Mr. Somalia

Nomads
  • Content Count

    1,866
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mr. Somalia

  1. ^^ Oops. Ha xanaaqin RedSea. Runtii, it's the truth that your secessionist dreams are just that; DREAMS. And I very much doubt that you have any evidence to prove otherwise(that you and your fellow secessionist knuckleheads on SOL repeat your senseless nonsense often doesn't make it not true). What is most absurd about this whole flawed ideology of yours is that there already exist a number of far more efficient and effective movements pursuing secessionism in other countries that jaded Marfishlanders could look to and evaluate how successful they've turned out to be. Instead of thinking about these failing movements, RedSea, you and your daft ilk on SOL want to continue to argue for a secessionist ideology that has never worked anywhere in this modern era -- just to remain relevant in the affairs of the greater Somali political landscape -- instead of being rational and loyal to your country, Somalia.
  2. ^^ Yes Genius. I undertook a survey of my own(I happen to live in a Somali community with a great many folks from Waqooyi Galbeed in it) and I found out that, for every 2 who are anti-secession, there is 1 secessionist imbecile still pissed off about the molestation done to the SNM by General Said Barre's military. Now if you do the math with me-- a 2:1 ratio in favor of Somali Unity does not bode well for your separatist ideology, my fake cyber-mujaahid.
  3. -The Blackadder. -Mind your language. -'Allo 'Allo!
  4. ^^ That's because they are headless chicken.
  5. ^^ NO. You "thought" wrong! Only the Ethiopian government uses the port in Berbera, whilst the rest of the people in Somalia, including the folks in Burco, use the port in Bosaaso.
  6. ^^ Even without Awdal, Sool, Sanaag's obvious vote against the seccesionist agenda-- I am very confident that if a referendum were to take place TODAY in Waqooyi Galbeed, that the majority of the people there would not want to opt to secede from Somalia. In as much as the secessionists loudmouths on SOL pretend to speak in the name of the people of Waqooyi Galbeed--THEY DO NOT: A great majority of those Somalis remain loyal to Mother Somalia.
  7. ^^ I was reading an article penned by a secessionist dullard on saaxil.net; in which he was complaining about the thriving business between Burco and Bosaaso? He wasn't particularly too happy about the REFUSAL of Burco's business community to PAY TAXES to Hargaysa, for using Bosaaso as their primary trading partner. This is what he said, and I quote... Waxaa ka sii yaab badan in gaadhiga dekkedda Boosaaso laga soo raro, ee isagoo aan meelna su’aal xataa lagu weydiinin si qumaati ah Burco iyo Laascaanood shixnaduu siday loogaga dejiyo, isaga oon cashuur Somaliland leedahay laga qaadin, ee weliba rakaab boosaaso usii qaada. Waxa taa ka sii yaab badan in Dolarka iyo Shilinka Somaliland sida lacag qalaad, sarifka uun lagu kala ceshado oo aan dukaamadu waxba kaaga gadaynin, adoo soo sarifa mooyaane. Complete Article: So yeah! Dem pirates are surely bad people. Sure--we use their port(even though we have a much bigger one in Berbera) and have a very strong and thriving business relationship with them, but Goddammit, they ought to pay their taxes. p.s I didn't know the Shankaroon Shilling was not accepted in Burco as legal tender. I mean, what does the guy mean by this..."Waxa taa ka sii yaab badan in Dolarka iyo Shilinka Somaliland sida lacag qalaad, sarifka uun lagu kala ceshado oo aan dukaamadu waxba kaaga gadaynin, adoo soo sarifa mooyaane". This is very unfortunate indeed.
  8. I vote we de-politicize the chicken entirely and stop turning it into a bone of contention between us. It should only be viewed simply as food, by those that have NOT been blessed with hilib geel and who find it offensive, that this particular chicken is referred to as a cockroach.
  9. A policeman pulls over a woman and asks for her license. He looks at it for a second and tells her, "It says here that you should be wearing glasses." "Well, I have contacts," the woman answers. The policeman replies sharply, "I don't care who you know! You're getting a ticket!"
