me
Nomads-
Content Count
4,362 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by me
-
^^ Ma ilawday in anaga dhulkeena nalaga haysto? Oo boqol sano la haysto.
-
Abshir bacadle Nuur Faarax iyo cali xaashi oo laba gabay is dhaaf saday Cali Xaashi ayaa Gabay ka tiriyey Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle), waxa uuna gabaygaasi u dhignaa sidatan: * Abshirow warkaan kaa helniyo hadaladaad sheegtay. * Hamigeena kuma jirin inaad noola hawooneysid. * Taariikhda wuu kaa haleyn hadalka qaarkiise. * Hilibkeeni baad goysayood halacsanaysaaye. * Gacalkaagta lama hiifo maysidoo wa habeen tagey. * Heyb kalane helimaysidoo waan habeen tagaye. * Ayagaa kuu dhannoo kuu tol ahoo lama huraankiiya. * Nin hunguri horkuuguma aqoon haatanse anmoogi. * Halgankayagii Yunisoom adaa noo horeyn jiraye. * Dib inaad u haakowsataa kuuma habooneyne. * Dadku waxay ku haasaawayeen sooma aan hubine. * Habaar owliyo wuxuu qabaa ha iyo wow reeb ah. * Hantidaad laheyd meeday sow hadalku dow maaha. * Haad haad maxaa kaa dhigoo la hirgisaysaa. Jawaabtii Abshir Bacadle * Cali Xaashiyow hadalku waa kaa habeensadaye. * Anigu hiil rabigeybaan ahay waana la hubaaye. * Waxaa hoogayoo ba'ay wixii gaal u howl galaye. * Iyo kuwii u hiilinahayoo heyb ku daba joogay. * Hogga maalintii lagu riday khabar helaayaane. * Adduunyadana ku hungoobe waxay ku haminaayeene. * Ka heyruube meeshey khalqiga ku handadaayeene. * Haad geed waayey sow lagama dhigin hadura gaabgaabti. * Himbiriirsi iyo waan la rabay hogasha ceebeede. * Ka huleele Xamar aakhirana howl kalaa sugiye. * Hagooga xun hadey magangaleen hoos allow celiye. * Haddaabay falkiyo haykalkii ka harqinaayaane. * Oo mayd u heybinahayaan hanasho guuleede. * Iyagaa hantool iyo ku ridi god iyo hadaane. * Oo hilib ka cuni waa waxay ku haminaayeene. * Halkaasuu ku sugi goor dhawoo hiihah loo tumiye. * Halgankeeni Yunisoom kufribaan wada halgaadeynay. * Adinkaa haloosigii ka lumay nagu haboonaaye. * Nin walibana hadafkuu lahaa aakhiruu heliye. * Habaar waxaa ahoo lagu hubaa mayd gacmo u hoorsi. * Hana igu hadadin owliyee qaadirka u hiili. * Hawo been ah waa wixii tolkey hodaye sow moogid
-
Tabakaayadeena suuq ayeey u bahantahay, suuqaas waa in aan soo qabsano. Hadii aan cid kale ku jeesan anagaa isku soo jeesan doona. Jirrida iyo mooooriryaaanta waa in aan shaqo u sameeno, waxa kaliya ee yaqaanaan waa isbaaro, marka isbaarooyin waa in aan u dhignaa wadamo kale. Waa in aan fakarnaa, waa u baahannahay in aan dhulkeena iyo suuqyadeenaba wayneynaa. Casharadii aan dagaalada sokeeye ka baranay waa in aan isticmaalnaa.
-
^^ I will wait for a week before I start cheering, but if this is true it gives us a reason for optimism.
-
Originally posted by General Duke: We should declare Jihad and send Adan Hashi Cayrow to capture Garissa. Garissa? That old dusty place? If we are going to war why not go for the whole place? Ethnic cleanse the whole place send them to the Congo. Our Geel is mutiplying we need more grazing lands.
