Mr. Somalia

Nomads
  • Content Count

    1,866
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mr. Somalia

  1. ^ He'll get over it. Just tell him not to take it as hard as you did when Riyaale mugged you.
  2. Originally posted by General Duke: However the SSC group let by Saleban Ciise have never attacked or declared war on Puntland, however was it bot a few days back when they killed and kfnaped a secessiont militia man? It is obvious the SSC has got beef with the habros of Marfashland, thus these are merely diversionary tactics on the part of Libaahe, which I think is understandable because of the desperate predicament the secessionist enclave seems to find itself in lately: For instance, their new leadership is not loved by two thirds of the habros in Marfashland(Siilaanyo's REAL support is only from the Burco Habros). Also recently, the United State government unequivocally stated they will NEVER recognize this secession nonsense and that they will engage Marfashland as an entity within the internationally recognized Somali Republic. And finally, the ONLF commandos fighting Zenawi have shown everyone that Marfashland's supposed "juggernaut" navy is nothing more than hot air concocted in the airless marfashes of Hargaysa. Thus, the secessionists have had a few bad weeks. And its only expected that they try to divert attention from their abject hopelessness by constantly attacking the good name of the Puntland State of Somalia. Saaxiibyaal, just give it a rest, will ya... :cool:
  3. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Mr somalia this has nothing to do with me, don't make it personal this has something to do with why puntland is ignored and left on the side. By Sheikh dalxiis, and also Farooles haddal jileyc from garowe a desperate way to save his face So now you are whining about why Faroole u hadlay?
  4. Originally posted by Libaahe*: Qandali. Look carefully he says Wax Jiiro Qooloyin Shiido meelaahan ka waado. obvisiouly his refering places very near Puntland & Garoowe, Bosaso etc. It can't be alhu sunnah wal jamacaha since they have bigger concerns such as fighting Al shabab. Libaahe, ma saan baa kaa dhab ah? Well in any case, if you must know-- President Faroole, when he said,"Qooloyin Shido meelaahan ka waado" was referring to specific individuals in the TFG; who are against the notion of federalism fully taking root in Somalia. These are the Shiddo wadayaal the President was referring to and most people with normally functioning brains could see that. But since you don't belong to these aforementioned people, knock yourself out and keep updating us with your churlish conspiracy theories.
  5. Originally posted by Qandali: Loools the secessionists have talked and talked about Faroole to a point where they now analyse his statement word by word, the man is indeed the ruler of a powerful state, you must pay attention to what he says and your obsession is proof to that Don't be surprised with them--It gives them something to do with their non-typing hands.
  6. ^ Xaaji, is it doddering time again? What subject besides Puntland and its affairs do you want to run to to get you out of answering for your own attention seeking antics in here?
  7. ^ From that premise, we can also say that Sharif's family has benefited as well from the 4.5 system. In any case, now that both the President and Prime-minister do not specifically hail from Puntland-- we are gonna find out sooner or later whether this 4.5 farce particularly favored Puntland in the past, won't we?
  8. Originally posted by Qandali: The marfshlanders are talking as if they matter. Adeerayaal, howlahaan waxba la idinka waydiin maayo. ^ Ma ila aragtey? It is indeed very ironic that these Marfashlanders are insinuating at a non-existent antipathy between Puntland and the new choice for PM. Don't they get it that, Mr.Faroole and Mr.Farmaajo are ONE, or must I further elucidate it for these marqaan-incapacitated troglodytes?
  9. Madaxweyne Farole ayaa uga digey Ra'isal waasaraha cusub madaama uusan aqoon u laheyn dalka iyo dadka inuu gacanta u galo kooxaha danaha gaarka ah leh islamarkaana diidan nidaamka Federaal kaasoo Puntland qayb ka tahay. The solution for Somalia's woes solely lies within the implementation of Federalism, where respective regions in Somalia are allowed to compete peacefully to develop their lands and communities. This fact, above all else, will either make or break Mr.Farmaajo's premiership.
  10. ^ You are entitled to your opinion. P.S With good behavior, he will be let out shortly.
