Mr. Somalia

Nomads
  • Content Count

    1,866
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mr. Somalia

  1. Honestly marfish tard, without a doubt, that got to be one of the saddest replies ever. We talk about Riyaale tea-bagging your lot just once, and what do you do? You run for cover??? Nough said!
  2. ^ SO if you've left this 'confederacy', then why are these calls for new elections any concern of yours, Dalmar?
  3. ^^ First of all the reason Puntland leaders don't visit Mogadishu NOW, is because that city is very unsafe and unstable. Anwar, unless you're trying to get Puntland leaders assassinated in Xamar, you ought to understand why they avoid that hell-hole of a place. Besides, even if they came to the 2 square kilometers under the TFG's control, you know all the bullet proof Amisom tanks are being utilized by Sharif and his entourage. Now going back to your initial assertion, that you have 'fact and history', as you said. Care to further share with us these precious nuggets of history you speak of.
  4. Originally posted by Castro: 100 years later... quote: Originally posted by Jacaylbaro: Just watch niyow ,,,,,,,, wax baa soo ham iyo dig le baan ku idhi ,,,, wax weyn ^^ Yeah right! We don't have to wait for a 100 years from now to know that JB already looks like this sack of bones. Wey duushay, cimri dagdag aan caadi ahayn bey ku ridey odayga.
  5. ^ Keep being surprised, son. Somalia's destiny has been set by GOD only and when Allah(swt) wishes it, ONLY then, will we finally have peace, not sooner. In the meantime just enjoy the roller-coaster ride that is Somalia today...
  6. Originally posted by Qudhac: ^^^^ keep gossiping little girl. OK Qufac, I maybe a little girl, but I'm no irate and hapless habar who is constantly gettin' tea-bagged by Riyaale, oops I mean "mugged" by Riyaale in Villa Morgan and who simply needs to blow off some steam on the internet. In a nice way of course....
  7. ^ STFU, or I will torment you to your dying marfish days.... understand, wart?
  8. ^ As slow as a snail, huh? Anwar, who told you Puntland does not support the TFG?
  9. Originally posted by Qudhac: mr somalia what happened to unity amongs the "TOLKA" that subscribe to the H*rti Constitution. in the meantime SL has deall with the bombers and is building serious infestructure in LA puntland cannot compete for hearsts and minds of locals all they have to offer is las anod ina xaabsadaa haysta loool Qudhac, even though I sometimes fail to understand the point of debating a marqaan incapacitated secessionist like yourself-- luckily I also never believe in neglecting the education of my inferiors. Amusing that you think their is somehow a big split in the unity of H-Clique of the mighty D Block, although it's understandable knowing full well the sorta delusions folks who constantly graze like goats are prone to. Even though your deranged belief of the disunity of the Tolka is quite laughable-- it is understandable that this is one of your daily prayers. After-all, God forbid, we don't want a repeat of these incidents, do we? You know the sorta sh!t that happens when these folks are fully united...
  10. Maasha-Allah, wax kheer ah ayaad ka hadlaysaa. Midnimada SSC waa muqadas oo waa wax aad loogu farxo. Insha-Allah, horumar, wadajirnimo, iyo guul ayaan idiin rajanaynaa. Inkasto aan anigu aaminsanahay, inaad maamulka Faroole aad ka gar darantihiin markaad tiri, "1998 sababta ugu weyn ee shacabka SSC ugu biireen Puntland waxa ee aheed sidii looga difaaci lahaa Gobolada SSC somalidiidka". Anigu, si kasta aad isku yeelyeelshidba, waxaan aaminsanahay meeshaan Las Caano ah wax Soomalidiid ah oo qabsaday majiraan ee waxa meesha heesta waa rag adiga iyo iyagaba aanu u simanahay. Marka sidee noogu xanaaqi kartaan, hadaan idin dhahno, war bal arintaan, arin tol udhaxaysa weeyaanee, bal si tolnima ah, bal u xaliya? Boqol jeer baan anigu ku dhahay, yeeli mayno inaanu askar ka soo dirno gobolalada Bari, Nugaal iyo Mudug, oo xabad iyo xoog aanu igu kala hiilino dad tolkeen wada ah, ama Riyaale ha lajiraan, ama gooni istaag SSC ha rabaan, ama Puntland ha ku adkeystaane. Arintaasu waa habeenkii xalay ahaa oo tagay ee maskaxda ka saar. Dhulkaani iyo dadkaaniba, SSC hormar waxa kaliya ee ku gaarayaan waa midnimadooda ina laga shaqeeyo...hadana hadaad itiri, "Shacabka SSC waa ku heshiiyeen Buuro Wadal, Hogaan bee sameesteen, Parliament (Khusuusi) bee sameesteen, Ciidaanka SSC baa la abuuray, Sanduuq lacageed baa la furay, Shacabkii gudaha ee Laacaanood, Buuhoodle, Boocame, Buura Wadal, Xudun, etc iyo Jaaliyadihii dabada laga bilaabo Sydney ilaa Dubai, Nairobi, London, Minneapolis, dhamaan shacabkii gacmaha bee is qabsadeen oo waa heegan"-- aad baan ugu farax sanahay, Ilaahayna waxaa idiinka baryayaa inuu idiin fududeeyo wixii wanaaga ku jiro oo dhan. Wabilahi Tawfiiq...
