me
Nomads-
Content Count
4,362 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by me
-
Moqdisho they say it could be MAQDI SHAH like the Shah's place.
-
NUR Iskushuban is the opposite of KALABAYDH. It has nothing to do with relieving yourself.
-
hahahahaah check the date of birth.1 of them was born 01-01-1965, they just didnt know huh? The other was born 17-03-1954. Quite old actually, I expected they would send youngsters.
-
Originally posted by Red Sea: p.s.Mr.Me's vote doesnt count,waa falaago bilaa fadhiisin ah.Marba lahjad ayuu saaraa,markaa waxaan ka hadlaynaa pure qaldaan vs. pure wanlawayn, not wanabes. What have I done to deserve this? aren't I a Somali too? Is it's my language too remmember so my vote does count. Whats a pure qaldaan or a pure wanlawayn? Lets not create divisions people, lets unite. Secondly the fact that I speak different dialects is because I love the Somali language and the sometimes a dialect enables me to express myself in a way that another dialect wouldn't. Its all about expression! Nothing political or regional.
-
Mr. Red Sea, waa lagaa sax sanyahay. Adoo nin gabyaya ah ayaan kaaga tagay meesha markaan soo noqdayna, af Soomaaligii oo dhan ayaa gas kuu siiyay. Ok people this little tread shows allot. Mr. Red Sea made a mistake and he knows that and he is not willing to give up. The funny thing is that his secessionist mafia friends are joining him and supporting him while he knows he is wrong, while they know he is wrong. I mean this is sad. Grown men not able to admit they made a mistake, very sad. How can we ever have a dialogie with people like that? If they can't even admit they were gramatically wrong. The Somali language is rich and yes there are different dialects, but KU and U have the same meaning in every dialect. KU Xidhan=Linked to, U Xidhan= Arrested for. Anyways there was one of those calanle boys saying Dhaq Dhaqaaqyo is wrong. What is wrong with dhaq dhaqaaqyo? Should they have said Movementska or Movementskii like the secessionist mafia's media. The same media that instead of Duqa maqaalada, mayorka tiraahda. Btw happy October 21st. Oktoober, Oktoober waa daruur dilaacday oo Soomaali u da'dee!!!
-
Originally posted by Red Sea: ^kaagan yar dhiigkar ayaad qabtaa runtii.Bal horta isdaji, sidii qof inyaroo caqliyi ku jiro u hadal, ha iska kar karine. U fiirso, title ka waxaad qortay, intaanad bac bac layn sida tanag xashiishka.Miskiin. It's says'wadaado ku xidhan xabsiga XAMAR,oo dhaqdhaqaaq ka wada Burco",what does that mean to you.Are they in jail and active at the same time? don't get it. All I said was that the title of the thread is confusing.So maybe go with something like this 'wadaado la xidhiidha Xamar, oo dhaqdhaqaaq kawada Burco',then I can understand. But all the emotional outburst, is just not necessarily buddy. War ma indhoolaad tahay? Topic: Wadaado ku xidhan maxkamadaha Xamar oo dhaq dhaqaaqyo ka wada agagaarka Burco! Where does it say XABSI? Da'dii ayaa ku heshay baan u malaynayaa. Incase you don't speak proper Somali: Xidhan also means Linked to.
-
Originally posted by Red Sea: ^the title of the thread doesn't make any sense at all. Whats so cryptic about the title? It says Wadaads linked to the ICU are active in the Burco area. They have come roaddawg pick a side! Either ride with the rightious or die with the secessionist mafia, you can't be with both.
-
^^Listen here, I am against unnecessary cruelty. If you are saying lets go there kill them and take over their land, then I am down. Otherwise why waste bullets?