  11. Che, beer jileeca yaree! This guy attempted to undermine the authority of the state, when he deliberately aired terrorist propaganda on Horseed Radio, even though he was explicitly instructed to avoid such an offense. He thought he was above the law and now the law is merely humbling him and NOT all the pictures of his female relatives and children will help him now.
  12. May Farmaajo become the man who pacifies and unifies our Gedo community. Lord knows, they need it.
  13. Originally posted by Amistad: Capt Mike might at some time re-think his weak position of laying down on a Shebab carpet for his Whahabi cornhole to be reemed or gartered later as a Female Traitor to the People of Somalia. Or perhaps he likes that? ^ OUCH!
  14. ^ lol @ "The ONLF made them look ******". I dare say, it wasn't too difficult for the ONLF to make them look this way-- knowing full well that they are indeed a bunch of ******.
  15. ^ In your opinion, what's the difference between Alcohol imbibing and khat grazing, yaa Marfashlander? Don't tell me one is unislamic and the other is not...
  16. Dhageyso Wareysigii ugu horeeyey ee lala yeesho Wasiirka Dekadaha Puntland iyo G. G. mudugoo jooga Jariiban Jariiban(Puntlandi.com) Wasiirka dekada Puntland Saciid Raage ayaa markii ugu horeysey wareysi siiyey Puntlandi.com tan iyo markii aysoo baxeen wararkii sheegayey inuu gacanta ugaley Burcadbadeedka, Dhageyso wareysigii ay siiyeen Puntlandi.com Wasiirka iyo waliba Gudoomiyaha Gobolka Mudug. Hoos riix si aad u dhageysato DHAGEYSO: wasiirka wareysigiisii wasiir Saciid M. Raage DHAGEYSO Gudoomiyaha Gobolka Ahmed ali Salaad Source:
  17. Jiriiban:”Waan nabad Qabaa dadkii aan madaxda u Ahaa baana Kulamo la leeyahay”Wasiirka Dekedaha ee Puntland. Jiriiban:(Allpuntland)-Wasiirka Wasaarada Dekedaha & Gaadiidka Badda Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Eng,Siciid Maxamed Raage oo goordhaweyd si toos ah madax banaanidiisii u helay ayaa Warbaahinta siiyey hadlkiisii u horeeyey,waxaana uu Sheegey in Xaaladiisa Caafimaad ay wanaagsantahay islamarkaasna uusan wax dhibaato ah la kulmin Mudadii ay ku hareeraysnaayeen Burcad Badeedu. Eng,Siciid Maxamed Raage oo ay APL la xiriirtay ayaa hadal kooban bixiye,Waxaana uu sheegey in ay Xaaladiisa Caafimaad wanaagsantahay islamarkaasna Gaadiidkii Dagaalka & Askartii uu watayna la sitoos ah loogu wareejiyey,uun imika bilaabay kulamo ku aadan howlihii uu awal u tagay Deegaanadaas. “Aniga & Ragii aanu wada soconay Waanu nabad qabnaa,Xaaladayadu waa caadi wax dhibaato ahna ma qabno,Imika Waxaa naloo keenay Askartii maqnayd & Gaadiidkoodii,Burcadiina magaalada waa laga saaray,Waxaana la joogaa dadkii aan madaxda u ahaa Kulamo ayaana noo socda”Ayuu yiri Siciid Maxamed Raage oo si kooban APL hadal usiiyey. Wasiirka Dekedaha ee Puntland wuxuu sheegey in uu sii wadi doono howlihii shaqo ee uu awal utagay Jiriiban,waxaana uu ka gaabsaday inuu war badan Bixiyo isagoo sheegey inuu kujiro Shir balaaran,Waxaana sidoo kale uu ka gaabsaday inuu APL u sheego goorta uu Jariiban kasoo anbabaxi doono. Source:
  18. Originally posted by who-me: ^ Imagine if a bag of a qat was dropped in front of these guys and do you think they would still be standing in line? ^ I believe if that were to happen, WrestleMania Somali-style would be unleashed.
