Mr. Somalia

Nomads
  • Content Count

    1,866
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mr. Somalia

  1. ^ I agree genius; however, with a little caveat attached: Only if the elections come off without a glitch, and the results are fairly tabulated and completely respected by all parties involved-- Only then, will ALL Somalis laud and honor this momentous undertaking in Waqooyi galbeed.
  2. ^ Yep. Like I said... I hope the north-east has a free and fair election. An election that we can all look up to as Somalis and become proud of.
  3. This was a very cogent analysis of the up-coming elections in Somaliland by Horseed media. I hope these elections are gonna be peaceful, free and fair-- for the sake of ALL Somali peoples everywhere. I also hope this elections turns out to become one worthy of emulation throughout the rest of Somalia. And finally, I hope Riyaale steps down peacefully and respectably once he looses. So good luck to all my Marfashlander brothers and sisters. :cool:
  4. Maalmihii la soo dhaafey waxaa ka socdey Somaliland ololaha doorashooyinka madaxweynaha Somaliland, dhoolatuska ay samaynayaan sadexda Xisbi ee Udub, Kulmiye iyo Ucid ayaa ahaa mid ruxey qaybo badan oo ka mid ah Somaliland, dhoolatuska ayaa lahaa arimo badan oo xiiso leh, iyada oo aad arkeysid dhalinyaro aad u xamaasadaysan oo isku xardhey halkudhigyada Xisbiyada Somaliland, waqtigaa doorashada ayaa aad u soo dhaw waxaa ay dhacaysaa 26 June 2010 oo ay maalmo yar ka harsan yihiin. Xisbiyada Somaliland. Udub UDUB waaa xisbigii ugu horeeyey ee laga diiwaan geliyo Somaliland waxaana magiciisa loo soo gaabiyaa (Ururka Dimoqraadiyadda Umadaha Bahoobay), waxaa asaasey Rabbi ha u naxariistee Maxamed Ibraahim Cigaal, muddo yar kadib asaaskii xisbiga Udub, Cigaal waa geeriyoodey, waxaana hogaanka u qabtey Madaxweyne Rayaale oo noqdey Madaxweyne kumeel gaar ah markaas, Rayaale ayaa markiiba soo dhaweystey rag ay Cigaal aad u kala fogaayeen kuwaas oo uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale, xisbiga Udub waxa uu ku doodaa in uu xal u yahay Somaliland isla markaana u taagan yahay midnimada Somaliland, waxaana ay dadka qaarkood ku doodaan haddii aan Rayaale la dooran waxaa dib loogu noqon lahaa sanadihii 1992 – 1997 markaas oo dagaalo sokeeye ka socdeen Somaliland. Ucid Xisbiga Ucid (Ururka Caddaaladda iyo Daryeelka) waa xisbigii labaad ee laga diiwaan geliyo Somaliland, waxaa hormuud ka ahaa qurbo joog khaastan reer Finland waxaana qayb ka ahaa asaaskiisa Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cabdiraxmaan Ciro. Waxaa la aaminsan yahay talada lagu asaasey UCID in uu lahaa Maxamed Ibrahim Cigaal, waxaana kartoonka Dhanxiir ee wargeyska Jamhuuriya Sanadkii 2001-dii ka sameeyey oraah aad caan uga noqdey Hargeysa, maadaama ku dhawaaqida magaca xisbigu uu ahaa mid adag ayey ugu yeeri jireen UCI, dhanxiirna waxa uu yiri Odayga (Cigaal) ayuu uciyayaa. Xisbiga Ucid malahan ahdaaf mucaaradnimo, waxa uu ka hadli jirey arimaha dawladda u yaala ama ay ahayd in ay dawladdu ka hadasho iyada ayuuna hor boodi jirey, waxaana aad loo xasuustaa doorashadii 2003 markii uu ku guuldaraystey Faysal Cali Waraabe, waxa uu ahaa mid warbaahinta u mariya erayo liddi ku ah Siilaanyo oo markaas qaaddacay natiijadii doorashada, sidoo kale waxa uu si buuxda u sheegay in uu diyaar u ahaa in xukuumadda