me

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by me

  1. me

    Shame!

    Haa daku waa xoolo. Run ahaantii anigu waxaan aaminsanahay in dadku ay xoolaha waxba dhaamin, in yar un ayaa umad walba damiir leh. Dadku waxay ka fakarayaan nabadoona, ta reerkooda iyo waxay cuni lahaayeen. Puntland iyo Somaliland waa police states, dadka guryahooda ayaa lagala baxaa, imisa jeer ayaad aragtay rag ka shaqeenayay walaaltinimada soomaaliyeed oo jeel la dhigay, xabashi gacmaha loo galiyay ama la dilayba. Dadku dhinac walba ha ahaadeene waa in ay isu soo baxaan, eena is cafiyaan, wixi dhacay wey dhaceen, waa in laga tashado ta aan maanta ku jirno.
  2. ^Adna largest clan ayaad maalin walba na dabawadaa. Odayga ogow Guusha Soomaali Ba Leh.
  3. me

    Shame!

    Dadka ayaa la kala dilayaa, wax kale maaha. Sheekadu waa tii hore un, reer hebel baa sidan sameeyay, aan ka aarsano un ayaa lala wadaa, xabashina la rabtaa. Cade Muuse 'lataliyayaashiisha xabashiyeed un waxay u soo sheegaan ayuu sameeyaa'. Cade Muuse iyo tuugadiisu waxay sameenayaan in loo qaato in ay sameeyeen dadka ku nool dhulka Soomaaliyeed ee baryahan lagu tilmaamo Puntland maaha.
  4. Waad arki doontaan, these odayaal dhibaato weyn ayee soo wadaan, cidii Soomaalinimo u dagaalamaysaa waa in ay wax ka barato taariikhdeena. Xabashi Soomaali kama adka, wey ka mu'aamarad badantahay, marwalbana dhanka odoyaasha ayaa Soomaalida laga soo maraa, lagana lagdaa. I mean come on people, there was a time people were respected because they were old and wise,nowadays way iska asaasaqeen. Garaadada, Suldaamada, Ugaasyada, Caaqilyada, Odoyaasha iyo capo qabiilada kale waa in aan ka takhalusnaa. Af miinshaarnimo iyo laaluush un ayee meel walba u fadhiyaan. Odayaasha ha la dilo ma lihi, waxaan leeyahay ha laga tashado. Meesha ay noo wadaan hore ayaa naloo geeyay, aan wax ka barano taariikhdeena. Dameero yaan noqon. Odoyaashan heeso caruureed (lullabies) ayeenoo heesayaan anana waan isu dhiganaynaa sabtoo ah waxaan is leenahay wax walba oo nabad keena sidee doonto ku meel gaadh ha ahaatee waa wax fiican. Dagaalkani ma istaagayo, Soomaali waa la qabsanayaa waana la gumaysanayaa, ifka ayaana cadaab loogaga dhigayaa hadii aan maanta wax iska celin weyno, cid kale dagaalami mayso, idinka weeye dadka dagaalamaya. Sidaad doontan isu dhaga tira, ama isi xaadiri ama iska indhatuur, maalinaadu way iman doontaa, maalinta adoo meeshaada jooga laguugu yimaado waad ka shalayn doontaa in aadan sidii nin rag ah wax isaga celin. Ama rag rag ah halanoqdo ama 'lay away' haloo dhigo ubadkeena.
  5. ^^ala maxay dad isku dirtay. Kibir labada dhinac ah ayaa meeshan na keentay.
  6. Are odayaasha beesha undermining the war effort? The Ethiopians know that dealing with the old 'chiefs' will undermine the fighting spirit of the young men and have been doing this for over 100 years in Western Somalia, now they are doing the same thing in Muqdisho. They will bribe the old men or scare the old men and these old men will help the Ethiopian effort, by stopping all forms of resistance, some old men even become spies for the Ethios. Remmeber the ONLF killing the elders in Western Somalia? So how can we deal with these old men, how can we stop them from undermining the war effort? These old men keep using clan rethorics and are dividing the resistance, soon the Ethios will be dealing with odayaasha from a sub-clan or a sub-sub clan. We have learned from the ONLF that eliminating these old men won't be productive, so now what? how to stop them, because the Ethiopians secret weapon is the Somali clan system and its divisive chiefs. Even the Sayd had problems with 'Odayaal' working for the Colonizer and he too learned that eliminating these old men will lead to more trouble.
  7. Originally posted by Alle-ubaahne: Aqyaareey waxaa ila gudboon inaan Val wax la qabto, sababtoo ah Rudy ayaa igu yiri warqad suicide ah ayey qortay oo ah ineey saabbuun cabi doonto hadii uusan Alle-ubaahne jaceelkeeda wax ka qaban! Waraa Rudy islaantii waa lagaa afduubayaa baan u malayn.
  8. me