-
Originally posted by Qudhac: quote:Originally posted by Mansa Munsa: Dear Oodweyne, You missed the point here, and no need of over expressing yourself. what was the point you were attempting to make with this post. can one miss a point if there was none made... Thanks Qudhac I thought that I was the only one that realized that no point was made and that it was just Oodweynes usual hot air. ( Isn't it a waste though? all that space, all that time, all that effort and no point made)
-
Originally posted by Che-Guevara: War Me...we are missing the action. With the way things are going, the Qabiil Lands will be thing of the past. Now before we talk about Sland, lets first see how Pland mafia crumbles. There will always be something to for us. The warlords will flee remmember? They will come our way and we will have our way with them. Make them talk and stuff, we are in the business of Truth and Justice remmember? There is always Somali Galbeed's liberation. NFD is always there. There will always Anti-Somalinimo rebel movements. Just keep preparing yourself. Protecting your nation is a never ending job. The wadaads are doing everything I expected they would do. They were in a dillema. If they go to Baydhabo, the Ethio's will enter da battle, if they go to Puntland the Ethio's will enter the battle. If there is an uprising in SL, it might be brutally crushed by the security forces there and the Ethio's might enter the war there too. So they need to neuralize the TFG first, take Baydhabo then organize an uprising in PL, support that uprising with troops and repeat the same in SL. For now they opted for calling the parlemntarians to Mogadisho and they will also call ministers, maybe even the speaker of the parlement in order to split the government. This will weaken the position of the government. If they have enough members of the government in Mogadisho, they might even assasinate A.Y. and Ghedi. and the third in line would be the speaketr of the parlement or there will be a new election held in which the ICU will win without a doubt.
-
Originally posted by Che-Guevara: War Me...we are missing the action. With the way things are going, the Qabiil Lands will be thing of the past. Now before we talk about Sland, lets first see how Pland mafia crumbles. There will always be something to for us. The warlords will flee remmember? They will come our way and we will have our way with them. Make them talk and stuff, we are in the business of Truth and Justice remmember? There is always Somali Galbeed's liberation. NFD is always there. There will always Anti-Somalinimo rebel movements. Just keep preparing yourself. Protecting your nation is a never ending job. The wadaads are doing everything I expected they would do. They were in a dillema. If they go to Baydhabo, the Ethio's will enter da battle, if they go to Puntland the Ethio's will enter the battle. If there is an uprising in SL, it might be brutally crushed by the security forces there and the Ethio's might enter the war there too. So they need to neuralize the TFG first, take Baydhabo then organize an uprising in PL, support that uprising with troops and repeat the same in SL. For now they opted for calling the parlemntarians to Mogadisho and they will also call ministers, maybe even the speaker of the parlement in order to split the government. This will weaken the position of the government. If they have enough members of the government in Mogadisho, they might even assasinate A.Y. and Ghedi. and the third in line would be the speaketr of the parlement or there will be a new election held in which the ICU will win without a doubt.
-
^^ and torture is bad right? So it doesn't matter if the video is real or fake. What matters is that they investigate it and bring those responible to justice.
-
^^Who cares what he as to you, all that matters is that he is an inspiration to all those of us who need help in the loveeeeeeee department. I can't wait for a film about his story. Classical love story. He poems are Somali treasures
-
and Hadhwanaagnews is also biased against teh secessionist mafia right?
-
^^Totally right and to take my revenge here is Cilmi Boodheri ( I had to think hard and realized today is a Cilmi Boodheri kinda day) The long winter nights are on their way, so let this be an inspiration for all those who are in need companionship and warmth this winter) Caashaqa haween - Cilmi Boodheri 1. Caashaqa haween waa horaa Caadil soo rogaye 2. Sayidkii carshiga fuulay iyo Caliba soo gaadhye 3. Caruurtay sideen meesha iyo ciise nabigiiye 4. Cidla lagama Beermeen dadkoo cuuddi waaxida e 5. Waxa qaarba cayn looga dhigay hays cajabiyeene 6. Soomaalida caado xune iguma caydeene 7. Oo ima canaanateen sidaan cuud ka iibsadaye 8. Kuwii ii calaacalayey baan camal tusaalayne 9. Sida weelka caanaha hadii laabta loo culayo 10. Bal aan soo cidaadee maxaa cunaha dhaafaaya 11. Curuuqdiyo maxa kale dhex geli cadaha hoostooda 12. Ma cidaamkanaan jabinayaa cunaya dhuuxooda 13. Inaanse cadaydo mooyee waxaan calalsho lay diidye 14. Caqliga yaa ka biin tuu Illaah ku cir-cadeeyey 15. Cimrigayga oon jirin intii lagu cirroobaayey 16. Mugga inaan caddaadaan ka biqi canab daraadede 17. Cududuhu ma naaxaan qofkay talo ku ciirtaaye 18. Casharkay wadaadu qoreen cudurkan goyn waaye 19. Cilmi iyo daawaba doontay oo waayey cilinkiiye 20. Jeeroonse canabeey ku helo caafimaad dhimaye 21. Inaan caad noqdaa baa ka roon caawa saan ahaye 22. Illayn caashaq lama maydhi karo kugu cirrooloobay