lagu soo daro wasiirna laga siiyo xisbigiisa. Xisbiga Ucid waxaa mar danbe xubno ka noqdey qurbo joog badan oo aqoonyahan u badan, waxaana uu Xisbiga saddexaad noqdey markii uu kaalinta saddexaad ka galay doorashooyinkii goloyaasha deegaanka sanadkii 2002, isaga oo codad yar kaga adkaadey xisbigii Dr.Gaboose ee Sahan. Xisbiga Kulmiye Xisbiga Kulmiye waa xisbigii u danbeeyey ee Somaliland laga hirgeliyo waxaa la asaasay maalmo yar kadib geeridii Maxamed Ibraahim Cigaal, waxaa hoggaanka u qabtey rag u badnaa jamhaddii SNM oo uu ugu magacdheeraa Axmed Maxamuud Siilaanyo, Maxamed Kaahin iyo Cabdiraxmaan Aw-Cali. Taageerayaasha ugu badan ee Kulmiye waxa ay ka yimaadaan Gobolka Togdheer, waxaana uu afka u dhigtey Xisbi ka horeeyey Kulmiye oo Saleebaan Gaal oday ka ahaa kaas oo lagu magaacbi jirey ASAD Party, waana midda ku kaliftey in Saleebaan Gaal uu u galo Udubtii uu aadka uga soo horjeedi jirey. Doorashadii Hore ee Somaliland Waxyaabaha ugu badan ee uu ku faano Daahir Rayaale Kaahin ayaa ahayd qabashada doorashadii Madaxweynaha iyo kuwii goloyaasha deegaanka, marka Rayaale qabanaayey doorashada waxa uu madaxweyne ahaa muddo sanad ka yar, ma ahayn nin si fiican loo bartay, isaga qudhiisu ma aanu helin khibrad dheeraad ah iyo tabaha saldanada loo adkeysto, waxaana lagu tilmaamaa in uu qaadey tilaabo geesinimo leh isaga oo khamaarey. Doorashadii hore ee Madaxweynaha Somaliland waxaa la qabtey sanadkii 2003 bishii April waxaana u tartamay Daahir Rayaale Kaahin, Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe, Doorashada ayaa ahayd mid taariikhi ah waxaana ay ahayd markii u horeysey muddo 36 sano ah, codadka la dhiibtey ayaa gaaraayey 500,000 oo cod, sadexda xisbi midna ma helin wax ka badan 51%, waxaana ay ahayd mid ay aad isugu dhawaayeen, labada xisbi ee Udub iyo Kulmiye. * Udub 205,590 cod 42.8% * Kulmiye 205,372 Cod 42.7% * Ucid 77,160 cod 15.8% Sida ka muuqata codadkii la dhiibtey doorashadii 2003 waxaa aad isugu dhawaa Udub iyo Kulmiye, waxaana natiijada diidey in uu aqbalo Siilaanyo oo ahaa musharaxa xisbiga Kulmiye, kadib markii maxkmadda sare ay goysey in Kulmiye looga adkaadey 218 cod oo keliya. Inkasta oo markii dib loogu laabtey Sanduukhyo kale oo la sheegay in aan la tirin Kulmiye uu ka helay codad gaaraya 144 cod, waxaana arinta soo dhexgalay Golaha guurtiga, odoyaasha dhaqanka kuwaas oo ku qanciyey Siilaanyo in looga adkaadey 74 cod oo keliya, isla markaana uu aqbalo isaga oo dadka iyo dalka u daneynaaya, waxayna u balanqaadeen in ay ku taageeri doonaan doorashada danbe ee dhacaysa 5 sano kadib. Daahir Rayaale Kaahin waxa uu kursiga ku fariistey isaga oo aan ahayn madaxweyne si aqlabiyad ah lagu doortey ama aan helin 50% codad ka badan, waxaana uu shantii sano ku darsaday laba sano oo wafo ah ama dheeraad ah. Dhoolatuska Doorashada 2010 Dhoolatuska ay wadaan xisbiyada Somaliland iyo isu soo baxyada ayaa ah kuwo lagu amaani karo dadka Somaliland, sida nabad gelyada, dimoqraadiyadda ah oo ay isugu soo baxayaan isla markaana loo soo kala jiidanaayo codbixiyaasha, waa mid lagu faani karo, taas oo muujinaysa biseylka siyaasadeed ee ay gaareen Somaliland, inkasta oo ay ka muuqato dhaliilo badan isu soo baxyada ay sameeyaan taageerayaasha xibiyadda Somaliland; Ciladaha ka muuqda ayaa waxaa kamid ah: * Calaamadaha lagu kala garto waa mid isku mid ah dharka iyo calamada