Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by Mintid Farayar: Dalmar, Come to Somaliland, Inaabti. We will defend you... He better join Tabliiqa or Shabaab...
  2. Originally posted by xiinfaniin: ^^Stop trolling in Puntland/Somaliland threads. Who is trolling in his own thread now....
  3. ^Balance( or fairness) in media may mean almost anything, and it is used not only indifferent senses by different people, or a different senses by the same people at different times but in different senses by the same person at the same time. That said, the O in the homepage( or in ONLF) did not and never will it refer to a clan in the context of the struggle for freedom and the search for the inalienable right to self determination for all Somalis in Ogadeeniya. The O pertains to the territory where ethnic Somalis reside in the country called Ogadeeniya. Originally posted by Dhubad.: Dajiye, drop the link bal aan aragnee! I like the editors of Kismaayonews and how they write their editorial articles specially Xuuraan iyo Xanta dadka, is it going to be like that ? Not sure, Dhubad. But when it's out, I will drop it.
  4. ^What about attitude, faith, trustworthy, personality, education, hight, beauti, nasab, diin, qurux....
  5. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by A.Z: quote: Originally posted by Peacenow: Cause the Maryooleey are good people. Unlike the somalis, they don't cause trouble and suck on other countries. Peaceclown thinks the Maryooleey are a Ugandan tribe. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL very funny indeed. Haku taagnaato. U dhaafa.
  6. ^Literally who is that terrorist sympathizer you have mentioned now? Talk about reading blind.
  7. Kamaavi

    Seriously

    N learn how to swim, safely.
  8. Originally posted by me: Uffff un adoo dhahaya yeenan ku maqlin. ...
  9. Originally posted by Xaji_Xunjuf: These odayaal wakhtigoodi wu dhamaday Exactly my point.
  10. The admin of the official homepage said they don't have the exact date, but prolly it won't be that long. Keep the homepage on eyes...
  11. If push comes to shove, the SSC people can survive on their own.
  12. Originally posted by Abwaan: lol...it looks like inuu rag dillaalo ah la shirayo...tolow ma ari buu China ka gadi doonaa? War indho yartu Ari ma taabtaan....
  13. ^Waryee xiiqsane. I was not trolling. But rather tried to correct or feed the troll. Sorry..
  14. ^JB waa mujaahid. Laxanka ayuu mar mar saari jiray heestii . Welina shaqadiisii buu sidii u sii wataa.
  15. Adiss Ababa Siday Ku waa Bariisatay? Wararka shabakada ******today soo gaaraya ayaa sheegaya in labadii bari ee oogu danbaysay magaalada Adiss Ababa ay ka socdeen ol -ole xarig oo lagu soo qab qabtay dad Soomali ah kuwaas iskugu jira muwaadiniinta Soomaalida Ogadeeniya iyo Jamuuriyada Soomaaliya ,Ilaa haatan lama oga sababta dhabta ah ee ka danbaysay xarigan balse waxaad moodaa inay tahay talaadabii Kenya ay qaaday oo kale. Mid ka mid ah muwaadiniinta Soomalida Ogadeeniya oo u waramay ******today ayaa sheegay inta uu ogyahay in 6 wiil oo dhalin yaro ah laga baxay guryaha xaafada, Magananya 24. Meesha dadka Soomalida ah xaafado kala duwan laga soo qabtay oo ay u badan yihiin xaafada Saaris. Wixii ka soo Kordha kala soco ******today.
  16. Dowlada Ingiriiska ayaa qaban qaabinaysa shir lagaga hadlayo Qaarada Afrika iyo sidii uusan u sahmayn lahayn dagaalka lagula jiro argagaxisada, waxaana shirkaas ka hadlaya xubno ka mid ah barlamaanka dalka ingiriiska oo uu hogaaminayo Ivan Lewi oo ah wasiirka arrimaha dibada ee xafiiska Commion Wealth u qaabilsan Dowlada Ingiriiska, Dagaalka Ogadeeniya ka socda ee ONLF ayaa isana Lagu soo qaadan doona, Kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay Dagaal Gobanimo Doon ah. Warkan ka soo Yeearay Dowlada ayaa sheegay in Hub badan oo ka kala Yimid Dhanka Maraykanka iyo Soviet Ruushka uu si Baaxad wayn leh oogu qul qulayo Qaarada Afrika. Waxana Arrinkan walaac Xoogan ka Muujinayaa Dowlada Aduunka oo qaar kood sheegayaan inuu Dagaalkii qaboobaa ee Aduunki halis tahay inuu dib u soo laabto. London.
  17. http://dhanaan.com/index.php?subaction=showfull&id=1264506566&archive=&start_from=&ucat=1&
  18. Reality is it was not more than a cat fight even if there could be a damage to any side of the warring factions. A wrong political priorities in wrong places.
  19. ^Odeygii seedigii ahaa ee kacaanka qoray ayaa laguu yaqaanaa.. Baar guuled, Bixinduule, caga gub, ganat iyo biyoxirkiiba waan ku arki jiray Intuuna kacaanka ku biirin wuxuu ahaa deg low daacad markii danbe muqawad ayuu u dalacay. Ganacsiga iyo kacaanka inuu usoo kaadi cabay kuu diidi maayo. Laakin kani weligiii xabad qash kama siin. Isba weydii oo imisa ****** ah ayaad min marduuf jaad ah ku laaluushtay dheh?
  20. That is why aan u jeclahay inaan afkeena hooyo wax ku soo xar xariiqo....