-
^^here it comes...blablablablablabla Somalia..blablablablablabla Somali race..blablablablabla Somalinimo...blablablabla. I hope that that thought you a lesson. hehehe@Rudy, If people do not respect themselves, no one will respect them. So those folks are CABIDS. They are running away from what they are because they are ashamed of being Somali. I am also ashamed that they are Somalis. We don't need people like that. Ok for all the O.G's out there, all ya'll 9 to 5'ers here is some inspiration. Perhaps, I was blind to tha facts Stabbed in tha back I Couldn't trust my own homies just a bunch a dirty rats Will I, succeed paranoid from the weed And hocus pocus try to focus But I can't see And in my mind I'm a, blind man doin' time Look to my future cause my past is all behind me Is it a crime to fight for what is mine Everybodies dyin' Tell me, Whats the use of tryin' I've been trapped since birth Cautious, cause I'm cursed and fantansies of my family in a hurse And they say It's the white man I should fear But, it's my own kind Doin' all the killin' here I can't lie Ain't no love, for the other side Jealousy inside Make 'em wish I died Oh my lord Tell me what I'm livin' for Everybodies droppin' got me knockin' on heaven's door And all my memories is seeing brothas bleed And everybody grieves But still nobody sees regulate your thoughts Don't get caught up in tha mix cause the media is full of dirty tricks Only God can Judge me....
-
There is more maro than the eye meets, Mudane Turki
me replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Maxamed Cabdulle Xalane, sida aan xasuusano mar ay isku dayeen koox ciidamo Itoobiyan ah inay dejiyaan Calankii Soomaaliya, dagaalkii 64kii, Zoonaha Tog-Wajaale ayuu wuxuu goostay inuu calankaasi bad-baadiyo, kana badbaadiyo inuusan gacanta u gelin cadowgii dagaalka la iskala soo hor jeeday si aysan u gubin ama u jar jarin, taasina wuxuu ku muteystey isagoo saaran birtii Calanka in dhowr xabbadood lagu dhufto isagoo u halgamaya Calanka Soomaaliyeed kaasoo isagoo dhaawac ah Calankii kala soo degay birtii lana soo galay Godkii dhufeyska u ahaa isagoo bad-baadinaya Calanka, mana ahayn ujeedadiisa in uu nafsaddiisa ku halligo Maro balse damiirkiisa Soomaalinimo ay siin weyday in astaanta Qaranka Soomaaliya meel cidla ah lagu tuuro., oo cadowga loo gacan geliyo. Calanka oo dhiig badan loo daadshay, naf iyo maalna loo hurey, dad loo xirey, qaar loo Masaafuriyay ma ahayn in dad aan waxba ka garanayn inay sidaa u galaan, walibana ay ku andacooodaan waa maro.[/qb] Hmmm So thats why Xalane became a Somali hero. Remmember when the Turkish border guard in Cyprus couple of years ago shot a Greek-Cypriot demonstrator that was trying to bring down the Turkish flag? -
^^ Oodweyne rarely nails the point, with him its always calaacal and none of his posts are ever complete if he doesn't refer to Siyaad Barre in one way or form and insult the general Somali public. His posts always take us to the Nazi's, Stalin, Trotsky, Mosley's fascists and always end with a comparison of all those evil men with todays Somali Unionists. When he was quoting Franz Fannon's wretched of the earth he forgot to mention that Frantz Fannon also stated that the natives violence unifies the people. By its very structure, colonialism is separatist and regionalist. Colonialism does not simply state the existence of tribes; it also reinforces them. The colonial system encourages chieftaincies and keeps alive the old Marabout confraternities. Violence is all-inclusive and national. It follows that it is closely involved in the liquidation of regionalism and of tribalism. The secessionist entity that Oodweyne is trying to protect is a perfect example of Clannism and Regionalism gone out of control. Its identity was formed by the past colonialists and today’s Clannist/Regionalists and it was nurtured by the colonialists in order to prevent the Somali people from ever unifying. Our fathers and grand fathers were wise men and had opted for the unification our nation. Our fathers, brothers and uncles gave their lives for Somaliwayn and the liberation of all the occupied territories; our state had gone bankrupt in chasing the dream of greater Somalia. I am proud to call myself Somali, I am proud of all the sacrifice that the Somali Nation has made for the liberation of its brothers and sisters living in the occupied territories. Oodweyne always misses the point, because he is trying to defend a lost cause. The time of clannism is long gone. Regionalism is dead, secessionism is dead, and federalism is dead. Somalia will be united under one authority. The native’s violence has set us free.
