me

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by me

  1. BTW, the whole predictions that the whole region would be engulfed by wars is coming true. Kenya wey liiq liiqanaysaa Soomaaliya koonfur iyo waqooyi ta socota waan aragnaa. Eriteria maraykan ayaa u hanjabaya. Ethiopia sheekadu wey ku sii kululaanaysaa. Lets invest in boats, xabashi badan oo qaxaysa ayaan maalin dhow arkaynaa.
  2. Those who were wonderin about when the AC130's would come, well the soldiers that would light up the targets have arrived.
  3. Ciidamo Maraykan ah oo ka soo degay gagida dayuuradaha ee Muqdisho Muqdisho (24 Apr 07), Waxaa shalay casar gaabadkii soo cago dhigatay goroonka diyaaradaha ee Muqdisho diyaarad wayn oo sida Ciidamo Maraykan ah oo aan la ogayn tiradoodu inta ay dhantahay. Ciidamadan ayaa sida la sheegay u yimid inay ka qayb galaan dagaalka Muqdisho ka socda Dagaalada Muqdisho ka socda oo maalinkii 6aad galay ayaa gacmaha la isula tagay. Ayadoo Gumaysiga macatab ku dirirka ah iyo kuwa dabo-dhoonka u ah ay shalay soo qaadeen dagaal ayna waxba la hadhin oo dabada ay iska soo mareen ayaa dagaalyahanka Soomaalidu ay jilibka u dhigeen oo jab xoog leh u gaysteen. Saraakiisha Gumaysiga Macatab ku dirirka ah ayaa hogaan kooda sare u sheegay shalay galinkii danbe inayna dagaalka ku sii jiri karin, 2 maamool oo kale hadii la soo gaadhi waayana gacanta lagu dhigi doono taasoo kaliftay inuu Maraykanku ku amro ciidamada Saliibiyiinta Uganda ee Muqdisho ku sugan inay gaadiidkooda gaashaaman ku wareejiyaan Itoobiyaanka. Hadaba dagaalkii saaka oo ciidamada Gumaysiga macatab ku dirirka ah iyo kuwa dabo-dhoonka u ah ay ku soo galeen gawaadhi gaashaaman oo qaar ay lahaayeen Saliibiyiinta Yugandha ayaa dabada lagaga dhacay oo dharbaaxo xun lagu dhuftay taasoo kaliftay inay u qayl yadaan Maraykanka. Ciidamada Maraykanka iyo dagaalyahanka Soomaalida ayaa u muuqda kuwo isugu soo hadhay isreeb-reebka oo isku arki doona jiida hore ee dagaalku ka socdo kadib markay dagaalyahanka Soomaalidu ka adkaadeen Gumaysiga macatab ku dirirka, saliibiyiinta Yugandh iyo kuwa daba.dhoonka u ah. Arinkan uu Maraykanku ku geeyay Muqdisho ciidamada ayaa dabo socda hadal ay dhawaan sheegtay haweenayda arimaha Afrika u qaabilsan ayadoo tidhi raali kama noqon doono oo ma daawan karno in xasaradda Muqdisho ay sii socoto taasoo macnaheeda loo fasishay dagaalka ayaan wax ka galaynaa. KismaayoNews.com
  4. Warbixin kusaabsan weerarkii lala beegsadey Shirkadda Chinese-ka gobolka Dhagaxbuur Jigjiga (24 Apr 07), Weerar aad loogu miidaandayay dharbaaxo adagna ku ah cadawga Islaamka iyo kan Somaliyed ayaa jabahadaha xaq udirarka ee kadagaalama dhulka Somaligalbed ay labeegsadeen shirkad ajnabi ah oo shidaal ka baadheysey gobolka Dhagaxbuur gaar ahaan agagaarka tuulooyinka Cobolle iyo Sandhoore oo u dhaw magaalada Dhagaxbuur kagana beegan dhanka Jijiga. Jabhadda Waddaniga Xoreynta ******ya(JWXO) ayaa weerarkan ku qaadey shirkadan iyo shaqaalaheeda iyagoo halkaas dagaal adag kula galay ciidamo ilaalinayay shirkadda oo saldhigyo ku lahaa labadaas Tuulo. Dagaalkan oo ku bilowday si fudud ayaa markiiba xoogeystey muddo