Mr. Somalia
Nomads-
Content Count
1,866 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mr. Somalia
-
Faysal Cali Waraabe: Jihaad Baan Ku Qaadaynaa Buuhodle NewsWarar isa soo taraya ayaa sheegaya in aad looga wel welsan yahay SSC oo baryahanba aan laga seexan dhinac Hargaysa oo ah xarunta Maamulka SNM ka dib ciidan qoristii ka socotay Buuhodle iyo deegamada SSC. Faysal Cali Waraabe oo Qaxooti Ku ahaa Finland mar walbana ku laabta caasimada Helisinki markay ku dhacdo dhaqaalo xumo ba'an iyo Busaaradi...... ... Faysal Cali Waraabe oo ka muuqato nebcaasho uu qabo deeganada SSC ayaa qayladhaan ba'an kamuujiyey ..''Walalyaal waxaa socda dhaq dhaqaaqa Ciidamada SSC Jabhadbaa inagu samaysantay waana sii xoogaysanaysaan waxay modeen in aynu daciifnay (SNM) oo aan SNM cidi ka noolayn, yaa walalayaal'' Wax cusub ma ahan Aflagaadada iyo Dhac Dhaca Ina Waraabe?? Faysal oo ah nin aad loogu yaqaano aflagaadada iyo dhac dhaca ayaa Xafladaas si aad uga qayliyay isagoo ka hadlayey xaalada deeganada SSC iyo maanta, faisal Cali Waraabe wuxuu carabka ku dhuftay in ay SSC marayso meel aan loo dul qaadan karin, ayna samaysteen Ciidamo ku lebisan Darajadii Dowladii Dhexe ''Illaahay Ha U Naxariistee ''Maxamed Siyaad Barre''... Maxaa Ka Nixiyay Faysal Cali Waraabe?? SSC way isku qaylo dhaan dirsadeen?? Faysal Cali Waraabe oo arintaasi ka hadlaya ayaa hadalkisii sidan u dhigay “Talaabada Naxdinta lehi waxa weeyaan habeen hore waad daawanayseen Tv-ga Universal Jabhad baa inagu abuurantay oo darajadii Ilaahay Ha u naxariistii Siyaad Bare sidata, waxa ay moodeen inaynu diciif nahay, (walalayaal SNM wali waa nooshahay). Tan waxaa ka sii daran oo iyaduna walwal leh way sii xoogaysteen oo way isku qaylo dhaan dirsadeen, kii Xamar joogay, Kii Joogay Boosaaso. Horgalada Inala Jooga ee HODHEELADA Hargaysa Ku RAAXAYSTA waa inay si deg deg ah ugu amabaxaan deegankooda? Walaalayaal ''Beelaha SSC way ka tirsan yihiin Wasiirada, Guurtida iyo Baarlamaanka waana kuwa ugu firfircoon ee siyaasadeena guddaha aad uga ciyaara, waxa weeyaan inay ka hawl galaan weyaan, inay Hargeysa fadhiyaan maaha, waxa weeyi siddii aanu uga hawlgali jiray, Anuu waan ka hawlgalay markii Beeshaydu baxday, waa inay ka hawlgalaan maaha halkan inay anaga nagu tilmaamaan maafiyadii Colombia oo kale, Colombia ma nihine waa in aad ka hawlgashaan deegaankaaga. Walaalayaal Reer Buhoodle waxa aan leeyahay haka dhigina dhulkiina meel lagu uruuriyo Ciidamada SSC kuna lida ah SNM. Walaalyaal waxaan leeyahay nimankaa ka yimid Dibeda ee Qaxootigii ka yimid ee ka nabadgalay dagaalkii Sokeeye ee ka dhacay Muqdisho, ilaahay inay ugu mahad naqaan bay ahayd ee may ahayn inay guryahoodii gubaan oo taasi ma haboona, waxaan leenahay halaga hawlgalo ha la digtoonaado ayaan leenahay.. Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne) Hargaysa (Wariye Madaxbanaan) Radio WidhWidh
-
Shiekh Sharif Shiekh Ahmed has a way with the ladies
Mr. Somalia replied to General Duke's topic in Politics
He guys, it's not our president's fault, if white women can't keep their hands off of him and freely offer themselves up like dat. And besides, it is only natural: the president is a "brotha" after-all! P.S You guys mean to tell me you wouldn't tap dat a$$, if given a chance? If it was me, I'd make the defense minister of Spain dance the flamenco to get my soldier to salute, instead of simply settling for a petty handshake, damn it! -
Hargaysa: Seeks cooperation with Puntland State [end of secession]
Mr. Somalia replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: The 20 year long of drunken induced delusions of secession and of creating a viable separate republic is coming to an end. The hangover no doubt will be hard for many gullible folks who believed in the nonsense. ^ This will go down in the annals of history. Brilliant. Just brilliant! These gullible lot were fooled by none other than the mugger-extraordinaire, who for all those years-- just to distract them from observing his unmerciful plundering of their state monies--lied to them that recognition was ever closer, during his tenure in Villa Morgan. And the fools that they are, they believed him; as if, Riyaale going on a vacation once in a while to some European capital could ever give them the so-called "recognition" they sought. Calling these cretins, who believed secession from mother Somalia would be possible, gullible is sometimes even an understatement. Originally posted by AfricaOwn: This is so funny . Let's wait to see what the Kulimey supports have to say. AO, Kulmiye is a non-entity and in fact, I dare say, does not give a hoot about which way the wind blows on this matter, because they're merely politicians who only care about their own political survival. In short, Kulmiye, the Party, aren't the gullible ones here. It is the dullards that they sold this nonsense that got the short end of the stick. Now AO, it is never too late to repair your ignorance and work to rehabilitate your insipid violation of allegiance toward Mother Somalia. After-all, you are still young, relatively speaking of course, and you still got the best years of your life ahead of you. I only feel sorry for the older ones like JB, Xaaji Marduuf, Oodweyne, Ngonge, Suldanta, Ayoub and Norf. Men who are in their 50s and 60s. Men who are in the waning twilight days of their lives and who, all of a sudden, have nothing to show for it; after so many years of wey duushey or some such other balderdash about the region of northwest Somalia seceding from my beloved Somalia. I pity these sapheaded Somali elders of SOL, I really do. -
^ Hadaad damacdid inaa afka u toosisidnah, waxay ku leeyihiin waa "lahjaddeena" ee khalad ma aha.