  11. Mid kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa qoraal uu baahiyey ugu baaqay Baarlamaanka Puntland inuu meel mariyo doorashooyin cusub oo madaxtinimada Puntland ah oo wakhtigeeda lasoo hormariyo. Xildhibaanka oo lagu magacaabo Cabdiwali Muuse Shire (Dhamuuke) ayaa qoraal uu u diray Madaxweynaha Puntland, Madaxweyne kuxigeenka iyo Golaha Wakiilada ugu baaqay in lasoo hormariyo xiligii Doorashadii Madaxtinimo ee Puntland. Xildhibaankan ayaa qoraalkiisa nuqul kamid ah oo soo gaaray Horseed Media ku xusay in ay jiraan arrimo badan oo u baahan in wax laga qabto xiligan deegaanada Puntland asagoo ku saleeyey arrimaha amniga iyo waliba xaaladaha ka jira gobalada Puntland qaarkood in ay laga maar maan tahay in lasoo hormariyo doorashooyinkii Puntland si buu yiri wax looga qabto dhibaatooyinka baaxadleh ee hada taagan. Waa markii ugu horeysay oo xildhibaan ka tirsan Puntland baaq caynkaan oo kale soo bandhigo, xili Dowlada Puntland ee uu hogaamiyo Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole xilka heyso muddo ka yar 2 sano. Mana cada in baaqan ay soo dhaweyn doonaan Baarlamaanka Puntland ee uu xildhibaankan ka tirsan yahay. Inkastoo ay jiraan caqabado badan oo salka ku haya amniga ay ka jiraan Puntland, hadana qaar kamid ah dadka siyaasada u dhuun daloola ayaa sheegay in baaqan la hubin inuu taageero weyn ka heli doonin Baarlamaanka, walow ay jiraan caqabadahaasi waxaa ayaguna jira arrimo badan oo uu maamulka wax ka qabtay iyo kuwo uu qorsheenayo, xili maamulka wakhtigii loo doortay ay wax badan uga hartay. Hayeeshee Xildhibaan Cabdiwali Muuse Shire (Dhamuuke) ayaa sheegay in balanqaadyadii hore ee hogaanka Puntland horey u jeediyey aan wax badan laga qaban. Qoraalkii xildhibaan uu u gudbiyey Golaha iyo Xukuumada ayaa u qornaa sidatan: Xildhibaan Dhamuuke oo Gudddoonka sare ee Baarlamaanka Puntland u soo Jeediyey in La Qabto Doorasho Xilligeedii Laga Soo Hormariyay Og: Dhammaan Xubnaha Golaha Wakiilada Daw/Puntland Og: Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Og: Madaxweynaha Dawladda Puntland Ujeeddo:- Doorasho Xilligeedii Laga Soo Hormariyo Siyaasad wanaagsan Amni Sugan Maamul tayaysan Golayaal wada shaqeeya Garsoor hufan Waxaa 1998-dii la dhisay Dawlad Goboleedka Puntland oo ay ku bahoobeen 5 Gobol iyo Deegaanka Buuhoodle (Bari, Sanaag, Nugaal, Sool, Mudug iyo Degaanka Buuhoodle). Taasi waxay ahayd MASIIR UMMADEED oo ka timid baahi dadweyne, si ay u helaan maamul tayo leh oo suga amniga dalka una horseeda ummadda horumar dhaqan-dhaqaale (socio-economic development). Dhismaha DGPl wuxuu kale oo ahaa qaab-dib-u-heshiisiineyd, ahna kan kaliya oo Soomaali la isugu keeni karo Nadaam Federaal ah oo Dawlad Dhexe oo midaysan lagu gaari karo. Hadda, Puntland waa toban jirsatay waxna waa qabsoomeen, wax badanna waa laga gaabiyay in la qabto maamulxumo darteed, sida sugudda amniga, adeegga bulshada, horumarinta dhaqaalaha, iyo nadaamka suuqa xorta ah oo la dhaawacay. Sidaas darteed, waxaan shacabka reer Puntland iyo Golaha