me

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by me

  1. WE LOST THE WAR APPLIES TO THE ETHIOPIANS. Yes The Ethiopian aggressor and his daba-dhilifs lost the war.
  2. They won't get out, it was a one way trip, Zenawi lied to Ethiopia,now many mothers will loose their sons. Wlc to Mogz
  3. bring 500.000 if you like It will not mean anything, the war is won by the Somalis, the Ethiopian has got a severe *** whipping and will continue to get it, Xalane what boots are you talking about, war bal dacaskaaga ha ka cararin.
  4. Haweeneey gacanta uu madfac uga dhacay oo dhaqaatiirta ay ku sameynayaan qaliin Wiil yar oo dhowr meel oo jirkiisa ka mid ah dhaawac uu ka soo gaaray madfac ku soo dhacay guri uu daganaaa. Dad rayid ah oo ku aafoobay dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho Wiil yar oo waxyeelo ka soo gaartay madaafiic ku soo dhacday gurigooda
  5. Madaafiic BM ah oo ku soo dhacday miisaanka dhuxusha oo sababtay qasaaro soo gaaray dad rayid ah iyo gaadiidkii dhuxusha siday oo ku baab'ay halkaasi Gaari Ural ah oo looga gubay ciidamada Ethiopia banaanka hore ee Stadio Muqdisho Haweeneey garabka ay kaga dhacday rasaas habow ah
  6. Artillery rocks Mogadishu on third day of fighting By Sahal Abdulle Saturday, March 31, 2007 MOGADISHU, March 31 (Reuters) - Shelling rocked Mogadishu for a third day on Saturday, overwhelming hospitals with casualties as Ethiopian and Somali troops backed by helicopter gunships attacked Islamist rebels and clan militia. Scores of civilians have been killed in what the International Committee of the Red Cross says is the capital's worst fighting for more than 15 years. Ethiopia said its military had killed more than 200 "armed remnants" of a hardline Islamist movement ousted from Mogadishu in a war over the New Year. Terrified residents said volleys of artillery rounds began crashing down hours before dawn. "The whole city is being shelled indiscriminately," Salado Yebarow, who lives between the main stadium and the presidential palace, told Reuters by telephone. "Whoever is doing this is not human. They have clearly never had a grandmother or children to think about." Yebarow's elderly, disabled neighbour, Awrala Adan, said she was cowering behind furniture in a corner of her small house. "I've lost faith in this world to help us now," Adan said. Hospitals struggled to cope with injured civilians, even though most victims could not reach any kind of help because of ongoing battles. Doctors were also trapped by the fighting. At the city's main Madina Hospital, many patients lay on thin mattresses in the yard. Others wailed inside packed wards. NO RELIEF "I have never seen anything like this," hospital director Sheikhdon Salad Elmi told Reuters. "We are operating with only half our surgeons here, and the doctors who are here have now been working without relief for the last three days." Thousands of people have fled the city in recent days, and a Reuters reporter said thousands more took to the streets on foot at first light on Saturday. "The largest exodus ever witnessed in the last decade and a half is ongoing in Mogadishu," independent broadcaster Shabelle said on its Web site. "All businesses are closed and all streets are abandoned." As the battles intensified on Friday, insurgents shot down an Ethiopian helicopter gunship with a missile. Ugandan peacekeepers pulled two dead crewmembers from the wreckage. Somalia's envoy to Ethiopia told reporters the attacks were only targeting insurgent strongholds where local elders had failed to convince rebels to disarm. Many analysts say Addis Ababa seems bent on obliterating the insurgents and their clan militia allies, who have been emboldened by recent strikes including the downing of a plane serving an African peacekeeping mission. But the experts say it could have the opposite effect of turning Mogadishu's people further against their Christian-led neighbour or drawing in foreign Muslim jihadists. Despite the fighting, Somalia's interim government remains confident a reconciliation meeting of elders, politicians and former warlords planned for April 16 will go ahead in the city. The mandate for the administration, which is the 14th attempt to restore central rule in Somalia since 1991, runs out in 2009, after which, in theory, there should be elections. The African Union (AU) has sent 1,200 Ugandan troops to help the government, but they have been attacked. Other African nations are baulking at sending more soldiers to bring the AU force to its planned strength of 8,000. Source: Reuters, Mar 31, 2007
  7. In 2007 Ethiopia after years of arming warlord bloodsuckers and furthering the pain and misery of ordinary Somalis, Ethiopia dared to attack Somalia with the intention of annexing it. In 1977 Somalia was fighting against the oppression of its brothers and sisters under Ethiopian colonialism today Somalis are fighting for saving Somalia. If the Ethios win today, it might be the end of Somalia, are you willing to take that chance Samurai? Ethiopia has shown only aggression and hate towards the Somalis, Ethiopia is a regional bully and an irresponsible state that exists for spreading misery and poverty in the region. Today the war is in Mogadishu people do not forget that, we are not fighting in Harar, we are fighting in the Somali capital and the majority of the people getting killed are Somalis, Somali civilians are fleeing, its immoral to support the Ethiopian aggressor while our Somali brothers are being slaughtered by indiscriminate shelling from the Ethiopians.