-
Ha ha ha...@Axis of evil....ha ha ha ha Walahi mukulaalihii Liibaan uu ka tirsanaa wey isku dhexyaaceen!LOL
-
Marka:Diyaarad Duqeysay Guri kuyaala Marka. Marka:(Allpuntland)-Wararka laga helayo magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kusoo waramaya in Diyaarad nooca Qumaatiga ukaca ah ay duqeysay guri kuyaala magaalada Marka islamrkaasna ay halkaas ka geysatay Khasaare aanan weli la xaqiijin. Wararku waxay intaas kudarayaan in Diyaaradani ay maanta Duqeysay gurigan,islamarkaasna ay guriga daganaayeen Saraakiil katirsan Dhaqdhaqaaqa Alshabaab oo uu shir adagi uga socday,mase jirto wax khasaaro ah oo weli la xaqiijiyey oo Soo gaartay Saraakiishii halkaas ku sugnayd. Goobjooge kusugan Magaalada Marka oo ay APL la hadashay ayaa sheegey in uusan arkin wax dhaawac ah oo gurigaas laga soo saaray,islamarkaasna duqeyntii Diyaarada kadib ay Ciidamo ka agdhawaa Guriga la duqeeyey ay ku jawaabeen Rasaas culus taasina ay keentay in si deg deg ah ay diyaaradu uga huleesho halkii ay beegsatay. Goobjooguhu wuxuu sheegey in Duqeyntaas kadib ay Ciidamo katirsan Alshabaab isku gadaameen goobta ay dhibaatadu ka dhacday,waxaana uu sheegey in Guriga ay Diyaaradu duqeysay oo ahaa mid weyn ay khasaaro dhanka Dhismaha ahi soo gaartay,waxaana halkaas ilaa maanta laga dareemayaa Dhaqdhaqaaq culus oo ay wadaan Ciidamada Alshabaab. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
To Puntlander Xudeedi: You quote me and then go ahead and address Duke as if he was me. What's the matter with you? I know it's hard times keeping your persistent campaign of disinformation going, but niggah keep it together, will ya! P.S--You know, I only did that earlier to poke fun at your silly conspiracy theories with regards to the Puntland citizens of Galgala, don't you?
-
Originally posted by Jacaylbaro: Adigu ma fahmi kartid waxa la sheegayee bal dhinac uga joogso ..... Adiguna marfashyada iyo qayilaada ayaad ku fiicantihiinee, meel rag isku haleelay daqiiqado ma joogi kartaane, faanka iska daaya. Waa la yaqaanaa raggaan Kablalax meesha ey idiin ka soo hareene.
-
^ JB: Maanta oo dhan heestii Hadraawi ayaad hadba kusoo celcelinaysaa, ee wax kale meesha kuma haysid miyaa? Hooraana loo sheegoo, nimankaan Kablalax murti kuma gaari kartaane, marfashkaaga iskaga qayil saaxiib! Wiyishoo marmaartoo markaas meela badan daaqdey Oo labada gees muujisoo maqasha dhaarsiisay Ninka yiri anaa madaxa qaban, malaha waa been'e Mabda'eena sida leeb lagalay ha u maqiiqnaado.
