Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. There was a nomad that was nearly being rejected on this site for similar name ,,, I think he is still around...
  2. Originally posted by *Ibtisam: One of the only few somali songs I like http://www.youtube.com/watch?v=ErIy8qwo0dM Wtf. Faysal.
  3. Ururka Al-shabaab iyo Sheekh Xasan Turki oo isku fahmi waayay maamul u samaynta Jubooyinka. Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay Masuul sare oo ka tirsan xarakada al shabaab ayaa inoo sheegay inuu jiro is faham soo kala dhex galay saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab iyo Sheekh Xasan Turki. Wararka ayaa sheegaya sheekh Xasan Turki iyo saraakiishaasi isku fahmi waayeen qaabka maamul cusub loogu sameynaayo Gobolada Jubooyinka tasoo kamid aheyd qodobo labada dhinac ay ugu heshiiyeen heshiis dhawaan lagu saxiixay magaalada Baydhabo. Saraakiisha Al-shabaab ayaa sheekha u sheegeen in ay u dhisayaan maamul ka madax banaan Xizbiyada ka jira soomaaliya, halka Sheekh Xasan Turki ku dooday maamulkasta oo loo sameynaayo Jubooyinka inuu ku dhisnaado qabiilada dega deegaanka. Sheekh Xasan Turki oo dadka u yaqaanaan aabahii ururka Al shabaab ayaa horey uga carooday maamul horey loogu sameeyey deeganada Jubooyinka isagoo markaasna ku dooday in beesha uu ka dhashay wadaadka lagu dulmiyey maamulka hadda ka dhisan gobolada Jubooyinka. Lama saadaalin karo qaabka loo maareyn doono qilaafka ka dhex jira Al-shabaab iyo Wadaadka hoggaamiyihii hore ee kaambooniyiinta haddase kamid noqday Al-shabaab Sheekh xasan Turki,balse la arki doonee halka uu ku danbeeyn doono murunkaan soo kala dhegalay madaxda al-shabaab.
  4. KN: Xogtii ugu horeysay ayaa kasoo baxayso iskudayo Alshabaab ay dhawaanahan waday oo ahaa in ay soo xerogaliso Sh. Axmed Madoobe Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in xarakada Alshabaab ay geed dheer iyo mid gaabanba u fuushey in ay qanciso Axmed Madoobe oo ay horey ula dagaalameen, waxay u direen ergo xaga isgaarsiinta kula xariirtey wadaadka oo isaga iyo ciidamo uu wata ay ku suganyihiin duleedka Afmadoow. Dadkii ergo ahaanta loogu direy waxaa ka mid ahaa Sh. Maxamed Dulyadeyn ka hor intii uusan ku biirin Alshabaab koowdii bishan, iyo sidoo kale Sh. Xassan Turki ka hor intiisii uusan dhankooda noqon, balse la sheegey in Xassan Turki uu diidey in uu la hadlo Axmed Madoobe, shabaabkana ku yiri “idinkaa la dagaalaye, idinka la heshiiya”. Waxaa la sheegey in Shabaabku ogolaadeen in ay qaataan mas’uuliyada dagaalka Jubooyinka ka dhacay, haddii uu Sh. Axmed la heshiinayo, balse uu Sheekh Axmed kasoo istaagay heshiiska isagoo leh “waxaan xabad ahayn inagama dhaxayso”, horaan ayuu ugu tilmaamay Shabaabka in ay yihiin niman “takfiir ah”. Alshabaab ayaa Sh. Axmed u ogolaaday in ay Jubooyinka u magacaabaan haddii uu la heshiinayo, balse markii uu diidey yaboohaasi waxaa la fahamsanyahay in uu ka faa’ideystey Dulyadeyn oo haatan ku biirey Alshabaab, heshiiska Baydhabo waxaa saxiixey waaliga Jubooyinka Abuubakar Zeeylici oo ay tahay in uu dhaqangaliyo heshiiska la gaaray. Alshabaab ayaa aad ugu baahan in ay la heshiiyaan Sh. Axmed maadaamaa uu haatan heysto culees kaga imanaya dhanka Kenya, iyo waliba taageerada dadka gobolka oo ay inta badan lumiyeen kadib dagaalkii ay gobolka ka rideen isagoo xasilan, wadahadlna lagu dhamayn karay wuxuu isfahamwaa ah. Haatan maadaamaa ay ka quusteen wax heshiis ah waxa ay ku qasbanyihiin in ay dagaal ka galaan labbo aag oo kala ah dhanka kenya iyo gudaha oo Axmed Madoobe uu u taaganyahay in uu ka faa’iideysto fursad kasta oo meesha kasoo baxda, gaar ahaan ciidamada laga yaabo in ay ka falaagoobaan Alshabaab.
