me
Nomads-
Content Count
4,362 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by me
-
^^ Originally posted by femme_fatale: I wonder if she had a bite???????? You make a joke when the victim is a man. But when the victim is woman, you show sympathy, like that acid attack with the Ethio woman. Originally posted by femme_fatale: Very cruel.... Double standards? sexism?
-
Could it be that this is a test? We beleive every garbage that comes out of those websites, could it be that they were testing us? I mean come onnnnn people.
-
Wadada isku Xirta Muqdisho iyo Balcad oo maalintii 3-aad go’an iyo ciidamada Itoobiya oo xalay fasaxay in la aaso nin 2 maalmood ka hor ay ku dileen deegaanka Ceel-cirfiid Waxaa maalintii 3-aad go’an wadada dheer ee iska xirta magaaladan Muqdisho iyo gobolada dhexe ee Soomaaliya, ka dib markii ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalku ay diideen in wadadaasi ay isticmalaan noocyada kala duwan ee gaadiidka oo ay ku jiraan gaari dameerada u kala gooshaya labada dhinac, waxaana arintani ay timid ka gadaal markii maalintii doraad uu qarax weyn ka dhacay saldhiga ciidamada Itoobiya ee ku yaala deegaanka Ceel-Cirfiid ee deegaanada u dhexeeya magaaladan Muqdisho iyo degmada Balcad taasoo keentay in ciidamadaasi ay jaraan guud ahaan isu socodkii wadadaasi. Arintan ayaa saameyn culus ku yeelatay dadka maalin kasta u kala goosha labada dhinac gaar ahaan ganacsatada alaabada kala duwan ka qaada magaaaladan Muqdisho ee ku sii jeeda gobolada dhexe iyo kuwa degmada Balcad iyo tuulooyinka ku xeeran ka soo qaada qudaarta iyo caanaha maalin walba loo iib keeni jiray Muqdisho, waxaana shalay qudaarta iyo caanaha qaar ka mid ah lagu soo geliyey magaalada gaari gacano iyo gaari dameero la soo marinayey wadooyin qardo jeex ah oo aad u dhib badan, iyadoo sidoo kale dadka u kala goosha labada dhinac ay dantu ku qasabtay iney raacaan gaadiid maraya waddo wareeg ah oo dhinaca Afgooye ka soo gasha degmada Balcad kaasoo qiimihiisu uu si aad ah u sareeyo. Dhinaca kale, ciidamada Itoobiya ayaa xalay uun u fasaxay iney aasaan eheladiisa nin meyd oo maalintii doraad ay ku dileen isagoo wata taksi uu lahaa ka dib markii uu qarax weyn ka dhacay xerada Ceel-cirfiid, waxaana la sheegayaa in markii ciidamada Itoobiya ay dileen ninkaasi ay diideen in meydkiisa la aaso, isagoo halkaasina yiilay muddo labo maalmood ah oo qoraxdu ay ku dhaceysay, taasoo keentay inuu isbedelo muuqaal ahaan, waxaana sababta ay ciidamada Itoobiya u diideen in ninkaasi la aaso lagu sheegay iney tahay iyagoo ku eedeeyey inuu wax ka ogaa qaraxa halkaasi ka dhacay, waxana ninkaaasi eheladiisa ay sheegeen inuu ku sii jeeday xiligii la dilayey nin walaalkii ah oo ku xanuunsanayey degmada Balcad si uu ugu soo qaado dhinaca magaalada Muqdisho oo lagu daweyn lahaa, waxaana ninkaasi la aasay fiidnimadi xalay ka dib markii ay halkaasi ku wada hadleen ehelada ninkaasi iyo ciidamada Itoobiya. Xafiiska, Muqdisho, Somalia
-
Qunsulkii hore ee Somalia ee Dubia iyo nin kale oo lagu dilay Muqdisho Click here to find shabelle news in english Mogadishu 28, March.07 ( Sh.M.Network) C/naasir Axmed Aadan Seerjito Qunsulkii hore ee Somalia u fadhin jirey Dubai iyo nin kale ayay dabley hubeysan maanta waxa ay ku dileen agagaarka 3 biyaano ee magaalada Muqdisho. Sida uu shabelle u xaqiijiyay Maanta C/salaan Axmed Aadan oo walaal la ah marxuumka geeriyooday ayaan wali la garaneyn dilkiisa cidda ka dambeysa, iyadoo uu soconayo baaritaano. Marxuum Seerjito ayaa lala dilay nin kale oo ay wada saarnaayeen gaariga, iyadoo dableydii falkaasi geysatay ay ka baxsadeen halkaasi, isla markaana ay horey u sii qaateen gaarigii ay wateen. C/naasir Serjito ayaa ahaa qunsulkii hore ee Somalia u fadhin jirey Dubai, xilligii dowladdii Carta, isla markaana ahaa Xoghayihii gaashaandhigga USC xilliyadii 90 meeyadii. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Originally posted by Abdi2005: waxa uuna noogu jawaabay "Waxaan qoryahan ka gadanay Ciidamada Dowladda oo qoryahooda la soo baxsaday, kuwaas oo doonaya in ay ka dhigtaan jiscin si ay ugu gaaraan gobaladii ay ka yimaadeen" . Max’ed Abshir waxa uu sheegay in maalmaha soo socda uu suuqaasi soo galo hubkii ugu badnaa, isagoo sheegay in ay soo gaareen fariimo fara badan oo la xiriira in suuqa uu u soo socdo hub tiro badan Good news hasayeeshee yaa u diyaargaroobaya dagaal? lacagtanina xagee ka soo galaysaa?