-
Sadex nin oo ganacsato somali ah oo lagu gubay dukaamo ay lahaayeen oo ku yaala dalka south afrika Warkii 18-Oct-2006 iyo Qormadii: yaasiin faytin Sedex Nin oo soomali ah ayaa lagu gubay Magaalada PORTELEZABIT oo ka mid ah Magaalooyinka ay dagan yihiin soomalida ganacsatada ah ee ku sugan dalka south afrika Sedexdan Nin oo Sawiradoodu ay ka muuqdaan dhaawac culus ayaa waxa ay hada ku jiraan Cisbitaalka edexadn nin ayaa lagu magacaabaa Yuusuf Yare, Maxamed Muumin Iyo Cali Cadaw Sedexdan nin ayaa waxa lagu magacaabaa YUUSUF YARE . MAXAMED MUUMIN iyo CALI CADAW oo waqtigaasi ku jiray meheradaha ay ka ganacsanayeen isla markaana ay ahayd waqti habeen ah oo ay jiifeen Goobtooda ganacsiga Sidoo kale Waxuu warku uu intaas ku darayaan in laba kamid ah ragaasi ay xaaladooda aad u liidato qaar kamida soomaalida ku dhaqan gobolkaasi oo ay la xidhiidhay shabakada www.afnugaal.com ayay noo xaqiijiyey in kooxahaasi budhacad ah ee south afrikaanka ahi ay dhaceen dukaankaasi dabadeedna ay dabqabadsiiyeen iyagoo ragaasina gudaha dukaanka lagu soo xidh xidhay Si kastaba ha ahaate Soomalida ku dhaqan wadanka south africa ayaysan jirin cid u dooda oo kala hadasha Dowlada South Africa Iyadoo ay maalamhan danbe ay sii badanayaan ugaadhsiga ganacsatada soomaalida ahi. Yaasiin maxamed cali (faytin)
-
Wadaado ku xidhan maxkamadaha Xamar oo dhaq dhaqaaqyo ka wada agagaarka magaalada Burco Warkii 20-Oct-2006 iyo Qormadii: Xaamid Wadaado ku xidhan maxkamadaha Xamar oo dhaq dhaqaaqyo ka wada agagaarka magaalada Burco Burco Waxa dhawrkii ayaamood ee u dambeeyey laga dareemay magaalada Burco iyo agagaarkeeda dhaq-dhaqaaqyo xooggan oo ay ka wadaan kooxo ku xidhan maxkamadaha Xamar, iyada oo ciidamada amaanka ee gobolka Togdheer ay shalay tageen meel jeex-jeexyo ah oo u dhaxaysa Yirowe iyo Beer oo dhinaca Koonfur bari ee wadada laamida ah oo Burco u jirto 22km. , waxa halkaasi laga helay ilaa shan boqol oo qasharka rasaasta qoriga BKM-ka loo yaqaano ah iyo calaamado ah kuwa lagu toog barto, iyada oo la sheegay in beryahanba lala socday hawlaha ay kooxahaasi halkaasi ka wadaan, balse aanay waxba iskaga tirinayn ciidamada amaanka gobolka. Warkan tababarka ay kooxdani halkaasi ku samaynaysay waxa soo sheegay dadka reer miyiga ah ee ka ag-dhaw dhaw deegaamadaasi, waxaanay sheegeen inay dhawrkii todobaad ee ina dhaafay kooxdani halkaasi ka waday gooli baadh iyo tababaro kala duwan. Waxa kale oo ay wararku intaasi ku darayaan in muddadii ay kooxdan halkaasi tababarka ka wadeen ay u shaqaynayeen ilaa saddex gaadhi oo ah nooca loo yaqaano Landcruiser-ka, kuwaasi oo dhawr jeer u tagay intii ay kooxdaasi oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 70 xubnood ay tababarada ku samaynayeen halkaasi, iyada oo ay gaadiidkaasi saarnaayeen niman dablay ahi. Inkasta oo ay gaadiidkan iyo kooxahan ku xidhan maxkamadaha Xamar-ba ay soo galeen magaalada Burco markii ay soo dhamaysteen hawlahoodii, lana garanayo, haddana ma jiraan ilaa hadda wax laga xidhay, balse masuuliyiinta maamulka gobolka iyo magaalada Burco ayaa ilaa xalay shirar la xidhiidha xaalada cusub ee soo korodhay ku lahaa magaaladaasi, waxaana la filayaa inay maanta iskugu