me

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by me

  1. Fanisa xaal qaado, hasa yeeshee budhcada waa in wax lala qaybsadaa in dowlada loogaga cararo maaha. waa in nafta lookeena. Hadii dowlada loo daayo, meesha oo dhan ayee la tagayaan. waa in dhinac walba lagala dagaalamaa,
  2. ^maya waan ku tuman lahaa. dadku waa xoolahan meesha k buuxa oo kale. Ma xoolaa lala tashadaa? Badacase, oodweyne iyo naxar nugaaleed oo miidhan weeye. idinkuba waad ogtihiin in dadka aan waxba la weydiin, dadku dantooda ma yaqaanaan.
  3. MMA, those migs kicked ***, I wanted to join the army when I was young just because of those Migs on 21th October and later I saw these Somali para-troopers jumping somewhere in duurka I guess it was somewhere near Guuratda labaad. Then I changed my mind and I wanted to be KOMANDOOS maska ham ka siisa Too bad the civil war startedand I idnt get teh chnace to serve my country then, this is the time I guess, less organized,but for a cause worth fighting for.
  4. MMA, those migs kicked ***, I wanted to join the army when I was young just because of those Migs on 21th October and later I saw these Somali para-troopers jumping somewhere in duurka I guess it was somewhere near Guuratda labaad. Then I changed my mind and I wanted to be KOMANDOOS maska ham ka siisa Too bad the civil war started.
  5. Yes I haven't changed one bit, I am still the same guy and I still believe in Somalinimo iyo walaaltinimo. I still believe that Somaliweyn is the way forward. I still believe that we should pay the xabashis back with 100's of years of occupation, I still believe we should take the path of Axmed Guray, finish his job and that we should talk to the xabashis the only way the understand, the language of violence. I still believe that qabiil should be destroyed and that abritsiyo should be banned. Soomaaliya waligeed lama kala goynayo, sida aad doontid ugu riyoow, Xabashina waan jabinaynaa, kuwa nacaybka raba in ee dadka Soomaaliyeed ka dhex dhaliyaana waa la jabinayaa. Badacasoo ii sheg bal maxee ku kala duwan yihiin AY iyo Faysal Cali Waraabe? Maxee ku kala duwan yihiin Cade Muuse iyo Riyaale? Waa isku wada mid, waxay yagoo dhani u shaqeeyaan cadowga Soomaaliyeed, yagaana qabyaalad dadka la horboodaya, marka diintu ma aha ashahaada kaliya. Anigu ma ihi qof diin wax ka og, hasa yeeshee ilaahay maskax aan wax ku arko wuu i siiyay. Xumaan iyo wanaag waan kala aqaanaa. Adigu ma taqaana waxaxumaantu iyo wanaagu ay ku kala duwanyihiin? Damiirkaas ilaahay ma ku siiyay? Maskaxdaada ma ku kala doorataa xumaanta iyo wanaaga,mise qabiilkaaga ayaa kuu doorta? Waxaan arkaana dad daadqaaday oo xumbocuskaday. Xumbo la yidhaahdo qabiil. Qabiilka iska daa, qaranka Soomaaliyeed ka dooro beesha.
  6. Originally posted by Mujaahid: Red Sea: ^Xakee lagu maqnaa ma la iskwaydiiyey inta meesha gaalo raac iyo Muslim loo kala baxay? Internet Mujaahid, maxaa kaagalay taas, aniga iyo adigu waxba iskuma lahin, marka iga fogow, hadii aad muslimnimo ka hadlaysid, xanuunka aad uurka ula sidatid walaahaaa soomaaliyeed meel iskaga reeb, soomaalinimo iyo muslimnimo waa hal meel maanta. Maanta gaalada wadankeena ku soo duushay iyo kuwa noo soo raacay hadii aan rabno in aan iska celino, midnimo ayaa loo baahanyahay, adigu midnimo lama jirtid, waxaad la jirtaa in dadkeena la kala fogeeyo, marka maxaan isu sheegaynaa? Aniga gaaladaas wadankeena soo weerartay iyo dabadhilifyadooda ayaad iila simantahay. sida ee la rabaan xumaan midnimada soomaaliyeed ayaad adna la rabtaa xumaan midnimada iyo walaaltinimada soomaaliyeed.
  7. ^^Duqa magaalada, I already made a deal with general duke, he will write me a letter of recommendation.Dooxada laakiin ma aadayo, Oodweyne, badacase iyo ciyaal kooladii kale ayaa meeshaas igu sugaya.
  8. Originally posted by Nomadic_Princess: What would a man with Oodweyne's type of delivery sound like? Like Faysal Cali Waraabe?
  9. Originally posted by Nomadic_Princess: What would a man with Oodweyne's type of delivery sound like? I would pay to hear that. Like Faysal Cali Waraabe?
  10. me

    What is 4.5?

    I rather accept dictatorship then 4.5.
  11. me

    What is 4.5?

    No man 4.5 is divisive.
  12. What was Nick Ferrari saying this morning?I hate that nazi pig and his anti-muslim show.
  13. I really like the guy, I love the ones that believe him. All he is doing is making people hate the ones that think like him. He is not doing the secessionists any favor. Lets see when AY comes to Hargeysa, he will be one of the first to offer to be a spy. Like he used to be a spy for Gaani.
  14. me

    What is 4.5?

