylo ha billaabin!. Ogowna adigaa mar walba vulnurable ah oo Adigoo meel dhexe kuu mareyso baa Sharoobbo madax xanuun ama (cold) soo qabo cunugtii baa fever la il daran, caanihii baa go'ay, 'hebla waxay tiri waa inuu Aabbe ii akhriyaa bed time story', markaad soo hoyato ood casho meelaha ka jaafjaafatona TalkTalk baa lagu dheganyahay, waa Adiga kan 'sow ma soo seexaneysid' ku baryootamaya! ma kastay Xaaji?
  15. ^Ur Cousin messed with the title (he did it before and qaamat qiyaamatu Sayid Somali ) Sheekada dhan waa: Amni Darrada Koonfur bey nooga timid!. Wax fahan!.
  16. Cawke, gabadha 14 jirka ah ee madaxa looga jiray ma dawladda hooseey u shaqeysaa?.
  17. A & T wuxuu ka sheekeynayaa Naago aan TalkTalk heysan!
  18. ^Gorodi. Suul, anba saan moodaayey uma da' weyniyoo anoo 36 inaan jira u heystay, baa tu aan isku class ahayn oo 29 jir ah arkay!. Meelahaa kama fogi
  19. @ Gubadley! ha i soo xasuusinin! Siinaay wixii xagga ka jiro Kaaraan lee ahaa! Suuq bacaad, waa u muufo doonan jiray!, 'muufo anya ninkaan na kala qarisa mahaan soo dhig!'
  20. ^^ Reer Kaaraan maadaama aad ahayd, waad maqashay ciyaal banooniga qashqashaada oo fii maa fii iney ku dheelaan raba, haddii kalena gaw & gash maleh yiraa! saasaa meeshaan ka socoto.
  21. Wa calaykum al salaam waraxmatuh wabarakaatuhu wa maghfiratuh, Suul. Sheekada soo daadi, Gadar sidee lagu yahay? Soomaalidii waa wada Xabashiyowday baa la yiriye!, immisaad jidhaa, Adigu? Juxa, maad Ninka iska dhicisid, oo ninkan & kan ku leh?
  22. Alxamdulillaahi calaa kulli xaal, waa la dhuuqaa
  23. Asalamu Calaykum, Juxa, madaxii ma kuu fiicnaaday? 'hoostaan ka soo duceynaayey'
  24. Soo dhowoow, SuulCawro. Oday anaa ka jooga e maxaad inoo heysaa?