Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Ayoubtos, The problems are, time is against those grazing on the leaves. If one chooses to remain a dumbo for all this time, never having doubts or questions,then one loses the ability to think. Didn't VOA report that your Cabdi Ileys - who just happen to be the Ethios' secutiry chief - admit he captured the lady inside Kilil5 not Somaliland. Look you are reduced to quote an insane pay out who just happen to be on other side of the fence(ofcourse as a receiver of the victim.) What would be your reaction if the Ethiopian highlanders would recognize your Qudhinland? In this case also you would hand your daughters and sons over to them as an ONLF terrorist, after the drug takes its effect. It appears having you guys in Somali society means a lot of downsides and no upside. Check it by reading the enormous number of letters published in this subject( including those jailed in Jigjiga). However I am sure you have done so but being a stubborn you will not admit it. [ February 19, 2010, 06:45 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  2. Originally posted by The Zack: ^Adigana Godane baad hoosta ka taageertaa miyaa lol walee meesha sheeko aan caadi aheyn baa ka socoto... Dagaalkii qaboobaa ee SNM & ONLF wuu bilaabmay.
  3. Habeenimadii Xalay ayaa waxaa Garoonka Jaamacada Caanka ah ee International African University(Jaamacada Caalimiga ah ee Afrika ee Sudan) ka qalin Jabiyay Arday Gaaraysa 23 oo Reer Ogadeeniya ah, Ardadan ayaa Kala Bartay Kuliyada Dhaqaalaha Siyaasada, Sharaciyada, Waxbarashada Iyo Maamulka Ganacsiga. Ardadan ayaa Markii lagu soo Dhaweeyay Microphoonka waxaa Hal Mar Sacab qabsaday Dhamaan Madaxda Kulanka Fadhiday Halkaas oo oogu Horeeya Nin caan ah Arrimaha Ogadeeniya wax ka qora oo Lagu Magacaabo Xasan Maki Ahna Maamulka Sare ee Jaamacada Wax Ka Dhiga. Waxaa Kaloo Madasha Fadhiyay Safiir Ku Xigeenka Dowlada Itoobiya, Safiirka Eritrea, Madax kala soco 90 Dowladood oo Aduunka ku Yaala oo ka soo qayb Galay Ardada Jaamacada ka Qalin Jabinaysay oo Dhan Guud ahaan 250. Waxaa Farxad wayn u ahayd in Ardada Reer Ogadeeniya ay ka dhex Muuqdaan 250 Dowladood ee Habeenimadii Xalay Qalin Jabinaysay Walow Magac ay wateen uu ahaa Ethiopia Balse ay Kaga Faraxsanaayeen in Loogu Yeero Ogadeeniya. Isku soo duu duubo Ardadaas Qalin Jabisay ayaa Filaya Inay Dalkooda Hooyo wax u qabtaan oo Cilmiga ku Shaqeeyaan Walow ay Jiraan walaac ka haysta Dhanka Amniga oo ay Baqaan Iyagoo wax danbi ah aan Galin in La iska Xiro Sida Caadada ah ee Dhacda Mar walba. ******today Sudan Khartuum.
  4. Dalka Sweden Ayaa lagu Daabacay Book loogu Magac Daray Ka Ganacsiga Dhiiga Iyo Batroolka, Buugan ayaa waxaa qoray Suxifiyad u dhalatay Dalka Sweden, Suxufiyadan oo caan ah ayaa eed xoogan u soo jeedisay Shirkada Ludin ee Baadha qodana Shidaalka, Suxufiyadan ayaa booqasho ku tagtay Dalka Sudan Iyo Ogadeeniya, Safarkeeda Ogadeeniya ayay sheegtay inay la kulantay Gabadh Ciidamada Itoobiya Kufsadeen, Gabadhaas si Dhuumasho ah ay ku timid Magaalada JigJiga. Gabadha qortay Buugan oo loogu Magacaabo Shashtin Lindin ayaa sheegtay in Shirkada Lundin ee Laga Leeyahay Dalka Swedem uu qayb wayn ka yahay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Sweden, Halkaas oo Shirkada Lundin ay tahay Shirkad ka Ganacsata Dhiiga Dadka ku Nool Ogadeeniya iyo Sudan. Buugan ayaa Qoraalkiisa waxaa ku qoran Xasuuqa Shacabka Soomalida Ogadeeniya loo gaystay, Qoraaga Buugan ayaa sheegay in si loo fuliyo Arrimaha Shidaalka Ogadeeniya, ay Ciidamada Itoobiya Iyo Sirdoonkoodu ay ku Talaabsadeen in ay Gubaan Tuulooyinka, Falal iskugu Jira Kufsi, Dil, Barakicin Iyo Boob. Buugan ayaa Saxaafada Dalka Sweden si wayn u soo jiitay Waxaana Dhamaan Laga hadal hayaa Xafiisyada Dalka