wakiilada ugu bishaaraynayaa in haddii fursadan la iisiiyo inaan qabto Xilka Mdaxweynaha D/G Puntland aan ka samayndoono Puntland INSHAA ALLAH, dib-u-habeyn iyo isbedel baahsan oo saameyndoona Maamulka DG Puntland si loo soo noleeyo Heyadaha Dawladda oo aan hadda shaqayn loona dhiso kuwo kale oo loo baahan yahay. Waxaana ka mid ah kuwa amniga, horumarinta dhaqaalaha si kor loogu qaado maciishadda dadweynaha, heyadaha caddaaladda, adeegga bulshada, dhawrista deegaanka, abuuridda heyad samafal (Welfare society) loona jeedo daryeelka dan yarta iyo naafadda. Siyaasadeyduna waa daafacaadda nidaam Federaal ah ee Dawladda Qaran oo Somalia, oo wax ka hooseeya dadkeenu mamaba aqbaleyn; sal-u-dhigidda iyo horumarinta dhaqaalaha; sugidda iyo xojinta amniga dalka oo dhinac walba ah; Difaaca dibedda, Burcad Badeedka, Afduubka Beriga, Deegaanka, Arrimaha Federaalka, Habaynta iyo soo noolaynta haybadda hayadaha Dawladda iyo Hogaamiyaha, Anshaxa iyo Asluubta Bulshada, La shaqaynta iyo Kalsooni siinta Hay’adaha caalamiga ah iyo u hogaansanka sharciga. Haddaba, anigoo tixraacaya qoraalkaas akhriskiisu qurruxda badan yahay, aniguna aan soo minguuriyey anigoo khalad ka dhawraya una soo koobiyeeyey sidii uu Madaxweynuhu xilliguu musharaxa ahaa u soo qortay, waxaa isweydiin leh: 1. Maxaa ka qabsoomay ballanqaadkaas kor ku xusan? Ra’yigayga maanta Puntland waxay maraysaa in ay isugu soo ururto Garoowe, oo ay shirar beeleedyo ka socdaan hareeraha caasimadda Puntland ee Garoowe, sida Buurowadal, Qardho iyo meelo kamid ah Gobolka Mudug, iyadoo beelo ka mid ah Puntland ay ku biireen Maamulka Galmudug, kuwa kalana ay hadda wada hadal leeyihiin iyaga oo tirsanaya in ay waayeen xaqqii ay ku lahaayeen Muwaadinimadooda sida Beesha Meheri (Carrab Saalax) oo laga qaaday kursigii Golaha Wakiilada ee Gobolka Nugaal iyo wasiirkii ay ku lahaan jireen Xukuumadihii hore ee soo maray Puntland, iyo beelo badan oo aan wax masab ah ka hayn Puntland, iyagoo ka mudan kuwo la siiyey kuraasi fara badan. 2. Puntland waxay maraysaa maanta in laga ufoodo Xaruntii Madaxtooyada ee Dawladda Puntland, taas oo madaxweynuhuna Dikreeto ku soo saaray in aan Golaha wasiiradu imaan karin Madaxtooyada Gelinka hore haddii aysan OGOLAANSHO ka haysan Agaasimaha Madaxtooyada Cali-barre Jaamac ama ku xigeenkiisa Axmed Caydiid, waa wax aan adduunka ka dhinac in Wasiir xasaanad leh lagu wargeliyo in uu fasax weydiisto shaqaalaha Madaxtooyada ee Madaxweynuhu iskiis u qorto. 3. Waa wax aan weli caalamka iyo deriska ka dhicin in Isimo hawshii loo igmaday ee beelahooda u fadhiya, mudanna xurmo, lagu weeraro rugtoodii, weerarkaasna laga abaabulo halkii ugu sarreysay ee looga talinayey dawladda Puntland, waxaa wax lala yaabo ah in ciidankaas uu watey xoghaynta gaarka ah ee madaxweynaha oo ah nin rayid ah oo aan ciidan weligiis soo marin, maxaad ku tilmaami lahaydeen arrintaasna? 