  10. I guess, this is prove that PMS and football do not mix.
  11. ^^ This isn’t a war between opposing linemen of Sunday’s Colts-Texans game at Lucas Oil Stadium. It’s rough play by a New Mexico women’s soccer player — captured on video and spread nationwide, garnering tens of thousands of views on YouTube — during her team’s 1-0 loss to Brigham Young University in the Mountain West Conference semifinals. Lobos junior defender Elizabeth Lambert has been suspended indefinitely after Friday’s game, during which she yanked BYU forward Kassidy Shumway to the ground by her hair. According to ESPN.com, coach Kit Vela said Lambert is prohibited from taking part in practices, games and conditioning. The sports Web site also reported that Lambert apologized for her play, saying she was “deeply and wholeheartedly regretful.” “I let my emotions get the best of me in a heated situation,” Lambert said, ESPN.com reported. “I take full responsibility for my actions and accept any punishment felt necessary. This is in no way indicative of my character or the soccer player that I am. I am sorry to my coaches and teammates for any and all damages I have brought upon them.” Mountain West Conference officials said they endorsed New Mexico’s discipline decision, and that an internal review would continue. ESPN.com also reported that Lobos vice president for athletics Paul Krebs said Lambert’s conduct on the field inappropriate. “There is no way to defend her actions,” he said. New Mexico (13-5-3) was the No. 4 seed in the tournament. Top-seeded BYU (17-2-2), ranked No. 17 in the NCSAA/adidas College Soccer Women’s Top 25, advanced to the tournament final against San Diego State with the win. Link:
  12. Your defensive tripe about not being a fruitcake reminds me of an Army General in a movie called " American Beauty". In it, this tough talking Army General constantly beats up his son when he mistakenly assumes his son is gay, but he later tries to kiss another man because he is a closet gay himself. Then he shoots and kills the man to keep his homosexuality hidden. Just to save face, he adds...bloody "defeated lot"! Oodwyen, deflection is futile! Just remember that we accept you with all your vile and hideous shortcomings.
  13. by Hussein Farah(Horseed Media) Bilihii lasoo dhaafay waxaa isa soo tarayey xaaladaha amni ee deegaanada Puntland iyo shirqoolo kala gedisan oo ka dhacay gudaha gobalada Puntland, kuwaasi oo dhamaantood la rumeysan yahay inay salka ku hayeen dagaal hoose oo qarsoon, kaasi oo u dhaxeeya kooxo kala duwan oo ay kamid yihiin Jabhada ONLF iyo Maamulka Kiilka Shanaad ee Itoobiya, xiisadan oo Dowlada iyo Shacabka Puntland gelisay marlaxad adag. Waxaa ayaguna garab socday shirqoolada ka dhacay gudaha Puntland, hawlgalo ay wadeen ciidamada amniga iyo kuwa sirdoonka ee Puntland oo ay ku qab qabnayeen rag lagu tuhunsan yahay inay lug ku leeyihiin weeraro ka dhacay gobalada Puntland, iyo kuwo kale oo looga shaki qabo inay ku lug lahaayeen falal amniga wax udhimi kara. Horseed Media ayey u suurto gashay in wareysi