Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. A & T, Somalida ay Ethiopia xukunto ka reeb 'The large swathes of land' ay Shabaab maamusho.
  2. ^^Dhaqanka & diinta waxa lagu badbaadin karaa in diinta laga run sheego, oo la soo celiyo sharafta Muslimiinta, wadadii Nabiga, Saxaabada, Salaaxuddiin, Axmed Gurey & Sayidka la raaco, Gumeysiga la iska difaaco. Waxaa yaab leh in Soomaaliya 20ki sano oo u dambeysay aan si toos ah loo faragelin jirin ilaa 2006 dii, markey arkeen Rag u tafaxeytay iney wax walba ka hormariyaan Diintooda & Sharaftooda, naf & maalna u huray!. Waa maxay sharafta ku jirta in Amisom gabdhahayaga faraxumeeyaan, kalluumeysatadeenna dilaan, shacabkana madaafiic ku garaacaan?. Xaqqa laguma garto fulaan & callaan, Diinta ayaa misaanka ah, qofkii Kitaabka & Sunnaha waafaqsan ayaa xaqqa heysta, hebel & hebel baa saa yiri micno ma sameyneyso. Ogaada NIN walba oo u istaaga inuu cadaw la dagaala, diintana kor yeela waxa lagu eedeeyn jiray Takfiir, dhiigyacabnimo IWM. Taariikhda iyadaa isa soo celisa.
  3. Dhubad, kan markii sidan camal looga daba yimaado waa cararaa, 3 beri kadib meeshiisa uu ka billaabaa, ceeb wax kama dhibto.
  4. Cawaale, Number Afar oo Amisom iyo TFG la ciir-ciireysa sidee Al Shabaab ugu dileen saaxiibtaa adeerkeed? Ma qabsadeen?. |sidoo kale maxaa hal website loogu soo qori waayey?
  5. So you think Shabaab killed him in Nambar afar, if yes, how? Nimanku ma jin baa?. Beentaada maanta waxay gaartay inaad FB wax ka soo guuriso, Axmaqnimada jooji waryaa, sida aad sheegeyso Shabaab hees iyo waalli dad kuma dilaan.
  6. Malika, whats wrong?. they said it is Number afar that this mad man was killed, and Shabaab killed him. I just told him that Number afar is resided by Amisom and TFG soldiers. MMA, you think Bakara iyo Number 4 are One and the same? just to accuse Shabaab?
  7. ^Yo, next time tell ur friend Number Afar is Amisom Tfg stronghold. Secondely, not a word of this news from ur Shabaab-bashing websites?. Thats strange.
  8. http://www.youtube.com/watch?v=wIBOMj4hzGE&NR=1 Pay special attention to minute 31:00 onwards
  9. This is what I call: 'Obsessive behaviour', war isku xishooda..
  10. Lool, waryaa Naxar website sameyso then do whatever u like.. Adiga Ilaahii ku abuuray, diintiisa iyo Amarkiisaad diidantahay qof ku ban gareynayana ma lehe maxaa ku haya?. Al Shabaab waa xalka keliya ee hadda Soomaalidu leedahay, and I strongly believe that, now can't I air my views?