Sweden, Goobaha Dad waynaha Iyo Jaamacadaha Dalka ee wax Laga barto. Qoraaga Buugan oo ah Khabiir arrimaha Saxaafada Mudo badan ku soo jiray Saxaafada Dalka Sweden ka soo Shaqeeyay inta badan wax ka qora Arrimaha Warshadaha ayaa sheegtay in Xuquuqda Aadamaha ay meel kaga dhacday Shirkada Lundin. Waxaa Islama Markaba Dhawaaqay Madaxda Shirkada Lundin oo Sheegay in si Toos ah iyo Si Dadban ba ay oola Dariri eedaymahan Xuquuqda Aadamaha aysan Waxba u dhimin, Gabadha u hadashay Shirkada Lundin ayaa Walaac xoogan ka muujisay Qoraalka Buugan oo ku saabsan Ogadeeniya, Gaar ahaan Cutubka Afaraad ee Buugaan. Isku soo duu duubo Dowlada Sweden ayaa Xisbiga uu ka Tirsan yahay Wasiirka Arrimaha Dibada loo haysta howla ka dhan ah Xuquuqda aadamaha Isagoo Buugan uu ku faafay Dhamaan Noocyada Kala Duwan ee Bulshada Sweden, suuq xoogan uu ku leeyahay Iyagoo Dadku aad u xiisaynayaan, Isla Markaana Qoraaga ayaa Bulshada Sweden oogu baaqay in ka qayb qaataan sidii loo joojin lahaa xasuuqa lagu hayo Ogadeeniya ee Shirkada Lundin ay gacan ku leedahay. Jabhada ONLF ayaa in badan sheegtay oogana digtay shirkadaha shidaalka in ay joojiyaan howlaha xasuuqa iyo boobka ah ee ay ka wadaan Ogadeeniya, Jabhada ONLF ayaa sannadkii 2007 weerar ku qaaday xarun shidaal halkaas oo kadib shirkada China ay diiday go,aamadii iyo baaqii ay soo saartay Jabhadu. Idaacada Afsoomaaliga ku hadasha ee Dalka Sweden ayaa Waraysiyo Balaaran la Yeelatay Qoraaga Buugan Isla Markaasna warsaytay , Xubno ka socda Shirkada Lundin Iyo Maxamed Khadar oo ururka Dhalinyrada Ogadeeniya ee Sweden u hadlayay.. Sawirka Qoraaga Buuga Weeyaan. Diyaariyay Tafatiraha ******today.
  5. Sheekh Axmed Madoobe iyo ciidamada uu hoggaaminayay ee shalay qabsadey magaaalada Dhoobley ayaa saaka isaga baxey magaalada iyagoo halkaas ka qaatey saabaankoodii iyo waxii gaadiid ahaa ee ay shalay ka qabsadeen ciidankii Alshabaab ee magaalada heystey. Ciidamadii Sh Axmed Madoobe iyo gaadiidkii ay wateenba waxey afka saareen jidka Afmadoow iyadoo aan la garaneynin talaabada xigta ee ay qaadi doonaan. Waxaa sida aan wariyaasheena gobolka ayaa noo xaqiijiyey in ciidamadii Alshabaab kuwii shalay laga saarey Dhoobley qaar kale oo laga soo saarey Diif iyo ciidamo ka yimid Diif, Qooqaani iyo Afmadoow ay dib ugu soo laabteen magaalada Dhoobley iyadoo uusan wax dagaal ahna ka dhicin ay hadda joogeen magaalada Dhoobley. Dagaalkii shalay oo aha mid fajac ku noqdey Ashabaab ayaa laga yaabaa inuu ahaa waji cusub oo Sh Axmed Madoobe lasoo baxay lagana yaabo iney magaalooyin kale la beegsadeen tabtii shalay. DAgaalkan ayaa yimid kadib markii ciidamo Alshabaab ah ay weerar ku qaadeen saldhiggii Axmed Madoobe ee uu ku lahaa Diif. KismaayoNews oo xalay qadka taleefoonka ku haleeshey gudoomiye ku xigeenka wilaayada Islaamiga ee Jubooyinka Sh. Xusseen Cabdi Geedi isagoo jooga Xamar ayuu sheegey in ay dib ugu laaban doonaan halkaasi, wuxuu ka gaabsaday in uu sheego khasaaraha halkaasi kasoo gaaray. Waxaad mooddaa in sheekadu kusoo laabatay Jugjug meeshaada joog, Xisbul Islaam waxey haystaan Diif maanta, meesha Alshabaabna ay heystaan maanta Dhoobley marka laga reebo gaadiid dhawr oo Axmed Madoobe qabsadey iyo dad ku dhintey dagaalkii Shalay. KismaayoNews.com
