Mr. Somalia

Nomads
  • Content Count

    1,866
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mr. Somalia

  1. If You Forget Me by Pablo Neruda I want you to know one thing. You know how this is: if I look at the crystal moon, at the red branch of the slow autumn at my window, if I touch near the fire the impalpable ash or the wrinkled body of the log, everything carries me to you, as if everything that exists, aromas, light, metals, were little boats that sail toward those isles of yours that wait for me. Well, now, if little by little you stop loving me I shall stop loving you little by little. If suddenly you forget me do not look for me, for I shall already have forgotten you. If you think it long and mad, the wind of banners that passes through my life, and you decide to leave me at the shore of the heart where I have roots, remember that on that day, at that hour, I shall lift my arms and my roots will set off to seek another land. But if each day, each hour, you feel that you are destined for me with implacable sweetness, if each day a flower climbs up to your lips to seek me, ah my love, ah my own, in me all that fire is repeated, in me nothing is extinguished or forgotten, my love feeds on your love, beloved, and as long as you live it will be in your arms without leaving mine.
  2. ^^ It says, no one knows yet what the motivation was for the murder. In fact, all it says, is a 28 year old Somali man was arrested for the murder of this lady who worked in the welfare office of this small Danish town. I presume investigations are on going, and in my book, my Somali brother is to be presumed innocent of all charges until found guilty in a court of law. Also Sherbaan, the article says that some folks in the Somali community out there said that the young fella was a little disoriented the last time they say him.
  3. ^^ Regardless of what I hope for or not Sherbaan, these non believers will ALL burn in hell, unless of course they repent and acknowledge the Oneness of ALLAH(SWT) before the pass onwards to the after-life. p.s "Not Cool" is my middle name darling: Besides, no one ever said the truth would always be 'cool'...
  4. ^ Nobody said they didn't genius. So next time you post on this forum, try to think before you type!
  5. ^^ If any of the accusations penned in the preceding article are true-- especially of those concerning SSC officals serving in the Puntland administration-- then a special commission must be created to look into the merits of these allegations. If found guilty, these government officials should ALL be fired and if need be, sentenced to prison for their willful betrayal of the fidelity, confidence, and trust of the Puntland citizenry.
  6. Shirka Holhol iyo Mawaaqifta Somaliland iyo Puntland. Waxaa Waxaanu si joogta ah u soo gudbinaynay warbixino, warar iyo xog-waraysiyo aanu la yeelanaynay masuuliyiinta Somaliland iyo Puntland oo ku wada socday, taakaynta, caqabadaynta iyo fashilinta shirka Holhol ee u socday Beesha ***********, shirkaas oo ay ku dhamaayeen dhamaan duubabkii iyo madax-dhaqameedadii beesha ***********. Waxaa aanu soo gudbinay shirqoolo ay u sameeyeen masuuliyiinta Putland Garaadada qaarkood sida Wasiir ku-xigeenka maaliyada ee Punland Cabdi Halas. Waxaanu kaloo soo gdubinay weftiga uu hoggaaminayo Axmed Cabdi Maxamuud ( Ina Xaabsade) ee ka soo kicitimay Hargeysa iyo hagar-daamooyinka uu shirka u gaystay intii uu yimi. Waxaa weheliyey Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka ee maamulka Somaliland Casoowe, waxaa kaloo marayey Wasiir ku-xigeenka Maxamuud Garaad Maxamed iyo rag kaloo oo badan oo beesha ah, si gaar ahna loogu soo dhiibay go’aamo iyo mu’aamarado ah sidii uu shirku u fashilmi lahaa. Garaadada ayaa si shirku u badbaado waxa ay go’aansadeen in shirka laga saaro dhamaan xubnaha maamulada ka socda, waxaana loo diiday shirka xubnihii uu soo ka igmaday Somaliland ee Xaabsade iyo Maxamed Garaad Maxamuud ( QAWDHAGAYSTE) u ahaayeen hormuudka. Waxaa sii socday shirkii isaga oo si habsami ah u socday, inkastoo ay ciidamada Somaliland ku hayeen culays badan iyo hadidaado aan la soo koobi Karin. Dhanka kale waxaa iyaguna cagabadayn waday maamulka Puntland. Iyada oo caqabadayntii ugu waynayd ahayd, mu’aamarad iyo shirqool uu ka cawday Garaadka Guud in Wasiir Ku-xigeenka Maaliyada ee Puntland kula kacay. Illaa hadda wax jawaab ahna kamuu bixin shirqoolka wasiir ku xigeenku, waxaase dad badani u fahmeen shirqool ku jihaysnaa guud ahaan fashilinta shirka iyo aayo ka tashiga beesha ***********. -----------------Mawqifka Puntland iyo Shirkii Holhol.---------------------- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland. "Shirka Holhol waan taageersanahay, Dhulka somaaliland gacanta u galay waxaanu ku soo celinaynaa hab siyaasadeed, loomana baahna dagaal." Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha Puntland. “ Annagu xukuumad ahaan iyo maamul ahaanba waanu taageersanahay shirk Holhol, waxaanuna u aragnaa in lagaga arrinsanyo danaha Puntland” Wasiir ku-xigeen Arrimaha Gudaha Puntland, Mudane Yuusuf Axmed Khayr, wasiirkaas oo asal ahaan ka soo jeeda beesha Cismaan Maxamuud, halka ka shirqoolka waday ka soo jeedo beesha ***********. Xildhibaano dhawr ah. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee ka soo jeeda SSC ayaa aad uga biyo diiday mawqifka Puntland ee ah afka baarkiisa, waxay kaloo ka biyo diideen shirka Tuko-raq ee Puntland iyo Somaliland ka dhex dhacay, sidoo kale waxaa ay diideen qaabka ay Puntland u waajahday shirqoolka Garaad Jaamac Garaad Cali sheegay in Puntland ku samaysay. Waxay sheegeen in arrinkaas ay talo ka yeeshaan shacbiga reer SSC, halkana aaanay waxba u ool. --------------------Mawqifka Somaliland iyo Shirka Hohol.------------------------ Baashe oo ah guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Gollaha Wakiilada Somaliland, ayaa u sheegay VOA in shirkaas uu yahay mid shirqool loogu samaynayo Somaliland, sidaas awgeed ay doonayeen niman ka qaybgalay shir Kenaya ah oo ka soo horjeeday Somaliland. Baashe wuxuu cadeeyey in aanu dan ka lahayn beesha *********** iyo gobolka Sool, sidaas awgeed uu Garaadada in uu waxyeeleeyo u yimi goobta. Axmed Cabdi Maxamuud (Ina Xaabsade) Axmed wuxuu cadaystay in shirka la burburiyo, waxaana la sheegayaa in dhaqaale badan uu kaga soo qaatay Madaxweyne Rayaale, wuxuuna u socday isaga iyo Casoowe oo labaduba ah isku jilib, sidii ay u caqabadayn lahaayeen ama u arbushi lahaayeen shirka, si gaar ahna Garaadka Guud ee beesha ***********. Arrimahaas markii aanu Axmed wax ka waydiinay, wuu diiday in uu jawaab bixiyo. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdillaahi Ciro. Waxaanu xidhiidh la samaynay Cabdillaahi Coro oo ah wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, wuuna diiday in uu ka hadlo arrinta Shirka Holhol. Cabdillaahi Ciro wuxuu ka soo jeeda Beelaha *****, Sacad Muuse. Waxaana jiray shirkii Sacad muuse qabsaday in aanu ku kicin wax caqabada. Gudoomiyaha Guurtida. Waxaa noo suurtobi wayday, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, “Saleebaan Gaal” in aanu xidhiidh la samayno, waxaana aanu jeclayn in aanu wax ka waydiino, dareenkiisa ku wajahan arrimaha Shrika Holhol, maadama oo lagu magacaabo gollihiisa gollaha dhaqanka iyo nabadaynta, bal sida uu u arko, maadaama uu ka qaybgalay shirkii Gar-adag ee beeshiisa, kaas oo weliba Boqorka Buurmadow ee Habarjeclo ku eedeeyey in shirqool Somaliland looga soo maleegayo, haddana aan lagu qaadin wax weerar ah. Bal wax ay ula muuqato shir beeleed si nabadgelyo ah loo qabsaday. -Nasiib-daro waa noo suurtogeli wayday in uu naga qabto telefoonka.- Cabdillaahi Dareewal. ( Wasiirkii hore Qorshaynta Somaliland) Cabdillaahi oo aanu telefoonka kula xidhiidhnay, ayaanu waydiinay, bal sida uu u arko shirka Holhol ee ciidamada la dul dhigay, shirkaas oo dhamaan garaadadii iyo Isimadii *********** ku shirsan yihiin. Annaga oo waydiinay, waxa uu kaga duwan yahay shirkii Bali-gubadle ee Beeshiisu ku shirtay. “ Waar ninyahow shirkaas iyo Xaalladiisa lama socdo, waxa ka dhacaya Laascaanoodna lama socdo, bal aan wardoon tago ee igi soo celi”. Waxaanu waydiinay oo Cabdillaahi ma sidaas ayaad awal madaxweyne ku doonaysay. Intuu qoslay ayuu yidhi “ Igu soo celiya caawa 10PM”. Dabadeed waa xidhay foonkii. Gunaanad. Waxaa cad in ragga horkacaya Somaliland iyo Puntland ay labaduba noqdeen awr kiraale. Waxaa cad in aanay dan ka lahayn dadkooda, weliba ay doonayaan sidii ay haybada saldanadaha beesha *********** u jiidjiidi lahaayeen shaaricyada Hargeysa iyo Garoowe. Haddii ay sidaas tahay waxaa hore loo yidhi “Nin la tolay ayay talo jirtaa”. Dadka reer SSC ayay talo u taalaa, waana in lays ****-taago, go,aanka garaadadu soo wadaan. Waa in nafta iyo maalkaba lala wadaadaa go’aankaas. Wixii aan go,aankaas oo la raaco aan ahayni waa jabkeenii. Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne) Hargaysa (Wariye Madaxbanaan) RadioWidhwidh Online
