Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^^'Every story has two sides' sow maad dhihi jirin? I condemn the Killing of Ugandans, but it wouldn't happen if Amisom didn't kill innocent pp fee cuqri daarihim!, sax wala ah?. Aaqil, waan ogahay intaad sheegeyo, Kampala wixii ka dhacay iyagaa kasbaday (sax & qaladba) ee ha ka xaabxaabiyeen. Mr. Somalia, waad ku mahadsantahay waqtiga aad ii hurtay, xoogaa fudeydka & aflagaadada inaad iska deysaa kuu fiican, inta aad ka hadashay oo dhan dood kama qabo, welina afkyga kama soo bixin 'waxa Uganda ka dhacay waa just' waa meeshaas faham xumada, ninkan iska riix uun yeysan ku qaadin!. Norf, I call you by ur name and say: 'walaaloow' and u call me 'script' what a manners!. A & T, haddaan taleefan kuu soo diri lahaana waxaan ka biqi in next time een Jig-jiga imaado la i xiro.
  2. I know their sincerity IA, Adigana khayr Alle ha ku siiyo Aaqil. Ngonge, If Cheri Blair uderstood why Palestinians blow themselves up, y not me? Adigu -runtii-ma fahamsanid miyaa waxa keenay the suicide bombing in Kampala? weligaa cunug yar oo edeb daran ood ka xishoneysid inaad disho, mid xoogaa ka madax fiiqan ma garaacay ee 'baga' ma tiri?.
  3. A & T, meesha aan kaala hadlay maahane meel kalaad ila aadday ee bal ku noqo!. Tan dawladnimada, Shabaabkan aan Anti-Tank heysan, miyey Amisom, Maraykan & TFG meel saari waayeen, haddey run kaa tahay ood Dawladnimo rabto waxay kuugu dhoweyd Dawladdii C/lahu Yusuf, oo isagaa si niyad ah dawladnimada aad sheegeyso u rabay Shabaabna intuu joogay gacno ku gambad bey ahaayeen. Primitive, haddaad ula jeeddo sidii Nabiga & Saxaabada, ogow Nabigu wuxu yiri: 'qolada badbaadeysa waa kuwa sida Aniga & Saaxiibadeey u dhaqma' hadaladaas oo kalena waan kuugu baqaa, sxb. Xorriyadda aad sheegi waa maxay?, sidaad u taal & waxaad aaminsantahay ayaa halkan lagugu dagaalaa 'with a smile of course', halkaasna diinta laysku garaacaa, tee daran?
  4. Abtigiis, waxaan u heystaa inaad reasonable tahay, ee mid iiga jawaab: Masaakiinta Amisom leyso sow Soomali maaha oo kama damqaneysid, kuwan Uganda u daa waa wax ay iyagu falkadeene, sidey rabaan ha uga dabaasheene, Soomaali haddii Al Shabaab Kampala weerartona ma fakanayaan, haddeysan weerarinna waa sidoo kale oo Caasimadooda ayay ku fakan waayeen oo xalay 2:00 dad iska hurda ayaa madaafiic Amisom soo ridday ku dhintay, waa sheekadii Ina Xagaadheere: Haddeynu Hadallo waa af sallax ku dheg, Haddeynu aamusnona ariga laynta laga deyn waa, I feel sorry for dadkii habeen hore dhintay, lakin I feel more and bitter for Soomaalida, intaas maxaad ku diidantahay?
  5. Humnee tumnee deekoo, deekoo hum tum zanam 'any better' CL?
  6. odaygan particularly kama hadlayo, waxaadse ku saxantahay in Soomaalidu aysan ceeb u aqoonin ceyrta, markaan arko islaan ayeeydeey la eg oo shaqeyneysa, ama mid sagaal bilood ah baan yaabaa. Noo organize-garee an event, in sharaftu ku jirto inuu qofku ka maarmo government handouts & dhibka ay u keeni karto family ties.
  7. Unemployment figures-ka sidaas ma sheegin, haddii Ilaahey shaqo ku siiyey, masaakiinta ha ku diganin!, Nin walaalkey ah baa sidaa dhihi jiray, Alle wuxuu qaddaray wax sanad ka badan in lagu ibtileeyo Interview & Sorry is daba taal!.
  8. Half gibilcad aan yahay ma ogid miyaa?
  9. Mr. Somalia, hadda ka hor sow kuma dhihin inaadan fahmo badneyn?, bal waxa aad igu heysato af Soomaali iigu sheeg!
  10. Asalamu Calaykum, Aaway summerkii?, wax aan ku baxo ma leh
  11. ^Haduusan shaqaynin ma iyadaa Xaaraan ah?, waxaad dhihi doontaa shaqo ha raadsado, lakin nin London kirishbooy ku noqday waa hardworker, ee basaskii ha la soo celiyo!.