midabka cagaarka ama akhdarka ah ayey ka siman yihiin. * Khudbadaha ay isu jeediyaan waxa ay ka maran yihiin in dadka la geliyo himilo, iyo yididiilo kuwaas oo loogu soo bandhigaayo waxa la qabanaayo iyada oo maalinba dhinac laga eegaayo laakiin waxaad arkeysaa in khudbaduhu ay ka mideysan yihiin erayo aan macno badan ku dhisneyn sida Hanoolaado xibigeenu, codka sow xisbigeena siin meysaan iyo erayo kale oo Kacaanimo ah. * Dadka ka qaybqaata isusoobaxyada (Political rally) waxa ay u badan yihiin dad aan codbixiyaal ahayn kuwaas oo u badan caruuro ka yar 18 sano. Mid ka mid ah dadka ka qaybqaatey isu soobaxyada ayaa ii sheegay in uu maalinkasta ka qaybqaato Xisbi kasatana uu tago fagaarayaasha ay ka hadlayaan, mar aan weydiiyey in sababtu tahay in uu ku jiro baaritaan kii uu dooran lahaa ayuu ku jawaabey kaan dooran lahaa beeshayda ayaa goysey ee waxaan meesha u tagaa waa farxad iyo dabaaldeg oo kale, dadka intooda badana waa sidaas. Waxaad arkeysaa beelaha qaar oo soo saaraya baaqyo isla markaana qabanaaya shirar iyaga oo daaha ka qaadaya in ay ka diga rogteen xisbi hebel isla markaana ay ku wareegeen xisbi kale, waxaana arimahaas sabab u ah balanqaadka ay ka helaan xisbiyada sida waxa uu u qabanaayo Beesha, Waxaa jira siyaasiyiin muddo dheer xisbi ka tirsanaa oo xisbi kale u ololeynaaya taasna waxa ay muujineysaa sida xisbiyadu aysan u ahayn kuwo barnaamij iyo mabaadi cad ku dhisan ee ay tahay sida uu siyaasigu dantiisa uga dhex arko waxaana tusaale ku filan Cismaan Hindi oo muddo dheer ka tirsanaa Kulmiye haddana ah Abaanduulaha Udub iyo Ismaaciil Aadan Cismaan “Ismaaciil Yare” Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha oo mar ahaa ninka xisbiga Kulmiye ugu nebcaa kaas oo hadda u ololeeya Kulmiye. Tabta iyo Xeeladaha Xisbiyada Doorashada ayaa ah mid maraysa hal wereeg, musharixiinta ayaa ku kala baxaysa cod dheeri, taas oo mar labaad sabab u noqon karta in Dawladdu noqoto “Minority Government” mid aan haysan aqlabiyadda codbxiyaasha, Somaliland uma saamaxayso in doorashadu ay marto wareeg labaad taas oo u baahan dhaqaale badan. Xisbiyada Somaliland ayaa taageerayaasha ay ku leeyihiin gobolada ay ku kala duwan yihiin waxaana jira tabo iyo xeelado ay isticmaalayaan. Istraatiijiyada Xisbiga Udub ayaa u muuqata in gobolada ay u kala qaybiyey kuwo waaweyn iyo kuwo yar-yar sadexda gobol ee ay degan yihiin dadka ugu badan ee Maroodijeex (Hargeysa) Togdhdeer (Burco) iyo Awdal (Boorame), xisbiga Udub waxa uu aaminsan yahay in codadka ugu badan ee Awdal ay helayaan, sidoo kale Hargeysa ay kaalinta kowaad ama labaad ay galayaan, halka Gobolka Todheer ay kaalinta labaad ku soo baxayaan. Gobolka Saaxil (Berbera) ayaa sidoo kale xisbiga Udub la aaminsan yahay in uu kaalinta kowaad ku soo baxayo, laakiin xisbiga Udub ayaa muhimad gaar ah siiyey Ceerigaabo xarunta gobolka Sanaag iyo deegaanada hoostaga, taas oo ay u arkaan in ay tahay halka kala reebtada ah “battleground”, waxaana booqasho gaar ah ku tegay Daahir Rayaale, iyo qaar kamid ah wasiiradiisa kuwaas oo weli olole ka wada Ceerigaabo iyo Ceel afweyn. Haddii Xisbiga Udub uu kaalinta kowaad ka galo Gobolada Awdal, Saaxil, Sanaag, isla markaana tiro aad u yar looga qaado kaalinta kowaad ee Gobolka Maroodijeex, Gobolka Togdheerna ay kaalinta labaad ku soo baxaan waxa ay u badan tahay in uu ku guuleystaan doorashada. Xisbiga