Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Kamaavi

    Sool

    ^LOl. Fariid dheh. Likewise Xamar has to go after Borama. Xamar will win Borama. Yes with full efforts. But if it doesn't happen, then it's about qadar( or calaf). Ilahay ducadaada ha inoo aqbalo oo Buhoodle, Bossaaso, Baidhabo, Beletweyne iyo Babilli ha inooga yeelo beled wacan oo aan kuwada baashaalno
  2. Guul jaaliyada Somaliyeed ee London oo mar walba hormood u ah jaaliyadaha kale ,,,
  3. Xunjuf koonfurians et al uun buu u xuuxleeeya. Mijin & marduuf wuxuu doontayba waa la hayaaye bal kor ha u qaado madaxa Allay lehe jabbane arooryaad way tahay ( for some one in Jigjiga yar, or new Hargaysa.)
  4. Dagaalo culus oo u dhaxeeye Ururka Ahlu sunna waljamaaca iyo Ururka Xisbul islaam ayaa lagu soo waramayaa in weli ay ka soconayaan gudaha iyo daafaha magaalada Baladweyne iyadoo labada dhinac aysan waxba isula hadhin. Khasaaraha dagaaladan maanta ka dhashay ayaa lagu sheegay 6 dhimasho ah iyo 10 dhaawac oo isuga jira labada dhinac ee dirirtu u dhaxaysay iyo dad rayid ah. Dhanka kale waxaa gebi ahaanba istaagay ganacsigii iyo isu socodkii magaalada iyadoo dad badani ay ka qaxayaan magaalada ka dib markii ay u adkaysan waayeen hoobiyaha haboowga ah ee ku soo dhacaya guryahooda. Dagaalada ka socda magaalada Baladweyne ayaa galay maalintii sedexaad lamana saadaalin karo cid u hadhi doonta magaalada Baladweyne maadaamo labada dhinacba ay soo xoojinayaan gurmadyo horleh.
  5. Sahra ILays & A.Y.Digfeer - Halxidhaale
  6. ^Lol. You guys have worked very hard on Somali translation for Curly. Hope she's less confused now.
  7. Kamaavi

    Sool

    That's a sarbeeb, HK. I hope Aliyah got the heart to undertsand it.
  8. You have to admire sugaanta somaliyeed( as it speaks clearly & loudly.) Thanks for sharin.
  9. Originally posted by Curly: quote:Originally posted by Dajiye: ^Runta wax kuu sheega maadan waayin. Kunoqo reer tolkaa. Lasoo tasho daagaal hor leh intadn hurin (adoo qasdya inad nabad waarta la gaarto reer xididkaa.) Waa talo odayeed. What...care to translate? That's for Duke. Sorry for the confushan.
  10. Malintaan marduuf idil soo qaato ayuu Xunjuf daaqad kaa baxaa Tolow yaa indho saaray?
  11. ^Runta wax kuu sheega maadan waayin. Kunoqo reer tolkaa. Lasoo tasho daagaal hor leh intadn hurin (adoo qasdya inad nabad waarta la gaarto reer xididkaa.) Waa talo odayeed.
  12. Kamaavi

    Garissa

    ^ Haablaha aad suuqaa keeni uun baan u dan lahaa. Garisa? (waxmana adeer... )
  13. ^Now you say cyber marraige but if AZ (her cyber soulmate) was around this all would not happen. Where is he?( mise waa ninkii seexduu sicii dibi dhala..
  14. Kamaavi

    Garissa

    Originally posted by Che -Guevara: Buhoodle might not have Barclays, but it has is stunning women of rare quality unlike Garissa which is essentially leprecon colony. ^Nin 9 gabadhood dhalay( ama la dhahshay) oo laga guursan waayay ayaa hadalkaasookale la shirtaga. Buhoodle maxaad ugu gaban?
  15. Kamaavi