  8. Check this link The Ethio generals calaacal ayaaka hadhay. http://kismaayonews.com/newsdetails.php?subaction=showfull&id=1175322197&archive=&start_from=&ucat=1&
  9. Bayaan Ku Saabsan Xaaladda Dalkeena Hooyo.Iyo Ciidamada Ethiopia Ee Dalka Soo Weeraray. Warkii 31-Mar-2007 iyo Qormadii: Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)- Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed ee Nabada,Midnimada iyo Cadaaladda oo ah Urur u taagan danaha guud iyo maslaxada Ummadeed, illaalinta Xuquuqda,xoriyadda iyo madax banaanida xaqa ah ee Dalkeena hooyo iyo xaqa Dadkeenu u leeyahay aaya ka talinkooda,madax banaanidooda iyo difaaca Diintooda,Dalkooda iyo hanashada hanaan Dowladeed oo u adeegaaya,kana duulaaya Rabitaabnka Ummadda Somaaliyeed,halkan ku soo gudbineeynaa booqyo iyo sida aanu u aragno Dagaalka xaq-darada ah oo lagu hayo Muwaadiniinta ku sugan Caasimada Muqdisho. Marka ugu horeeysa waxaan cadeeyneeynaa sida aanu uga xunahay dhiiga Dadka Somaaliyeed oo sida xad dhaafka ah u qubanaaya,sida naxariis darada ah oo loo gumaadaayo,adeegsiga Hubka culus iyo Diyaaradaha Dagaalkaba,waana fal dembiyeed cad oo laga gelaayo Guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed,Beesha Caalamkuna ku sugan yahay Xaalad daawasho iyo aamus,Tacsi u direeynaa Muwaadinta Somaaliyeed oo lagu gumaadaayo Caasimadooda. Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed waxeey amaan u jeedinayaan Xoogag Wadaniyiinta(Iska Caabinta)oo si geesinimo leh dhulka u soo dhigay Diyaarad Dagaal oo gumeeysiga Itoobiyaanka lahaayeen,kuna jirtayHowl gal Xasuuqeed iyo gumaadka Dadka Masaakiinta ah ee Xaafadda Muqdisho gaarkood,waana Allah mahadii, Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed sidii eey hore u cadeeyeen qiraayaan Xaqa buuxa oo Dadka Somaaliyeed u leeyihiin iska Caabinta CiidankaGumeeysiga Itoobiyanka iyo cidii garab siineeysaba,Difaacada Dalka Hooyo-na waa muqusad Diiniyan,Nidaamka iyo Qawaaniinta Caalankuna weey qiraayaan xaqa is-difaacida,sidaas awgeed waxaanu ku baaqeyna in sida wada jir ah looga qeyb galo Jihaadka iska caabinta,loona Fidiyo taageero dhaqaale,taakuleeyn iyo gar gaar Caafimaad Ummadda ama adweynaha Caasimadda ku sugan. Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu ugu baaqaayaa Dowlada Itoobiya iyo Hogaankeeda Siyaasadeed in eey Ciidankooda eey kala baxaan oo ku ekaadan dhulkooda iyo xuduud labada Dal u dhaxeeysa,joojiyaan Fara-gelintooda xad dhaafka oo eey ku hayaan arrimaha Somaaliyeed. Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu ugu baaqaayaa Xoogaga Ciidanka Somaaliyeed oo la duuban kuwa gumeeysiga madoow in eey la yimaadan Dareen,damiir iyo qiiro wadaniyadeed,kana Waantooban dhibaatadda iyo daadiinta dhiiga Dadkooda iyo burburinta Dalkooda hooyo. Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu ugu baaqaayaa Hogaanka Xoogaga Iska Caabinta iyo Muwaadiniinta Somaliyeedba in eey dhoowraan kuna dhaqmaan Hanaanak Shareecadda Islaamka iyo xeerka Caalamigga ah oo Illaalinaaya xuquuqda Maxaabiista iyo Meydkaba,kana fogaadan wixii dhaliilo u keenaayaa Jihaadkooda iyo halgankooda xaqa ah. Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu si weyn u cambaareeynaayan una dhaliilaayaa Hadalda ka soo yeeraaya Masuuliinta Sare ee Dowladd Federaalka oo ah kuwa sii hurunaaya Dagaalka iyo kalla fogeeynta Ummada Somaaliyeed,sida Hadlka Ra'iisal Wasaaraha,Wasiirka Arimaha Gudaha,Wasiir ku Xigeenka Gaashaandhiga Iyo Hadaldii Madaxweynaha C/Laahi Yuusuf. Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed waxeey soo dhoweeynaayaan baaqyadda ka Soo baxaaya Hogaanka Dhaqameedka,Culimaa'udiinka,Aqoonyahanka iyo Ururadda Bulshada Rayidka ah,sidoo kale waxaanu la duubanahay Baaqyada Ururadda Siyaasadeed iyo Siyaasiinta Ruug Cadaaga ah oo ku baaqaaya joojinta Dagaalka,dhiiga qubanaaya iyo Colaada aloosan iyo gumaadka Ciidamada Gumeeysiga Itoobiya u geeysanaayaam Ummadda Somaaliyeed,arrimahana lagu dhameeo habka xadaariga ah(Wada-hadal) iyo hanaan Somaaliyeed. Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu ugu baaqaayaa Jaaliyadaha Qurba jooga ah in eey u guntadaan,gartaan oo gutaan masuuliyadda Diineed,Qarameed iyo akhlaaqeed oo ka saaran Dalkooda hooyoiyo Dadkooda(Walaalahooda)Gumaadka iyo xasuuqa joogta ah lgu hayo oo Xiligan galay xaalad adag oo culeeyskeeda leh-Nabadgelyo,Daryeel Bulsho iyo duruufaha Nololeedka,waxaan ku boorineeynaa in eey sida ugu haboon gargaar ula gaaraan Muwaadiniinta Muqdisho ku sugan- Gaar ahaa-Daawooyinka iyo Taakuleyn Dhaqaaleba,Isla markaana ku Dadaalan Abaabulida Banaan baxyo baaxadooda leh oo eey Caalamka ku Tusaayaan,risaalad Cadna ku gaarsiinaayaan Xaalada Dalkeeno Hadda ku jira oyo Duulimaadka Gumeeysiga Itoobiyaanka iyo Talaabooyinka Khaldan ee Dowladda Federaalka ah. -Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)- -Afhayeenka Guud- -dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Ee Nabada,Midnimada Iyo Cadaaladda. -England-UK- 31/03/2007- -sharifhassan50@yahoo.com-
  10. Dagaalka Sharaf Soo celinta Soomaaliya iyo Dhiig baxa Tikreega. Warkii 31-Mar-2007 iyo Qormadii: Cabdiqani makhtal Waxaa umad walba oo Dunidan ku nool ku waajib ah in ay hesho Madaxbanaani iyo gobanimo oo ay xor u tahay danaheeda iyo amuuraheeda hoose sidoo kale waa in ay naf iyo maalba u hurtaa sida ay u difaaci lahayd Dhulkeeda,Dadkeeda iyo Diinkeedaba nooca ay doonaanba ha ahaadeene iska daa Dadka Uunka ugu sharafta badan ee Islaamka ah oo diintoodu ay ku amrayso in ay difaacaan diintooda oo ay galaan Dagaal Jihaad ah ama Dagaalka Barakaysan oo kii ku dhintaana uu Shihiid yahay oo Aakhiro Eebe weyne uu geyn doono Janadiisa fardawsa, hadii uu san dhimana waxa uu noqonayaa kan Guulaystay oo sharaf iyo karaamo ayuu ku noolaanayaa inta uu aduunka ku nool yahay. Dalkeena hooyo ee sharafta leh waxaa ku soo duulay Gaalada ugu xun Geeska Afrikada bar waliba dawladda aynu waligeenba cadawga ahayn ee Itoobiya oo ay hugaaminayaan Qabiilka aadka u yar ee Tikreega oo ah kan hadeer