Kulmiye isagu waxa uu markaan aaminsan yahay in ay haystaan taageerada ugu badan ee Somaliland, istaraatiijyada Xisbigan ayaa ah in ay awood saaraan sidii ay ku heli lahaayeen codad badan oo ka yimaada Gobolka Awdal, sidoo kale waxa ay meel dhigteen in ay kaalinta kowaad ku soo baxayaan Gobolada Togdheer iyo Gebiley, waxaana xisbiga Kulmiye u arkaa halka lagu kala baxaayo “battleground” in ay tahay Hargeysa, halkaas oo ay xoog badan saareen. Xisbiga UCID qudhiisu ma yara dabka uu shidaayo, waxaana isugu tegey ololaha aqoonyahan badan oo xisbigaas ka mid ah kuwaas oo badankood qurbaha ka tegay laakiin, waxa ay riixayaan gaari aan taayiro lahayn Faysal Cali Waraabe waxa uu dubra ku bilaabey ololihiisa doorashada nidaamka giraanta wareegta maalinba khudbad cayn ah ayuu jeediyaa isaga oo ku bilaabey in uu Shareecada Islaamka dalka ku xukumaayo, isaga oo aan kursiga ku fariisan ayuu durba fariimihii uu diri jirey u direy Itoobiya iyo Jabuuti. Xisbiga UCID waxa uu caqabad ku yahay guusha Kulmiye, sida ay aaminsan yahay dadka qaarkiis, deegaanada uu ka soo jeedo Faysal ama beeshiisu waa u caddahay in aanu guul ka gaari karin doorashada, haddii uu isku deyi lahaa in uu Kulmiye talada kula midoobo isla markaana u soo jiido Kulmiye guusha waxaa hor yaala eraygii taariikhda galay, waana ku adagtahay in Faysal jawaab u helo “Anoo Wax Dili Kara Duco Qaadan Maayo” . Gobolada Sanaag, Sool iyo Cayn Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa waxaa ka dhexeeya muran weyn oo ku aadan halka uu yahay xuduudka Somaliland, maamulka Somaliland waxa ay sheegaan in xuduudkoodu yahay kii uu ka tagay gumeystihii Ingriiska ee dalka Soomaaliya soo gaarey dhamaadkii qarnigii 19aad ama wixii ka danbeeyey 1884-tii, inkasta oo dalka iyo dadkuba jireen gumeystihii Ingriiska ka hor, laakiin dooda xuduudu waa mid dheer oo iska leh mawduuceeda gaarka ah. Inta badan dadka degan gobolada Sanaag qaybta beelaha *****gu dego, Sool iyo Cayn ma aaminsana in dalka Soomaaliya la kalo jaro, waxaana ay arkaan in qarnigan manta ah oo cid cid gumeysan kartaa aysan jirin aan lagu maamuli karin dhulkooda, inkasta oo ay jiraan dad u dhashey goboladaas oo aaminsan nidaamka gooni isu taaga Somaliland. Doorashadii hore ee sanadkii 2003, waxaa maamulka Somaliland isku dayey in ay doorashada ka hirgeliyaan qaybo ka mid ah Sanaag qaybta Puntland ka tirsan, iyo Sool, inkasta oo meelaha qaar la sheego in xaafado ka mid ah ay wax ka dhaceen, ayeysan muuqan sanadkan in ay goobaahaas geeynayaan sanaadiiqda codadka, marka laga reebo qaybo ka mid ah magaalada Laascaanood. Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade oo doorkaan u safan Somaliland ayaa sheegay in aan Sool wax diiwan gelin ah laga hirgelin aysan suurto gal ahayn in wax doorasho ah ka dhacdo. Sidoo kale doorashada ayaa ku soo aadeysa iyada u oo ay gudaha gobolka Sool iyo Cayn ay ku sugan yihiin urur cusub oo hubeysan kaas oo lagu magacaabo SSC, waxaana ay ka soo horjeedaan Somaliland iyo Puntland labadaba, waana dadkii iska lahaa dhulka la isku haysto, taas oo fariin cusub u direysa beesha caalamka, urukan ayaa maalmihii la soo dhaafey dagaalo kula galay Ciidamada Somaliland meelo ka mid ah gobolka Cayn. Natiijada Doorashada Natiijada doorashada waxaa loo qaybin karaa dhawr weji mid waa cidda guushu raaceyso iyo cidda guuldaradu raacayso, sidoo kale waxaa natiijada