Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^^lool, Ninkan warkiisu waa: been an ka sheego ee maxaa idinka galay, wax kale ku qabso Shabaab lakin been cad oo qaawan maxaad ku fashay sxb, haddii aadan adoo u fiirsan soo qortay nacayb aad u qabto Shabaab awgiis, hadda waad aragtaaye simply waxan iska tir-tir, kana istaghfirulleyso, mar dambena ha u noqon, waxba ha ka xanaaqin ereyadeyda kulul, sharaftaada ayaan rabaa inaan dhowro oo wax sidaas ah aadan meelaha ku soo qorin. Cawaale, still hadaadan jaajuus ahayn maxaad obsessed ugu tahay all my posts, Shabaab websites and ask me if i ever wrote in Al Qimmah? just curious sxb, and FYI, waxa aan meeshan ku qoro meel walbaan ka sheegayaaa.
  2. Originally posted by *Ibtisam: Maybe few people like Maaddey who live there decided they will kill all these people and they jumped on claiming it. If Maaddey attacked his western home town, it cannot be said wa Al Shabab! Please, leave my name out of this qofyahay waalan, goormaad aragtay anigoo dad innocent ah ha la dilo leh?
  3. Meesha idiin xanuunta qaraxan Kampala dadka ku dhintay een idinla xanuunin kuwa Muqdisho habeen iyo maalin ka dhaca waa maxay?
  4. KK, iney binaadam yihiim oo dembi galaan ama galeen maaha dooddu, waa-ila soco yaah- in Number Afar nin waalan oo hees-heesa ay hilibkiisa jar-jareen kadibna eeyaha siiyeen, taas leen ka hadlooyaa ee run miyaa mise been. Juxa, waadigii lawyeradda ahaaye, kuwan dembi kasta Shabaab dusha ka saaraya, oo waxaan caqliga geleyn haddaadan ku raacin Irhaabi baad tahay ku leh bal dhegta wax ugu sheeg. Ps. Taladii weli waan kaa rabaa e ogow.
  5. Sxb, markaad beenta iska kala yareyso ayaan kaa hari doonaa, next time markaad Sol wax ku post-gareyneyso ogow inaan kugu daba jiro.
  6. Originally posted by Cawaale: Where is Maaddeey? was it you cidda qarxisay mise? You tell me adaa MI5-ka la shaqeeyee, websiteyada Shabaabkana akhristee.
  7. Jacfar, personal attack miyaa haddii been aad sheegtay aan ku weydiiyo? 'frontline' xaggeed ka keentay uun ka jawaab? teeda kale postiga aad ka xanaaqday kan ka korreeya eed soo qortay baa personal attack iyo maalayacniba isku ah.
  8. ^Xaggeed ka maqashay? ma FB baa laguugu sheegay, y were u so interested? qaablaawe waaxid.
  9. ^Waan kula kaftamayey, ereygaasna waa ii halhays e habaar ulama jeedo Wakaa warkaan kaa rabay: "Gaani iyo Jubada Hoose" soo quf.
  10. lool, Cawaale. Adigasna ma xaasaskaad ka mid tahay, illeyn sheeko aan cid aan adiga ahayn uusan heyn baad heysaaye 'in Numbar Afar nin ku dileen, oo hilibkiisana eeyaaha siiyeen' Haddii aadan jaajuus ahayn , y r u obsessed with Shabaab and their websites?
  11. ^Malika, I never said they r perfect, I just told ur friend his story is unbelievable. Its not ur Siju or not, waxa aan ka hadlayo ayaadan fahamsanayn. 'U thought i was saying shabaab is perfect'. Jacfar, what frontline?, ma kaniinigii baad iska illowday?
  12. ^I didn't ask u, reer Juungale the reason i said this to Malika is, our friend Cawaale posted that Shabaab killed a mad man in Number Afar, after they instructed him to stop singing, now tell me if you know so much, where in Number Afar Shabaab locate? Edit: Al Shabaab waa urur diimeed, in case you thought otherwise, waxaad u taageertid baanba ka yaabay
  13. ^Malika, if u knew where Number Afar is, u wouldnt be this mad at me!
  14. ^waxaan ula socdaa the same way aad ula socoto, 'HOL baan ka akhriyey' mise adiga Jaajuus baad tahay oo wax walba access baad u leedahay?, maalin dhoweyd waxaad i lahayd, 'warkan wuxuu u egyahay war Shabaab forum lagu qoraye ma forumkaas baad wax ku qortaa?', hadda ka horna su'aalihii qaabdarada ahaa ee PMka waa keydsanyihiin.
  15. ^^Loool, ma af-xumo iyo Been intan ka badan maad soo waddaa?? Ps. been iyo war aanan hubin 'si qasad ah' sol uguma soo qorin, haddaad Adiga ama qof kaleba wax qalad aheen soo qoray ii sheegtaanna waan idiin mahadcelinayaaye, sidaada oo kale isma giriirixin doono IA. Edit: xusuuso inaan kaa aamusay markaad comments like: 'ALshabaab website miyaad wax ku qortaa' lahayd IWM. haddii aad joogi weyso, kaama aamusi doono. thats all wax kale maaha.