  7. Xaabsade Oo Waashay ( Waraysigiisii Wargeyska Ogaal Dheeho) Waxaa Wargeyska Ogaal ee ka soo baxa Hargeysa uu waraysi ka qaaday, Axmed Cabdi Maxamuud Xaabsade, waraysigaasi ayaa lagu waydiiyey su’aalo badan, waxaase ahayd hadal-haynta maalmahan, su’aalo laba sadex ah oo la waydiiyay oo tusayey dawakha ku jira odayga. Waxaa kaloo ay tusaysaa in talo uu siday jirin ee uu yahay nin awr-kiraale ah. Dheeho dhawrka su’aalood. Ogaal: Markaa markii aad Holhol tagteen Shirkii waad joojiseen miyaa? Jawaabtii Xaabsade: Haa, waanu joojinay… Ogaal: Marka hore ujeedada Shirku maxay ahayd? Jawaabtii Xaabsade: Wuxuu ahaa arrimo dhaqameed oo beesha (***********) ah – annagu waxaanu moodaynay inay wax kale oo xumaan iyo colaad ah iyo siday berigii hore u odhan jireen dagaal hala galo ayaanu moodaynay. Ogaal: Mar haddaad ogaateen in Shirku arrimo dhaqan yahay maxaad u xidheen? Jawaabtii Xaabsade: Dee dawladda Somaliland baa tidhi haddaan amar dawladda laga haysan meeshaa lama tegi karo. Ogaal: Laakiin, Madaxdhaqameedka qaarkood waxay sheegeen in shirku u socdo oo aanay cidina ka joojin karin, taas ka waran? Jawaabtii Xaabsade: Haa, waanu wada soconaa, muddona waanu wada joogaynaa inta aanu hawlahayaga. Jawaabahaas oo uu ka muuqdo khalkhal badan iyo is af-dhaaf faro badan, ujeedada jawaabahaasi laba masalo ayay ina tusi karaan, labada masalo ayaa kala ah: •In uu odaygu waashay oo aanu si qurxoon farshaxanimadii lagu yaqaanay aanay ka muuqan. Weliba uu tusay dadweynaha reer Sool in xaalka uu ku metelo ee Hargeysa kula joogo, aanay ay tahay xaalad naxdin leh, welwelna leh. Weliba ay ina tusayso ninkii Sool qabsaday ee Somaliland keenay in aanu si xaqiiqo ah maskaxdiisa u shaqaynayn. •Qodob kale waa in uu quus ka sido Somaliland, sidaas awgeed uu ian tusayo in la soo amray, sida uu doono markii hore ha isu yidhaahdo waa lagu dhegeysanaaye, manta in uu ina tusayo xaqiiqada. Waayo wuxuu sheegay in aanu shirku dhib ahayn, laakiin uu xidhay, sababtuna tahay in dawladu soo amartay. Waxaanu leenahay Xaabsade, haddii aad fariinta danbe dirtay waxa aanu leenahay awalba waanu ogayn, waanuna kaaga dignay, waxaadna noo sheegtay dhibta awr kiraalaha. Haddii aad ay hore ay tahayna illaahay ha ku shaafiyo. Waxaanuse ku leenahay cibaado ayaa kuu e gee waxan ka abax. Dadkana waxaanu leenahay ogaada Xaallada Ina Xaabsade halka ay marayso. Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne) Hargaysa (Wariye Madaxbanaan) RadioWidhwidh Online
  8. ^^ Puntland won't defend Holhol and Tukaraq, so why don't you defend it yourself you crybaby!
  9. To Sayidka: Johnny Boy's arguements here, like all his points throughout these forums, are simplistic to the point of silliness. You, on the other hand, have been substantive and elucidative from the get go. However, what has been baffling me is...why on earth do you and other Muslim nomads on SOL waste so much of your precious time preaching to these godless Kuffaar, who emphatically insist on shutting their eyes to the truth-- no matter how hard you contrive ways to alleviate their discords of polemic divinity with us-- and which they can't even intelligently explain why? See, I was taught early on and wholeheartedly believe that when God created mankind, he imbued in us all with a little summin-summin called choice. He gave us all the intelligence and free will to choose whether to believe in him or not. Now these Atheist Kuffaar on SOL have chosen not to believe in Allah(SWT); and that's perfectly fine, for each person will be held individually accountable for his or her own deeds in the Day of Reckoning... But I wish it were that simple for the disbelievers. See, they are not contented nor pleased with their own personal beliefs(whatever they may be) as we are, which is why they feel the urge to come to a forum such as somaliaonline-- full of Muslim believers-- just to feel unique or special in one way or another. To the Kufaar: Saaxiibyaal, relax-- be happy with the choices you've made in your lives! You do not need authentication from any one group of people, who lord knows, have their own plates full. If you believe your beliefs are accurate and ours are erroneous, please leave us be to our own innumerable strange devices. We on the other hand, in case you didn't get the memo, believe that you are ALL full of sh!t and will one day-- insha Allah-- all burn in hell. So... to each his own I say, whaddaya say eh... Lakum dinukum wa-leyah diin! p.s Sayidka, adigu ajirkaagi waad shaqaysatay. Eebe waxaan kaaga baryayaa inuu kaa aqbalo... Wabilahi Tawfiiq!
  10. Originally posted by FIDHIN: ... get it pple a greater power is behind the story, not just the somaliland tanks. I, for one, am sure that it's because your Army leaders speak English that these folks dare not mess with you! *Still laughing* @ "and its army leaders are well educated and even speak english". Classic!
  11. ^ What da buck are you on about? Originally posted by 'Dalmar': soomaalidiid waligii ma fahmayo qiimaha somalinimada, snm iyo So-called Somaliland wax jira maah, aduunku waa uu idin diiday ^ Dad marqaan dilley ayaad maalin walba isku dayeesaa inaad wax ka dhaadhicisid. Marka iska daa, ha iska daac-daacane!
  12. ^ What da buck are you on about? Originally posted by 'Dalmar': soomaalidiid waligii ma fahmayo qiimaha somalinimada, snm iyo So-called Somaliland wax jira maah, aduunku waa uu idin diiday ^ Dad marqaan dilley ayaad maalin walba isku dayeesaa inaad wax ka dhaadhicisid. Marka iska daa, ha iska daac-daacane!