kala gedisan ay la yeelato xubno kala gedisan oo xog ogaal ah oo qaarkood kamid ah Jabhada ONLF, kuwa kamid ah Sirdoonka Puntland iyo waliba ciidamada Booliiska oo aan ka wareysanay arrimaha la xariira cabsida amni xumada ee ka jira Puntland iyo meesha ay salka ku heyso xiisadan saameeyey magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Maqaalkan waxaanu kusoo qaadan doonaa xog iyo warbixino kala gedisan oo aan kasoo aruurinay dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Puntland saameeyey, ayadoo ay noo suurto gashay in markii ugu horeysay ay warbaahinta madaxa banaan uga waramaa qaar kamid ah saraakiisha Puntland xaalada iminka ka jirta deegaanadan iyo waxa ay ku tilmaameen “…Dagaalka Qarsoon….”. Puntland iyo Soomaali Galbeed Deegaanada Puntland ee Soomaaliya waa goobta la oronkaro maanta waxaa ku dhaqan inta ugu badan Soomaalida degta gobalada Soomaali Galbeed ama Kiilka Shanaad ee Itoobiya ama ********ya (qofba siduu u yaqaan), ayadoo xiriirka u dhaxeeya labada dhinac u ahaa mid salka ku haya is-dhexgalka bulshada, oodwadaag, tolnimo, Soomaalinimo iyo ganacsiga. Marka laga yimaado isdhexgalka shacabka Soomaali Galbeed iyo reer Puntland, deegaanadan Puntland ayaa lagu tilmaamaa halka ay ku sugan yihiin xubno badan oo kamid ah Jabhada ONLF oo siyaabo kala gedisan u yimaada deegaanadan, ayadoo taasi salka ku heysa xiriirka soo jireenka ah ee bulshada labada gobal u dhaxeeya. Hadaba xiriirkan ayaa ah mid khal khal kusoo kordhay bilihii lasoo dhaafay kadib markii ay dhaceen falal kala gedisan oo amniga Puntland wax u dhimay, isla markaana shaki ku dhex abuuray shacabka. Xiriirkan soo jireenka ah ayaa waxaa bishii lasoo dhaafay ee Oktober 2009 uu gaaray heerkii ugu hooseeyey xili marxalado amni lasoo gudboonaatay deegaanada Puntland. Qabashadii shanta nin iyo xiisadii ka dhalatay 30kii bishii September waxaa lagu qabtay dekkada magaalada Bosaaso shan nin oo la sheegay inay kasoo jeedaan gobalka ********ya ee Itoobiya maamusho, ayadoo raggan ay Dowlada Puntland ku tuhuntay in ay qeyb ka ahaayeen koox ay sheegtay dowlada Puntland in lagu soo tababaray dalka Eritereya. Ayadoo mid kamid ah ragan la sheegay in loo dhiibay dowlada Itoobiya taasi oo keentay xiisad weyn, iyo eedeynmo kasoo baxay qaar kamid ah cuqaasha iyo culumaa’ udiinka Puntland. Weerarkii Gaalkacyo 7dii bishii Oktoober koox askar ah oo la sheegay inay kasoo tilaabeen xadka Puntland iyo Itoobiya, ayaa magaalada Gaalkacyo ka fuliyey weerar lala beegsaday guri la sheegay inuu ku sugnaa nin ay ku raad joogeen. Falkan ayaa waxaa si weyn uga carooday mas’uuliyiinta Dowlada Puntland oo si deg degleh uga codsaday dowlada Itoobiya inay jawaab ka bixiso falkaasi, ayadoo arrintan ay gaartay in la bedalo sarkaalkii qaabilsanaa xiriirka labada maamul ee Itoobiya iyo Puntland. Hadaba labadan dhacdo ayaa la oron karaa waxay salka ku hayaan xaaladaha amni ee wakhtigan saameynta ku yeeshay siyaasada iyo hawlgalada amni ee ka jira deegaanada Puntland. Eritereya, Xisbul Islaam iyo Puntland Wareysi aan la yeelanay xubno kamid ah ciidamada amniga ee Puntland