yeedhaan hogaamiyayaasha dhaqanka iyo diinta ee gobolkaasi si ay ugala hadlaan xaalada nabadgelyada gobolka iyo sidii looga hortagi lahaa khatarta ka iman karta kooxahaniba. Kooxdan ayaa la sheegay in aanu tababarkan ay samaynayaan ku koobnayn oo keliya halkaasi ay shalay booqdeen ciidamada amaanku, balse ay afarta jiho ee magaaladaba ay tababaro kala duwan ku samaynayeen, iyada oo la sheegay in ujeedada ay tababarada ka leeyihiin tahay sidii ay ula wareegi lahaayeen maamulka gobolka Togdheer iyo magaalada Burco-ba. Waxa kale oo la ogyahay inay beryahanba jireen gaadiid kala duwan oo Xamar qabta, haddana ku soo noqda magaalada Burco, kuwaasi oo qayb ka ah xidhiidho ay kooxahan maxkamadaha taageersani ku doonayaan inay iyaguna gacanta ku dhigaan maamulka gobolada bari ee Somaliland, iyaga oo tun jileecsanaya maamulka dawliga ah ee ka jira deegaamadaasi. Magaalada Burco ayaa la rumaysan yahay inay xarun u tahay kooxo wadaado ah oo taageersan maxkamadaha Muqdisho, oo doonaya inay goor ay noqotaba mar uun isku miidaamiyaan sidii ay ula wareegi lahaayeen awooda maamulka gobolkaasi qiimahay doontaba ha ugu kacdee. Inkasta oo la filayo inay maamulka gobolka iyo magaalada Burco maanta iskugu yeedhaan hogaamiyayaasha dhaqanka iyo diinta ee gobolka Togdheer, si looga wada tashado arrintani xaamid c/laahi.
-
^^^ Ehhhhhhhhhhhhhhhhhh wrong! South Africa was created by the British colonials after they defeated the boers. The Boers wanted the Zuid-Afrikaanse Republiek (Transvaal and Oranje vrij staat). The Brits just lumped all of Southern Africa together and later divided into smaller pieces, the Afrikaners were beaten and had little to say until they were granted independance and the the Unie van Zuid-Afrika was created. Secondly the HIV was spread by the apartheid regime. The apartheid regime had various biological warfare programmes running and they were actively speading diseases among the black population of South Africa. The crime is a direct result of the injustice of apartheid. Its easy blaming the victims, so be objective.
-
Can't fight the inner Faarax! to be honest though this caano geel stuff doesnt really do it for me. I miss muufo, maraq iyo moos. Or a nice cambuulo with macsaro iyo mareerey. Or maybe hadhuub with caano garoor iyo muqmad.
-
^^ No I am asking you to show me a cheek and I will arrange a meeting with my budh. (NOOOO PUN INTENDEDDD!!!!!)
-
Have you downloaded the new Internet Explorer 7?
me replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
I will stick with firefox. -
^^^^ I could have guessed it no self respecting Somali would know what 'zigni' is. The real Somalis keep it with hilib iyo caano geel. If you think I am being ignorant then you are on to something. I am a budh waving hill billy. However I can be bribed with the following.
-
Bari waa hilib, maraq iyo federation with moos ('salad' just for the looks, it wont be touched) followed by xalwad iyo bur!
-
^^^ Xabash miyaad tahay? Zignigan maxaa waaye?
-
Waagacusub on Shiekh Ali Warsame's stay in Mogadishu ?
me replied to General Duke's topic in Politics
^^ Its qabyaalad at work step aside outsider! -
^^ No just dayaxgacmeed.
