me

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by me

  1. Sidii subagaga ayee qabyaaladu uga da'aysaa duntan. War Soomaaliyadan iyo rabshadeeda maan iska dayno hadii ay sheekadu reer hebel ay dhaafahayn? Marba calan bee noo soo qaadanayaan, anana waan ognahay meesha ay ka soo socdoon iyo meesha ay u socdaan. waa yara khafiifaye, calaacalka ii daaya
  2. ^^marba mid buu ciilku qabanayaa, aniga sanadbaa ka soo wareegay maalintii aan dadkan ku xanaaqay. Che iyo Kashafana waan joogay maalintii uu ciilku qabtay, maantana Ahmed Guree ayuu ciilku qabtay. Ciilkan maxaa lagu qabanweeye dee.
  3. War wadhafka waa in lagu dayo. paragoonoow in cadawga layka dhiciyo wana la jiraa, MJ bal weydii in uu na soo raacayo.
  4. paragon, tuuganimada daa. Taas waad soo xaday waan ognahay labadeenubee.
  5. Waan ka daalay sxb, ani xabashi baan arkaa baryahan, wakhti kuguma luminayo
  6. Mujaahid dadka raba in ay goostaan maalintaay saaxiga keenaan bey Soomaaliya hagaagaysaa..... sidee sheekadu u eegtahay, kubad baa la wada ciyaarayay, markaasaa bandow laga dhigay. Kii bilaabay bandowga marka uu saaxiga keeno un aya la wada hadlayaa. Nimankii Puntland ahaa waad aragtaa, niman istaagaya maaha. Wax walba way qasayaan...lol. Somali baan necebnahay ayee Somaliland tiri tee dhigaysana waa la arkaa, Soomaali baan jecelnahay bay tiri puntland...tee dhigaysana waan aragnaa. We are are playing a game of chicken. Kii hor naxa weeye. Kii u hor naxa Soomaaliya weeye....lol
  7. ^^lol......sxb wuxu waa isku wada mid, TFG, Somaliland iyo Puntland hal meel ayaa laga wada xukumaa,meeshaasna waa Adis Abeba, midnimada Soomaaliyeed ayeena wax u wada dhimayaan. Ha kala reebin tuugta. Originally posted by Mj. bada Cas: Somaliland way ka fiicantay Wax kale adiga kolay lagaama filayn
  8. Originally posted by Northerner: reason why solers are not so dumb to support the tfg, well,,, SOL'ers are not dumb enough to support Somaliland & Puntland too
  9. ^^This will also show our Somaliland brothers that they have become irrelevant, the TFG-Puntland stooges outbid them. I wonder what will be sold next and who will sell it. Imagine if they lease Berbera base for the coming 100 years to Ethiopia? lol.... wey ka suurta gashaa you know. Just to get closer to the xabash. I still remember all the young men that died in that region in the early 90's for the sake of Islam in clannist Somalia. It sad to see how things are now.
  10. Originally posted by Bokero: The more i read this forum and the recent events in Mogadishu, where Somalis have call upon foreigners for massacre their brethren...i am convinced Somalia is DEAD, we are doomed to refugeedom and failure.. As a society we have failed, as individuals we have failure, we are loser race. May Allah rescue as from ourselves.. Sorry for the pessimism, but have been robbed of my optimism by the lack of leadership and intellectualism in my society… just look at you people here…We need to ask ourselves what we want as people and how deep will we dig into the abyss ^^^Slaps this Bokaro person,get yourself together will you!
  11. Meesha rabshad ayaa laga dhalinayaa, sidii ciidan xabashi ah loo dhex keeni lahaa. Indhihiina ku arka. Somaliland Puntland ayee wali gurayaan, kuwan maskaxdoodi ayuu ilaahay mugdi ka dhigay.
  12. It thought me allot. Now I want to hear more...lol
  13. Rudy, it clearly says Xasuuqay. Xasuuqay means massacred The language use is below par, you are right on that.
  14. Originally posted by peacenow: Positive news. Support is draining away from the TFG, very fast. Does anyone have a english translation of this? Af Soomaali baro dee
  15. Duke worry about Garowe & Bosaso not about Xamar. Its always nice of you to see defending Zenawi, where can we buy a nice stooge like you? I like your loyalty to the enemy.