doorashada soo gelaaya mustaqbalka Somaliland iyo aragtida beesha caalamka. Ma ahan doorasho la saadaalin karo cidda guushu raaceyso, Daahir Rayaale ma ahan ninkii hore ee 2003-dii, intii waa ka khibrad badan yahay, waa ka dhaqaale badan yahay reerkasta waxa uu u sameeyey Gobol gaar ah iyo horjoogayaal ama suldaano, inkasta oo ay caqabad ku tahay in uu kursiga fadhiyey waqti ku filan oo gaaraya 8 sano. Kulmiye dulqaadkii waa ku yaraadey waxaa xubno waaweyn ka ah rag aan aqoon badan lahayn, inkasta oo ay ku jiraan Rag Siilaanyo oo kale ah aqoontooduna sareyso, qaar kamid ah abaanduulayaasha Kulmiye waxay ku goodiyaan in ay kaadidooda u soo cabeen Somaliland, Rayaalena maxkmad soo taagayaanba haddii guushu raacdo, waxaana xisbigu aaminsan yahay in markaan waqtigu la jiro. Haddii ay noqoto natiijo aad isugu dhaw taas oo la mid ah sanadkii 2003, oo lagu kala baxo codad aad u yar, doorashadu waxa ay noqon kartaa mid khal-khal aad u weyn gelisa Somaliland cirkana u laasha nabadii iyo xasiloonidii halkaas ka jirtey, waxaana adag in ay arinta afqabtaan Golaha Guurtida oo markaan ah kuwo aad u kala qaybsan kalana aragti duwan. Haddii doorashadu ku dhacdo si nabadgelyo ah isla markaana xisbiyadu u hoggaansamaan natiijada ka soo baxda, waxa ay sumcad iyo amaan balaaran u soo jiideysaa Somaliland, taasi ma horsedeyso in ay helaan ictiraafka ay muddada dheer raadinayeen, laakiin waxa beesha caalamku tixgelin gaar ah, iyo kaalmo dhaqaale, sidoo kale waxaa gacan laga siin doonaa dhisida kaabayaasha dhaqaale sida jidadka dekadaha iyo wax soosaarka kale. Natiijada doorashada oo hagaagta waxay baaq u direysa dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobaladii kale ee dalka, baaqaas oo ah codka shacabku tixgelin ayuu mudan yahay maamul xoog lagu qabsado iyo mid dad gaar ah soo xuleen meel ma gaarayo mana ahan mid boos kuleh qarniga 21aad, Dhanka kale waxa ay baaq u tahay shacabka Somaliland qudhooda in ay tixgeliyaan dadka kale doonistooda sida ay iyaguba aayahooda uga tashanayaan in ay u tixgeliyaan in shacabka SSC aayahooda uga tashadaan. Ugu danbeyntii waxaa is weydiin mudan fariinta doorashada Somaliland u direyso Puntland oo 66 Xildhibaan ay yihiin kuwa iska leh go’aanka cidda dalka xukumeysa kuwaas oo aan qarin in ay ka faa’iidaan xiliyada doorashada. I.Haji Said Horseed Media
  5. ^ Horta Faroole dhul aad leedahay kaama qaadanin oo habraha Marfashland uma gacangelin; waxa dhulka iibsaday, walina u haya Riyaale, waa isla idinka. Marka oohintaan orgiga ka weyn ee waxba hanagu soo xoqxoqanina, ceeb aanu lahayn dusha hanaga saarinina, ee wiilka SSC labaxayow hadaad Las Caano xoraynaysid, cid kaa horjoogto ama dhexda kuu fadhida oo kuleh ha dagaalamin ma jirto. Marka inta nacnacda iska deysid, nin intaad noqotid, dhulkaaga habrihii kaa dhacay kasoo dhacso: Waxba Puntland iyo Faroole ha ku marmarsoonee. Tan labaad, pirate-nimada aad ceyda ka dhigatay, bad la'aan baa ku heesee, hunguri xumadaada cid kaaga hormari lahayd majire...hadana waa hunguri xumadiina waxa dhulkiini habar xabuush aad uga iibisayn. Liibaan, idinkoo Puntland iyo Faroole iyo ganaaxyada maraakiibta badweynta loojaro ku mashquulin( ), ma waxaad garan weydayn intaad midowdaan inaad Las Caano ka dhacsataan habar xabuushka? Boqol jeer baan ku iri, marmarsiyooyinka raqiiska ah joojiyo-- waa hadaad dad caqli leh tihiin!