oo si hoose ugu waramay Horseed Media, ayaa sheegay in ay jiraan arrimo salka ku haya dhaq dhaqaaq cusub oo kusoo kordhay deegaanada Puntland, dhaq dhaqaaqaasi oo keenay in Puntland feejignaan dheeraad ah ka yeelato xubno ay ku tilmaameen inay ka yimaadeen dalka Eritereya. Mid kamid ah sarkaalada amniga oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo ayaa sheegay in Puntland ay soo gaartay xog la xariirta kooxo dhalinyaro ah oo lagu soo tababaray dalka Eritereya kuwaasi oo soo mara dalka Yemen, ay soo galayaan gudaha deegaanada Puntland, kuwaasi oo uu sarkaalkan sheegay in ay yihiin kuwo kamid ah Jabhada ONLF iyo waliba kooxda Xisbul Islaam ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya. Arrintan ayuu sheegay sarkaalkan in Puntland ay qabato qaar kamid ah dadka ay ku tuhunto inay kamid yihiin raggaasi la sheegay inay Eritereya soo tababartay isla markaana dib ugu soo noqonaya gudaha dalka Soomaaliya, ayagoo wado ka dhiganaya deegaanada Puntland. Mar aan weydiinay cadeynmaha ay u hayaan arrimahan ayuu sarkaalkan sheegay inay jiraan xog dhanka xariirka ah oo ay heleen isla markaana ay la socdaan dhaq dhaqaaqa xubno muhiim ah oo uu ku tilmaamay inay isku xiraan dhinacyada kala gedisan ee koonfurta Soomaaliya iyo dalka Eritereya. Hadalkan sarkaalkan ayaa ah mid uu ka guuxayo hadal uu horey u jeediyey Madaxweynaha Puntland Md.Cabdiraxmaan Faroole oo 4tii bishii Oktoober khudbad uu ka jeediyey furitaankii Airporka Bosaso ku sheegay inay jiraan xog badan oo ay ka hayaan dad lagu soo tababaray Eritereya oo soo galaya gudaha Puntland. Sarkaalkan ayaa sheegay in aysan arrintan ahayn mid ku kooban shan qof balse ay hayaan xog ah in ka badan 100 dagaalyahan oo lagu xoojinayo Xisbul Islaam isla markaana ka amar qaata Wadaadka Shiikh Xassan Turki ay hada ku sugan yihiin dalka Eritereya kuwaasi oo uu sheegay in lagu doonayo in si qarsoodi ah dib loogu soo geliyo gudaha Puntland kadibna u gudba koonfurta Soomaaliya. Sarkaalkan ayaa sheegay in arrintan aysan ku koobneyn Jabhada ONLF ee ka dagaalanta gudaha Itoobiya. Maamulka Kiilka Shanaad (Itoobiya), ONLF iyo Puntland Dhanka kale Sarkaalkan ayaa sheegay in xiriirka Puntland iyo maamulka Itoobiya heerkii ugu liitay uu gaaray kadib weerarkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo ay fuliyeen sirdoonka Itoobiya. Sarkaalkan ayaa sheegay in weerarkii ka dhacay 7dii Oktoober magaalada Gaalkacyo, ay fuliyeen askar Soomaali ah oo u shaqeeya maamulka Kiilka Shanaad ee hoostaga Itoobiya, kuwaasi oo uu sheegay inay hogaaminayeen xubno u dhashay gobalka ********ya oo ayagu soo hogaamiyey inay farta ugu fiiqaan xubin kamid ah ONLF oo ku sugnaa guri ku yaal magaalada Gaalkacyo. Weerarkaasi ayaa waxaa lagu dhaawacay labo nin oo midi kasoo jeedo deegaanka Puntland, halka kan labaadna uu dhashay beesha ******, waxaana la sheegay weerarkaasi inuu ka bad baaday oo uu ka fakaday xubnitii ONLF ka tirsaneyd oo ay ciidamadaasi ku raad joogeen inay khaarajiyaan. Sarkaalkan ayaa sheegay in ciidamadan Itoobiya ka yimid dhamaantood ahaayeen Soomaali isla markaana dhulka