  13. ^ What da buck are you on about? Originally posted by 'Dalmar': soomaalidiid waligii ma fahmayo qiimaha somalinimada, snm iyo So-called Somaliland wax jira maah, aduunku waa uu idin diiday ^ Dad marqaan dilley ayaad maalin walba isku dayeesaa inaad wax ka dhaadhicisid. Marka iska daa, ha iska daac-daacane!
  14. LOL @ "Qoloda shishe anaa halakan ugu sheekeynayyee" Anigu kuwaani waxaan uga baqayaa iney naxdin uwada bakhtiyaan markey issimadu go'aanadooda soo bandhigaan. Marka Xiinow, Sheeko kaliyah nimanku ma anfaceysee, orod dhakhaatiir usii diyaari marfashyada walaalaheen wareersan kusoo daweeyah! Originally posted by Ducaysane: hadhow dhaha diyaaradaa nalagu dukheeyey oo waan goosanaynaa. hadana dadka nabad galin waaya. Soo joog ninkii laga waayo soo jiifsaa laga helaa Ducaysane, walaale amey markay daraawiishtu ey in yara soo taabtaan xerooyinka habrood ee Riyaale xukumo, amey hadana 20tanka sano oo soosocdo, aduunyada ku calaacalaan oo ee ku qalaadaan, "waa inala xasuuqay ee hanala aqoonsado!"...
  15. To Dalmar: Originally posted by 'Dalmar': People of SSC don't trust anymore Puntland Admin, because Puntland Admin let people of SSC many many times down. No. The people of SSC let themselves down by allowing a few selfish politicians sell their loyalties to the highest bidder. How will Puntland react if for example Bosaaso, Garowe or Galkacyo were invaded? will Puntland Admin ignore 2 years without one single action Once again-- you're wrong! The people of Bosaaso, Garowe and Galkacyo would NEVER wait for the aid nor need permission from a so-called administration to fight off the mediocre political ambitions of a neighboring clan such as the secessionists up north. After 2 years and Laas Caanood is still occupied, and Puntland is unwilling to do anything to help people of SSC, Puntland lost the support of SSC people aft, and at the moment no one in SSC supports Puntland Admin specially after Holhol conflict, the issims of SSC were chased from holhol and Puntland just doesn't care Puntland will not care about the HolHol incident and will not waste time and effort on remedying it, as long as the people of SSC don't give a rat's a$$ about their own loss of integrity and territory, due to the docile subservience of a few corrupt vagabonds serving Riyaale who also meted out major disrespect to their own traditional elders in Holhol. It is about time, you folks took responsibility for the flip-flopping of your politicians. Faroole and Cadde muuse both of them publicly said they are not interested to free SSC, thats why they didn't care Holhol or the issims of SSC And rightfully so. Why would Faroole and Cadde Muuse wanna waste resources to free a group of people who are not united and are not politically in sync?! After more than 2 years, again Puntland was defeated in Holhol, Tukaraq without fight, can believe ? Why is Puntland withdrawing a new town every time? the last one is Holhol and Tukaraq Quit your whinnying, will ya? Puntland will not waste a single life by taking sides in an issue which is clearly a local matter for our SSC cousins. You know damned well, that if Puntland wanted to militarily take Las Anod over that we wouldn't be having this conversation here today. But Puntland would rather let Xaabsade keep using it as a bargaining chip with Riyaale instead of seeing some harm come to him. After-all, it aint like any of Riyaale's 3 habros have set one foot in Las Anod. So if you insist that Puntland wage war to take back Las Anod, then it would be our own SSC people doing the dying on both sides. And we can't have that and give the secessionist what they want; a war within our families. There is only 2 reasons, either Puntland is very weak and cannot defend itself or Puntland betrayed SSC people and doesn't care SSC anymore to please Ethiopia Here you are just burping rubbish. The Las Anod issue is a local matter for the SSC community. You can either choose to be part of Marfishland, or Puntland or else choose to go your own separate way. Nothing is stopping you, except for the luck of unity in your community. You guys must unite and collectively determine the best route to pursue your political ambitions in Somalia. All three alternatives are perfectly fine, just as long as you can achieve a broad consensus for it. Those SSC politicians and odayaal who still in Garowe, don't care about their SSC people,and they are not different from those SSC politicians and odayaal in Hargeisa, both groups like few dollars and hotel rooms more than the well being of SSC people Thank you for admitting that your leadership are all corrupt and selfish. So now you can stop apportioning blame and look inwards towards your own community. People of Bari/Nugaal/Mudug are with their bothers and sisters of SSC in this difficult time, and people of SSC appreciate the support, the help, and good will of their brothers and sisters from Bari, Nugaal, and Mudug. But unfortunately Puntland Administrations of Froole and Cadde betrayed people of SSC like Haabsade. Sorry saaxiib but President Faroole is wise not to get involved in the local matters of his immediate cousins. As for the appreciation by the people of SSC for "the support, the help, and good will of their brothers and sisters from Bari, Nugaal, and Mudug"; I am glad that you realize that your brethren in Puntland only want what's best for your lot. And that is UNITY withing your community. I hope and pray that you attain it in the most expedient manner possible. People of SSC will decide later after they free their SSC land, whether to stay with Puntland after renegotiation with Puntland Admin, or establish their own Regional-State Now finally, we are on the same page. Personally, I'd encourage you to establish your own Regional-State. This, I believe is the only we can all ensure that you are held fully accountable for your own mismanagement of your local affairs. No pointing fingers at Garowe and whoever will be residing in that office in the future. For now, people of SSC fully support their newly established hogaan led by Xaglatoosiya, and they have no choice, Xaglatoosiya is more popular now after Somalidiid attacked Holhol, People of SSC asking themselves why Putnland cannot defend Tukaraq and Holhol, let alone Laascaanood? Rubbish. Xaglatoosiye is a nonstarter, corrupt and selfishly power hungry. I am very confident that if he had the same opportunity Riyaale provided Xaabsade(to share the monies stolen from the 3 habros), right after he was defeated in the Puntland elections a year ago, then I'm sure he would have jumped right on it. So trust me, Xaglatoosiye is not the answer. You have many capable and educated sons out there that you can opt for instead!