    The Plan

    Originally posted by Alle-ubaahne: ^^Yeey and Geedi should be beneath the shoes of the largest tribe in Somalia! Waad wareersantahay. War ninka mid yar u soo qabta, farastarayshankii baa waali isu badalay.
  9. People this is psychological warfare, its a way of scaring people, especially Somalis in the west. Somalis have been dissapearing in Ethiopian jails as long as I can remmeber. There are so many notorious Ethiopian jails. So lets not pretend this is something new. Ask yourself why are they leaking all this news? Why? Its to scare you folks, to make you a bit angry, but mostly scared so that you won't dare to do anything for your country, its psychologial warfare.
  10. American pasport, EU pasports, Canadian pasport don't mean shidddd. People its war and the sooner you get your head out of the sand the better. The things that are happening are just the beginning. So stop crying, Nin ee shantaadu kaa dhicin waysay, sharci kaama dhicinayo.
  11. ^No Didi the question is what do you want to do, not maxaad ka samayn kartaa, waa maxaad samaynaysaa! There a million and one way of helping our nation.
  12. ^ You are right, I meant Khashafa sometimes things get all blury.
  13. Its a war that the Ethiopian and its stooges can't win and the kooxaha xoraynta Somalia can't loose and thats how it will exactly go. Its going to be a long war. I am just waiting for when AY dies and the Ethiopians name a new stooge who is not from the clan that most support AY, what will happen then, will they become mucaarads? will General Duke and Xalane be freedom fighters all of the sudden?
  14. Originally posted by Suldaanka: ^^Castrow Care to expand on that a little? Aaaaah now the sultan feels betrayed. Castro said it like it is, stop being an ostridge and get your head out of that hole.
  15. Dear Khalaf, Your right man, no need for fake neutrality. Advocate for what you believe in. Its war and the bullets are coming from all sides. -clannist individuals from both sides -secessionist mercineries thinking fanning the flames in the south will help their immoral cause -nihilists who believe that out of the fire in Somalia a hew Horn will emerge -the 'Islamists' I use that term very loosely. So my advice to you khalaf is, stand up for what you believe in and be consistent. Its war so fight on your own front. To hell with neutrality, take no prisoners, burn them alive. Goodluck, Superfluous Sensei
  16. Now the Ethios will say there are terrorist cells in Hargeysa, and they will send an army and guess what the SL leadership will welcome them. Then our secessionist brothers will wake up and realize they are not immune from the xabashi aggression.
  17. Its funny how some 'leaders' need protection from their own people and are inviting foreign troops to keep the in 'power'. It's time we get rid of these people and unite Somalia and the Somalis again, we have tolerated the divisions long enough,its time to end these artificial divisions.
  18. ^ no one will celebrate mutilation of fellow Somalis but Cabdulahi Amxaar is no Somali, he is a traitor. The soldiers fighting for him are misled youngsters, the people from Bari, Mudug, Nugaal, Hawd, Sool iyo Sanaag do not support AY, he brought Xabashis into Somalia and thats treason, in accordance to Somali law, traitors should be hanged.