    Sool

    Originally posted by Aaliyah416: Dajiya inshallah in time we will unite the 7 letters. reminds me that song .....better in time. Inshallah people will come around. Now that I came up with a nice song title "better in time" I'll give you the honor of coming up with good lyrics. Something along the lines of people stop having grudges against each other for what happen at the past and hold hands...now that I gave you head start..Get to it. Aliya, the song reminds me of my ex xalimo that broke up with me recently. I love it but reminds me of her. I'm trying my hardest to get back with her. I know she loves me too, we tell eachother all the time but she says she doesn't want a bf right now . I would do anything to get back with her. I love you Ikran, always.
  16. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by Dajiye: ^Jigjiga iyo xamar oon xor (ama nabad waarta haysan) ayaad si dadban iyo si toos ahba u hoos timaada. Intaad is leedahay xamar fogee, Meqelle uun ha iska gadin. Hada waxad tahay kuwi sacabka u tumayey inu Tankiyada Tigraygu xammar soo dhex istaagan. hada wa siyaasintoodi kuwi laha Ethiopia iyo somalia xuduud ma kala laha hall dall hall basaboor hal dawlad hal calan war adigu Tigray ha u hoos galin intad qof Mekelle uga digaysiid hada isma oga ba ^Awoowe, horta yaa koolkoolinaya maamulka daba-*******ka ah ee jooga Hargaysa ee ku faana wararka aan jirin ee ah anaga iyo Itobiya oo wada socona ayaa soo qabanay wiilal ka soo horjeeda dawladda Itobiya? Siyaasiga aad sheegi ciduu matalo ma jirin( aan ahayn naftiisa & jeebkiisa). Tigray Xamar lagama soo dhaweyn meel aan sacab oogu tumayna maadan arag, kow dheh? KT Zinawi iyo dhamaan kuwa isku haysta xukunka Somaliya ee kala jooga waqooyi, gobolada dhexe iyo koonfur, waxaan oogu bishaareynayaa in aanay kacdoonka Jigjiga iyo Xamar ka socda ku joojin karin meherxad dhex mara oo xaaraan ah. Sidaa darteed waxaa la gudboon inay u damqadaan dadweynaha ku baaba’aya riyada beenta ah. Isma oga kuyeeno ,,,
  17. Kamaavi

    Sool

    ^ Idinku xarfaha ku kala dhganaada ,,, Aaliyah & I will keep uniting the seven letters.
  18. Originally posted by AYOUB: quote:Originally posted by ElPunto: The guy is smiling so big cause he still can't believe he snagged her. hehe Reminds me of the lucky man who forgot the `consummation night´ initiation du'ca and mumbled "subxaana ladii sakhar lanaa.. "
  19. ^Jigjiga iyo xamar oon xor (ama nabad waarta haysan) ayaad si dadban iyo si toos ahba u hoos timaada. Intaad is leedahay xamar fogee, Meqelle uun ha iska gadin.
  20. Dadkan aad ii faniinin , ama aad isleedahay cirka gee waxaan soo wada dhiganay dugsigii Jigjiga ilamaa Jamacdaha Atoobiya. Kuwo badan oo hadda madax xafiisyo ka ah Hargaysa oo Meqelle ka soo qaatay Diplom cirtificate ayaan shaqsi shaqsi kuugu sheegi karaa. Maamulkan aad ii sheegi waxaa maalin walba simminar loogu qabtaa hudheelo ku yaala JJ( ama DD). Runta hadii loo dhabo galo xamar oo nabadda iyo Meqelle, shacabku waxay dooran xamar. Adu intaad muqadas leedahay yuuna waagu kugu baryin uun.
  21. Gooni istaag haddii isku filnaansho lagu gaari Jabuuti ayaa Jaamacado dhisan lahayd intay ardaydooda Meqelle u dirayaan. Isla shalay waxaa barlamaanka shan ka orod u qudbadeenayey kii wakhtigii la ogaa loo tuuray madawga. Marka mirqaan dhurwaaga marka laga yimaado, waxaad midnimo ku heli waydo gooni goosad ku heli maysid. Taariikhda ayaa markhaati ka ah.
  22. Originally posted by Ducaysane: Qabiilada Somalida horta yaa ugu nasabsan? Awoow iyo maytidood la janeegii sayid iyo siyaad iska dhalay (qolo dooni ha noqdaane).