Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. ^^aboowe, walaalo, huuno macaano...markeeda kow eeyba eheen in erayadaas oo kale hees laga dhigo. maxaa naagaha loo bandhigayaa? wax yaalah qaarkood in laga xishooda wey iska fiican tahay

     

    teeda kale waxaan waad ii jawaaboosaa but you are not online...I can't see ur name on the thingy and btw u r 2 slowwww


  2. aamiin aamiin

     

    Qori- Ilaah cafimaad haku siiyo, ilaah hakuugu toosiyo jidkiisa, ilaah waxaan kaaga baryaa inuu amuurahaaga iyo amuuro waalid inuu kuu sahlo inuuna qalbigaaga kuu qaboojiyo. Aamiin

     

    abaydiis labo rackood oo salaatul istiqaara tuko insha allah ilaah wuu kuu fududeynidoonaa dhibkaada.


  3. Salaams

     

    I am back with my hypathetic questions weheey.

    Question for the madams...lets say your husband, son and your brother have been kidnapped by malatias. you ask them evil people to spare your loved ones lifes. they give you the choice to save one of them. who would you choose?

     

    and the same question goes for the brodas except it's your wife, sister and daughter. who would you choose?