kala yaqaan, qorshahoodana uu ahaa inay khaarajiyaan xubnaha ONLF ee ku sugan magaalada Gaalkacyo. Horseed Media oo sarkaalkan weydiisay cadeynmaha ay u hayaan in weerarkan fuliyeen askar Soomaali ah oo u shaqeeya dowlada Itoobiya, ayaa sheegay in ciidamadan gaari shibil ah kusoo galeen magaalada Gaalkacyo, ayagoo aan wax shaki ah laga qabin maadaama ay Soomaali ahaayeen, wuxuuna sheegay in raggan gurigii ay doonayeen markii ay tageen irida laga furi waayey, wuxuuna sheegay in markii gurigaasi dadkii ku jiray ay shaki ka muujiyeen ragga wakhtiga danbe socda uu mid kamid ah raggaasi Itoobiya ka yimid uu afsoomaali kula hadlay, asagoo u yeeray mid kamid ah dadkii guriga ku sugnaa oo uu magaciisa xafidsanaa, asagoo iska dhigaya ehelada reerka guriga degen si irida looga furo, sidaana guriga gudaha ugu galeen. Sarkaalkan ayaa sheegay in xubntii ONLF ahayd uu ka baxsaday guriga si dirqi ah kadib markii u maqlay rasaasta ay ku fureen mid kamid ah raggii guriga joogay, kooxdan ayaa sidoo kale waji garanayey qofka ay raadsanayaan balse u suurtoobi weyday inay fuliyaan shirqoolkooda, ayagoo markaasi isla habeenkii dib uga baxay magaalada. Falkan ayaa waxaa si weyn uga carooday sida uu sheegay sarkaalkan Madaxda Puntland oo dalka ka cayriyey sarkaalkii u qaabilsanaa xiriirka Dowlada itoobiya iyo Puntland ee fadhigiisu ahaa magaalada Garowe. Sarkaalkan ayaa sheegay in sidoo kale ay jiraan weeraro ay wadaan xubno lagu soo tababaray dalka Itoobiya kuwaasi oo si qarsoodi ah kusoo gala gudaha Puntland, ayagoo baadi goobaya xubnaha lagu tuhmo ONLF, isla markaana khaarajinaya. Halka Kooxda ONLF dhankeedana ka baadi goobeyso xubnaha u shaqeeya Dowlada Itoobiya ee sirdoonka ah. Go’ aanka Puntland iyo hawlgalada Amni Arrintan ayuu sheegay sarkaal kamid ah ciidamada Booliiska Puntland oo ku sugan magaalada Gaalkacyo in ay jahwareer ku riday maamulka Puntland oo uu sheegay in xiligan uu go’ aansaday inay xabsiga dhigaan cidii ay ku tuhmaan ay kamid yihiin labadan kooxood ee is raadsanaya. Dhinaca kale mid kamid ah Saraakiisha ciidamada Sirdoonka Puntland oo asaguna ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa Horseed Media u xaqiijiyey in dowlada Puntland gacanta ku dhigtay mid kamid ah ragga u adeega Dowlada Itoobiya oo falal shirqool ah ka fuliyey gudaha Puntland. Sarkaalkan ayaa sheegay in wafdi dhawaan yimid maamulka Puntland oo ka socday Dowlada Itoobiya uu codsaday in dib loogu soo celiyo ninkaasi loo heysto inuu ka danbeeyey dilka xubno ka tirsanaa ONLF oo gudaha Puntland lagu khaarajiyey. Dowlada Puntland ayaa sheegtay inaysan dowlada Itoobiya ku wareejin doonin ninkaasi ayadoo sheegtay inay sharciga soo hortaagi doonto. Dhawaan ayuu socdaal qarsoodi ah ku yimid magaalada Bosaso Wasiirul Dowladaha Itoobiya ee dhanka Arrimaha Dibada Mr.Takedu Alum, asagoo la kulmay Mas’ uuliyiinta Puntland asagoo kala hadlaya sidii dib loogu hagaajin lahaa xiriirka labada dhinac. “….dhibka jira waxaa weeye dagaalkii ka jiray ********ya wuxuu siduu u socday soo galay gudaha Puntland, magaalooyinka waaweyn ee Puntland dhexdooda ayey