  16. Originally posted by Mintid Farayar: quote: Originally posted by Mr. Somalia: Ilma-Adeerradeyn wax hiilo ah oo arintaan Sool ku saabsan, ey nooga baahan yihiin majiraan: So what's the young Garaad complaining about on every radio station and website when it comes to Puntland?? Puntland seems filled with 'Comical Ali's' ^^ Like I said homie, the Sool community is more than capable when it comes to solving this minor problem of purging off the few corrupt politicians who work for Riyaale. Unlike the vile secessionist troglodytes up north, who have fully abnegated their sovereignty to the whims of a petty ex-NSS officer, the legendary darawiish family fights for its decency and the right to determine its own fate. If I were you, I'd reach for a pen and paper and take notes... ku dayo Daraawiishta Puntland!
  17. Ilma-Adeerradeyn wax hiilo ah oo arintaan Sool ku saabsan, ey nooga baahan yihiin majiraan: soo waa kuwaas xaarka ku dhajiyey dhowrka imaan laawayaasha ah oo Riyaale la cuna xoogaaga habaraha Shankaroon uu ka dhaco. Faarax Askar oo ninka la weeraray ayaa warar hoosaadyo la helay ay sheegayaan in ay dhaawacyo soo gaareen, inkastoo ay taasi ka biyo diideen qaar ka mid ah Madaxda Maamulka la baxay Somaliland iyo rag ka jawaabayay Telfoonkiisa gacanta. Dhinaca kalena Wasiiro badan oo ka socda Maamulka Daahir Rayaale Kaahin ayay soo wajahday walaac baaxad weyn leh, markii ay qaraxyada iyo dilalka maalmihii ugu danbeeyey, waxaa magaalada hada jooga Wasiirada, arrimaha gudaha, Gaashaandhiga, Cadaalada, Wasiiru dowlayaal iyo Shaqsiyaad la dhacsan siyaasada Somaliland oo uu ka mid yahay Axmed Cabdi Xaabsade oo Somaliland taabacsan Siyaasadeeda. Cabsida ah ayaa ah in ay la kulmaan miinooyin loogu diyaariyey wadooyinka, taasoo keentay cabsi awooda badan leh oo ah in ay ka leexdaan wadooyinka caadiga ah ee ay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha iyo kuwa ciidamada, waxaana ay warar Madax banaan sheegayaan in ay hada qaban-qaabinayaan sidii ay usameyn lahaayeen baritaano. Source:
  18. ^^ LOL@ "expansionists" Saaxiib, it was never a secret that Riyaale wants to control the whole of Somalia. Surely since he controls the lands of the Somaalidiid clan with such impudence, then all other clans must submit as well, eh!
  19. Originally posted by Peacenow: Exactly. Thank you Maxmus. Also, how can they get away with being rude to me and not being banned. ^LOL @ "how can they get away with being rude to me.." *shaking head* And here I thought you of all people would never buckle under the boorishness of these internet maryooleys... Hey peacenow, will you do us a favor? You just continue being the bitter Italian wannabe we have come to know and scorn?
  20. It seems some members of the SSC community feel that the two administrations in Hargaysa and Garowe have conspired to ensure that a politically autonomous homeland for the Sool community is never realized. They profess that, there is a cabal of sellout politicians-- who hail from this same community and who also are serving in the two banditti administrations of Hargaysa and Garowe-- have colluded to prevent this community, from establishing their political independence from the two Somali states by opting to set up their own local administration. Rumors are swirling all over the place that there was a particular meeting in a small tuulo in Sool called Tukaruq between Xaabsade and a current serving Puntland official where this scheme to prevent the SSC elders from holding their meeting was hatched. So, what are your thoughts on this fellas; especially to those nomads hailing from Sool?!
