Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Bilan, Shabaab hadeysan Gaalo ahayn isk 'diin' baan nahay haddiise aad Gaalo u taqaano, maxaad iyaga ka rabtaa? sow dadkey dilaan un maaha? adaaba ka daran oo Muslim gaaleysiinaaya e. Waxaan sheegay un in NGONGE usan jeebkiia wax kala imane inta ay gabadhu sheegtay uu sheegay.
  2. ^Waxba ma waaline, Xadiiskaan ay ku dhaqmaayaan: "ولا تنتقب المرأة ولا تلبس القفازين " Mutaffaqun Calayhi 'Berri, bacdal jumcah Imaamka weydii sharaxiisa, OK?
  3. Geelle, Sacuudiga baraf maa ka da'o? 'qifaaz' ama 'qifaazayn' oo far carbeed ah google'garee, wixii kuu soo baxa ka feker!.
  4. Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by NGONGE: KK gives an ultimatum and says if the faith means following a certain group, consider her out. Wait a minute!!!!! When the hell did I say this waryaa? War ayaamahaan SOL iyo masabidaad maxaa lakala siiyaa? War yaadahee! Nagadaa dee NGyoow sheekada aad xawaajiya iyo filfisha noog dareyso... Sug, bal. saan adi ma dhihin miyaa? Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by Dhubad.: Indeed, dadkaan way la fogaatay, nacaybkay Al-shabaab u qabaan waxaan kacabsanaa inay diinta ogabaxaan! Diintee? Hadey tahay midey AlShabaab wataan, count me out...
  5. ^^Inaad 'Xasha' dhahdey ahayd, illeyn Gabdhihii 'side by side' bay raggii ula dagaal gelayaane, 'equality' ka badan maa jirto saan? Ps. waa iska mudaaharaad la soo abaabulay, oo markii uu dhamaado 'bariid' kariyoow aa sugaayo & 'bisbaas' tumoow.
  6. To be fair, A & T, he got you when he said: Abtiga vehemently opposes lopping off limbstaas ka jawaab, oo ama ha lagaa qanciyo ama waxad u jeeddo sheeg, illaa Muslimna waan ahay, Allena xukunkiisa waxaan rabo waan iska diidi isma qaadaneysee!. Wareeg, wareeg oo The Zack u jawaab!
  7. Kan oo kale Gaal lama yiraahdo, waa Zindiiq! 'hoos ka gaal' raba in si uu moodo iney cilmiyeysantahay Diinta u dura!, been & runna isku dara, waxyaabaha muqadasaadka ahna dadka qalbigooda ka siibo, bal fiiri sida uu Tawxiidka ugu yeero 'The so called' ama uu gabadha gaalowday oo Aakhiro & Abaal marin ma jirto leh uu 'Mufakkira' & 'Intelligent' ugu yeero, Culimada oo la istikhfaafsado IWM. Ngonge, maxad ku raacsantahay Zindiiqa?
  8. Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya oo shaqadii joojiyay. Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa maanta Shaqo joojin ku dhaqaaaqay Shaqaalaha Wasaarada Warfafinta Xukuumada KMG Soomaaliya iyadoona ay joogsadeen dhamaan howlihii warbaahineed ee ay heysay Wasaaradaasi Warfaafinta. Sida Shabakadda Warbaahinta Shabelle ay u xaqiijiyeen qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya, waxaa maanta shaqo joojin sameeyay dhamana shaqaalaha wasaaradaasi kadib markii ay ka cowdeen mushaar la’aan soo wajahday mudo bilooyin ah. Waxaa maanta istaagay howlihii warbaahinta ee Wasaaradaasi ay ka sii deyneysay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyadoo sidoo kalana la hakiyay wararkii lagu qorayay Wabseedka Radiomuqdisho.net, waxaaana shaqaalaha intooda badan ay ka cabanayaan mushaar la’aan mudo labo bilood ah heysata. Radio Muqdisho ayaa maanta waxaa ka baxayay aayado qur’aan ah iyadoo taasi ay keentay in dadka reer Muqdisho ay su’aalo iska weydiiyaan, waxaana markii dambe qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradu ay cadeeyeen in ay howshoodii u joojiyeen mushaar la’aan heysata. Shaqo joojintaani ay ku dhaqaaqeen shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Xukumada KMG Soomaaliya ayaa imaaneysa xili dhawaan Ra’iisul wasaare Sharma’arke Wasaaradaasi uu u magacaabay wasaaradaasi Wasiir cusub kaasi oo laga dhigay C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyadoo xilkaasina uu horay u hayay Sheekh Daahir Max’uud Geelle. Wasaarada Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa kor usoo kacday wixii ka dambeeyay dabayqaadii sanadkii la soo dhaafay ee 2009-ka xiligaasi oo dib u habeyn balaaran uu ku sameeyay Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Sheekh Daahir Max’uud Geelle oo garab ka helay xiligaasi inta badan wariyayaashii ugu magaca dheeree Muqdisho oo shaqaadooda hakiyay markii ay bateen dhibaatooyinka loo geysanayo Saxafiyiinta Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
  9. ^Salaad ha ku daalin oo gaajona ha isku dilin mar haddaad leedahay in xad Quraanka lagu sheegay in la fuliyaa aad leedahay waa barbaric. Heeso iyo waxaas waa iska macaasi, Ilaahey kuu dembi dhaafi karo, laakin wax Alle Xukm cad ka soo saaray, inaad far waaweyn MAYA ku tiraa, wa Alle isku taag.