-
^^^ shib aan noqday
-
^^^No one is taking advantage of anything, the people getting killed by people smugglers is a theme that I always address and wiilashii gacmaha looga gubay in mudug, xininyahoodana laga saaray waa ka hadlay, barigaas hiiraan.com aan wax ku qori jiray. So no one is abusing the torture of Sheikh Max'ed Sheikh Ismaciil. It is a crime and its no more of a crime then all those other crimes and they should be addressed the same way, by condemming the perpotrators of those crimes. But you can not deny the political significance of this crime. It is no secret that I do not like the secessionist entity, but that does not make me more biased towards them when it comes to crimes. We should condemn all crimes against all Somalis and all human beings. There should be justice for all in this life as well as in the hereafter. I think you agree with me in that.
-
The people in living in Burco are not anti Somalinimo or anti-Islam. They support Islam and they have shown their humanity by condemming the torture of the sheikh. We are seeing allot of good things coming from Waqooyi galbeed and Togdheer these days.
-
hadhwanaag 2006-10-04 (Hadhwanaagnews) Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Jidh-dil la sheegay in jeelka loogu geystay Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Burco Si Nabadgelyo ah uga dhacay Burco (HWN):-Dadweynaha oo sitay Sawirada lugu baahiyay internetka ee muujinay Jidh dilka la sheegay in lagu Sameeyay sheikh Maxamed Sheekh Ismaaciil iyo boodhadh ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo laga soo horjeeday jidh dilkaasi ayaa shalay ka dhacay Malaao madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco Boodhadhka ay siteen Dadku ayaa waxa ku qornaa halkudhigyo ay ka mid ahayeen "Aqbali Mayno in Jeelka Hargeysa noqdo Guwanta nemo bay , Shuruud la'aan ha lagu sii dayo Culimada Xidhan" iyo Halku dhigyo kale oo ay ku haleecaynayaan jidh dilka Sheekha la sheegay in loo geystay . Dadweynaha Banaabaxa dhigaayay ayaa socod ku soo maray Wadada Laamiga ah ee Bariga Magaalada Burco Ciidanka Booliska oo saaran gaadidak Police ka ayaa iyaguna Dadka Mudaharaadka Sameynayay Dhinacyada ka raacayay oo ilaalinayay Nabad galyada. Waxa kale oo iyaguna Booliska la socday Badhasaabka Gobolka Cabdi Xuseen Dheere iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Md Guutaale iyo Masuuliyin kale . Banbaxayaasha ayaan la hayn wax rabshado iyo dhagax tuur ah waxanay si Nabad galyo ah ku soo mareen jidadka kadibna waxay dhamaan Dadkii Mudaharaadka sameynayay ay isugu tageen Garoonka Kubada Cagta halkaas oo ay kula hadleen Wadaadii soo qaban qaabiyay mudaharaadku . Waxana ugu horeyn halkaas ka hadalay Shiikh Jaamac Aadan waxana uu yidhi " Jeelku waa Meel raga loo sameyay nin kasta oo Halgan ku jiraana waa loo so xidha , Nimankan Culimada ah ee Jeelka Hargeysa ku xidhan Waxay ahayeen Abayaashi Dacwada Waad Garanaysaan Maxamed Shiikh Ismaciil iyo Maxamed Maxamuudba. markaa in laxidho oo jeelka lagu xidhaa ma ah waxa weyn ee waxa ayaan daro ah in jidh dil loo geysto Culimada" waxa uu intaas ku daray Shiikh Jaamac in dawladu Gudi madax banan u saarto soo baadhida arintan si loo helo Gudi xaq ah Waxa kale oo uu Dawlada u soo jeediyay Shiikh Jaamac inay Culimadan aan waxa Danbiga ah lagu haysanin si deg deg ah lo sii dayo oo shuruud la'aan ah Waxana uu hadalkiisa ku soo koobay Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Sh. Ismaciil iyo Culimada kaleba waa in shuruud la'aan lagu sii daaya " . Waxa kale oo isna halkaas ka hadalay Shiikh Mubaarig Xaaji Axmed Diiriye waxan uu yidhi "Waxaynu halkan isugu nimi inayanu muujino Shucuurtena sida aynu uga xunahay Tacadiga loo geytsay Culimada ku xidhan Jeelka Hargeysa" Waxa uu intaas ku daray Shiikh Mubaarig inan loo dul qaadan karin in Jeel Hargeysa noqodo Guwantanemo bay waxan uu sheegay Shiikh Mubaarig in Culimada si deg deg ah loo si daayo . Mudaharaadka ayaa si nabad galyo ah ku soo dhamaaday markii ay dhamadeen qudbadihii . Weriye, C/sakaan Ilkacase Reporter Burco/hadhwanaag E-mail, ilkacase1@hotmail.com