  19. Islaan Bashiir Oo Amrey In Xoriyadiisii Dib Loo Siiyo Wasiirka Dekedaha Puntland Gaalkacyo (RBC Radio):- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa kulan deg deg ah waxaa uu isugu yeeray mas’uuliyiinta maamulada degmooyinka iyo maamulka gobolka Mudug, kuwaasi oo uu kala hadlay sidii deg deg loogu sii deyn lahaa isla markaana xoriyadiisa dib loo siin lahaa Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Maamulka Puntlad oo galabta koox burcad badeed ah ay qafaasheen. Islaan Bashiir ayaa kulanka uu isugu yeeray xubnaha maamulka waxaa uu ka dhacay Aqalka Issinka uu ka degan yahay magaalada Gaalkacyo halkaasi oo si weyn looga hadley sidii loo sii deyn lahaa Wasiirka isla markaana arintaasi dadka ku dhaqaaqey talaabo looga qaadi lahaa. Issinka ayaa magacaabay guddi Odayaal ah oo ku sugan degmada Jariiban ee gobolka Mudug, kuwaasi oo uu amar ku siiyey in ay Wasiirka ka soo wareejiyaan gacanta kooxaha burcad badeeda ah ee qafaashay, isla markaana ay dejiyaan meel gooni ah ugu dambeyna soo amba bixiyaan si sharaf leh. Guddiga uu Islaan Bashiir Islaan Cabdulle u magacaabay hawsha sii deynta Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland Mudane Siciid Maxamed Raage ayaa waxaa ay durbadiiba galeen hawshii Issinku u diray, waxayna la soo wareegeen Wasiirka oo ay dejiyeen mid ka mid ah hotelada magaalada Jariiban ku yaala, waxayna sheegeen in xaalada Wasiirku ay tahay mid wanaagsan, isla markaana ay soo amba bixin doonaan balse caawa uu nasanayo oo uu ku sugnaan doono degmada Jariiban. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa door weyn ka ciyaarey sii deynta Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland Mudane Siciid Maxamed Raage oo maanta gelinkii dambe koox burcad badeed ah ay ka qafaasheen deegaano aan sidaa uga fogeyn degmada Jariiban, waxaana arintani ay fajac ku noqotay dadweynaha Puntland oo ogaadey heerka awoodeed ee burcada ku sugan gobolka Mudug ay leeyihiin. Source:
  20. War Deg Deg ah:Wasiirka Dekadaha Puntland oo imika soo gaaray Jariiban. Jiriiban:(Allpuntland)-Waxaa Goordhaweyd oo Caawa ah Degmada Jiriiban ee Gobolka Mudug soo gaaray Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda ee Dawlada Puntland & Saraakiil kale oo saacadihii lasoo dhaafay ay haysteen Koox Burcad Badeed ah oo maanta Duhurkii gacanta ku dhigay xili ay kusugnaayeen deegaano katirsan Gobolka Nugaal ee Puntland. Siideynta Wasiirka & Saraakiisha lasocota ayaa timid kadib markii ay Dadaal xoogan oo ay sameeyeen Cuqaasha Gobolka Mudug & Saraakiisha Maamulka gobolka oo qaarkood galabta kulan ku qaatay Guriga Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax oo kamid ah isimada Puntland kuwaas oo xiriir lasameeyey Cuqaasha & Waxgaradka kusugan Deegaanada lagu haystay Wasiirka & Saraakiisha kale. Wararku waxay sheegayaan in Wasiirku uu nabad Qabo islamarkaasna la geeyey goob gaar ah oo loo diyaarshay halkaasna ay kulamo uga socdaan Isaga & Saraakiisha Maamulka kuwaas oo soo dhaweeyey,Waxaana la rajeynayaa in Saacadaha soosocda uu Wasiirku ku hadlo Dagaaladii kala duwanaa ee maanta ku qabsaday Deegaano kamid ah gobolka Mudug. Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda ee Dawlada Puntland oo ay APL isku dayday inay la xiriirto ayey suurtoo bi waysay,Waxaana saraakiisha lasocota ay sheegeen in saacadaha soosocda u Wasiirku hadli doono. Eng,Siciid Maxamed Raage ayaa maanta ay qabsadeen koox Burcad ahi,waxaana sidoo kale ay isaga & Saraakiil lasocota ay saaka Aroor hore soo gaareen Degaano kamid ah Deegaano Xeebeedka gobolka Mudug halkaas oo uu Wasiirku u tagay Kormeer shaqo walow aysan taasi suurtoobin,lamina yaqaano in Wasiirku uu sii wadi doono Kormeerka & in uu halkaas kusoo afjarayo. Source:
  21. War Deg Deg ah:Wasiirka Dekedaha Puntland & ilaaladiisa oo ay gacanta ku dhigeen Koox Burcad Badeed ah. Garacad:(Allpuntland)-Wararka imika APL kasoo geeraya lawaaxiga degmada Jiriiban ee gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya in Koox Burcad Badeed ah oo kasoo kala gurmatay Degmooyinka Jiriiban,Gaalkacyo,Burtinle & Deegaanada Bursaalax & Bacaadweyn oo aad u hubaysani ay goordhaweyd si rasmi ah gacanta ugu dhigeen Wasiirkii Dekedaha & Gaadiidka Badda ee dawlada Puntland oo saaka ay Dagaalo kala duwani ku qabsadeen deegaano kamid ah gobolka Mudug. Warar ay APL ku kalsoontahay oo ay ka helayso Deegaanadaas ayaa kusoo warmaya in Ilaalada Wasiirka & Wasiirku ay nabad qabaan islamarkaasna laga qabsaday Deegaanka Bali Kumeel oo 30-Km ujira Degmada Burtinel islamrkaasna dhexeeya Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal & Deegaanka Malaasle islamarkaasna ay Kooxdu la aaday dhanka Degaanka garacad. Gudoomiye Xigeenka Degmada Jariiban ee gobolka Mudug Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa APL u xaqiijiyey Warkan,waxaana uu sheegey in ay wadaan dadaalo lagu baadi goobayo Wasiirka oo aanan weli la ogeyn halka ay geysteen Kooxdii qabsatay,isagoo sheegey in ay imika weli hubin halka lala aaday Wasiirka Dekedaha Puntland. Wasiirka Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Dawlada Puntland Eng,Siciid Maxamed Raage ayaa dagaalo culus maanta waqtiyo kaladuwan ay weeraro xoogani dhexmareen isaga & Kooxo Burcad badeed ahi,waxaanan la hubin halka uu imika Wasiirku kusuganyahay. Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda ee Dawlada Puntland oo ay APL iskudayday inay la xiriirto ayey suurto gali weyday Taleefoonadiisa oo shaqayn la’Owgeed. Source:
  22. Faahfaahin Weerarkii lagu qaadey wasiirka iyo beenin warar shegaya in wasiirka la afduubey Jariiban(Puntlandi.com) Wasiirka dekadaha iyo Gaadiidka Bada Puntland Saciid Maxamed Raage oo maanta ay koox burcadbadeed ahi weerartey ayaa iminka ku sugan magaalada Jariiban, wararka sheegaya in wasiirka la afduubeyna waxba kama jiraan. Wasiirka ayaa hada kusugan Jariiban wuxuuna la joogaa odayaasha iyo Maamulka Degmada Jariiban, Dhinaca kalw weerarkii maanta lagu qaadey kolonyo baabuur ah oo wasiirku watey ayaan aheyn warku sida loo buunbuuninayo, dhimashadu waa 2 qof iyo laba dhaawac ah. Gudoomiyaha Degmada Jariiban ayaa hada noo xaqiijiyey in Wasiirku uu iyaga la joogo, Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo iyana hada ka hadashey Weerarka Wasiirka lagu qaadey ayaa sheegey in weerarku uu ahaa mid aan saas usii weyneyn , halqaf oo ilaalada wasiirka ah ayaa dhintey iyo halqof oo dadka deegaanka degan ah oo xabadihii ku dheceen dhaawucuna waa labo qof oo kaliya. Source: