excuse the wrong word in the brackets (I don't have write where he's from.
To prove that they are pychos, have you read recently about the festival that's going on in Xamar and surounding cities.
[Cayaaro dhaqameedka dabshidka iyo istunka oo la qabtay
Farxiya Cal Qaajo - BBCSomali.com
Waxaa la arkay maalmihii lasoo dhaafay dad aad u farabada oo dhooban busteejooyinka laga raaco baabuurta aada gedmooyinka Afggooye iyo Balcad, dadkaasoo ku sijeeda cayaarta istunka iyo tanshirta sanadka oo ay labadaasi degmo caanka ku yihiin.
Cayaarta ayaa waxaa ku dhaxjira caado dhaqameed ay aamin sa yihii dadka degan degmada afgooye iyo nawaaxigeeda,dadka cayaaraya istunka ayaa waxay isu eryadaan hadba meel ayagoo u kala baxaya laba saf ulaha ay dadkaasi istic maalayaan ayaa ah ku aan sidaa u waa wayneen hadan uun xanuunkoodsa
leh.]
Has she got the beat herself to know that the sticks used do not cause pain? I'm sure she got pleasure out of it (psycho).
[Waxaa kaloo ayaduna ka jiray dayniile cayaarta shirta ayadoo cayaarta shirta sidoo kalana ay ka jirtay deegaanka caliyaalo, oo dadka dagani ay dhaqan ahaan uga qaybqaataan, ayay dadka caado dhaqameedka aamin san waxay sanadka ugu mac dareen in uu yahay sanad talaadaad, oo ay waliba ku fasireen in uu yahay barwaaqo iyo nabad mid laga sugayo.]
They believe the year that this beating doesn't take place a misfortune will happen to them. And they say they follow Islam.
Cayaaro dhaqameedka (traditional dance), they celebrate by beating each other. People actually watch and get a kick out of people beating each other. Now everthing makes sence. If this is their entertainment, no wonder they never stop killing each other.