  6. ^ I "reckon"? I reckon, you're deftly side stepping a sincere question, for fear of disambiguating your true motivation for posting this article. But fret not thy soul, Suldhaan; Your secret is safe with me.
  7. ^ Alla yaa boolaxoofteeyey: Hada ma Garowe ayaad u dhaaranaysaan, idinkoo dhulkiini habro iyo kuwa u shaqeeyo ka kacsan la'. hahaha *still laughing* @ "Garowe itself will became a frontline". Duufaan, ever thought of becoming a stand up comedian-- for you have a lot of talent in that department, you joker you...
  8. ^ Suldaanta, what do you think he means by “engage any legitimate, powerful and effective authorities that we find at the sub-national level.”? Pray tell us, please.
  9. ^ In case you didn't the get latest memo, most Somalis hate other Somalis. So what makes you single out Faroole alone? Could it be that you are still pissed off about the ONuff riffraff he locked up a couple ago?
  10. Originally posted by Che -Guevara: Mr.Somalia....I'm afraid no one is asking Faroole for help, guidance or permission. He rendered himself useless.The best he could do now is stay out of people's way and shut up about this jabhad businesses. And your opinion matters, right? Stick with spurring on foolishly, Shangole and the religious deviants of the south! I tell you, the inner political machinations of the Puntland state and its leader are way beyond the pay grade of a man such as yourself who suffers from mild cognitive impairment caused by supernatural malevolence towards his betters in Puntland.
  11. Originally posted by Haatu: quote: Originally posted by Mr. Somalia: ^ Azizah iyo Liibaan: Daacdaaca raqiiska ah labadiinuba joojiya! Faroole marnaba ma xoreenayo dhul ku dagaalamayaan reer walaalo ah oo dhulka uuka wada dhaxeeyo. Marka raali baad ahaanaysaan walaalayaal. When it comes to reer walaalo ah waa aboowe macaan but when it comes to ONLF waa caanaboorayaal miyaa See wax kaa yihiin, Haatu? Anigu caanoboore waxaan ugu yeera walaalaha aan aadka u jeclahay, ee adigu caanoboore xumaan ha u qaadanin, waayo anigu waa iga amaan...
  12. ^ Azizah iyo Liibaan: Daacdaaca raqiiska ah labadiinuba joojiya! Faroole marnaba ma xoreenayo dhul ku dagaalamayaan reer walaalo ah oo dhulka uuka wada dhaxeeyo. Marka raali baad ahaanaysaan walaalayaal.
  13. ^ I wonder, why do these Qashin keep swerving back and forth like a bunch of decapitated cockroaches? Why won't they simply stick to one side? Dare I say, these fools are taking the term "flip-flopper" to a whole new level.