  16. Waxgaradka ,Aqon-yahanka Iyo Isimada Beesha Gobolkada SSC Oo Cambaareeyey Dagaalada Iyo Xasuuqa Ay W Warkii 07-Apr-2007 iyo Qormadii: afnugaalnews Waxgaradka ,aqoon-yahanka iyo isimada kasoo jeeda beesha dhul-bahante ayaa cambaareeyey dagaalada loo adeegsanayo dadka shacabka ah ee loo adeegsanayo ciidamada xukuumada Ethiopia islamrkaana lagu xasuuqay kumanaan ,kuna barta keceen kumanaan kale ee ka dhacaya magaalada muqdisho . Isimada iyo waxgaradkan kasoo jeeda beesha degta gobolada sool ,sanaag iyo cayn oo maanta kulan ku yeeshay hotel tawakal ee magaalada muqdisho ayaa ku tilmaamay kooxda ay ku sheegeen kooxda c/laahi yuusuf inay yihiin inay umulo dooxyo yihiin islamrkaana aysan qaadi Karin masuuliyad wadan dhan taasoo ay ku sheegeen cambaarayntoodan miday ku dhan yihiin aqoon yahanka beeshan iyo waxgaradkoodu meel kasta oo ay joogaan waa siday sheegeene . Waxaan wax loo dulqaato ahayn ayay yiraahdeen odayaashan iyo waxgaradkani mida laga wado guud ahaan wadanka soomaaliya gaar ahaana magaalada caasimada ah ee muqdisho iyo weliba ayay yiraahdeen dadka maatada ah ee loo adeegsanayo taanigiga iyo ciidamada sida aadka u hubaysan ee ka soconaya deegaanada cagaare oo ay wadaan kooxda c/laahi yuusuf waa siday sheegeene . Axmed dubad oo kamida waxgaradka baaqan wax kasoo saaray ayaa carabka ku adkeeyey inay beesha ay kasoo jeedaan ay markastaba ama weligoodba diinta iyo wadaniyada taageeri jireen islamrkaana aysan maanta masiirkooda wax yar siisan doonin ‘’beesha degta gobolada sool,sanaag iyo buuhoodle weligoodba xaqa ayay u hiilin jireen 21-sano ayay diinta siday u difaaci lahaayeen u dagaalamayeen oo weliba ugu dambayn diyaaradaha ingriiska oo aan afrika duqayn ay noqotay meeshii ugu horaysay ee la duqeeyo magaalada qadiimka ah ee taleex oo ka tirsan gobolka sool ,hadaba maanta oo ay aduunyadu nooqotay mid harumarleh islamrkaana diintuna ay ku faaftay meel kasta ma qaadanayno dulinimo iyo gaalo raac iyo weliba wadankayaga inaan ka iibsano axmaar iyo wax lamida ‘’ ayuu yiri isagoo ayka muuqato cadho xoogan Sidoo kale baaqan cambaaraynta ah ayaa waxaa ugu dambayntii ka jeediyey gabayo qiiro badan oo ka sheekaynaya dhibaatada gumaysiga iyo diin la,aanta iyo weliba halganka diinta loosoo maray cabdi aw-jaamac gabayadan oo qaarkood ay lahaayeen halgamayaashii daraawiishtii sida abaanduulihii daraawiishta alle -how raxmadee ismaaciil mire ,oo halkaas ka akhriyey taasoo dadka qaarkiis ay ku qiiroodeen ,sidoo kale waxaa halkaas uu kasoo jeediyey gabaydii qiimaha badnaa ee sayid maxamed cabdulle xasan oo ka sheekaynayey gumaysiga iyo sida uu dadka iyo dalkaba waxii raaca uu u dulaysto. Isku soo wada duuboo baaqan camabaaraynta ah ayaa waxaa kasoo qayb galeen isimo ,waxgarad iyo weliba aqoon yahano qaarkoodna ay kaga qayb galeen khadka telefonka oo ay ku sugnaayeen wadamada dibada ayaa ahaa mid si weyn looga soo hor jeedo sida ay sheegeen xasuuqa ka dhanka ah islaamnimada iyo bani aadamnimada ee ay wadaan kooxda c/laahi yuusuf ,taasoo ay ugu baaqeen inuu si deg deg ah u joojiyo dhibaatada baahsan ee uu wado col,c/laahi yuusuf iyo kooxdiisu waa siday sheegeene islamrkaana cadeeyey inaysan inta imaanka iyo diinta leh ee kasoo jeeda punt-land ama gobolada waqooyi aysan kula socon arimahan xasuuqa ah ee uu wado ina yuusuf yey magaalada muqdisho raalina ka noqon doonin shacabka soomaaliyeedna waxay ugu baaqeen inay diintooda iyo dalkooda difaacdaan kana hor tagaan cadowga ay wadaan kooxda yar ee col yuusuf . info@afnugaal.com afnugaalnews
  17. BTW where is Sheikh Ibrahim Cadow, I hope that the enemy hasn't cought him.
  18. Yes I would, as the spokesperson for the ICU he did a great job, he was always calm,always said the right things. He comes over as a calm,educated and principled person, who loves his people and his country and is genuinely interested in peace and we need men like that to lead Somalia. Sheikh Ibrahim Cadow would certainly get my vote. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed would get my vote too.