-
Kismaayo(Puntlandi.com) Guri ay ku shirayeen saraakiil Al-shabaab ah magaalada Marka ayaa waxaa maanta soo weerarey diyaarad ay ciidamada bada Mareykanku leeyihiin, ilaa hada khasaaraha lama sheegin. Warar laga helayo dad goob joogayaal ah ayaa sheegey in ay waardiyayaasha saraakiishaan ay rasaas cirka u ridayeen si ay u difaacaan Saraakiishooda, waxaase la cadeeyey in Diyaarada oo aad u fogeyd meesha ay duuleysey aysan gaari karin rasaasta ay ridayeen Al-shabaab. Khasaaraha ilaa hada lama hayo inta uu le´eg yahey dhinaca saraakiisha Al-shabaab ee saaka la weerarey iyagoo shir u fadhiya, Source:
-
Originally posted by General Duke: These kids look like they are having way too much fun to be judged as displaced folks. Since we've been informed previously that the ssdf clan fiefdom burnt down all their homes and deprived them of the means of their livelihood-- I think they should not stop there, but also confiscate their footballs. We shouldn't tolerate anymore sources of enjoyment, amusement, or pleasure for this particular community --or else they just might regain the nerve and mettle to defend their vast-- Saudi like-- reserves of oil and other natural resources up in the hills of Galgala.
-
Helicopter Attacks Insurgent Meeting House In Southern Somalia
Mr. Somalia replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Another terrorist bites the dust! -
These talks are unnecessary. Hargaisa is not the problem...the problem is the apparent split and disagreement in the SSC community; some of whom would rather take their bribes from Hargaisa, whilst the others have opted to take theirs from Garowe. If any talks are warranted, then these talks ought to be between the SSC community members who seem to enjoy having misplaced loyalties for these two separate autonomous Somali states. Where the heck is Liibaan?
-
Qhardo: New University to open in Puntland: PICS
Mr. Somalia replied to General Duke's topic in Politics
^ ---> WOMEN's Section -
Qhardo: New University to open in Puntland: PICS
Mr. Somalia replied to General Duke's topic in Politics
^ ---> WOMEN's Section -
New York: Again,UN fails the Somali people and continues the war
Mr. Somalia replied to General Duke's topic in Politics
RE:"UN calls for more aid." What good is that? More aid to encourage the prevalent venality and corruption of politicians in the TFG? More aid to discourage self-sufficiency and the country's own production of it's own food? In short, more aid to prevent the Somali people from ever disentangling themselves from the shackles of foreign dependency? This makes a lot of sense, YEAH!!! The UN has INDEED become the biggest impresarios of instability in Somalia. -
Qhardo: New University to open in Puntland: PICS
Mr. Somalia replied to General Duke's topic in Politics
^ War qurunkaas ma Qardhuu dadka ka xigaa, horta? Usheeg suuraha gabdhaha lagu yaqaan ragga' ha kala dhex-baxo! Shiid fooqol shiidh. :mad: -
Qhardo: New University to open in Puntland: PICS
Mr. Somalia replied to General Duke's topic in Politics
^ War qurunkaas ma Qardhuu dadka ka xigaa, horta? Usheeg suuraha gabdhaha lagu yaqaan ragga' ha kala dhex-baxo! Shiid fooqol shiidh. :mad: -
Originally posted by AYOUB: Are you still on about this when Hunguri explained to you? Lordy lord! There's another theory for "Hargeisa" but I won't bother because you're clearly arguing for arguments sake. To Ayoub: When Hunguri posited that the name Hargaysa was derived from Harag-Gays--I think you ought to have asked him then, what sorta nonsense was he trying to peddle in here?- because, no where in the history of Somalia do we have any proof that Somalis ever took their hides to this settlement for trade. This theory adumbrates, incorrectly of course, that Hargaysa once upon a time had a thriving hide and leather market-- which we all know is completely unfounded, because historically speaking, the habros of that area-- in the those days (and to this day, as well)-- never ever possessed sufficient quantities of livestock to have been able to sustain a thriving trade in hides and leather. And as such, Hunguri, as usual was blowing hot air when he insinuated that Hargaysa was in the old days called Harag-gaysa. If I must repair your ignorance of this issue: The name "Hargaysa" is a shortened form of, and is derived from the term Harar-gaysa?- as in: the path or road that takes someone to Harar, in present day Kililka 5naad. People who used to sojourn to Harar would trek through this settlement, which was in those days referred to as Harar-gaysa, and was only later truncated to it's present form, Hargaysa.
-
Originally posted by General Duke: ^^^Adeer moving the capital to Garowe were it can work free of Mortar shells and suicide bombings. Will transform the prospects of peace. What guarantees do we have the Mortar attackers and suicide bombers will be prevented from plying their trade in Garowe as well? Moving the capital to a safe place will ensure that all the agencies, UN, embassies and those interested in Somalia will have a location inside the country to work from instead of Nairobi which is not a Somali city. Has it never crossed your mind that these Embassies, UN agencies and NGOs want to keep Somalia the mad house that it is, just to prolong their venal administration of the international aid given to the country? Moving the capital, training a new army, navy in Puntland will ensure the capture of Mogadishu and others places by a unified Somali army. I don't see why moving the capital must become a precursor nor a prerequisite for training new troops for the federal government in Puntland. Tell me, what stopping Puntland from helping train such troops, provided the current TFG is reformed? Keep things as they are and we will waste more time. No. Trying to run away from our responsiblities to each other is the problem. Mogadishu is the heart and soul of Somalia, and until every Somali out there realizes this and until they put aside their respective finger-pointing, we will continue to waste time.
-
Popular Contributors