  21. Shirka Holhol iyo Xidhiidhka Garowe & Hargaysa Sida muuqata shirka holhol waxa uu dhaliyey xiisad baaxad weyn marka loo eego shirarkii hore loo qaban jiray waana arrin wajiyo badan yeelatay, sababo badan awogeed waxaana taas u sabab ah waa markii ugu horaysay oo madax dhaqameedka *********** shir aanay siyaasiyiin ka soo qayb galayn qabsadaan ama isugu yimaadaan, arrintaas oo baqdin weyn ku abuurtay labada maamulba in ay ka hortagaana ay tahay arrin aan hada uun dhicine xataa hore u dhici jirtay. xilli uu Garaad Jaamac ku dhawaaqay in Beelaha *********** shir aayahooda kaga tashanayaan isugu yimaadaan. Aan in yar Taariikhda dib ugu noqono. Caleema Saarkii Garaad Jaamac. Garaad Jaamac Garaad Cali Caleemasaarkiisii ayuu waxa uu kaga dhawaaqay qorshe uu doonayo in uu ku talaabsado, qorshahaas oo ahaa in *********** isugu yimaado shir uu aayihiisa kaga tashanayo, iyada oo ay Garaad Jaamac arrimo badan ku kalifeen arrintaasi, ayna ugu weynayd isaga oo Gudaha iyo dibada dareenka beesha *********** aad ula socday, taasina ay ku kaliftay in uu qaato qorshe ka duwan kii Adeerkii ilaahay hawnaxriistee Garaad C/qani. Garaad Jaamac wuxuu dareemay in loo baahan yahay in la helo go,aan *********** oo madax banaan kana duwan kuwa maamulada Hareeraha ka xiga beesha , hasa yeeshee aad moodid xilli ay xeedho iyo fandhaal kala dhaceen oo hore laysula soo kacaa kufay uu ku soo beegmay qorshahaasi, markiiba qorshaha Garaad Jaamac waxaa isha galiyey siyaasiyiintii *********** ee Hargeysa iyo Garoowe joogay taasina waxay keentay in markiiba ay u dhiila dhaansadaan qorshaha Garaad Jaamac uu aad ugu xamaasadaysanaa oo ay u arkeen in uu shaqo la,aan dhigi doono ayna lagama maarmaan tahay in ay ka hortagaan. Waxaa markiiba Hargeysa ka soo gudbay Dhakool oo isagu ahaa xubin golaha wakiilada ee Hargeysa wuxuuna u gudbay Garoowe Halkaas oo uu kula kulmay Xasan Daahir Afqudhac madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland qorshayaashii laga wada hadlay waxaa ugu weynaa in shirkaasi sinaba aanu u dhicin xataa haday kalifayso in aan magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe u kala wareegno, oo tusaale ahaan rag lagu yaqaano Garoowe u gudbaan Hargeysa oo xilal ka qabtaan. Qorshahaas si loo fuliyo markiiba waxaa soo shaacbaxay khilaafkii Xaabsade iyo Xasan Daahir Afqudhac oo ay hoos socoto dhacdooyinkii Cagaare iyo hawlo kale oo qiiq isku qaris ahaa, taasina waxay keentay in Laascaanood lala wareego halkaana waxaa lagu fuliyey qorshihii koowaad ee looga hortagayey Shir ah in *********** shiro, markiiba waxaa soo baxay rag ku eedaynaya Garaad Jaamac in uu raali ka yahay qabsashada Laascaanood waxayna odhan jireen haddaanu raali ka ahayn muu magaalada ka baxo, Garaad Jaamac Isaga oo og dareenka bulshadiisa ayuu Laascaanood ka baxay wuxuuna xarun ka dhigtay Saaxdheer wuxuuna halkaa u dagay in uu dhamaan bulshada *********** dareensiiyo in uu yahay nin la qaba waxay qabaan oo aaminsana waxay aaminsan yihiin. Waxaa isla xilliyadaa la qaban qaabiyey Shirkii Boocame dabayaaqadii 2007 Rag badan oo dibada iyo gudaha joogaa waxay odhan jireen Garaad Jaamac imaan maayo Shirkaas , Garaad Jaamac shirkii wuu tagay walibana wuxuu la qaatay qorshihii Puntland ee xilligaas ee ahaa Puntland in la taageero si ay u sifayso deegaanka, sababtoo ah Puntland ayaa ku cabatay annagaa nala diidan yahay in aanu dalka soo celino Taagero buuxda ayaa lagu siiyey Garaad Jaamacna wuxuu wax ka saxeexay go,aamadii shirkaas. Cadde Muuse Iyo Xasan Daahir Afqudhac oo xataa jaaliyadahii dibadu taagereen lacag aad u tiro badana iyo gaadiid loo soodirayna , marna dirays ciidan ayey iksu sawiraan marna warbaahintay ka hadlaan iyaga oo shacabka maaweelinaya , mar bil ayey qabteen, marna hub ayaa soo socda ayey odhan jireen , intii danbena warbaahinta ayey cod siinayeen xanbaarsan gantaalo iyo lidka diyaaradaha. Waxaa la soo gaadhay Doorashadii Puntland Garaad Jaamac Garaad Cali wuxuu ahaa raggii yidhi waar inta aynaan doorashada galin aan la xisaabtano maamulka iyo beelaha Puntland oo wax cad aan doorashada ku galo sidii hore ee keentay in deegaanka lala wareego aan wax kabadelo, hasa yeeshee waa lagu gacan saydhay , waxaa xigtay xubintii xildhibaan ee uu isagu in uu soo magacaabo ahayd in xataa laga saaro liiska magacyada xubnaha golaha wakiilada , taas oo ahayd in lagu riixo waxaanu ehel u ahayn. Xilligii doorashadu dhamaatay wuxuu u soo jeediyey madaxdii ku guulaystay ee SSC in xubno wax ku ool ah golaha wasiirada iyo hay,adaha kaleba laga helo, taas oo iyadana waxba laga soo qaadin, intaas wixii ka danbeeyey Garaad Jaamac Hadal cad ayuu ku yidhi anigu waan kala noqday kalsoonidii maamulka Maanta jira ee Puntland. Niman badan waxay faafiyeen Garaad Jamaac wuxuu u socdaa Hargeysa , taasina waa beenowday waxaa beeniyey Shirkii Nairobi oo uu isaga iyo shacab badanniba aamin sanaayeen in aan sidan maanta jirta waxba lagu badeli karin maadaama Maamulkii Puntland inta laysu dhiibay uu dhaqaaqi waayey , shirkii Nairobi ka dib waxaa hadana soo baxday qorshe odhanaya halagu soo noqdo dalka oo hala tashado, hadan kuwii ayaa yidhi Garaad Jaamac tagimaayo Soomaaliya oo gudaha ku soo noqon maayo wuxuu wada hadal la galayaa Hargeysa, Garaad Jaamac wuxuu ka soo degay Boosaaso, dalkii ayuu yimi, markii taasi u cadaatay waxaa Hargeysa iyo Garoowe labaduba garawsadeen in ay tahay fursadii waligeedba la sugayey oo ninkii laga hadhsan waayey lagu ugaadhsan lahaa, waxaa markiiba shaqeeyey kuwii aan iyagu hadhsan jirin siday u ilaashadaan xoogaaga jeebka ku soo dhaca, xilligii ay bixi lahaayeen madax dhaqameedku isaga dib ayaa loola hadhay iyada oo laga codsaday kula gaar ah, qorshuhuna ahaa in kaligii la helo , oo meel dhexe laga waayo laysna weydiiyo hasa yeeshee qudrada ilaahay iyo nasiibkaa qayb ka qaatay wuxuu qorshuhu ahaa in Garaad Jaamac gooni ama loo khaarajiyo ama xabsiga mandheera loo dhaadhiciyo ama warbaahin ahaan inta la sawiro karaamadiisa dhulka la dhigo, waa ay cadayd isla shaqaynta Hargeysa iyo Garoowe, taas oo ay soo baxday markii Cabdi Halas , Cali Dhagacade oo uu soo diray C/samad Cali shire kula kulmeen Tukaraq raggii ka socday dhinaca Hargeysa , waxaan halkaas laysku dhaafsaday dhaqaale Puntland bixisay oo qorshihiisu ahaa hawl aanan annagu qaban karin maandhayaalow noo qabta oo ah Garaad Jaamac Garaad Cali karaamadiisa dhulka dhiga , wuxuu C/halas adeegsaday waxyaalo aan xataa filimada hindida ka dhicin warbaahintii oo meelkasta casriya ayuu doonay in uu been ka sheego waxa ka socda Tukaraq, taasina waa ka socon weyday, ilaahay ayaa badbaadiyey Garaad Jaamac Laakiin Garoowe iyo Hargeysa ,Axmed Cabdi Xaabsade iyo C/samad Cali Shire iyo wixii ka hoos shaqeeyaba waxba ulama hadhin . Hadalkii Horgal Baashe Maxamed Cadde. Waxaa isna maanta ka hadlay Ilaacada VOA da Midiidin Baashe Maxamed Cadde, Waraysigii ayaa waxaa su'aal waydiisey gabadhii waraysanaysey waxayna waydiisey sababta ay Shirka Isimadda *********** loo Baabiyey beelaha Burcano shirkoodii Gar_adag u qabsadeen wuxuuna ku jawaabay sidan." Waxaanu doonayney Rag ka qayb galay shir Nairobi lagu qabtay oo Go'aano ka soo baxeen.' Waxaa iska cad in shirqoolka Garaad Jaamac lagu doonayey uu ahaa mid sidaas u xidhan. Qaawanaanta Hargeysa Iyo Garoowe. Waxay maradii ka dhacday labada maamul ee Garoowe iyo Hargeysa oo in badan dadka loo sheegay layskana dhaga iyo indha tiray , kuwo badan ayaa hore loogu sheegay Hargeysa iyo Garoowe waxay isu kaashadaan dibin daabyada shacabka SSC rumayso ama ha rumaysan, miyaanay kuwaasi ku quus qaadanayn kulamada hadda aan qarsoomayn iyo xaaladaha gaadhay halkii ugu xumayd oo qof waliba arkayo, Maamulka Hargeysa la garay oo haday isku rogmadaan *********** danba kamalaha oo waa siduu rabay, ee kuwa Puntland garabka moodayoow miyanaay idiin muuqan hawsha Cabdi Halas Qawdhan , Cali Dhagacade iyo C/samad Cali Shire. Dad badan waxay qabaan in C/halas ka adag yahay C/raxmaan Faroole iyo C/samad Cali Shire waxaana taas u ah markhaati, shalay kulankii ka dhacay madaxtooyada Garoowe C/samad Cali Shire muu ahayn madaxweyne ku xigeen ee wuxuu ahaa miskiin aad u dhagaysanayey hadalka Cabdi Halas, iska daa in uu xilka ka qaadee wuxuu C/samad aaminsan yahay in Cabdi Halas ka dhigay Madaxweyne ku xigeen, C/raxmaan Faroolena wuxuuba u haystaa Cabdi Halas sidii uu ugu karbaashi lahaa Dhulbahantaha Garoowe. Garaad Jaamac wuu ku saxsanaa in uu Saaxdheer aado, waxaase si wanaagsan u muuqday sida cadceeda oo kale xidhiidhka qotoda dheer ee Hargeysa iyo Garoowe oo ah Faaa,iidada laga helay shirka Holhol kii shaki ka qabayoow maanta xaalku waa cad yahay, kii Puntland wax ka sugayayoow (baad iyo lacag) ayey ku bixisay wixii dhacay, hadaladii hore loo yidhi ee ahaa Madax dhaqameed dalka umaanu diidin iyo war xunoow lagu waa, hada xaal halkaasuu marayaa xeer beegtiyeeey. Garaad Jaamac Talo ku socota. Garaad mudadii aad xilka haysay ilaahay mahad ha ka gaadhee waxaad isu taagtay sidii sharaf iyo cisi ay ugu noolaan lahaayeen ***********, hasa yeeshee lagulama Garan, kuwo badan waxay faafin jireen Garaad Jaamac wuxuu doonayaa in uu Hargeysa lagalo wada hadal meel ay ka keeneen la garan maayo shaydaan ayaa u waxyooday, Garaad waxaa soo baxday qof ka kaliya ee doonaya in *********** sharaf ku noolaado in uu adiga yahay isaga oo madax banaan oo aan cid kale hoostagayn, taasina waa mid lagu yaqaanay ilaa awoowayaashaadii 16aad, sidaas Daraadeed adiga oo aan daalin oo aan dareensanahay in aad mawqof adag tahay, maanta waxaad xaq u leedahay in aad geedka