isku ugaarsanayaan kooxahan iska soo horjeeda, tilaabada kaliya ee nala gudboon inaanu qaadano waa in aan amniga Puntland sugno oo wixii amniga wax u dhimaya dhinicii ay doonaan ha ahaadeenee aan gacanta ku dhigno…” ayuu yiri Sarkaalkan ka tirsan Ciidamada amniga Puntland oo sheegay in ahmiyadooda ay tahay sidii amaanka loo sugi lahaa. “…shacabka way kacaan markii ay maqlaan qof baa la qabtay ama qof baa Itoobiya loo dhiibay, balse waxaysan ogeyn in xataa ay jiraan rag sirdoon ah oo u shaqeeya Itoobiya oo xabsiyada Puntland lagu hayo, kuwaasi oo ay Itoobiya ku sheegto inay yihiin ONLF ayadoo uga danleh si gacanta loogu soo galiyo oo ay hadhowna u siidaayaan si ay hawlahooda u wataan….” Ayuu yiri sarkaalkan oo sheegay in Puntland amnigeeda khal khal geli doono hadii aan wax laga qaban xiisadan ka timid gobalada Kiilka Shanaad ee gudaha usoo gashay deegaanada Puntland. Mid kamid ah Xubnaha ONLF ee ku sugan magaalada Bosaso oo Horseed Media u waramay ayaa sheegay inay si weyn uga xun yihiin xariga qaar kamid ah dad aan waxna galabsan, asagoo qiray inay jiraan falal shirqoolo ah oo ay fuliyeen sirdoonka Itoobiya oo uu sheegay in ay si qarsoodi ah gudaha Puntland usoo galaan una fuliyaan weeraro lala beegsado xubno kamid ah jabhadooda. Wuxuu sidoo kale sheegay ineysan jirin xiriir ka dhaxeeya ayaga iyo kooxda Xisbul Islaam ee la sheegay in maleeshiyaad loogu tababaray dalka Eritereya kuwaasi oo la rumeysan yahay inay gudaha Puntland doonayaan inay soo galaan. Wuxuu sheegay ninkan kamid ah Jabhada ONLF in deegaanada Puntland ku sugan yihiin in badan oo kamid ah jabhadooda balse aysan wax dhibaato ah u hayn shacabka Puntland, isla markaana aysan dooneyn in wax khal khal ah ku abuuraan amniga Puntland, walow uu sheegay inay ku jiraan dagaal ka dhan ah Itoobiya oo uu sheegay inay wado walba u marayaan. “….anagu xiriirka naga dhaxeeya shacabka Puntland waa mid adag, balse dowlada Puntland ayadu waxay dooneysaa inaanan wax far ah nuuxin oo aynan wax jawaab ah ka bixin duulaanka Itoobiya….” Mar aan wax ka weydiinay xubintan kamid ah ONLF ciidamada badan ee Soomaalida ah oo kasoo jeeda gobalka Soomaali Galbeed ee ayagu u fulinaya weerarada lala beegsanayo xubnaha ONLF sida ay shacabka ama dowlada Puntland ku kala garan karto, ayuu ku jawaabay. “…anagaa is naqaan….balse maaha in ONLF gacmaha la qabto….” Puntland iyo marxalada cakiran Waxaa hubaal ah in dowlada Puntland xiligan ku jirto xaalad adag. · Dowlada Puntland waxay eedeyn kala kulmeysaa shacabkeeda iyo waxgaradkeeda oo si weyn uga soo horjeeda in dadka Soomaalida ah gacanta loo geliyo Itoobiya. · Marna waxay Dowlada Puntland dhibaato kala kulmeysaa shirqoolada iyo falalka amniga wax u dhimi kara ee ka dhaca gudaha Puntland, taasi oo eedeedana ay dowlada qaadaneyso, waa hadii amniga faraha ka baxo. · Puntland inkastoo aysan ONLF ku tilmaamin si rasmi ah Jabhad ka mamnuuc ah dhulkeeda, hadana waxay sheegtaa in Puntland dhulkeeda aan weerar meel kale ku jiheysan laga qaadi karin. · Dhanka kale Itoobiya waxay si hoose Puntland ugu eedeysaa in tilaabo adag aysan ka qaadin