  16. 'I don't know how he does it, he can't even manage his own house and kids' the English ref's wife
  17. Ma wax kalood Alle uga mahadcelisaad weyday yaa Chubaka? 1-0 Spain
  18. Goooooooooaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal
  19. Jawaabo kul kulul iyo cambaareyn loo jeedinayo dagaalkii shalay ka dhacay Ceeldibir Waxaa isasoo taraya jawaabaha laga bixinayo xasuuq shalay ay ciidamo ka tirsan maamulka Itoobiya ka geysteen deegaanka Ceeldibir oo ka tirsan gobolka Wardheer ee ismamulka Soomaalida Itoobiya halkaasi oo ay ku dhinteen ku dhowaad 15-qof oo ay ku jiraan odeyaal dhaqameedyo caana. Gudoomiyaha xarakada mujaahidiinta Al-shabaab ee gobolka galgaduud Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabo Kutukade oo maanta la hadlay Hornafrik ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday xasuuqaasi, isagoo sheegay in ay ka aarsan doonaan dowladda Itoobiya dhibaatadaas ay u geysteen dadka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan. Golaha guurtida ku dhaqanka shareecada Islaamka beelaha direed ayaa iyagana dhinacooda cambaareeyay dhibaatadas lagu dilay odeyaasha iyo ganacsatada Soomaliyeed. Sidoo kale waxaa maanta uu banana bax balaaran oo looga soo hor jeedo Itoobiya uu ka dhacay degmada Balamballe oo ku taala xuuduuda ay Soomaaliya la wadaagto ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Majiro wax war ah oo ilaa hadda kasoo baxay dowladda KMG Soomaaliya oo looga hadlayo dhibaatadaasi ka dhacday deeganka Ceeldibir. http://www.hornafrik.com/?p=2910
  20. Originally posted by Karl_Polanyi: quote:Originally posted by Jacpher: ^Low on crack. DON'T confuse me with your dad, jonathan bahoku.
  21. ^waa Sheekadii Taliban-ka looga xoreeyey Afghanistaan, abitey 'abtiyaaro'='kite' ayay diideen in la buubiyo. KK, sida aad u garatay sheekadan in wax ka qaldanyihiin muxuu ugu garanwaayey WERIYAHA SHARAFTA LEH, markuu SOL uu ogyahay ragga jooga ugu post gareeyey? Ps. KK, Naceybka aad qof ama qolo neceb tahay, xaqiiqda ma beddelo ee taas meel ku qor, dembi eysan lahaynna inaad saarto maaha just because you hate them. Tusaale: Anigu waan ku jeclahay, lakin waxyaabaha aad ku qaldantahay ma difaacaayo 'no need to mention them here' sidoo kale, Cawaale waxaan aaminsanahay inuu been badan yahay, lakin haddii aad tiraahdo-anoo ku jecel- Cawaale waa 'dhiigyacab' waa beentaa baan ku leeyahay, waana ka difaacayaa illaa caddeyn buuxda oon shaki geli karin laga keeno.
  22. ^Dhubad, what do you say about numerous Sahabas oo rag iyo dumar leh oo qirtay dembigooda, qaarkoodna iyagaba mur-murux u ahaayeen in nafta laga qaado?. Yeysan kula noqon in Ninkan uu isagu is keenay, balse waxa lagu dabajiray muddo afar bilood ah, lana xaqiijiyey, qirashadiisu waxay ka dambeysay caddeyn kadib 'Cawaale -as usual- xaqiiqda jirta wuu qariyaa oo websiteyo kale oy Hiiraan 'one of most reliable somali websites' ay soo qoreen'.
  23. ^Duf ku bax, ma sidaad u maqneyd baad waxan la soo shir tagtay? Agah
  24. ^Adigu waxaad tiri: Jihaad ma jiro,ha la iska aamuso oo ha loo dulqaato duullaanka Gaalada, Nabiguna CSW wuxuu yiri hadal micnihiisu yahay:'Haddaad Adduunyo ku mashquushaan, ood Jihaadka ka tagtaan, Alle wuxuu idinku ridayaa Dullinimo aadnaan weligiin ka bexeyn ilaa aad diinta 'Jihaadka' uga soo laabataan' sidoo kale wuxuu Xadiis kale micnihiisu ahaa: 'Waxaa soo dhow in Dadyowga Adduunka isugu kiin habarwacdaan sida dadka baahan cuntada isugu yeeraan, Saxaabada markey warsadeen: "ma yaraan baa sidaas noo keeneysa" wuxuu ugu jawaabay: "maya, e waadba badantihiin maalinkaa, balse waxaad tihiin XUMBO 'daad xoor'. Haatu, ma hadalka aad ka soo guurisay Rag Adduun ku doorsaday Aakhiradooda ayaan qaadannaa mise Hadalka Alle iyo Rasuulkiisa?. Cawaale, hadhow baad sidaadii cabaadi doontaaye maad iga joogtid yaa Kaddaab?
  25. KK, u sheeg saaxiibkaa sheekooyinka inuu edit gareeyo oo waxa beenta ah ama aan la rumeysan karin uu ka saaro!. Nin hilibkiisa cadcad loo jarjaray waxay ahayd in usbuucaas news portals so wada qaataan, Cawaale wuxuu ka soo xigtay FB, maxay Website-yada kale u sheegi waayeen??? even Radio Muqdisho??. Cawaale, wuxuu caan u noqday ituu been cad soo qoro, markii lagu qabtona uu calaacalo!. Malika, waxa aan ka hadlaayo ma fahmeysid ee sugintaan Kiswahili ka soo baranaayo.