  5. Meel cidlo ah ayuu ciil kaa hayaa ,,, ma is tiri ..
  6. Fiimo, baskii burco ina saar.
  7. Dowlada dhexe ee Ethiopia ayaa soo saartey liis ay ku qoran yihiin magacyada guddida doorasha Gobolka Somalia oo iyadoo magacyada ilaa iyo hada la shaaciyey ay badankood yihiin heer federaal marka laga reebo hal xubin oo laga magacaabay maamulka kililka ee magaalada Jigjiga. Magacyada guddida doorasha Gobolka Soomaalida ee la shaaciyey ayaa waxay kala yihiin:- (1) Maxmuud Dirir wasiirka dalxiiska iyo hidaha (2)Bashiir Cabdullaahi Caydaruus wasiir ku xigeenka Beeraha (3) Dr.Sarhaye Xidig Gudoomiye ku xigeenka golaha baarlamaanka Ethiopia (4) Axmed Shide wasiiru dowlaha wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta dhaqaalaha (5) C/fataax Sheekh Cabdullaahi gudoomiyaha xisbiga deegaanka Somalida. Waxaa xusid mudan in liiska magacyada guddiga doorashada aan lagu soo darin madaxweynaha maamulka Kililka Daa'uud Maxamed Cali iyo hogaanka nabadgelyada Cabdi Maxamuud Cumar(Cabdi ileey) taasoo lagu fasiray inay jirto isbadal aragtiyeed oo dhanka dowlada dhexe ah kuna wajahan labadan masuul. Dhanaan.com
  8. Originally posted by Aaliyah416: I have job interview today wish me luck...I could use some du'a salaam Best wishes, awlays.
  9. Originally posted by Aaliyah416: Ilaahay somaali oo dhan ha mideeyo, dhibaato cidna uma wacna... salaam amiin dhaha to that.
  10. ^Waxa qaloocan iska dhiiboo soo fuul, dalaq soo dheh, the buss to Qorahay City
  11. Imikana Jafe & Dajiye is barbar dhig dee...
  12. Alla maxaa dhakh baratay sayidka,, miyaa sheekadu ,,
  13. @Intaasi waa inta ku soo gaadha... This thread is over killed, with Ngonge's funny comparison.
  14. Could it be the qardho moment?
  15. faheema maxaa kaa yabiyay ooy la amustay...
  16. Ngonge, dhibka dhaaf kolka. Jony white girl dhalinta ha sii nacsiinine...
  17. ^ The teacher has made 4794 post, 80% of which are about warior ONLF. Look back in to the archives.
  18. ^Bal what was her name niyoh? I need to see more pics of the Jony white girl. Edit: A&T abti kolka hadaad soo gahshay, waan ka baxay.
  19. Originally posted by Xaaji Dhagax.: ^ By who? Pls dont say ONLF! ^ Yes. Tell me who else would want Godey to be freed permanently now? I am afraid you will say Suna wal jameecah( or worse the shabaabs).
  20. Ngonge, while I understand the point you're making, I have to disagree that the half naked women would wear that tatto for liking the Quran. Since no one really knows for sure, one theory is as good as the other!
  21. Ngonge, what's your take on the written words account? Give us a brief breakdown based on your interpretation. (To me that seems the Jony Girl.)
  22. Wa Alikum Salaam Umm Al Shaah
  23. Baqdhadh & Qardho yaa weyn? (To be honest I think qardho.)