Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. poem yaasha kama helo....sarbeebka ka dambeeyo markasta ma fahmo
  2. ^^thank you dear....if only the non-muslims could c this
  3. Nur topicga threadka aa xoogaa cabsi iska eh....sidaas daraadeed aan umaleenaa sababta ey dad badan uugu soo jawaabi waayeen cashirka aad noo soo diyaarisay. aniga No1 maba aanan aqrin cabsi daraadeed. Laakiin waa su'aalee talow maxaa cabsida keenay? maybe aakhiradeena uma aanan shaqeysanin.....allow jidka toosan oo toowxiidka nagu toosi
  4. policeka SOL......meel kale maad ku qorin miyaa, waxa aan kaaga kala hadlaya? mise umaba fiirsatit waxa aad qortit?.......wexey ahaataba hadalka ama murunka midkey kula tahayba waxaan kusoo koobayaa moderator yaasha dadka amarka haka daayaan. Maraxnimadana iska kala yareeya..... Musa iyo Ibrahim (scw) waxaan ka waday dad kala qoom bey ahaayeen....marka dambe far waaweyn baan kuugu qori doonaa. arrinka wuu xiran yahay!
  5. weligeyba waan jeclaay waxa Nur qoro...jazakallah kheyr
  6. ^^aamiin kash flow walahi u r right....even though theres so many muslims in the world Allah sw said 1 in 1000ppl will go to the jannah...what are the chances of us being that 1 (the guided 1) if we continue like this?
  7. After Salaams you know I like txt messages....not just any txt message but you know them nice sweet ones....im gonna share with you what makes me smile when i receive txt msg Please remind me 2 remind u about reminding me 2send u this reminder that reminds me of reminding u that u never have 2remind me 2remember u, i always Do 2. In my life I learned how... 2love 2smile 2 b happy 2 b strong 2 work hard 2 b faithful 2 forgive but I couldn't learn how.. 2 stop missing you 3. Words begin with A B C Numbers begin with.. 1 2 3 Music begins with do re mi But true friends begin with... you & me 4. A new day comes every 24 Hours a new month comes every 30 Days A new year comes every 12 months but someone special like YOU comes only once in the lifetime plz share with us if you've got nice txt msgs more coming up......
  8. loooooooooooooooooool at sue her......ninyahow inleen jab baa kugu dhacay. jab kale manoo haysaa?
  9. mid kale ma idin kuugu daraa? nin loo shoobo ma shoobo
  10. Speedy Gonzales Characteristics: Impetuous, good natured, quick on his feet Motto: Arriba! Suggested professions: Berlitz instructor, motivational speaker, ballroom dancer Famous Speedies: Chris Tucker, Robin Williams
  11. ^^^^^right here sista right here I shall be educating alot of somalians in 2yrs time insha-allah.....I cant wait year 2006..i shall be graduate (qualified teacher whoow)
  12. ^^^why would you even let yourself to be in that situation in the first place?
  13. that was absolutely beutifull....this deserves around of applause
  14. ^^^clap clap aa kuugu filan intaad musuwur dad sacbinaaya aad ka raadini leheed internetka j_11 anytime bro anytime
  15. aaaahhhhh....wax fiican baad ka talisay j_11..ajir ilaah hakaa siiyo Alle ubaahane si fiican baad sameysay inaad adiga hishiiska ku hormartay now...Ngone wiilka walaalkaa salaan ee kala nasta....salaan aan ku dhahay wiilka walaalkaa
  16. ^^^qufka muslimka uma sheegi karo miyaa walaashiis ama walaalkiis waxa uu ku qaldan yahay? ......in kastoo Xu avatarkeeda laga ogaani karin iney tahay quf xijaab qaata.
  17. Masha allah....I absolutely love the response I got 4rm u bro Nur....Ilaah caqli badan buu ku siiyay masha allah.....I am so proud of you brother walaahi......you are the kind of man a sister would love to marry.....I can only envy your wife/wife 2 b Maymuunah.....I like action....but mind you I never ended up being police.....I shall be qualified teacher in 2yrs time insha-allah
  18. what about Uk? lool @ tuujiye, ishaad ka riday Alle ubaahane....quf yahow bustii Soomaaliya aa weli kaa muuqata....welcome to Europe, Sangub oo kale hana qonin...badaada dhinac ka dabaalo laakiin xadka ha goynin
  19. ^^one more thing..... waxaan jeclaan lahaay maalinta aaqira inaan ka mid noqda kuwa harsada Ilaah sw hooskiisa
  20. waxaan jeclaan lahaay inaan sunnada nabiga scw qabsado waxaan jeclaan lahaay inaan masaajid dhiso waxaan jeclaan lahaay inaan arko palestine oo ka xurrowda gacanta yahuuda waxaan jeclaan lahaay in wadanada muslimiinta iney caawiyaan walaalahood muslimiinta oo dhibaateysan (sida palestine iyo Iraaq) waxaan jeclaan lahaay inaan hooyadeey xajjka aan la tago waxaan jeclaan lahaay inaan ka qallin jabiyo jaamacada waxaan jeclaan lahaay nolol oo Alle ka raali yahay inaan ku noolaado waxaan jeclaan lahaay wiil allahiis yaqaana iyo rasuulkiisa inaan is guursanno siduu alla noogu siiyo ubad alla ka cabsada waxaan jeclaan lahaay iney wadanki nabad noqdaan waxaan eebe ka rajeynayaa inuu igu toosiyo jidka toosan ee towxiidka ama jannada waxaan kaloo jeclahay inuu ilaah ii sahlo amuuraheyga, amuuraha waalidkeyga, amuurahiina iyo amuuraha muslimiin
  21. UD, shaqa la'aanta ku hayso badanaa....xafadahaas dhan baad ku soo wareegday aad soo tirisay camerahooda.....war quf yahow wax ku shaqaaleysto baad u baahan tahay
  22. ^^ looool at rudy...walaahi u made me laugh
  23. ameenah...policeka SOL.....tooshkaa naga daba wadatit naga daa. Wacaad rabtiin sida radio oo kale maantoo dhan in la hadlo lee....soomaali hoary wexey u tiri "hadal badan haan ma buuxiyo". hadal oo actions la soconin wax ma taraayo...so we might as well chit chat. Ameenah n co salla caleek yaaqey......naga qaleeya, laf dhuun gashay hanagu noqonina. I'll make u a deal ameenah.....adiga qaasatan dadka kula sheekada eh iskala sheekeyso.....waxa aad rabtiin ka sheekeystaa, idinkama qasi doonno 'qolkiina", laakiin annaka markaan sheekeysaneeno plz n plz dont u tell us we "are wasting valuable space". ciisaa diinukum wa muusaa diinukum. dadki weyba kasoo dareenee......subxaanaka cazza wa jalla