Passion_4_Fashion
Nomads-
Content Count
1,064 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Passion_4_Fashion
-
wiilo kadiska waa bilaawmay labada wabi oo mara somalia macag yadooda sheeg?
-
^^^ka raali noqo maskaxdeyda mashquulka eh
-
^^dee inkastoo quf weyn aad tahay da'da baan kaa sii yareenaayay, joobane aan kaa dhigaayay. i can't call you adeer (that will make u 2 old) and we cant have that, so i have 2 call u brother (ur age will then be less obvious) don't u think adeer ooops i meant bruv
-
^^^apology accepted .....im guessing you are expecting 1 in return.....erm...ermm...erm...sorry bruv
-
alla kushneeto ma alaaba'alaabeygi lagu ciyaari jiraa? shuushuumoow inaad sheegi doontit lee u maleenaayay....ar waa kuu kasaa waxa aad ka hadleesit hada, inleen quftii aliftay geedkaas aanba ahay (istaaqfurullaah)
-
^feel dhan oo su'aalo hadaanan kuu soo diyaarinin jilaato cambo ma la i dhaho. moos bakooni aad sheegeysaayee bajiyo iyo bisbaas hadaana ku soo darin haba i salaamin.
-
admin - for ur information he told me his name was that. i dont get it, i joke with him all the time so does he....he doesn't complain (coz isaga aa ii sheegay magacaas), laakiin magaranaayo meesha aad adiga ka socotit. :confused: accountiga aa lagaa xiraa lee meeshaan aa la iskuugu caga jugleenaa :rolleyes: ....waxaad rabtiin sameeya :mad:
-
wiilo istibitaalkee ku dhalatay? aniga - istibitaal banaadir
-
**********RESPECT OTHERS OR WE WILL BLOCK YOUR USERNAME************* Admin Somalia Online [ January 12, 2005, 01:04 PM: Message edited by: Admin ]
-
this is the most beneficial topic I have ever read in sol/general. Highly appreciate it thalamus....may the Almighty reward you for that insha-allah, and may allah make us those who follow these advices. I have enjoyed reading it, therefore thank you from the bottom of my heart. jazakallah kheyr for sharing it with us may allah guide us all to the straight path insha-allah (aamiin)
-
Ealing police, who made the request for people not to take flags, said the celebrations were faith celebrations and therefore had no link to any national flag. I agree, I have never seen people waving national flags during any eid-festival...if they wanna wave flags they should use the Islamic flag. I think they have a point the Ealing police.....national flags are not linked to Eids. what are we celebrating? eid or our national day? :confused: I think they should arrest any1 breaching the peace! period!
-
^^avatar keyga lee fiiri, indhahaas aan wink wink dhoor jeer aan u dhahaa, xataa they will offer you iney dameerka fuustada fuusho kugu soo qaadaan. maxaa kaloo nin laga tuugaa? it's all business hon.
-
heh heh heee this planet is full of weirdos says me!
-
wiilo su'aalaha dhan yes maa wada taabatay? ani waa inaan kuu soo diyaariyaa su'aalo kale....sababtoo eh waanba kaa maseeray runti
-
ka daa, i see reer waaberi here ( i better go get my mom.....thats her xaafad) MsWord....u r from hurwaay/suuqaxoolaha as well? oh my god, girl 4rm now on u r my sister i c wiilo representing dagmada hoolwadag...ciyaal xamar inta lee laga helaa. sis i was born in bilaajo carab, but we moved to hurwaay
-
brotha-man i need 2 correct u there the correct 1 is gabar ha kaaga jirto god ama GUNTI RAGGEED i would add another 1 nin loo shoobo ma shoobo (can any1 translate that in english) musbaax minankaaga u baahan minan dadow laguma shido ( i like this 1)
-
why don't we exchange what side of xamar we were born or grew up...just drop a line for the neighborhood you grew up I'm representing Hurwaay, (suuqa xoolaha) warshada baastada akteeda
-
One time my class mate was asking where I was from, so there I was proudly telling him I was from Somalia...and my other friends who were sitting with us were like " you not Asian, all this time we assumed you were Bengali (bangaladesh)". I was like say what. oh my lord dont u fakin ever disrespect me in Public. what do they mean assume.....assume my a-s-s!
-
hmm...biyo dhaamiska waan ku fiicanahay...qaxi aan bartay, waxaan sameeni jiray inaan caag qaato aan ceelka la tagi jiray, wiilka uugu xooga badan aan weydiisan jiray inuu i caawiyo wuuna i caawin jiray intaan u sheekeenaayo. laakin maalmihi dambo sheekadeyda wey qaraxday BOOM!
-
The Movie, Rajo?what are your after thoughts?
Passion_4_Fashion replied to Instinct.Poet's topic in General
^not in uk yet....thats y my eedo is sending it over! -
ma fahansani ula jeedada topic'ga!
-
^^ma dhichi karto.....qataroos
-
The Movie, Rajo?what are your after thoughts?
Passion_4_Fashion replied to Instinct.Poet's topic in General
my eedo is sending it 2 me 4rm toronto....can't wait....i heard they made another 1 just like rajo, any truth 2 that? -
You scored a 50% on the "How Somalian are you?" Quizie! 133 people had a score lower than yours 515 people had a score higher than yours 156 people had a score the same as yours Im not happy with the rsult.....i know for a fact im 100% maryooleey
-
Popular Contributors