  14. The Highwayman by Alfred Noyes The wind was a torrent of darkness upon the gusty trees, The moon was a ghostly galleon tossed upon cloudy seas, The road was a ribbon of moonlight looping the purple moor, And the highwayman came riding-- Riding--riding-- The highwayman came riding, up to the old inn door. He'd a French cocked hat on his forehead, and a bunch of lace at his chin; He'd a coat of the claret velvet, and breeches of fine doe-skin. They fitted with never a wrinkle; his boots were up to his thigh! And he rode with a jeweled twinkle-- His rapier hilt a-twinkle-- His pistol butts a-twinkle, under the jeweled sky. Over the cobbles he clattered and clashed in the dark inn-yard, He tapped with his whip on the shutters, but all was locked and barred, He whistled a tune to the window, and who should be waiting there But the landlord's black-eyed daughter-- Bess, the landlord's daughter-- Plaiting a dark red love-knot into her long black hair. Dark in the dark old inn-yard a stable-wicket creaked Where Tim, the ostler listened--his face was white and peaked-- His eyes were hollows of madness, his hair like mouldy hay, But he loved the landlord's daughter-- The landlord's black-eyed daughter; Dumb as a dog he listened, and he heard the robber say: "One kiss, my bonny sweetheart; I'm after a prize tonight, But I shall be back with the yellow gold before the morning light. Yet if they press me sharply, and harry me through the day, Then look for me by moonlight, Watch for me by moonlight, I'll come to thee by moonlight, though hell should bar the way." He stood upright in the stirrups; he scarce could reach her hand, But she loosened her hair in the casement! His face burnt like a brand As the sweet black waves of perfume came tumbling o'er his breast, Then he kissed its waves in the moonlight (O sweet black waves in the moonlight!), And he tugged at his reins in the moonlight, and galloped away to the west. He did not come in the dawning; he did not come at noon. And out of the tawny sunset, before the rise of the moon, When the road was a gypsy's ribbon over the purple moor, The redcoat troops came marching-- Marching--marching-- King George's men came marching, up to the old inn-door. They said no word to the landlord; they drank his ale instead, But they gagged his daughter and bound her to the foot of her narrow bed. Two of them knelt at her casement, with muskets by their side; There was Death at every window, And Hell at one dark window, For Bess could see, through her casement, the road that he would ride. They had bound her up at attention, with many a sniggering jest! They had tied a rifle beside her, with the barrel beneath her breast! "Now keep good watch!" and they kissed her. She heard the dead man say, "Look for me by moonlight, Watch for me by moonlight, I'll come to thee by moonlight, though Hell should bar the way." She twisted her hands behind her, but all the knots held good! She writhed her hands till her fingers were wet with sweat or blood! They stretched and strained in the darkness, and the hours crawled by like years, Till, on the stroke of midnight, Cold on the stroke of midnight, The tip of one finger touched it! The trigger at least was hers! The tip of one finger touched it, she strove no more for the rest; Up, she stood up at attention, with the barrel beneath her breast. She would not risk their hearing, she would not strive again, For the road lay bare in the moonlight, Blank and bare in the moonlight, And the blood in her veins, in the moonlight, throbbed to her love's refrain. Tlot tlot, tlot tlot! Had they heard it? The horse-hooves, ringing clear; Tlot tlot, tlot tlot, in the distance! Were they deaf that they did not hear? Down the ribbon of moonlight, over the brow of the hill, The highwayman came riding-- Riding--riding-- The redcoats looked to their priming! She stood up straight and still. Tlot tlot, in the frosty silence! Tlot tlot, in the echoing night! Nearer he came and nearer! Her face was like a light! Her eyes grew wide for a moment, she drew one last deep breath, Then her finger moved in the moonlight-- Her musket shattered the moonlight-- Shattered her breast in the moonlight and warned him--with her death. He turned, he spurred to the West; he did not know who stood Bowed, with her head o'er the casement, drenched in her own red blood! Not till the dawn did he hear it, and his face grew grey to hear How Bess, the landlord's daughter, The landlord's black-eyed daughter, Had watched for her love in the moonlight, and died in the darkness there. Back, he spurred like a madman, shrieking a curse to the sky, With the white road smoking behind him and his rapier brandished high! Blood-red were his spurs in the golden noon, wine-red was his velvet coat When they shot him down in the highway, Down like a dog in the highway, And he lay in his blood in the highway, with the bunch of lace at his throat. And still on a winter's night, they say, when the wind is in the trees, When the moon is a ghostly galleon tossed upon cloudy seas, When the road is a gypsy's ribbon looping the purple moor, The highwayman comes riding-- Riding--riding-- The highwayman comes riding, up to the old inn-door. Over the cobbles he clatters and clangs in the dark inn-yard, He taps with his whip on the shutters, but all is locked and barred, He whistles a tune to the window, and who should be waiting there But the landlord's black-eyed daughter-- Bess, the landlord's daughter-- Plaiting a dark red love-knot into her long black hair.