  6. Ciidamo wata ku dhawaad 25-Baabuurta dagaalka ah uuna wato Axmed Madoobe oo u soo Ruuqaansaday Afmadow Ciidamo wata ku dhawaad 25-Baabuurta dagaalka ah uuna wato Axmed oo u soo Ruuqaansaday Afmadow, Kadib markii ay ku hakadeen Xoogaga Alshabaab ee shalay laga soo saaray Dhoobleey iyo Dhaq Dhaqaaq Milatari oo ka socda Kismaayo.. Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbooyinka gaar ahaan Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo aad u fara badan oo uu Wato Axmed madoobe ay u soo Ruqaansadeen Degmada Afmadow oo ah saldhig Milatari ee xarakada Alshabaab kadib lawareegid uu shalay Aroortii hore uu la wareegay Degmada Dhoobleey oo ah Xadka Soomaaliya iyo Kenya. Axmed madoode oo ah Sarkaal ka Tirsan Ururka Xisbul islaam ayaa ku faanay mar uu la hadlayay saxaafada intii uusan ka anbabixin Dhoobleey in uu maalmo dhaw Tagi doono Magaalada madaxda Kismaayo. Sidoo kale wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in Dhaq Dhaqaaq Milatari laga dareemayo Magaaladaasi, Kadib markii la sheegay in uu Gobolo u dhaw Kismaayo ku soo Wajahanyahay Axmed madoobe. Dagaalkii shalay ka dhacay halkaasi ayaa waxaa Xoogaga Alshabaab looga qabsaday sida ay wararku sheegayaan saad Milatari iyo Booyado u dhaamin jiray Biyaha, Balse lama oga in ay dib ugu laabanayaan Alshabaab Deegaamada lagala wareegay.
  7. Adoonka way kala horeeyeen. Nin laga horeeyayna wuu dilanyahay.
  8. Qoolo Caruurta aabahood waa qoloma?
  9. Originally posted by Haatu: Erya, erya, erya indeed. ^ mar dhaw alkharaab waxay odhan waxa na eryan ma ahan xisbul islaam ee waa ONLF
  10. Thursday, 18 February 2010 23:37 O'gaden Online Reports reaching us from Yucub town, Dolo province say that Ethiopian troops based there have fled their camps after they could not cope with constant nocturnal attacks by O'gaden National Liberation Front [ONLF] forces. In response to the myriad troubles Woyanel troops have been visiting upon civilians, ONLF forces pounded the two camps housing Ethiopian soldiers and their puppet militiamen with heavy artillery guns every night, with the heaviest attack on the camps occurring on the night of 3 February. Our reporter in the area said Ethiopian troops were eventually forced to flee to Warder town after incurring massive personnel losses and destruction of the camps.
  11. Cabsi dagaal oo xoogan ayaa ka taagan degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose kadib markii caawo ay dul dageen ciidamo uu horkacayo Sh. Axmed Madoobe ay dul dageen magaalada. Sida uu kusoo waramayo wariyaheena Afmadoow ciidamada Axmed Madoobe ayaa caawo la wareegey tuulada Qooqaani oo ay u tageen iyadoo haawanaysa oo ay ka baxeen ciidamo dhowr ah oo Alshabaab meesha ka joogey. Tani waxay imanaysaa kadib markii galabta ay dagaal kula wareegeen tuulada Diif, iyadoo ciidamadii Alshabaab ee laga soo saaray ay soo gaareen degmada Afmadoow caawo fiidkii. Dagaalkii maanta lagu qabsaday Diif waxaa meesha loogu tagay 2 booyad oo biyaha ay ciidamada ugu dhaamin jireen Alshabaab, sidoo kale meesha la yiraahdo Deg Alama waxaa laga soo qabtey baabuur dheeraad ah oo laakiin haleeysey sida aan wararka ku heeyno, inta badan baabuurta laga qabsaday Alshabaab waa ay haleeysanyihiin Source
  12. Somaliland admin is the bad guys who help the black colony just like kildhiga does. And the ONLF are the good guys who are trying to ring freedom in their homeland. The civilians should not be the sandwich. Let them see and decide the good from the bad.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Awaare(Ramaas) Feb.18, 2010 - Jabhadda ONLF ayaa saaka saddex nin oo ka soo jeedda Soomaaliland ku dhishay tuuladda... Allah yarxam. Samir iyo Imaan. Originally posted by Jacaylbaro: Jabhadda ONLF waxay soo weerareen dadka deegaankaasi daggan oo u dhashay Soomaaliland, Jabhada is attacking and not the O clan, is it? JB is trying to say the jabhada has attacked locals, migrants or nomadics who were originally from Somaliland. My point is that there is a big difference between Jabhada, and the O clan. Don't mix up the two if you want to keep the original meaning of the sentence. Some clan men can take revenge on the other clan men. It has been the norm of that area. But jabhada has no reason to attack civilians. Ps.Allah yarxam inta dhimatay. Samir iyo imaan.