Saaxdheer u fadhiisatid *********** iyo kuwa u diiday in ay wanaag ku noolaadaana muddo isu daysid, mawqifkaaga sharafta mudan ee ah midnimada Soomaaliyana ku dhimatid ilaa daqiiqada ugu danbaysa. Talo Ku Socota ***********. Dhulbahantoow Cid idiin soo socota oo dal iyo dad idiin badbaadinaysaa ma jirto ama gude joog ama dibad, xaalkaaguna wuxuu marayaa in maanta Madax dhaqameedkaagii iyaga oo xor ah deegaankoodii ku shiri kari waayeen, Hargeysa iyo Garoowe oo qoysas ahina doonayn in aad shirtaan, aayihiina ka tashataan, sababtoo ah iyaga waxay ugu badisaa in qaybtiina sandareero ka qaadato Hargeysa inta kalena Garoowe,ama jilib hoosaad u faker ama Faarax u faker ama Maxmuud u faker ama Baho u faker, adiga iyo Taariikhda qormaysaa laysaga kiin tagay, muddo dhaw waxaa laga sheekayn doonaa 100 kii sanno ee ugu danbeeyey iyo Taariikhda Somaliya. Boqolkii aynu ka soo gudubnay maalin kaliya Dhulbahnate kama maqnaan wuxuuna kaga jiray halka ugu horaysa , laga soo bilaabo halgankii daraawiish , boqolkan sanno ee bilaabmay , is weydii Dhulbahantoow maxaad ku bilowday, la odhan maayo Maxmuud Garaad, Faarax Garaad iyo Bahonugaaleed Maxay ku bilaabeen, dadkii deegaankaas deganaa maxay ku bilaabeen weeye su,aashu? Xamse Maxamed Cabdi. Somalia WYA2007@hotmail.com
  22. ^^ LOL..not to forget the crappy ones that even won some Oscars thanks to all the hoopla the critics were making at the time. Remember Forrest Gump? Granted it had it's funny moments, but most of the time I was just wondering, "Was that supposed to be funny?". Imho, we got a far better performance from Tom Hanks in Cast Away than Forrest Gump. Also thanks to some enlightened critics Russel Crow got an Oscar for Gladiator of all movies. If anything, he ought to have been given a pat on the back for A Beautiful Mind instead of Gladiator. Sometimes, I just can wait for us Somalis to develop a decent movie industry of our own, so I can also start calling myself a critic. I'd give Somali movies like Qabyo 1 a B+, whilst Qabyo 2 would get C-... p.s Coming to think of it...it's been a minute since I last watched a Somali movie. Any of y'all know any new flicks out there? And when I say movie, I don't mean ruwaayad sanadkii Cabdille Xasan lagu sameeyey Soomaliya.
  23. I'm sorry bint hamid, but to hold such a warped belief such as the lil stinker you've shared with us is either nefarious or outright evil or as Somalis say, plain qumayanimo. I can't decide which... but methinks nefarious would do just fine, since I can't believe anyone, other than the wicked, would hold such evil thoughts in their hearts. bint hamid, all of us are going to die, and no one knows when or how? This also includes the Haitians, Palestinians, Iraqis, Afghanis,Somalis and everybody else. Earth Quakes are but one excuse to take some folks out. That is all.
  24. ^^ WrongEquation, I'm with you on this one. I can't stand movie critics as well; For I've loved many a movie which these so-called critics gave bad grades to, and I have also loathed many that they've praised. So I plan on watching this Un Prophète film once it becomes available on Netflix and I hope it turns out to be as good as these critics have purported it to be. Lord knows, they've been many times before that they've disappointed me.
  25. Originally posted by Naxar Nugaaleed: there is no way to proof God's existence just as it is impossible to disproof it. The Arrogance of you people in thinking that the whole of humanity should share you worldview. Reality is your fact check people: For everyone that finds special meaning in quranic or biblical passages, there are those who don't. If your faith in God relies on millions of other also believing him, then your faith might not be as strong as you think it is. Atheist, theist, buddhist, confucius, anamist, be and let be. First of all, I want to know if the real Naxar Nugaaleed believes in God? Secondly, I also want to point out the error in your reasoning. The mistake you make is that you, a petty feeble human being, wants to define God into existence, and once that fails, you give up, throw your hands in the air and assume falsely that he does not exist. But don't feel bad. Many so-called "thinking people" have made the same fallacy in history. I also have to note your attempted use of the "be and let be" philosophy, which is rooted in the Koranic principle of Lakum dinukum wa-leyah diin. Unfortunately for you; this will not stop your from confronting ideas that are unpleasant or threatening to your core. And in your case, this does not mean that these ideas are wrong, but that your mind is closed to them. But in the end...Ilaahay kaliya ayaa hanuunka hayah. Marka waxaan Eebe kaaga baryayaa inuu kusoo hanuuniyo.