xubnaha ka tirsan ONLF ee ku sugan magaalooyinka waaweyn ee Puntland, taasi oo hada keentay in si qarsoodi ah ay shirqoolo ulla beegsato dadka ay u aragto inay khatar ku yihiin, ayadoo adeegsaneysa dad Soomaali ah oo tababaran. Aragtida shacabka iyo baaqyada Cuqaasha Puntland Marka laga yimaado hawlgalada ay ciidamada amniga Puntland wadaan waxaa ayaguna soo baxaya cuqaasha Puntland iyo Culumaa’ udiinka oo ku baaqaya in aan lagu xad gudbin xaquuqda dadka walaalaha ah ee ku dhaqan gobalada Puntland, kana soo jeeda gobalada Soomaaliyeed ee dalka Itoobiya kamid ah. Waxaase hubaal ah in shacabku ay taageersan yihiin in amniga Puntland uusan faraha ka bixin, maadaama hadii ay taasi dhacdo uu burbur ku imaan karo amaanka ay ku nool yihiin dadkii kasoo baro kacay Gobalada Kiilka shanaad, iyo koonfurta Soomaaliya ee hada ka jirta deegaanada Puntland. Waxaana lama huraan ah in Dowlada Puntland kasoo baxdo kaalinteeda ku aadan sidii ay shacabka ugu soo bandhigi lahayd marxaladaha jira, si ay shacabka xog uga helaan arrimaha amnigooda saameynta ku yeelan kara ee weli ka daahsoon ee u baahan in bulshadu wax ka ogaato, si ummadu u dareento halka xalka dhabta ah ku jiro. Horseed Media
  14. ^^^ All is fair in love and war. Still, we gotta show these foreigners whose sea it is.
  15. ^^^ Your reply is very articulate my brother. Ha noolaado Xaaji Xunduf! Ha noolaato Marfishland! Ha noolaato, Shankaroon! Ha noolaado, xukunka Daahir Riyaale uu madaxa uga hayo sadexda habrood oo waalan! Ha noolaato, la-la land!
  16. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Don't talk of qashqashaad. Be honest and say Ethiopian ka cabsanaynaa. ^^^ Waayahayee, anigu hadaan Ethiopian ka cabsanayo, idinku maxaad Puntland kasoo doonteen oo aad uga soo carartay Ethiopianka idin gumeysta, hadaad tahay mid wax iska celinaya?
  17. Originally posted by Abtigiis & Tolka: What Mr. Somalia and his amplifier in Uztaad want is to engage in clan tit-tat, so that the legitimate grieviance of the people of Somaligalbeed is diluted. Well, you won't get your wish, at least today. Sheeko baalaleyda weligaaba waa lagugu yaqaaney, A&T. Intaad weligaa dab shido ayaa iska dhigtaa nin maslaxad wado. Marka waxaan ku leeyahay ama afkaaga hagaajiso ama nacnacda raqiiska ah iska daa. Afarta tuugada ah oo laga soo diray carabta oo biri qaatayaasha ah, oo doonaya nabadgalyada inay Puntland inay khalqal geliyaan, gacan bir ah ayaan iskaga qabanaynaa. Kana yeeli mayno wadankeena inay qashqashaad ka sameeyaan.
  18. Originally posted by UZTAAD: sxb gobayga waan dhamaystirayaa maadaaba uu xabad joojintii la tix galin wayay reerkiinu waa badar sida baradhada oo kale waa in beec lageeyaa bazaarada adduunkiyo barigaa dhexeetiyo waa in boon lageeyaa beesana la siistaa haddaad beecintaas iyo ka baqaysa punltand nagaaa baroortiyo oohintaadan badatee ee bann kaaga naga joog ha imaanin baladkaan PIS_tu ay joogtaa bohashadadii xumayd iyo ku ekow bartaadas oo boosaaso hangatagin burtinle iyo baran iyo baladkeenna noo dhaaf Bas bas Uztaad! Ragu tolweeye yaanan lagu talax tagin!