  11. Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala goobaha ay maamusho ay ula dhaqanto si cadownimo leh Arbaco, July 07, 2010 (HOL) − Hay'adda CPJ ee difaacda Suxufiyiinta Dunida ayaa ku eedeysay Dowladda Soomaailya inay dhibaatooyin kala duwan ku hayso suxufiyiinta madaxabaan ee ka howlgala goobaha ay gacanta ku hayso. Warbixin ay soo saartay haya'dda Difaaca Xuquuqda Suxufiyiinta Caalamka (CPJ) ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay weerartay wariyaha Wargeyska New York Times ee Muqdisho, sidoo kalena ay xirtay wariyeyaal kale iyagoo ku gudo jira howlahooda saxaafadeed. "Ciidamada Dowladdu waxay Khamiistii xabsiga dhigeen Wariye Mustafa Xaaji Cabinuur oo ka tirsan AFP iyo Wariye Yuusuf Jaamac C/llaahi oo ah sawirqaade madaxbanaan (Freelancer), xili ay ka qaadanayeen sawirro saaxiibkood Faarax Cabdi Warsame (Faarax AP) oo ay xabbad wiifto ah dhaawacday" ayaa lagu yiri warbixinta CPJ oo soo xiganaysay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ. Wariyeyaashan ayay CPJ sheegtay inay u xirnaayeen ciidamada Nabadsugidda ayna hayeen muddo saacado ah, iyagoo ka tirtiray sawirradii ay soo qaateen goobihii dagaalka ee ay tageen, iyadoo Mustafa Xaaji C/nuur uu u sheegay CPJ inay lasii daayay saacado kaddib. Dhaawaca Wariye Faarax Cabdi Warsame ayaa la geeyay Isbitaalka Madiina si loogu daweeyo dhaawac kasoo gaaray dagaal todobaadkii hore Muqdisho ku dhexmarayay ciidamada Dowladda iyo kuwa Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin. Wariyaha New York Times Maxamed Ibraahim oo Magaalada Nairobi kula kulmay CPJ ayaa sheegay inuu Muqdisho uga cararay hanjabaadyo kaga yimid Dowladda, kaddib markii ay dowladu ka caroortay War kusoo baxay wageyska oo ahaa in Xukuumaddu ay caruurta yaryar ay ka dhigato Askar --- "Children Carry Guns for a U.S. Ally, Somalia". "Ciidamada Dowladda ayaan ka helay hanjabaad xili aan ku sugnaa Maqaayad ku taalla Muqdisho todobaadkii lasoo dhaafay, daqiiqado kaddib waxaana Maqaayadda soo galay Ciidamo iyo saraakiil ka tirsan Booliiska oo gaaraya 20-qof, saaxiibadey ayaa i qariyay sidaas ayaana dalka uga soo baxay 26-kii June ee lasoo dhaafay" ayuu yiri Ibraahim oo u waramayay CPJ. Saraakiisha CPJ ayaa ku tilmaamay tallaabooyinka ay qaaday Dowladda Soomaaliya kuwo mas'uuliyad xumo ah, isagoo ku tiolmaamay mid khatar ah, waxayna ugu baaqeen madaxda Dowladda inay joojiyaan dhibaateynta suxufiyiinta. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. Wednesday, July 07, 2010 Somali government forces have been increasingly harassing independent journalists covering violent fighting in Mogadishu, the Committee to Protect Journalists said today. Somali reporters targeted for their reporting included a New York Times correspondent and a CPJ International Press Freedom Award winner, while nine other journalists were injured this week while reporting during deadly clashes between government troops and Islamist rebels, according to news reports and CPJ interviews. On Thursday, police detained award-winning journalist Mustafa Haji Abdinur and freelance cameraman Yusuf Jama Abdullahi for taking pictures of their colleague, Associated Press photojournalist Farah Abdi Warsame, who had been hit by crossfire, according to the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). Officers at the Criminal Investigation Department interrogated the journalists for several hours and forced them to delete their photographs, Abdinur told CPJ. They were released without charge. Warsame was rushed to Medina Hospital for shrapnel wounds in his hand and back, and is now recovering at home, according to NUSOJ. Last week, New York Times correspondent Mohammed Ibrahim fled the country following threats from government security forces, he told CPJ. Ibrahim had contributed reporting to a June 13 New York Times article, “Children Carry Guns for a U.S. Ally, Somalia,” concerning child soldiers within the government forces. “The reaction of the Somali government to these very serious allegations is both frightening and typical,” said CPJ East Africa Consultant Tom Rhodes, who is based in Nairobi. “Instead of addressing this very serious issue, security forces are persecuting reporters. Journalists must be allowed to do their job.” In response to the story, the deputy commander of the Somali military, Adbdulkarim Yusuf Adam, held a June 24 press conference in which he accused those involved in publishing the article of having ties with terrorist organizations, local journalists told CPJ. Adam also declared that all individuals involved—whether foreign or local—would be taken to court, according to the same sources. Government spokesman Abdi Kadir Walayo claimed the article had been fabricated in a June 29 Voice of America interview. Ibrahim said he received a warning from a friend while at a local restaurant last week that security forces were coming to arrest him, and later heard that more than 20 police officers came to the restaurant after he left. The journalist went into hiding and fled the country on June 26. The government's director of communications, Abdirashid Hashi, told CPJ that Ibrahim is “a good friend” and should contact him in order to settle the matter with the security forces. Somalia is the most dangerous country in Africa to be a journalist, with 33 journalists killed since 1993. The most recent killing was in May, when gunmen shot Radio Mogadishu journalist Sheik Nur Mohamed Abkey outside his home in the capital. Source: Committee to Protect Journalists (CPJ)
  13. Lo'da dhiiqda laga maalayiyo dhayda iyo xoorku Dhudhunkay biyaha kula jirto iyo dhabarka weeyaane Mar hadday abaaruhu dhacaan dhimatay geesleeye Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele. Dhibaatiyo adoo gaajo qaba dhaxanta jiilaalka, Dhoor caano laga soo lisoo yara dhanaanaaday Nin dhadhamiyey wuu garanayaa dhul ay qaboojaane Goortaad dhantaa baa jidhkaba dhididku qooyaaye Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele!
  14. ^Dherer waa Qurux. Adiga talaan kaa rabaa ka warran?
  15. Juxa, wax kale maahane looks like inaan ahay qofka kaliya een shaqadaada ogeyn
  16. Asalaamu Calaykum, Yaa Jamaacah. Jimco wanaagsan. Juxa, intee ka shaqeeysaa horta?
  17. Sayidkaaga waa kaa Gaalada ku saf ah Tanna waa bannaantahay soow maaha?
  18. lool, who's talking the spilling of blood of muslims?, when ever you are cornered, u get off topic!. Mawliidka Nabiga(S)waa Bidco Xaaraam ah, lakin 1da Luulyo waa la sameyn karaa, Maashaa Allah.
  19. Originally posted by Rhazes: Bukhari buu ku yaal baan ku idhi, laakiin waxaan doonayay inaan idhaahdo Sharxul Bukhaari (tuu Ibn Xajar Al-Casqalaani qoray) buu xadiisku ku yaal, laakiin inuu masdarkiisa ee asliga yahay xadiis uu Muslin weriyay dadkoo dhan baa kuu soo qoray. Lets see if u r telling the truth here: I have to admit that narrations about breast-feeding grown men are found in fine books like Bukhari. Ibti, Al-Albani et al defended this hadith simply because this hadith is recorded in Bukhari. Why should it be accepted that the compilation of Bukhari is unquestionable? Doesn't the Quran take precedence over Bukhari? Doesn't common sense take precedence over Bukhari ? Surely, this hadith is a little too much to swallow - pardon the pun. Besides, doesn't this recent debate over whether a grown man should be suckled directly or indirectly highlight how ridiculously bizarre the whole discussion is? umaddu way wada ogtahay inuu xadiiskani iyo 'xigmadaha' la mida Bukhaari inoo soo tebiyay. Bukhaari wuu dadaalay laakiin markani wuu yara kufay miyaan la odhan karayn. Xadiisku inuu Bukhari ku yaal cidina dood kama qabto ,
  20. ridaac al-kabiir ma Bukhaari bey ku tiil horta?
  21. Hoos ka dhageyso Kalimad uu soo jeedinayo Amiirka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh.Mukhtaar Abu Zubeyr taas oo uu kaga hadlayo arimaha doorashooyinka iyo Dimuquraadiyada. Waxaa kale oo uu ka hadlayaa Ururada Islaamiga ah ee ka leexday wadada toosan ee Diinta Islaamka. Amiirka ayaa kalmadaan ku soo beegay Xili wax yar ka harsanyihiin doorashooyinka somaliland. http://somalimemo.net/index.php?option=com_content&view=article&id=2369:amiirka-xarakada-mujaahidiin ta-al-shabaab-oo-ka-hadlaya-doorashooyinka-iyo-dimuquraadiyada&catid=48:wararka
  22. NNC, Maki's thread ku baashaal adi! hawlahaan ii daa ani.