  14. So according to some Somalilander stands for ****, and ONLF stands for ******. And JB made the tittle to mean his clan men got killed by the other clan men. Is that what he is telling us now?
  15. Afar jacbur ah xasssan turkiba wuu tuurtaa.
  16. ^That means Riyale's family is not target. About Awaare thing you can conduct the fat stone man. But I know the ONLF targets traitors, Tigre and tataqi. It's called the 3T's formula.
  17. Originally posted by Daaweeye: Maxaa hadda socda in ONLFtu disho qofkii u aragto inu la shaqeenayo sida ardayda jaamacadaha, macalimiinta, dhaqaatiirta iwm sidaa horumar laguma gaaro. Adoo mahadsan, ma noo sheegi kartaa hal dhakhtar oo ONLF wax yeelaysay? Hal arday? Hal macalin? Adeer anaa arday reer Addis ah soo ahaa, macalin soo ahaa. Markaan gobolada hoose tagayno waxaan tusi jiray mutwaaqada schoolka pole horey ka soco inay dhahaan mooyee xitaa magacaa waana la ima o dhan. Horumurka lama diid, waaba ka lo dagaalami, intii wadanka wax u qabana abaal gud ayaa loogu daraa. Akhirka ka wax badan qabta isla dawlad ku sheega ayaa xidha waxaana la dhahaa geed aad soo gooysaan mooyee geed ha abuurina. Horumar doonka, xornimo doonka, deris wanaaga, iyo dadnimada wax naga jecel maleh. Fadlan waxaad u fahantaa in lanagu qasbay halkaanu taaganahay. Illaah ayaa ne lehe, dee gaal xuna ooga amar qaadan mayno maamulka reerahaanga.
  18. Awbare locates beyond Jigjiga, far north. It's near Borama. Only Tigre agames stay in there and its near by areas. But the day freedom movement of the ONLF reaches Teferi-Ber( the door of the fear) is the day that the whole region will ring permanent victory. Teferi-Ber( baabul khof) is the old black colonial name of Aw-bare. ONLF Kill traitors, and their masters. Not civilians!!
  19. ^Armaad isagiiba tahay( I mean his script) Hogaanka Sh. Axmed Madoobe Iminka isaga ayaa ah wax kasta, ma jirto cid ka saraysa oo uu ka amar qaadanayo ama uu ku qasbanyahay in uu wax ka dhagaysto, wuxuu heeystaa ciidamo rabaayad ah oo uu bilooyin tabobarayay amarkana si fiican u qaata, wuxuu iska dheereeyey dhamaan saraakiishii falaagada ahaa ee in badan caqabada ku noqon jirey go’aamada degdega ah ee uu qaadanayo. Wuxuu si toos ah u maamulayaa dagaal galinta ciidamada, ciidamadiisa waxay xiranyihii darees layaab leh, waa dhar hal nooc ah oo surwaal iyo shaar sufushaari ah oo aad moodo xildhibaano baarlamaan fadhiya, kabbo madoow oo sarsar leh, iyo cimaamad barobaro leh, dhamaan ciidamadana dharkaasi ayay xiranyihiin. For maadeey
  20. ^Taas waxaad u sheegtaa kuwa ilmaa 30ka sano ukumahooda meelo kala duwan ku khabaystay ilaa haddana aan dhaaamin xabashiga kor ku xusan ,,, waa Daaude....oo qaxoontiga ila ah Xornimo waxaan ahayn oo na daqaysa ma leh saaxiib ,,,,, sheeko baralayda hoos nooga dhig.
  21. ^Awoowe tabbari meel ay dhigtaba Madoobe waa inuu juqunta iyo higista bashar wanaagsan ka yeelaa. Waxaa u shidan khad cagaaran oo la hor istaagi karin marka ha socdee ka baydh ...... Maadeey yaa haya maanta ,,, warkiisa....
  22. ^ Shabelle iyo hoonAfric maxay sheegeen... Waxaanu leenahay Altakfiir jabeene erya erya erya
  23. TFG dan la sheegi soo tu soo dhaqaaqda ma aha? Ilaa zaman aan ogahay ayuun baa la lahaa waxay ka soo baxeen Doolo. Ilmo ka fadhiidsan anu maba arag.