  19. Originally posted by Abtigiis & Tolka: quote: Originally posted by Mr. Somalia: p.s Ogow maqaal kugu soo socdo oo aan ugu magac daray... "Caano boorow maxaa cida kugu diray?" Cidda waxba iguma dirine, nutrition'ka meel kale hala raadiyo unbaan leeyahay! ^^ Nutritionkii oo dhan anaguuba nagu dhanyahayee, adiguna garow caano boore lagu koosaaray yaad cuntaayee, nafaqa la'aanta waa waxa masqaxda idinka qaadayee, kaluun lagu daaweeyo maskax la'aanta ayaa leenahayee, kaalayoo barwaaqadaan aan kujirno si nabadgalyo ah, kaalayoo nagala soo qeybgala.
  20. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Ina muxumadoow, maxaa la iga kaa siiyaa? Shaly oo dhan kiilo Qaad, ah ayaad iga hortaagnayd Maantana waxaad leedahay,shilin kuma siinayo?? Allah Yarxam Cabdi-bilaad used to utter those words when I was a student convinced they are Afarareey. No wonder prose peddled as poem later came to be known as "Bilaadeyn". A&T, hadii tan ay afarley kula tahay-- Taadii maxay ahayd? Markii lagugu biyo keenana, dhabarkaad jeedisaa ee falaari gilgilasho kaagama hartee, ama afkaaga waa dambe yaana laga maqlin hadal dilqaaf ah, ama wax iska celi. Waxbadan baa laguu dulqaatayee-- caano boorow wax iska celi! :cool: p.s Ogow maqaal kugu soo socdo oo aan ugu magac daray... "Caano boorow maxaa cida kugu diray?"
  21. Originally posted by UZTAAD: reerkiinu waa badar sida baradhooda kale waa in beec lageeyaa bazaarada adduunkiyo barigaa dhexeetiyo waa in boon lageeyaa. ^^^ Saaxiib waxaa fiicnaanlahayd inaad ugu dartid... Reerkiinu waa balo, waa balaayo baasoo marna kaaba beereen, busaarada aduunkana bilad bey u haystaan. Weligood barwaaqiyo baraarana ma gaaraan, buulkii faqriga bey barbar ula jiifaan. Nimaan tiisii aan bogan, inuu buulaxooftiyo anigaa wax bi'in kari uula soo baqoolaa, ma wax loo bareeraa?
  22. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Reerkayagu ma beesaa? Ma beertii Faroolaa? Ma burtuqaan macaanoo Rer-Barigu Jecelyahaa? Ma markab Pirate heshaybaa? Midkii bariga gaadhaa Muxuu boqol u gooyaa? Ma basal aan dhamaano Kolba beyd la jeexaa? War ninyahow A&T, meesha wax kuma heysid ee orod oo caano boorahaagii iska cab. But before you do so, allow me to educate you one last time. Pirate-ku badeenuu markabyada ka baacshaa, Bakhtiga iyo suntiisuu baladyada uu diidaa, Waa niman bareero marna aana baqi karin, birlab weeyaan aan jabin ee caano boorow basasha iyo baradhuhu rag ayaa ka biishoo beesada ku gadayee, adiguna banaankaas buul aan lahayn baa qorax kugu bislaysaa, gaajana bogaadiyo beerkaaga jeexdaa. Bisinka iyo burdaha jira balo kaa xijaabnee bambaduna maxee tahay?
  23. ^^^ LOL...waa runtaa. Hadii A&T iyo JB poet-nimo looga ogalyahay SOL dexdeeda, amba maxaa ii diiday? Maalin walba lo' kuusan, dhabayaco iyo wax lamid ah ayee nala daba joogaan ee maanta wir juuq ha dhahaan! Balan waxaan ka qaadayaa inaan darbiyada aan ku musbaaro.
  24. This article is very insightful and a thought provoking read. Ha noolaato Marfishland! Ha noolaato, Shankaroon! Ha noolaado, xukunka Daahir Riyaale uu madaxa uga hayo sadexda habrood oo waalan! Ha noolaato, la-la land!