-
War Deg Deg Ah Mudaharaad rabshado iyo gacan kahadl isu rogay oo ka socda magaalada burco … Warkii 04-Oct-2006 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush War deg deg ah oo hada soo gaadhay xafiiska afnugaal.com ee laascaanood ayaa sheegaya in saaka magaalada burco ka bilowday mudaharaad ay soo qaban qaabisay xukuumada Somaliland mudaharaadkaas oo markii danbe isu rogay rabashado keenay gacan ka hadal … Mudaharaadkan manta oo ay soo qabqaabisay xukuumada Daahir riyaale ayaa lagu diidan yahay mudaharaadkii shalay ka dhacay burco , kaas oo ay Maamulka Somaliland ku sheegeen mid lagu taageerayey Maxaakiimta Somalia , isla markaana loogu gacan haadinayo inay khalkhal ka abuuraan gobolada Somaliland waa sida ay hadalka udhigeene.. Mudaharaadka ayaa markii uu soo gaadhay garoonka kubada cagta ee burco marqudha isu rogay mid lagaga soo horjeedo maamulka daahir riyaale , iyadoo isla markiiba la badalay erayadii ay mudaharaadayaashu ku dhawaaqayeen oo ahaa dooni mayno Wadaada xag jirka ah doono mayno Mogadishu IWM loona badalay dooni mayno maamulka riyaale oo gaalo raaca ah .. Gudoomiyaha gobolka togdheer C/ xuseen dheeere oo isago horkacayey mudaharaadkan ayaa dad cadhaysani xabad iyo dhagax kala daaleen gaadhigiisa , iyadoo uu markii danbena ka lugeeyey ka dib markii ay usuuroobi wayday inuu gaadhiga ku baxsado.. Xaalada magaalada burco ayaa kacsan iyadoo dad aad ubadana xabsiga loo taxaabay , wadooyinka magaalada burco ayaa hada waxaa dhexmaraya ciidamada amaanka oo aad uhubaysan .. Waxii wara ee ka soo kordha ha mogaan afnugaal.com
-
hahahahah, indeed a conspiracy, welcome to 1984. All we are waiting for now is the gestapo knocking on the door.
-
Somaliland Wadaado head to Mogadishu for an unknown mission
me replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Originally posted by Cambarro: That article is full assumptions with no way to verify. Originally posted by Sophist: Let me tell you that as someone who have been studying closely the Islamic movement in Somalia the above article is littered with historical errors that even those who give fleeting attention to the Islamic movement will see without a fail. It seems the author's sources are gleened from Maankahadal forums. Cambaro & Sophist I am not very knowledgeable when it comes to these guys, so please fill me in. Tell us what historical errors or assumptions are that you are talking about. Oodweyne I have never seen this much calaacal, please entertain us with some more calaacal. The wadaads are a genuine threat to your secessionist mafia and I know this because if they weren’t, there wouldn’t be this much calaacal from you are the likes of you. i wish you all the luck trying to discredit the ideology of the wadaads, you have a better chance if you appeal to the clan conciousness of the people of the North West. It is futile trying to discredit the ideology of these wadaads, they have god on their side remmember? -
Originally posted by Che-Guevara: This one made laugh. Turki Rambo weero muu samaynaa. His forces don't even share border with Hargeysa, and their taageero in Sland isn't all that powerful. Heheheheh Turki is no Rambo, Ayro is the Rambo. One thing that I know is that SL's days are numbered and thats like music in my ears.
-
Originally posted by Che-Guevara: This one made laugh. Turki Rambo weero muu samaynaa. His forces don't even share border with Hargeysa, and their taageero in Sland isn't all that powerful. Heheheheh Turki is no Rambo, Ayro is the Rambo. One thing that I know is that SL's days are numbered and thats like music in my ears.
-
Mr. Red Sea has every right; too bad we can't say that for Sheikh Max'ed Sheikh Ismaciil. Mr. Red Sea should just come clean, he has been trying to represent both camps long enough, but soon he will have to make a choice, he can not preach Islamism on one hand and then on the other hand support clannism. He should choose one, because the two are conflicting.
-
Popular Contributors