ka taliya wadankaas ay joogaan Muslimiinta faraha badan ee Jihaadka ka wada dhulka Itoobiya sida Gobalka Soomaalida , Oromada IWM Hadab Qabiilka Tikraaga ayaa waxa uu damacsanaa in uu qabsado wadanka Soomaaliya uuna ka taliyo isaga oo doonaya in uu Geeska Afrikada Bari ka dhiso Boqortooyo Kufaar ah oo ka soo jeeda qabiilka Tikreega waxaana caawinayey Laaluush qaatayaal lagu Adeegto oo Soomaali ah kuwaas oo doonayey in ay maqaasaar u ahaadaan cadawga Soomaaliya Arinkaas ayaa waxaa ka biyo Diiday Shacabka Soomaaliyeed oo Boqolkiiba Boqol muslim ah lehna caqiido iyo Iimaan sax ah, Umada Soomaaliyeed ayaa ah kuwo neceb Gaalada iyaga oo jihaadyo fara badan horay u la galay kuna jabiyey cadawgii soo duulay waxaana ka mid ahaa Dagaaladaas Kii Axmed Guray, Sayid Maxamed Cabdle Xasan Aldarwiishiyi , iyo kii ka dhacay Xamar ee lagu jabiyey Maraykanku markii uu ku soo duulay Soomaaliya Hadaba mudo labo cisho ah ayaa dagaal aad iyo aad u qadhaadh oo ah dagaalka Sharaf Soo celinta Soomaaliya iyo dhiig baxa Tikreegu uu ka socdaa Magaalada Muqdisho iyadoo oo ay ku nafyaayeen Askar aad u badan oo Tikree ah sidoo kale uu dhaqaale aad u badani ka ka baxay dagaalka, Baabuurta dagaalka ayaa qaar laga qabsaday qaar laga gubay qaarna iyaga oo la wax yeeleeyey ay la carareen Tikreegu sidoo kale tiro kale oo gaadhaysa 24 Askaro oo Tikree ah ayaa lagu soo waramayaa in ay isku soo dhiibay Ciidamada Kacdoonka Diinka ah ka wada Soomaaliya iyo Qabiilka ****** oo garab siinaya Muwaanidiinta doonaysa in ay sharafta Soo celiyaan Dagaalkan ayaa ah ka aan wali dhamaan waxa uu ku dhamaan doonaa Guul waxaana mar walba guulaystay dadka laga lagu soo duulay ee la doonayo in xoog lagu qabsado imisa dagaal oo aduunka ka dhacay ayeynu wada ognahay oo laga guulaystay Dawladdo lahaa awood iyo waliba Dhaqaale sarre hadii aan idiin xasuusiyo mid ama labo oo ugu danbeeyey Dagaalkii ka dhacay Wadanka Afkaanistaan ee ahaa mid ay isku bahaysteen Dawladdo aad iyo aad u xoog badan oo ay hugaaminaysay Dawladda Maraykan ka iyo kuwo kale oo aad u fara badan oo ay waliba garab siinayey kuwo calooshood u shaqaystayaal ah oo u dhashay wadankaas lagu soo duulay waxaa lagu weerarya Muwaadiniintii reer Afkaanistaan iyo waliba Muslimiintii la joogtay Hubka noocyadiisa kala u dawan oo waliba ugu casriyeysan laakiin waxaasi oo dhan Ilaahay ayaa ka weyn kana awood sareeya oo Ilaaliyey Adoomadiisa, waxa aynuna ognahay in ay Maanta cadawgii qabsaday Afkaanistaan laga Adkaaday ayna ku fashilmeen Hawlgalkii ay ka samayeen wadankaas ,Sidoo kale Ururkii Daalibaan in uu dib u Soo rogaal celiyey oo maanta ka taliyo magaalooyin fara badan kana awood weyn yahay dhamaan qaybaha jooga Afkaanistaan oo dhan insha alah dhakhsana uu u wada xorayn doono gabi ahaanba dhulkaas oo dhan Sidoo kale Dagaal kaas mid la mid ah ah ayaa waxa lagu qaaday wadanka Ciraaq oo ah wadan Hodonku ah Khayraadka dabiiciga ah Sida Shidaalka oo kale , iyada oo aan wax fasax ah loo ahaysan iyo cadaynba ayaa lagu duulay