  19. me

    JEcelo

    Rudy & Val bring back the crown, CC& Jacaylbro are the best duo now.
  20. Originally posted by AYOUB: Would it make the Ethios rethink if certain targets inside Ethiopia were hit? Just a thought. No u ***** it would make things worse, it would give the Ethios an excuse and it would rally its people behind their dictator, its better to think of ways of dividing them. Go back to the drawing board. If any targets should be hit it should be military targets.
  21. WTF is this? They started a war, occupied a country, made 100.000 flee their homes and they killed 10 suspects ( I mean its not even proven that they were guilty of anything, but being a suspect is enough these days I guess ) So they are giving the Ethios, aid, logistics, training, intelligence, and they want to build a war college for them. I don't understand the logic of these people, they are willingly helping the oppression of a nation and they are gloating about it.
  22. By Jim Michaels, USA TODAY CAMP LEMONIER, Djibouti — The United States is using surrogate nations and financial aid in an effort to prevent Somalia from slipping further into chaos as militias battle in Mogadishu, Somalia's capital. The United States has vowed to support an African Union peacekeeping force arriving in Somalia and has trained elements of the Ethiopian army, which toppled Somalia's anti-American Islamic government. About 1,300 African Union peacekeepers, mostly Ugandans, have had problems getting established, however. Two cargo planes supplying the peacekeepers crashed, possibly because of enemy fire, in recent weeks. "When you have two aircraft that get shot down that makes things tenuous," said U.S. Rear Adm. James Hart, commander of the Horn of Africa task force, which is based on a former French Foreign Legion base in this tiny country squeezed between Somalia and Ethiopia. Somalia will test America's softer approach in the Horn of Africa, where diplomats and military leaders are attempting to use reconstruction and aid projects to build ties and prevent the region becoming a terrorist safe haven. The United States is also training militaries in the region. The arms-length U.S. strategy in the Horn of Africa is a departure from the approach in 1992, when a U.S. contingent went into Somalia. The operation ended in calamity the following year when militias battled with U.S. Army Rangers trapped in downtown Mogadishu. Eighteen Americans died in fierce street fights and the battle, portrayed in the book and movie Black Hawk Down, became a symbol of American military impotence in the face of Third World threats. The new U.S. approach favors precision military strikes and an effort to build American support in the region through reconstruction, aid projects and helping friendly militaries. "Somalis don't like our guys on the ground," U.S. Air Force Secretary Michael Wynne said on a recent visit to Djibouti. The latest episode in Somalia's chaotic history began in December when Ethiopian soldiers invaded Somalia and overthrew the anti-U.S. Islamic Courts government. A U.S.-supported transitional government was installed. The latest fighting is the worst in Somalia since a 1991-92 civil war, said Ken Menkhaus, an expert on Somalia at Davidson College in Charlotte. Ethiopian soldiers remain in Somalia attempting to shore up the transitional government. Nearly 100,000 Somalis have fled the capital since the beginning of February, according to the United Nations. The United States is backing the new transitional government in the hopes of establishing a friendly government in Somalia that will help pursue al-Qaeda militants inside the country. A key part of U.S. strategy is its alliance with the Ethiopian military, which remains in Mogadishu. "I certainly don't think the Ethiopians would allow the Islamic Courts to reconstitute," said Theresa Whelan, deputy assistant secretary of Defense for African affairs. "The Ethiopians would act to ensure they don't reconstitute." U.S. advisers have trained the Ethiopian army, and the Pentagon is considering doing more. Hart said the Ethiopians have proved their abilities in pushing out Somalia's Islamic Courts government. "Their interest lies in more advanced training," he said. Ethiopia wants help in supporting a war college for officers. The Bush administration saw Ethiopia's invasion of Somalia as an opportunity to attack an al-Qaeda stronghold, Menkhaus said. The U.S. military said it killed eight to 10 al-Qaeda suspects in an airstrike in Somalia in January. The United States, however, wants to avoid a large military operation in Somalia, where its options are limited, Whelan said. The Horn of Africa task force has about 1,500 troops, most of them supporting reconstruction and civil affairs projects. They also provide military advisers to countries in the region. Contributing: Barbara Slavin in Washington
  23. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Muj. Red Sea: Waryaa that is great stuff. My brother which his name is Mukhtar was there over the weekend, he had meher lunch there, you probably met him? WAxaan moodayay inaad lahayd afsoomaali mooyaane wax kele dib la iigu arki maayo ,,, Hahahahahahha
  24. salaxidin bin ayuub? Edit: I suck at this game, I will leave it to you googlers.