kadibna waxaa guushii illaahey siiyey jabhadda ONLF kuwaasoo cagta mariyey dhamaan waxii meesha joogey iyagoo ka dhigey wax ladiley iyo wax laqabtey, dhaawacmey ama cararey. Wararkii ugu danbeeyey ee ka imaanaya goobtaasi waxey sheegayaan in illaa 75 ruux oo kamid ahaa ciidamadii illaalinayay shirkadda ayna ku jiraan illaa Sagaal Chinese ah ay ku qudhwaayeen dagaalkaas iyadoo sidoo kalena lasheegey in illaa Todobo Ingineer oo Chinese la afduubtey. Ururka ONLF iyo ururka Midowga Jabhadaha Xoreynta Somaligalbed ayaa dhawr iyo tobankii sano ee udanbeysay waxey dagaal kula jireen ciidamada Tigreega ee iyagu dulleystey umadda Somaliyed ee ku dhaqan gayiga Somaligalbed. Labadan urur ayaa inbadan dunida iyo shirkadaha caalamiga ahba uga digey iney isku dayaan iney soo saaraan kheyraadka waddanka inta dadka iyo dalka lagumeysanayo. Dawladda Zenaawi oo iyadu ka dhaga adaygtey digniinahaas ayaa u balanqaadey shirkadaha wax baadha iney amnigooda sugi karaan iyadoo ay tani tahay mid caddeyneysa beenta Zenaawi wajigabaxna ku ah siyaasadda caalamiga ah ee Ethiopia haddey midi jirto. Zenaawi oo ay ka liidato aadna ugu fashilan faragalintii Somaliya ciidamadiisana ay saad iyo sahay waayeen xilli ay mujaahidiinta Somaliyed ee Muqdisho ka hawlgala ay kaadida ku dhajiyeen ciidamada Mucatab dirirka iyo dabadhoonka ah ee kusugan dalka Somaliya. Gayiga SOmaligalbed ayaa waxuu la ceegagaa kheyraad dabiici ah iyadoo dhawr meelood oo kala duwan la caddeeyey inuu ceegaago shidaalka iyo gaaska dabeeciga ahba waxaana kamid ah meelahaas. Ceelka Jeexdin loona yaqaano Kaaluub oo ku yaalla gobolka Qoraxey, Ellele oo ka tirsan gobolka Godey, Gobolka Dhagaxbuur iyo Fiiq. Magaalada Dhagaxbuur oo kamid ah sagaalka gobol ee deegaanka Somalidagalbed ayaa waxey ku taalla jidka dheer ee isku xidha magaalooyinka Godey, Qabridaharre iyo Jijiga. Gobolka Somaligalbed ayaa ka kooban illaa 52 dagmo kuwaasoo hoos taga 9 maamul goboleed oo kala ah, Gobolka Dhagaxbuur, Qoraxey, Godey, Fiiq, Afdheer, Liibaan, Wardheer, Jijiga iyo gobolka Shiniile ayadoo waliba Diridhaba, Harar iyo magaalooyin kale oo Soomaalidu leedahay laga dhanbalay oo gobollo kale lagu daray. Isku soo duuboo, dawladda Zenaawi ayaa ku jirta xiligii ay ugu liidatay waxayna arintani idamka illaahey soo dadajineysaa guusha Xaqa iyo in baadhilku ka suulo Somaliya. KismaayoNews.com
  5. lol@taxes are annoying...that guy is right, he has my vote. But this article is rubbish, its pure propoganda.
  6. ^Kolay adigu hadii aad iga hartay waaba fiican tahay, Kii Xiin-bilaa-firiin ayaa sheeko soo wada, waan arkaa.
  7. Ladies and gentlemen of SOL, I have wrongfully accused Xoogsade, I publicly appologize to him. I was wrong.
  8. Xoogsade, waan kaa gafay! Ilaa 2000 oo post ayaan akhriyay, the witch-hunt commision has found no evidence. Consider this a warning! Xoogsade all jokes aside, I was wrong my appologies. I hope that you accept them. Si xun ayaan kaaga gafay, xaal gaado. Japanese hadii aan ahaan lahaa, tooreey ayaan iska taagi lahaa, laakiin soomaali ayaan ahay marka afka ayaan buurayaa. The witch-hunt commisions next target is xiin-bilaa-fariin.