  15. ^ You mean the several thousand Ethiopian "muscles" based in Berbera that Riyaale uses to scare the hell out of the habros and abuse them with? Oodweyne, nin weyn baad tahay--so cut the crap, will ya!
  16. ^ LOL.. Oodweyne, please remind us again... how did that famous nursery rhyme go? If wishes were horses Beggars would ride: If turnips were watches I would wear one by my side. To JB: Do not fret yourself my friend, for your wish will come true very soon indeed. And thankfully, it is about time you finally came back to your senses mate. Naturally, your wish that the flag of the Somaliland state of Somalia will eventually and rightfully fly side by side with the Mighty Bluugle-- once the mugging stops in Villa Morgan-- is justifiably worthy hoping for, just as the state of Texas flies its flag side by side with the star spangled banner... Clearly these pictures show that no matter how great a state is(in the case of Texas) or wants to become(in the case of somaliland)-- it will always have to acknowledge its respective place in the greater scheme of things... :cool: Even the golden state of California, where I live, flies its flag underneath Old Glory. Therefore, this should be proof enough that the flimsy flag of Somaliland could be allowed to fly under the Great Blue Flag of Somalia.
  17. Originally posted by Che -Guevara: LoooooooL@banana eating...what Somali doesn't eat banana.Come now, Oodweyne, let's hear putdown. That the majority of Somalis eat bananas is NOT the intended disparagement from our doddering oaf, but rather, the intended slighting remark was that Oodka referred to Maaddeey as a... Originally posted by Oodweyne: Maadeey , You, my friend , as our usual "banana-eating- monkey" , does not deserve any sort of verbal engagement in here All in all, this cannot be argued against and should not be questioned, in defense of SOL's number-one supporter of the fake cimaamad wearing religious deviants of Somalia. Seriously, what harm could possibly come of it? We all know that for Oodweyn-- who hails from the troglodytes den up north called Marfashland-- to call someone else a banana eating ape, is indeed an obvious oxymoron here, which the marqaan-incapacitated simian who uttered such accusations in the first place ought to be ashamed of. :cool:
  18. ^ Che: In this Al Shabab free zone of Somalia, girls learning and using cellphones are of course real and if I might add, an everyday occurrence. Therefore, must your envy and jealousy make you question everything positive going in Somalia? Silly hater!
  19. ^ Rephrase that last question... don't ask, "what has Riyaale done..."; Ask, "what has Somaliland done..."! Because Xaajiga is somewhat traumatized of this NSS officer who has been constantly mugging the heck out of his habro communities these past years, and thus you should expect him to give Riyaale that much credit, lest he exposes his true despondent wretchedness.
  20. ^ Cowke, I know your question was not directed at me per se, but please allow me to add my $0.02. In my opinion, those Marfashland Ministers you speak of, are similar to the concubines of antiquity, who lived in harem gardens owned by the former Ottoman Sultans of the middle east. And like an Ottoman Sultan... Mr. Riyaale, saddex buu habrahaan ku qabo, ee juq ma iyagaa dhihi karaan, and unfortunately for them, Villa Morgan in Marfashland is no radiant garden of beauty.
  21. ^ Cowke, dude give me some of what you've been smoking!
  22. Originally posted by xiinfaniin: Keynaan did his part. Somalia owes him a big thank you he is a poet, ciyaalka minnesota waxay u yaqaanaan 'nakala soo baxa' LOL@ "ciyaalka minnesota waxay u yaqaanaan 'nakala soo baxa' " O.k, that was funny!
  23. Originally posted by bilan: ^^^^ who is we, :confused: I am sure you were not defending anything in LA, and you cannot speak for PL, the same way Liibaan cannot speak for SSC, I’d suggest both you to find another hobby. People like two of you are the problem, Is this comment directed at me?