-
Ciidanka Daraawiishta Iyo Kuwa Somaliland Oo Dhaqso Lookala qaadayo News (Adhicadeeye}20.10-06 Maleeshiyaadkii isku horfadhiyay deegaanka adhicadeye ee duleedka gobolka sool ee kala taabacsanaa maamulka puntland iyo kan somaliland ayaa lagu amray in lakala qaado ciidamadooda oo si deg deg ah ay u noqoto magaalada adhicadeeye goob ka caagan ciidaamada amarkaas oo kasoo baxay dowlada Ethiopia.......................... Dowladda Itoobiya ayaa ku guulaysatay inay ka dhaadhiciso maamulada Puntland iyo Somaliland inay heshiiyaan oo kala qaadaan maleeshiyaadkooda isku horfadhiya degaanka Adhicadeeye ee duleedka Magaalada laascaanood Amarkan kasoo baxay dowlada Ethipoia ee ah in lakala qaado labada ciidan ee puntland iyo samaliland ayaa yimi kadib markii ay dowlada ethiopia sheegtay in cadow cusub uu kusoo kordhay dalka somalia ayna haboontahay in halmeel looga soo wada jeesto waa sida ay hadalka u dhigtay itoobiyee. maadaama uu hada soo baxay cadow ka wada wayn labadooda waa in lakala qaadaa labada ciidan ayay tidhi dowlada ethiopia. Cadowgan ayaa loola jeedaa golaha maxaakimta oo hada kusii fidaya dagaano badan oo koonfurta somalia ah. Kala qaadista maleeshiyaadkan ayaa la rajaynayaa inay dhawaan bilowdaan. Qorshaha heshiiskan ay dhexdhexaadinaysay Itoobiya ayaa la sheegaya inuu ku jiro qodob ah in maleeshiyaadka la kala qaadayo qaarkood loo jiheeya oo ay ka qayb qaataan weerarka la filayo inuu maxaakimta dhawaan uga yimaado dhanka Itoobiya iyo Ugandha. Warkale oo aanu haatan ka helnay aaga ay fadhiyaan ciidamada maamulka labaxay somaliland ay durbadiiba bilaabeen hawlo ay ku urursanayaan ciidamadoodii iyagoo dhamaana kalasoo baxay ciidankii joogay dhanka hawdka walow dhinaca laamiga ee adhicadeeye ay fadhiyaan ciidankii horay ujoogay. sidoo kale guutooyinka ciidamada daraawiishta ee jooga deegaanka abeesalay ayay wararku sheegayaan inay kasoobaxeen qoryaha tiknikada ah walow ay si xoogan ujoogaan ciidamada looyaqaano afantariga. Liibaan Jordan Adhicadeeye ------------------------------------------------- Lol how can they deny that they are ruled by Ethiopia now?
-
^^Telling the truth equals xaasidnimo , that is what we call cuqdad.
-
The British did NOTHING for the North of Somalia, they killed, they oppressed and they plundered our land. Siyaad Barre's government on the other hand, invested heavily in the North. Yes the roads that are today a source of pride for the secessionist mafia have been build by Siad Barre's government. Berbera Port was build by Siyaad Barre with Somali taxpayer’s money and so was Hargeysa Airport. Tell us please what the secessionist mafia has done for the people of the North West, except create hate and division between the brotherly Somali people. Tell us what they have achieved except: 92 % unemployment, Khat epidemic, HIV epidemic, Uncontrolled immigration of Ethiopians Let’s judge people on their achievements. Siyaad Barre ruled the area for 21 years; you can see what he has done. All the major projects in the area were initiated by the Siyaad Barre led Government. The secessionist mafia has ruled the area for 16 years. What have they done? The people of the North West have done all the positive achievements themselves. Everyman rebuilt his house. The people have shown tremendous resilience. All the achievements of the North West are without the help of the secessionist mafia. The secessionist mafia tax the people with out returning anything. They are constantly on war footing with neighbouring areas; they are always professing hate and preaching clan chauvinism. Let’s not confuse with what the people of the North West have done for themselves with what the secessionist mafia has done for the people. The people of the North West would have done even better with the cooperation of its brothers and sisters in other regions. The people of the North West deserve better government.
-
Puntland building local councils in southern Togdhere or ayn
me replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
^^ war iska ilaali kuwa aan kaftanka aqoon baa meesha joogee. Oodweyne yuun dooxadii kugu aasin. -
Puntland building local councils in southern Togdhere or ayn
me replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
^^^ Hahahahah reer Waqooyi ayaadan aqoon. War markay is dilaan waxba iskama reebaan. Hanoo saadin dagaal. Mr. Red Sea, Ciid Mubaarak.
-
Popular Contributors