  12. Runta dadku ma jecla! Duke is right, minus the disrespect to the Sheikh.
  13. Norf, Adiga walaalow caqliga xaggee kaa aaday, meel kalena repercussions baa ka iman doonaad ku lahayd, sow kan Kampala ka dhacay repercussions maaha?, Uganda waxa ka dhacay waa fal ay ciidmadooda geysteen, oo caasimaddeena ayay si joogto ah masaakiintayada aan waxba galabsan u garaacaan, kaas ka damqo oo ka qeyli, shisheeye kalkaalkana iska daa!. Qof aan dembi lahayn in la dilo Anigu ma qabo, lakin falkan wuxuu ku dhalinayaa reer Uganda iney ka fiirsadaan waxa askartoodu Xamar ka sameeynayaa.
  14. ^^Boqolaal waxyaabood oo fiican bay sameeyeene indhahaad la'dahay, Gaaladii baa sheegta, Nabadda & Nidaamka ka jira gobollada ay ka taliyaan baa kow ka ah, dhiirrogelinta beeraha ayaa ka mid ah, in haddii askartooda wax dilaan la qasaaso baa ka mid ah, iney qabiilkii wax lagu qaybsan jiray tirtireen baa ka mid ah, dadka la yaso ama la yiraahdo 'looma ooyaan' oo hadda dadka kale la siman amaba ka sarreeya. Waxaasoo dhan Tuujiyoow halkan baa lagu soo qoray, lakin meel daran baa lagaga heesayaa!. Please, waddan aad nacday ha ku marmarsiyoon Shabaab baan uga cabsanayaa, oo sida aad hadda sheegtay gabar baa mar dhow ka timid!, Nuunne oo saaxiibkaa ah baa taga, anaa taga, oo dad badan baaba reerahoodii intey rarteen oo u guureen!, waxa adiga lagaa rabo waa maxay oon iyaga laga rabin?. Tuujiye, Shabaab wax been ah in laga sheego miyaad rabtaa?, been run u eg kistoo iska sheega nooh, teeda kale waan ku aqaannaa wararkaas maba xiiseysid soow maaha?, dad baa u kuurgala oo raadiya, saxdooda & qaladkoodana yaqaanna, adiga waxaagu waa muran feeraweyne! ee sxb, is deji. Ps. wax kastoo ama laguu sheego ama aad meel ka khriso ma iska rumeysataa adi?
  15. Dhubad, a better question to ask these ladies and gents: Alshabaab Gaalo miyaa? haddey Haa yiraahdaan waxay noqonayaan Khawaarij, Takfiiriyiin, haddey Maya yiraahdaan iyagaa Diinta ka baxaya, ha kala doorteen labadaas mid. Wa Axlaahumaa Murr
  16. Haatu, you lack comprehension sxb. Kama hadlayo diin ahaan ma banaan tahay mise maya, Abwaan waa fahmayaa waxa aan ka hadlayo ee isaga u daa inuu ka jawaabo.
  17. Originally posted by Abwaan: Maaddeey dabbaaldeg maa ku jirtaa? I wonder waxaad sameyn doontid markii shacab Soomaali ah oo masaakiin ah baangado lagu laayo? Raalli iga ahaw, aanna runta u wada hadalno ee Xasan Daahir Aweys maxaa kuu galay? Waryaa Abwaan, ma Yugaandheyskaad ka liidataa?, maxaad ugu cabsatay Soomaalida masaakiinta ah? sow maaha in loo caroodo oo markaas iyaga laga aarguto?, maxaad ugu diidday NIN Soomaali ah oo dadkiisa har iyo habeen la laayo inuu isna u aargudo?. Xasan Dahir maxaa meesha keenay? ii sheeg keliya sida ay munaasab u tahay su'aashaas?
  18. ^I posted photos of Shabaab demo in Mogadishu few days back, i liked one particular poster, it read: An Ounce for an ounce Blood for blood can you find that one for me, Yaa NGONGE?
  19. Cawaale, cafa Allahu cammaa salaf. Juxa, Ngonge shaaha anigaa ka bixinaya, Adiga Cake baa lagaa rabaa
  20. ^^OK, Shabaab waxaan ku taageeraa wanaagga, waxyaabaha qaar iney ku qadanyihiin waan sheegaa, lakin wanaagooda ayaa ka badan. Adiga waxyaabo aad ku qaldantahay oon halkan ku arkay waan iska indha tiraa, waayo? Wanaagaaga ayaa ka badan. that make any sense?
  21. Lakin magacayga waad ii deyn kartaa soow maaha? by the way this is what you said apart from ur 'IF': Maybe few people like Maaddey who live there decided they will kill all these people and they jumped on claiming it
  22. ^You dont make any sense ee orod meelihii aad ku qeylin jiray aad please.