    I just don't get you people.
  15. That is some writing Anoo AK la boodaya ayaan is arkay.
  16. ^^ Xalane adna cayda meesha ka daa. I want to see a nice and clean discussion. DING ( yes the bell rings) Round 2.
  17. ^Castro Castro Castro, is that the Oodweyne in you? Stick to your usual secessionist rhetoric, Somalia maxaa kaa galay? Ta labaad, argue your case without insults please.
  18. ^Garaadkani waa garaa dhaqameed, ma aha garaad siyaasadeed, ma ilawday taas Garaad Caanod.
  19. You are right poetry should be appreciated for poetries sake, but this is Somali poetry not some meaningless English BS. Our poetry has its value because of its message and poetical skills. Those that can combine a strong message with allot of skills are the best poets and I don't appreciate Cali Dhuux's. Cali Dhuux can be compared to an unsigned rapper trying to battle a rapper with a record deal and he is trying to provoke people just to get attention. Cali Dhuux can be compared to Emimen.
  20. Cali Dhuux was a young rebel, laga soo ashkatoonayo and Ismaciil Mirre was putting him on his place. The choice is yours, the young rebel or the wise old man.
  21. Originally posted by Laba_Xiniinyood: Me, why don't you like him? muxuu kuu dhimay Waligaa ma dhagaysatay ama ma akhrisay gabayadiisa? Anigu Ismaciil Mirre gabayadiisa ayaan ka helaa. Gabaygii Ismaaciil Mire ku lahaa Guba Wuxuu yidhi: * Dabkaad hurisay Cali Aadanow dogobbadaad oogtay * Dambaaburada aad ololisiyo dirirta guusheeda * Maandhow Daryarey noogu timid dacawigaagiiye * Inkastoo dalkii kala fog yahay hadalku soo duulye * Dabaylaha xagaagii dhiciyo dowlahaa sidaye * Kumana diirsan maansadu hadday dunida aafayne * Duunkaaga kuma suubbanayn diradiraaluhuye * Allaylehe denbaab lama hadlee kulama doonayne * Dalkoo nabad ah baad uumiyaha belo la doontaaye * Dal dhan buu gubaa qaraf yaroo duur la geliyaaye * Dooxooyin idil bay xushaa digo hulaaqdaaye * Inkastoo diciif yahay naflaha ama la daaduunsho * Inta daamankiisu is hayaan anafo daynwaaye * Deeq iyo markuu nabad heluu daawo furayaaye * Markii aan Daraawiish jirneed nagu duqeyneysey * Nama duufsan Shiikh Maxamedkii duubka noo xidhaye * Annagaaba diintiyo sharciga daalib ku ahayne * Dammanaansho nimankaad biddaye doqon ku sheegeysey * Cawlkii la dabay oo middida dabaxda loo waayey * Oo qoday birtii lagu dig dhabay kuugu duurxula'e * Allaylehe dadkii kugu danniyay waaba kuu digaye * Afartaa ma daaldaalinee daw ma ku hagaajay * Dadku muranyey wiilyahow miyaan deri-dhaclaysiiyey * Dubbahaan la dhacay sow finiin kaga ma duulduulin * Dacwad kalena waan odhanayaa bal aan daliigeeyo * In Qamaan ka diday waan ognahay diirnixii gabaye * Laba dibi midkii baqanayaa ways dalliciyaaye * Dinnaahyada horaa laga gartaa deyrka kii jebine * Intuu dabada meermeeriyuu dadab u boodaaye * Weligiiba dagaal kuma xerayn deleb ********e * Dalkaa nabad ahaan jiray markuu daaddahayn jiraye * Duqoodii horaa lagu ogaa inu danqaataaye * Iyadoo dildilihii bishiyo dacashi haaneed leh * Oo awrku doobbinahayaa Deleb ku qooqaayo * Daahyaale geelii la helay dalawadii meertay * Markii dabafurkii laysku helay lagu darbaysiiye * Daya eeyda iyo qaalmihii soo durdurinaayay * Ee doonka laga laynayiyo dumarka ooyaaya * Dar ku rogidda goortii horweyn laga durduuraayo * Sidii duul goboo shirey markay wada dekeynayso * Dig markay tidhaahdee fushaa daya tidhaahdaane * Dab rasaas ah iyagoo sitey dacas la jiifaane * Dagaag magangelyo ah baannu nahay daa'imaa odhane * Xaqoodii hadday dabagalaan kuma dambaabeene * Afartaa ma daaldaalinee daw ma ku hagaajay * Dadku muranyey wiilyahow miyaan deri-dhaclaysiiyey * Dubbahaan la dhacay sow finiin kaga ma duulduulin * Dacwad kalena waan odhanayaa bal an daliigeeyo * Doqontaa intaad diri lahayd adigu maad duushid * Oo didisid geelaa fadhiya Doollo dhinaciisa * Oo dumar-la-moodkii lahaa daacad ugu geysid Waxaa la sheegay in Darwiishku ka qoomameeyay gabaygan oo uu u arkay inuu afxumo iyo dicaayad yahay arin qabyaaladeedna ku salaysan. Tani waa jawaabtii Ismaciil Mire, uu siiyay Cali Dhuux. Ismaciil Mire qabyaalad wuu ka sareeyay. Cali Dhuux oo ay isku beel ahaayeed ayuu ka soo horjeestay, oo uu ku jidhi afkaaga xun hayso, taasi waa raganimo, meeye ragii saas ahaa maanta? Source: www.doollo.com