-
This magool female is worrying me. who is she, where is she from and what does she want?
-
http://www.omarmunie.com/home.htm and Xalimo's say a Farax never did anything for them Omar Munnie a celebrated Somali Bag Designer.
-
Hmmmmmm, well Baashi said it like it is. @ caqli u baahane
-
Not too long ago, people from the 'south' were being deported. I hate doublefacedness, I mean why can't we just get passed the 'clan' phase. Everything thats done here is done for clannist reasons and it undernmines every good thought, its making me cynical. I am getting annoyed with you people. I mean I can see every single one of you coming from a mile. At the end of the day 99% of you guys are just representing some clan. Only few guys here are staying true so far. Kashafa the neo-wadaad. Daveletterman our own Don Quichote Centy our walking library and Che Guevara the rebel without a pause. Anyhow I am pissed off. Anyhow me has evolved to Superfluous.
-
Peace conferrence In SOL; Only UIC and TFG cyber members!
me replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Why only them? there are more parties then just the daba-dhilifs and surwaalgaabs. -
What do we do if the war turns out to pure Qabiil vs. Qabiil?
me replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Find like minded people and keep attacking the Xabash! -
^^Nothing wrong will killing those guys or even burning them, but what is the problem is in what name are these people being killed? Are they being killed in the name of a clan or n the name of the nation? Thats whats important to me, you can't say we are a clan and we are killing other clans, but we won't say anything about the Ethio's. People need to get their priorities str8. We all know that when some people say that they are fighting in the name of a clan only then it will force others to choose a side. It would be much smarter to avoid the whole clan thing or at least downplay it.
-
Originally posted by Che-Guevara: ^^^Don't the public share the guilty for being so complacent about their brother's plight? Hmmmm@che, thinking like that, you can say the people of Muqdisho were guilty of being complacent while fellow Somalis were being slaughtered in 1991. Or even the past 16 years, were they complacent? I would like to say NO. Yesterdays and todays political developments were worrying to say the least. I just would like to say some old men are gambling and taking unbelievable risks. Turning the whole thing into tribalism and playing into the enemies hands. Its very worrying. I wouldn't like to see another clan war in Somalia in 2007.
-
lol.........wax waalan, waryaa meesha ka fadhiiso. Qalinkii iyo buugii soo qaado. Lacag samee, xaliimooyinka maalmahan lacgta ayee ka dambeeyaan.
-
^ no one denied you your uniform, your still young, be the new Dauud Plus who needs a uniform? go and study, ink of the scholar blood of the martyr thingy. All I am saying is Siyaad was better then everything that came after him. lol@allllllllllllll mineeeeeeeeeeee.
-
whatever! you know I am right.
-
^SOL is the rumor site. Rumors start in SOL and then they getpicked uplater that day by the regular sites. If I don't feel like surfing for news, SOL is teh place to be, everything that happens always ends up in the politics section. wardheernews.com / Hiiraan.com wardheernews is the most reliable in my eyes but they are always the latest to report, most of their is always conformed.
-
I know its funny to see that millions of Somalis are watching this video tonight seeing the strength of Somalia under Siyaad Barre and wishing that he still ruled the country. What have those 'rebels' brought the country? -We have our secessionist club. -We have our Habash friends club -We have our we are going to make Mogadishu unsafe for 16 years and stand in the way of peace in Somalia club. Someone dig up Siyaad, get some DNA, clone the man. How did that Janet Jackson song go? Don't know what you got, till its gone. Siyaad held all of Somalia's enemies at bay. He fought external enemies and internal enemies of the Somali nation. Siyaad Barre for president! Vote Siyaad 2008.
-
Please tape the show on the 21st of October now on universal TV.
-
Is your name by any chance ali?
-
The question is now can there be non-muslim Somalis? That Jew dude said he is Yemeni. So he is not Somali. I am starting to change my mind now, in my dictatorship, Somali=Muslim. People from other religions can live in the country but they can't be Somalis. If a Somali person wants to leave the religion he automatically looses his nationality.
-
More shaqo la'aan. *YAY*
-
Popular Contributors