wadankaas sida hadeerba loogu soo duulay dhulkayka Hooyo , wadanka Maraykanka oo ah ka Islaamka caadaystay in uu isku dayo in uu cadaadiyo ayaa soo Abaabulay Koox uu ka dhaadhiciyey fakir ah in ay qabsadaan Ciraaq oo Shidaalka yaala ay u taliyaan qaybsadaana waxaan ka mid ahaa heshiisyadooda in ay sawir khaldan siiyaan Umada kale ee aduunka ku nool laakiin Islaamka ku nool dhulkaas ayaa ka dhiidhiyey isna Abaabulay si ay ugu hortagaan cadawga doonaya in uu qabsado Ciraaq oo uu gumaysto sidii qarnigii 19aad ay Yurub u gumaysan jirtay Caalamka kale, jab aad iyo aad u weyn oo aan la soo koobi Karin Dhaqalaaha ka ka Burburay , Qaniimada ay qabsadeen Muslimiintu , gaalada lagu laayey Ciraaq ayaa ka dhacay waxa guul iyo Sharaf gaadhay Muslimiinta jooga Ciraaq ee naftooda iyo Maalkoodaba u huray in ay wadankaas ka saara Kufaarta ku soo duushay waxaana ka mid ah oo tusaale wadan leh Al shihiid Muscab Alsarqaawi. Gabo gabo Waxaan ku soo Afmeerayaa Qormadan talo ku wajahan dhamaan shacabka soomaaliyeed meelkasta oo Aduunka kaga noolyihiimn mid jooga wadanka iyo mid dibadda joogaba waxaan leeyahay ugu horayn kii awooda in uu ka qayb qaato dagaalka khayr ka leh ee ka soconaya wadanka gudihiisa in u qayb lixaad leh ka qaato oo uu naf iyo maalba u horo Sababtoo ah Xigmad soomaaliyeed ayaa ahayd Waari maysid ee war ha kaa ha dho kolay waad dhimanaysaa oo Ilaahay baad u noqonaysaa e magac iyo sumcad ka ka tag Diintaada iyo dalkaakaba , hadii aadan awoodina in aad qoriga qaadatid aadna joogtin jiida hore , waxaa jira wadooyin badan oo aad ka ka qayb qaadan kartid ee la kaasho shiikhaaga Aqoonta wadan Diiniiga ah leh Dadka Aduunka intiisa kale jooga waxaan leeyahay Jaanis wacan oo aan mar danbe idin soo marayn ayaad haysataan ee ka faa’iidaysta Maal iyo Baraarujin iyo waliba garab istaag dhab ah u muujiya walaalihiina ku jira dagaalka sharaf soo celinta Soomaaliya , sidoo kale waxaan ugu baaqay Soomaaliya in ay sameeyaan banaan baxo waa weyn oo ay kaga soo horjeedaan in dalkooda la gumaysto sida Jaaliyada wadanka Ingiriiska oo ku baaqaday arinkaas waxaana leeyahay iyaga ka ka dhabeeya Cabdiqani makhtal Maxamed Cabdiqanimakhtal@hotmail.com info@afnugaal.com
  11. Dagaalo qadhaadh oo xalay waabarigii ilaa haatan ka soconaya magaalada Muqdisho. Warkii 31-Mar-2007 iyo Qormadii: Afnugaalnews Waxaa soo xoogaystay dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay kasoconayay magaalada Muqdisho iyada oo 2:30kii habeenimo ay dirirta dagaaladu ay dib ucusboonaadeen, dagaaladan oo laysku adeegsanayo madhaafiicda iyo qoryaha kala duwan ayaa waxa uu hada wali kasoconayaa goobihii ay dagaaladu kasoconayeen maalmihii lasoo dhaafay. Dagaaladan hada kasoconaya magaalada Muqdisho ayaa marba marka kadanbaysa sii xoogaysanaya iyadoo ay labada dhinac marba marka kadanbaysa ay helayaan gurmad hor leh ayna dhalinayso in dagaalku uu sii kululaado ayaa saaka waxa uu dagaalka xoogiisu kasocdaa agagaarka garoonka Ciyaaraha iyo wadada Gen: Daa’uud. Ciidamada