4. Maanta Puntland, waxay maraysaa meel aysan weligeed gaarin sumcad ahaan iyo amni ahaan labadaba, waayo waxaad ka dheregsan tihiin in maanta warbixintii Qaramada Midoobay loo gudbiyey ee sannadlaha ahayd, Puntland lagu eedeeyey in ay xiriir dhaw la leedahay BURCAD BADEEDDA, taas oo waliba la magac-dhabey Madaxweynha, Wasiirka Amniga iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha. Waxaad la socotaan in aysan weligeed Puntland ka dhicin dilalka qorshaysan ee lagu beegsanayo Golayaasha Dawladda, kuwaas oo aad ka xusuusataan: 1. Wasiirkii Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dhaqanka Warsame Cabdi Shirwac (Seefta) 2. Xildhibaan IBraahim Cilmi Warsame (IBraahim Cilmi Gaab) 3. Xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan. 4. Xildhibaan Maxamed Cabdi Jibriil. 5. Gudd. Maxkamadda Darajada 1aad ee Boosaaso Sheekh Maxamed Cabdi AWaare. 6. Qaraxxii lala Beegsaday Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi, kaas oo uu ku dhintay mid ka mid ah ilaalada Guddoomiyaha (Naaleeye), halka dhaawac culus uu ka soo gaaray Darawalkiisii (Sanka). Sidoo kale waxaa falalkaas lala beegsaday Saraakiil, Aqonyahan iyo Ganacsato. Waxaa wax lala yaabo ah in dhmmaan dilalkaas dadkii loo qabtay aan wax tallaabo ah laga qaadin, iyadoo Madaxweynaha Puntland uu Saxaafadda u sheegay in la hayo, ama la garanayo dadkaas, isagoo tusaale u soo qaatay in gacanta lagu hayo ciddii dishay IBraahim Cilmi Gaab. Ugu Dambayn, waxaan Gudddoonka sare ee Baarlamaanka Puntland u soo jeedinyaa in la qabto Doorasho xilligeedii laga soo hormariyo, waa wax Caalamka oo dhan ka dhaca, haddii xukuumaddu ku guuldaraysato hawlihii loo igmaday fulintooda, ayna ballanqaaday markii ay tartamayeen, taas oo ah inta kor ku xusan. Arrintu saw uma eka, “La mood noqonse weydey” Waxaan qabaa in aan taageero badan uga helayo MOTION-kaygaan xubnaha Golaha wakiilada ee Dawladda Puntalnd, anigoo haya caddaymo badan, soona bandhigi doona marka uu furmo kalfadhiga Golaha wakiilada ee soo aadan 15/06/2010, haddii ALLAHA awooda lihi ogolaado. Mahadsanidin. Xildhibaan Cabdiwali Muuse Shire (Dhamuuke) Galkaio, Puntland Somalia.
  12. Dalmar, Walaale run baad sheegtay, oo labada muumul oo cade iyo faroole-ba arintaani wey ka seexdeen. Laakin dhibta ugu weyn waxay ka taagantahay Las Caanood, Soomaliland ma heesato markii runta aanu isku sheegno, ee Xaabsade oo dadkiina ah, oo markii horenay waziir ka ahaa Puntland, maantana ku mucaaradsan oo lajira Soomaaliland ayaa meesha qabsaday oo jooga. Puntlandnah xaq uma laha iney reer daraawish isku hubayso oo ey is-laayaan. Marka waxaa fiicnaanlahayd inaad, haadaad reer daraawiish tihiin inaad wada tashataan oo arintaani si nabadgalya-ah ku dhamaysaan idinkoon dagaalamin. Marka hadii arintaas suurta galiweydo, oo daraawiishtu ooo dhan isku raacaan in Las Caano la xoreeyo, waa in dulbahante ahaan la idinka helaa ciidankii dagaalami lahaa, markaasnah dawllada Puntland wey ku khasbantahay wixii garab iyo taakuleen ah iney idin siiyaan. Laakin, hadii idin rabin inaad keentaan dhalinyaradii idiin dagaalami lahayd, maxaad Puntland ku eedeynaysaan maanta?- Arinku xagiinuu ka socon la'yahaye!