  10. Abtigiis, dee bartaadii baan weli taaganahay, waxanse ku dheerahay Anigu Diin baan ku taageeraa, adse Xabashi nacayb oo Calmaani inaad tahay, wadaadada laga shidona adaa caddeystay. Ps. William Hague and You have the same stance in Sharia implementation, namely the Huduud.
  11. ^Ceelgaabta, Siinaay iyo Casa Popolare-ba war baan kaaga hayaa
  12. Qaraxyo ma wadee, waxaan ka yaabay cheap comment intaad qof isaga accuse-gareyso haddana dad waaweyn oo gadh iyo gafuur leh u riyaaqaan?, isagoo reer Somaliland ah Triangle-ka Hargeysa, Burco iyo Boorama kama hadli karo miyaa? Abtigiis, shalaan kaa quustay Adiga. Anoo ku leh waxaas waxba kama jiraanoo anaa indhaheyga ku soo arkay, baad leedahay sow still lama ban-gareyn. Maskax madoobaad baa kugu dhacay.
  13. Alla maxaad isu jiibiseen ma inuu Aaqil Triangle ka hadluu Xaaji Xunjuf iyo Cowke-ba ku noqday?
  14. ^who's gonna do it?, the security guard who wants to benefit from our seas?
  15. Salaad Cali Jeelle used to say: 'Ma leeyska kacsaayey?', hadda Tarzan wuxuu Parliament Sq. ka qeyliyoba ma booskii Maxamed Dheere ayuu xaar-xaartay??
  16. How did I justify it when I condemn it?, said: ma banaana, mase waxaad i leedahay Amisom waxba ha ka sheegin, duqeynta Xamar ha soo qaadin, ciidamadooda waxay ah Somalia ka geysanayaan baa sabab u ah ha dhihin??, is it?
  17. Geelle, he said they have to pull out of Somalia, they ony answer to the west etc etc. Anaga ma heshiis baa dawladda Uganda nagala dhexeeya? Where did JB post this?
  18. KK, 2 posts be4 ur post haddaad akhrin lahayd, daac-daacsigaad soo qortay uma baahateen!, kaftan waa halkiisa lakin this is serious.
  19. Ngonge, Adiguu ku leeyahay bisinka ka qabso shaaheyga!, bal kan yar waxa uu igu maagay ii sheeg!, mabaan la hadli jirin ka hor intuusan hadal igu soo darsan, oo waxaan u aqaannaa: 'Mr. Chocolate Cake'
  20. I only asked where did they claim it, reading the first 4 posts of that thread i couldn't see any thing that corresponds to the Title, markaan hadalkaaga arkay knowing inaadan been aqoon ayaan ku weydiiyey, markaad ii sheegtay kadibna waan qancay. Lakin marna kuma doodin iney iyagu sameeyeen & in kale, teeda kale weligey baan lahaa dad aan wax galabsan in la dilo ma banaana, maantoo dhanna ku soo cl-celinayey, waxa kalood iga rabto waa maxay?. In qaraxii shalay ay sabab u tahay waxa ay Amisom ka geysanayaan Xamar miyaad diidantahay?
  21. Showqi, shalay saas ma dhihin, dadka beenta sheega inaad ku jirto ma mooden sxb, ee bal dib u laabo. Ngonge, what do you say, we continue this and other over u cuppa?
  22. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Xoriyaadu aad haysato eed iska indhatirayso waa inaad Jeans xidhan kartid, gadhka maalinkaad rabtidana bixin kartid maalinkuu ku dhibana xiiri kartid, Kubad aad daawan kartid, etc etc. You take these minor rights forgranted. They are not in Alshabab's Somalia. A & T, markii wax qashinkan oo kale ah ONLF laga sheego afkaad ubur ka keentaa!, inta badan waxaad kor ku soo sheegtay Xamar baan dhowaantan ku sameeyey, ee waxa bakhtigu meelaha ku hayaan iska daa, ee wax hubso.
  23. The LRA guy makes more sense than most of us here!.
  24. Showqi, shalay sideen u hadlayey?. Ngonge, intaas ka badan will be going in circles! most of solers are worried because of a repercussions that may or may not come, what happened in Kampala is not more than a repercussion. Ayoub, dont just write fo the sake of argument, read before you reply!.