  9. Baaq Ku Wajahan Dagaalada Iyo Xasuuqa Ka Socda Magaalada Muqdisho Oo Ay Soo Saareen Waxgaradka Beesh Warkii 24-Apr-2007 iyo Qormadii: faytin Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka, aqoonyahannada, Ganacsatada, Culimaa’udiinka iyo dhalinyarad beesha SSC ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa manta ka dhacay magalada Muqdisho. Kulankaas oo lagu lafa guray xaladda dalka Soomaliya, gaar ahaan xiisadda coladeed ee ka aloosan magaalada Muqdisho ayaa dood dheer iyo falanqeyn kadib waxay xubnaha shirkasi yeeshay ay kulankooda ka soo saareen baaq ay kaga hadlayaan daagaallada iyo barakaca ka soconaya magaalada Muqdisho. Kulankaa ayaa waxay beeshu ku sheegtay ugu horreyn inay aad uga xun tahay xasuuqa iyo barakaca loo geysanayo dadka Muqdisho, waxayna tacsi u direen dhammaan ehelada dadkii ku geeriyooday xasuuqa iyo dagaallada Muqdisho, waxayna Ilaah uga baryeen kuwa dhaawaca ah in Alle uu bogsiiyo. Kulankan ayaa waxaa ka hadlay Xuseen Axmed Xuseen (Fanax) oo ka mid ah odayaasha beesha SSC ee shirkaas ka qeyb gashay wuxuuna sheegay in ay beeshu weligeedba masiirkeeda ummadeed iyo siyaasadeedba ay halgamo dhaadheer u soo martay xoriyadda ummadda Soomaliyeed isagoo tusaale ahaan u soo qaatay halgankii Daraawiishta ee 21-ka sano socday. Sidoo kale Xuseen Fanax ayaa xusay in halganka Daraawiisheed ee beesha SSC ay ahayd mid tariikhiyan oo lama iloobaan ah, isla markaana carabka ku dhuftay in magaaladii ugu horreysay ee Afrika oo diyaarad lagu duqeeyo ay ahayd magaalada qadiimka ah ee Taleex. Waxa kale oo odayaashii kulankaa ka hadlay ka mid ah Axmed Naasir Bidde oo isna sheegay in beeshu ka xun tahay xasuuqa ka soconaya magaalada Muqdisho ee ay geysanayaan Ciidamada Itoobiya, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in ciidamadaasi shuruud la’aan dalka Soomaaliya isaga baxaan, isagoo xusay in loo madax banneeyo ummadda Soomaaliyeed inay aayahooda iyaga ka tashadan. Dood dheer iyo falanqeyn kadib waxay odayashaasi kulankooda ka soo saareen bayaankan:- 1. In xabbada si degdeg ah loo joojiyo. 2. In Ciidamada Itoobiya dalka si shuruud la’aan ah uga baxan. 3. In ummadda Soomaaliyeed arrimaheeda loo madax banneeyo, lagana daayo faragelinta, si ay masiirkooda siyaasadeed uga tashadaan. 4. In gargaar degdeg ah lala soo gaaro dadkii ka barakacay Muqdisho, waxayna si gaar ah ugu baaqeen hay’adaha samafalka, ganacsatada, jaaliyadaha dibadda iyo dadka kale ee waxtari kara dadkaas barakacay inay gargaar dhinacyo kala duwan leh la soo gaaraan. Bayaankan waxaa ku saxiixnaa xubnaha kala ah:- 1. Xuseen Axmed Xuseen (Fanax) 2. Axmed-naasir Bidde 3. Yuusuf Cumar Geelle 4. Jaamac Maxamuud Maxamed 5. Cali Xasan C/lle (Boobe) 6. Jaamac Suudi Farax Iyo xubno kale oo fara badan. Yaasiin maxamed cali (faytin) yaasiinfaytin@hotmail.com info@afnugaal.com
  10. Nice pics specially the kid.
  11. Originally posted by Che-Guevara: quote:Originally posted by Xoogsade: Che, In Xabashida la iska saaro hadday suuro gal tahay oo la iska dhiciyo. That's obvious goal Saaxib. What else are we fighting for? Surely xabashada isn't the cause of our problems, just symptom. A good question, what are we fighting for?