dalka Itoobiya ayaa waxa ay waraku nagu soo gaadhayaan inay saaka la wareegeen qaybo kamid ah dhulkii uu dagaalka qadhaadh uu kasocday maalmihii lasoo dhaafay oo ay kala kulmeen iska cabin xoog badan ayaa waxaa kamid ah goobaha ay saaka la wareegeen Xararyaale iyo Xamar Bille. Dagaalka saaka ayaa ilaa hada qasaaraha dhabta ah ee soo kala gaadahay labada dhinac aan si rasmi ah aan loo oigayn iyada oo ay dad hor leh saaka ka qaxayaan xaafadaha uu dagaaladu kasocdo ee magaalada Muqdisho iyaga oo lug uga baxaya xaafadaha uu dagaaladu kasocdaan si ay u helaan meelo nabdoon waxaana shaqaynayn dhamaan baabuurtii ukala gooshi jirtay xaafadaha magaalada. Afnugaalnews info@afnugaal.com
  12. Somalia: Fighting intensifies in the capital as civilian death toll rises By: Shabelle news Dept. Mogadishu 31, March.07 ( Sh.M.Network) As the fighting in the Somalia capital Mogadishu Saturday has entered in its third day, the civilian casualty figure has risen with the rival sides of Ethiopian forces and Somali local insurgents are still exchanging heavy artillery shells. The fighting is intensifying minute by minute from around the areas of former soccer stadium Mogadishu, Ali Kamin junction to Al-Hayat hospital in south of the capital where the civilian buildings were destroyed by heavy shells. At least 16 people mostly civilians including women and children have been killed and dozens more were wounded in today’s violence. Some of them were killed by stray bullets, medical officials at Medina hospital told Shabelle radio. This brings the total number killed in the three-day clashes to 150 people and 350 others were injured, medical sources added. There are unknown casualty civilian figure that trapped in the villages of the capital. Meanwhile, around ten artillery fires have been fired into the presidential palace where the Ethiopian forces were firing the shells. It is not yet clear the casualty on the Ethiopian soldiers. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  13. Somalia: Ethiopian soldiers desert Mogadishu’s outskirt compound By: Shabelle news Dept. Mogadishu 31, March.07 ( Sh.M.Network) The Ethiopian forces stationing around El-Irfid settlement in northern outskirt of the Somalia capital are reported to have abandoned there heading to Afgoie town, 30km south of the city to reinforce the Ethiopian soldiers fighting the insurgents as the Shabelle Al-Adala correspondent reports on Saturday. Residents told Shabelle Radio that the Ethiopian soldiers moved the compound mid last night. The traffic on the road to Balad town which has been blocked over the past week resumed to its normal. But there were fears over that the Ethiopian forces might leave mines on the ground. The road linking Mogadishu to the northern district Balad has been sealed since last week after an Islamist suicide bomber driving car mounted with explosives attacked the Ethiopian barracks killing dozens of Ethiopians. Somali’s government soldiers were left at the compound where the Ethiopians deserted and are also preparing to leave there. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  14. Ciidamadii Ethiopian ka ahaa ee joogay Ceel-carfiid oo isaga baxay iyo war kale Mogadishu 31, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamadii Ethiopian ka ahaa ee fariisinka ku lahaa nawaaxiga Ceel-carfiid ee duleedka Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa isaga baxay halkaasi, iyagoo u baqoolay dhanka magaalada Afgooye. Ciidamadan ayaa waxa ay xalay saqdii dhexe ay ka baxeen halkaasi, iyadoo saakayna markii ugu horreysay uu ka bilowday isku socodka gaadiidka iyo waliba ganacsiga magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad tan iyo markii qarax bambaano lagu weeraray ciidamada Ethiopia horaantii isbuucii la soo dhaafay. Sida uu ku soo waramay Wariye C/raxmaan Alcadaala oo shabelle ka mid ah isla markaana gaaray halkaasi ayaa sidoo kale ku soo waramay in ciidamadii dowladda ay iyaguna bilaabeen in halkaasi ay isaga guuraan, iyadoo ilaa 10 gawaarida waaraadka oo qaadeysa ciidamadaasi lagu diyaariyay halkaasi. Ciidamadan Ethiopian ka ah ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in ay u baqooleen dhinaca magaalada Afgooye, kuwaasi oo doonaya in ay xoojiyaan ciidamada Ethiooia ee dagaalka kula jira kuwa dowladda. Dhinaca kale Isku socodka gaadiidka ayaa dib uga bilowday Isgoyska Towfiiq iyo Suuqa xoolaha, iyadoo lagu raacayay labo jibaar qiimihii hore ee lagu raaci jirey, inkastoo madaafiic wali ciidamada Ethiopia ay ku duqeynayaan halkaasi. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  15. Somalis this Somalis that stop this negative generalizing please. Sheekadii Soomaalidu waa sidaas ayaad wadaa. Stop blaming others or expecting anything from others, think about what you can do and do it.
  16. ^^Fanisha aad baad u kulushahay, Alle-ubaahane yaan kuugu yeedhine naga aamus.
  17. ^^24/27 surrendered earlier, there were about 240 held up in the stadium.
  18. Thats it then, caawa guusha Soomaali baa leh. The whole point of todays battle was the Ethio's trying to save those guys and the Somalis preventing it. If we have the stadium then I think a ceasefire will be announced soon or it will just get quiet.
  19. ^^Respect bro, this is a civilized discussion no need for disrespect. Fanisha has her opinions lets discuss with her in a respectable way.
  20. Originally posted by Fanisha: ^^^ You wish. Where will the cowards who called for xabashida hide? quote: Originally posted by bambo: [QB] when RER Muqadishu succeed driving the Ethopians out of xaamar , would Pundland expect sympathy from mass of Muqadishu , Can we ever share a country again The same brave people who kicked the blood sucker afweyne and the Americans out will throw the amxaaro iyo khaansiir cune yeey out. The buntlanders ha sii dhuuntaan hada. These are your exact words Fanisha.
  21. Laba wajiile maraykan, waan ka waalacsannahay kulahaa. Yagaaba soodiray.