  13. Song of Myself(excerpt) by Walt Whitman This is the meal equally set, this the meat for natural hunger, It is for the wicked just the same as the righteous, I make appointments with all, I will not have a single person slighted or left away, The kept-woman, sponger, thief, are hereby invited, The heavy-lipp'd slave is invited, the venerealee is invited; There shall be no difference between them and the rest. This is the press of a bashful hand, this the float and odor of hair, This the touch of my lips to yours, this the murmur of yearning, This the far-off depth and height reflecting my own face, This the thoughtful merge of myself, and the outlet again. Do you guess I have some intricate purpose? Well I have, for the Fourth-month showers have, and the mica on the side of a rock has. Do you take it I would astonish? Does the daylight astonish? does the early redstart twittering through the woods? Do I astonish more than they? This hour I tell things in confidence, I might not tell everybody, but I will tell you. 20 Who goes there? hankering, gross, mystical, nude; How is it I extract strength from the beef I eat? What is a man anyhow? what am I? what are you? All I mark as my own you shall offset it with your own, Else it were time lost listening to me. I do not snivel that snivel the world over, That months are vacuums and the ground but wallow and filth. Whimpering and truckling fold with powders for invalids, conformity goes to the fourth-remov'd, I wear my hat as I please indoors or out. Why should I pray? why should I venerate and be ceremonious? Having pried through the strata, analyzed to a hair, counsel'd with doctors and calculated close, I find no sweeter fat than sticks to my own bones. ... I exist as I am, that is enough, If no other in the world be aware I sit content, And if each and all be aware I sit content. One world is aware and by far the largest to me, and that is myself, And whether I come to my own to-day or in ten thousand or ten million years, I can cheerfully take it now, or with equal cheerfulness I can wait.
  14. My Name by Mark Strand Once when the lawn was a golden green and the marbled moonlit trees rose like fresh memorials in the scented air, and the whole countryside pulsed with the chirr and murmur of insects, I lay in the grass, feeling the great distances open above me, and wondered what I would become and where I would find myself, and though I barely existed, I felt for an instant that the vast star-clustered sky was mine, and I heard my name as if for the first time, heard it the way one hears the wind or the rain, but faint and far off as though it belonged not to me but to the silence from which it had come and to which it would go.
  15. ^^ Dalmar, walaale, hadii la idin dhaho- orda Riyaale iyo sadex habrood uu sadexda ku qabo iska qiciya, reerku ma xanaaqayaa? Bal taas ka jawaab walaale!
  16. Originally posted by *ANWAR*: i support al-sabab on this one Anwar, I also agree. All forms of Shirk ought to be opposed, no matter what. That the Shabab deviant wackos are doing it, should not make it wrong, either.
  17. Originally posted by Oz: ^^Well it's hard to disagree with yourself isn't it!! You are beyond ridiculous but I love your blind enthusiasm. Garoodi cannot even match the maturity of a two year old, but considering his constant predilection for chewing qhat on an empty stomach-- days on end-- I think we ought to give him the benefit of doubt.
  18. No...Anti-Recognition is more like it-- and as such very Anti-Marfishland!
  19. Calanyahow babanayaa Waxaa kuu calaamada Buluuggii cawaaliyo Caddaan nabad matala iyo Cagaar doog u yaaliyo Barwaaqaad ku caan tahay Ciidaadu waa hodan Caraf iyo udgoon badan Puntland baad u curutaye Cawo iyo ayaan side Cimrigaa ha dheeliyin. ^^ THIS IS AWESOME, Masha Allah!
  20. laughing @ "The holly warriors of Somalia" ..lol, classic walahi. Talk about the wonderful benefits of the GREAT JIHAD, eh?
  21. Originally posted by AfricaOwn: I wasn't around then, my father tells me that the garowe folks are just bitter. ^^ Kinda says it all really. AO- Since when is whining and admitting to being a gullible young imbecile who was raised on Bogeymen type stories, something worth even mentioning? That there, is the 1 million dollar question.
  22. ^^ Oo hada baabuurkiiba boor ka hoos kaco, ma waxaan leenahay dab ayaan qabsiinay? Quit honestly that tank looks like it's got nothing more than an exhaust problem-- that's all! p.s Make sure you post all the pictures, homie..