  19. Dacaayad ayaa layska sameesanayaa si ciidamo itoobiyaan ah meel kasta ook Soomaali dagantahay loo keeno, Bari waxay dahayaan, Saylac waxaa jooga haraagii maxaakiimta ama Hargeysa waxaa jooga maxaakiimtii. Xabashidani meel walba oo Soomaaliya ah in ay tagto ayee marmarsiyo u samysanaysaa.
  20. Originally posted by Paragon: Telephone call to Xamar says a great deal of mobilisation is taking place. Many groups have joined the war. Great News, I want them to get that AY traitor and hang him.
  21. Dagaaladii ka socday Muqdisho oo la isku gabal dhacsaday Click here to find this article in english Daawo Sawirada Mogadishu 31, March.07 ( Sh.M.Network) In ka badan 150 ruux ayaa ku nafwaayay tiro 300 kor u dhaafeysa oo u badan rayid dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib dagaalo qaraar oo maalintii 3aad galay oo ka dhacay caasimada Somalia ee Muqdisho. Dadka geeriyooday iyo kuwa dhaawacmay ayaa u badan kuwo waxyeelo ka soo gaartay madaafiic xoogan oo dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho ay is dhaafsadeen, iyadoo madaafiic BM ah ay ciidamada Ethiopia ku garaaceen xaafado ay dagan yihiin dad rayid ah, taasoo keentay qasaaro naf iyo maalma leh. Dagaaladii maanta dhacay ayaa waxaa ku nafwaayay in ku dhow 20 ruux oo u badan rayid halka tiro ka badan 55 ruuxna ay ku dhaawacmeen, iyadoo wali ay jiraan dad dhaawac qaba oo ku go'doonsan goobaha dagaalka uu ka soconayo. 4 ka mid ah dadka maanta geeriyooday ayaa waxa uu madfac kula dhacay agagaarka Xamar Jadiid sida uu shabelle u sheegay Yaasiin Cali oo ah suxufi madax banaan oo shabelle la soo xiriirey. Waxa uu sheegay in ay jiraan bubur madaafiicda ay u geeysteen xaafadahaasi. " Waxaa ku jira dadka dhaawaca ah hooyo Somaliyeed oo caloosha ay ka soo dhacday, mana jirto wado la marsiiyo dhaawaceeda, waayoo meel walba ayaa rasaastu ay ka dhaceysaa" ayuu hadaladiisa sii raaciyay. Ciidamada dowladda Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa wali waxa ay isku horfadhiyaan xaruntii goobihii maalmahaan ay ku dagaalamayeen. Wariye ka tirsan shabelle oo ku dhowaaday Stadio Muqdisho ayaa waxa uu soo sheegay in ciidamada Ethiopia ay ku saaran yihiin xarunta Xisbiga iyo Dhismo halkaasi ku dhow oo wax lagu baran jirey halka kooxaha ka soo horjeeda ay ku jiraan Stadio Muqdisho iyo Isgoyska Cali Kamiin. Sidoo kale ciidamo Ethiopian ah ayaa waxa ay ku jiraan qeybo ka mid ah dhismayaasha Xamar Bile, halka kooxo kale oo aad u hubeysan iyo ciidamo kale oo Ethiopian ah ay ku kala gabal dhacsadeen wadada Florance ee Xararyaale. Dhawaqa rasaasta ayaa maqribnimadii caawa noqday mid teel teel ah, inkastoo mararka qaar la maqlayo madaafiic iyo rasaas xoogan. Madaafiic dhowr ah oo maanta ciidamada Ethiopia ay ku garaaceen xaafadaha Towfiiq, Xamar Jadiid, Suuq-bacaad ayaa waxa ay geysatay qasaaro nafeed oo soo gaaray dad rayid ah, iyadoo madaafiicdaasi ciidamada Ethiopia ay ka ridayeen dhanka Madaxtooyada. Sidoo kale madaafiic ay kooxaha ka soo horjeeda ciidamada Ethiopia ay ku garaaceen madaxtooyada ayaan la ogeyn wali qasaaraha dhabta ah ee ay geysteen. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  22. What boots Xalane, war dacaskaaga ha ka cararin.