  12. Xiin on the issue of how we should fight off the Ethiopians, and how to achieve teh unity thats necessery to fight them off. Sidii hadii aan Soomaali ahayn aan isula tashanlahayn. Dhibaatadan waan wadaagnaa maanta. So whats your opinion on that issue Xiin.
  13. Originally posted by xiinfaniin: Xoogga, Me is waa rabshoole and i dont think he has a case against you adeer. I have a case iyo nus. Eeven against you Xiin. I can even find a case against myself.
  14. @ Xoogsade - Good Xoogsade, I have seen those comments on the threads when the ICU was taking Kismayo. It was in exchanges between you and Horn. Xiin- My cyper leaders are called Nur, MMA, BOB, Cambaro and they are spiritual leaders. I don't recognize Paragon, Xoogsade & Castro and if they are teh leaders of this community, no wonder things have been going down hill. Its time for a coup, but not before we had an inquisition, 50's commie hunt style like paragon suggested. So XIIN- where do you stand?
  15. @ Castro- Coffee? yea why not. I can imagine that your political ideologies evolve. But now what? Now where do you stand? We can all get angry about whats happening in Somalia today, but Somalia is where it is ebcause of people like us, who all they do is discuss politics to death without taking any actions. I am glad to see old paragon suggesting we start emailing people. We need to have a common goal, the time for divisions are over. I don't want to learn how to speak amharic
  16. @paragon- In aad iga wayn tahay layskuma hayo odowyahow. Waan ku arkayey in Dharar dhiiga ku kicisay. Qudhac ayaan hada taarka kula hadlayaa, waxaan amrayaa in uu xuduuda soo xidho.
  17. Ngonge, I have already make my point. My point is runta ha laysu sheego, hal meelna ha laysu raaco. No need for fake Somalinimo. edit: we should all clarify were we stand on this war and Somali politics in general.
  18. Hold up, ma layskugu tagayaa? Odayaasha fadhiista, mid kaliya ayaa igu filan ayaan u malaynayaa. Marka aniga iyo Xogsade/castro naysu keen daaya. Wax khalad ah maan sheegin, waxaan idhi daacadnimo un ku dhaqma. @Paragon son? what do I taste there? adigu bal i sug, maalin dhow afka anaa kula soo gali doonee
  19. Originally posted by Xoogsade: quote:Originally posted by me: ^ Don't worry about that, if it wasn't Caydiid is was indhacade, but I will post the links here since you are so eager to see them. You are welcome to post anything you deem favourable to your case Mr.Me. Ceydiid or Indhacade, or whoever else you can add to your list again. And just so you understand without any cloud of doubt, I didn't need your approval to express myself and take a stance before on somali issues. I am not claiming you need my approval, I am giving my opinion. Think about what I am saying.
  20. Originally posted by xiinfaniin: ^^ That was splendid adeer. Wallee Me waa lahayaa ! Xoogsade na wuu ku sugayyaa… edit: Is this story true though? Already doubting me I see Ps. Xoogsade meel ayaan ku ogahay, ha I sugo.
  21. @Castro - That’s what I was talking about, so come out and tell us, where do you stand on Somali politics, other then that you are luke warm to secessionism and that your hate for AY/Stooges. Where would you like it to go? Why I ask you these silly questions? Well since you told me I am wrong about your support for the secessionists I need to put you in a new box and label it friend or foe. I see allot of the supporters of the secessionist enclave all of the sudden turning into Somali patriots and one can guess what’s motivating them.
  22. Originally posted by Che-Guevara: Me...Cadde Uuslay is gonna get it too. Cade should get it, yaa Dubai degan? aad ayuu meeshaas u yimaadaa ayaan maqalaye
  23. ^ Don't worry about that, if it wasn't Caydiid is was indhacade, but I will post the links here since you are so eager to see them.