Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by The Zack: Dajiye bas dee sxb don't over kill the thing aggah! What do u think u accomplish by keep posting this same topic on SOL? U might as well go back home and kill couple of riyaale's militia when the come to jig jiga for qaad ehe. Zack, Riyale prolonged his rule by handing over innocent O citizens to the Ethiopian authorities. If people of Hargaysa failed to be ashamed of Riyale for this immoral deed, would be raised this topic many more times. This time some one has to speak about the shame, danger, and politics behind it.
  2. Originally posted by The Zack: Dajiye bas dee sxb don't over kill the thing aggah! What do u think u accomplish by keep posting this same topic on SOL? U might as well go back home and kill couple of riyaale's militia when the come to jig jiga for qaad ehe. Zack, Riyale prolonged his rule by handing over innocent O citizens to the Ethiopian authorities. If people of Hargaysa failed to be ashamed of Riyale for this immoral deed, would be raised this topic many more times. This time some one has to speak about the shame, danger, and politics behind it.
  3. Maamulka Hargaysa wuxuu sannado badan ku dadaalayay sidii uu nac iyo karaahiyo uga dhex abuuri lahaa dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada Woqooyiga Soomaaliya iyo dadka kale ee soomaalida ah, wuxuuna mar kasta isku dayaa inuu colaad iyo nacayb ka dhex abuuro qabiilka uu matalo iyo soomaalida inteeda kale, taasoo ah siyaasadda kaliya ee uu xukunkiisa ku sii haysan karo, wuxuuna door-biday inuu hoos gelo cadowga soomaaliyeed, si uu danihiisa gaarka ah u gaadho. Hase yeeshee waxaa muuqata in cimriga taliskaasi uu gabaabsi yahay, isla markaana ayna bulshada soomaaliyeed mar denbe u dulqaadanaynin xadgudbyada uu u gaysto. Dadka soomaalida Ogadeenya, oo dhibaatada ugu badan ay tilsakaas ka soo gaadho, waxay hadda diyaar u yihiin inay taliskaas u dhaamiyaan dhiisha colaadda ahee muddada dheer uu la wareegayay, waxayna hubaan in oohintu ay isaga ku denbayn doonto, isla markaana uu dhami doono dekanada uu dhitaystay!
  4. Maamulka Hargaysa wuxuu sannado badan ku dadaalayay sidii uu nac iyo karaahiyo uga dhex abuuri lahaa dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada Woqooyiga Soomaaliya iyo dadka kale ee soomaalida ah, wuxuuna mar kasta isku dayaa inuu colaad iyo nacayb ka dhex abuuro qabiilka uu matalo iyo soomaalida inteeda kale, taasoo ah siyaasadda kaliya ee uu xukunkiisa ku sii haysan karo, wuxuuna door-biday inuu hoos gelo cadowga soomaaliyeed, si uu danihiisa gaarka ah u gaadho. Hase yeeshee waxaa muuqata in cimriga taliskaasi uu gabaabsi yahay, isla markaana ayna bulshada soomaaliyeed mar denbe u dulqaadanaynin xadgudbyada uu u gaysto. Dadka soomaalida Ogadeenya, oo dhibaatada ugu badan ay tilsakaas ka soo gaadho, waxay hadda diyaar u yihiin inay taliskaas u dhaamiyaan dhiisha colaadda ahee muddada dheer uu la wareegayay, waxayna hubaan in oohintu ay isaga ku denbayn doonto, isla markaana uu dhami doono dekanada uu dhitaystay!
  5. Maamulka Hargaysa wuxuu sannado badan ku dadaalayay sidii uu nac iyo karaahiyo uga dhex abuuri lahaa dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada Woqooyiga Soomaaliya iyo dadka kale ee soomaalida ah, wuxuuna mar kasta isku dayaa inuu colaad iyo nacayb ka dhex abuuro qabiilka uu matalo iyo soomaalida inteeda kale, taasoo ah siyaasadda kaliya ee uu xukunkiisa ku sii haysan karo, wuxuuna door-biday inuu hoos gelo cadowga soomaaliyeed, si uu danihiisa gaarka ah u gaadho. Hase yeeshee waxaa muuqata in cimriga taliskaasi uu gabaabsi yahay, isla markaana ayna bulshada soomaaliyeed mar denbe u dulqaadanaynin xadgudbyada uu u gaysto. Dadka soomaalida Ogadeenya, oo dhibaatada ugu badan ay tilsakaas ka soo gaadho, waxay hadda diyaar u yihiin inay taliskaas u dhaamiyaan dhiisha colaadda ahee muddada dheer uu la wareegayay, waxayna hubaan in oohintu ay isaga ku denbayn doonto, isla markaana uu dhami doono dekanada uu dhitaystay!
  6. Bismillaahi Raxmaani Raxiim Allaa mahad leh nabadgelyo & Naxariisi Nabigeenii Muxamed korkiisa ha ahaato. Dalkii soomaaliya la oran jiray maalin walba dhacdo cusub iyo war dhagahaaga ku culus ayaa kaa soo gaaraya. Dhacdooyinka halkaa nooga imaanayana intooda badan waa kuwo damiirkaaga aad u saameynaya oo dadka qaarkii waxaaba laga yaabaa in ay xanuun ka qaadaan. Aragnay dad la dilayo, kuwo la dhacayo, kuwo la kufsaday, kuwo badda lagu shubay, kuwo la jirdilay, kuwo xubnaha la jaray, kuwo cadow loo dhiibay, IWM. Markaan dilka tusaale u soo qaadanno, mar xalado kala duwan ayuu soo maray. qaar baa xabbad lagu dilay, qaar qalab kale ayaa loo adeegsaday in nafta looga gooyo, qaar baa silicdilyo u dhintay, qaarna dacdarro iyo gaajo ayay u dhinteen. Maanta arrin dilka aan waxba dhaamin haddeysan ka darneyn, oo hana dhiman hana noolaan ah ayaa nagu soo noqnoqoneysa waana tan aan maqalkeena kaga hadli doonno. Qof baa laga sheegay indhihii dhiman waaya geel dhalaaya waa ku tusaan. waayadii ugu dambeysay maamulada Somali-land & Puntland, waxaa aad looga war hayay dad u dhashay Somali-galbeed ama sida dadka badankii u yaqaanaan ******iya in loo gacan geliyo dowladda Itoobiya oo aan ognahay heerka cadaawadeed ee naga dhaxeysa inta ay gaarsiisan tahay. Maamuladan waxay si aan qarsoodi aheyn u gudbiyeen dad shacab ah oo aan la xaqiijin in ay wax dambi ah galeen iyo in kale. Dadkaa iyaga ah qaar waxaa si toos ah loogu dilay gudaha gobolada ay sheegtaan in ay maamulaan ciddii doonta ha dishee, qaarna iyagaaba naftooda labaxsaday markii ammaankoodu shaki galay, kuwo kale weli waxay ku sugan yihiin isla goboladaas, xaalkoodana Allaa og. Shalay Odayaal ayaa Cadow loo gudbin jiray, maantase waxaa noo cusub Dumar , Berri waxa xiga cid walbaa waa garan kartaa oo waa Ubadka soo koraya. Waana meeshii ugu dambeysay ee qof damiir-laawe ahi gaaro. waxaase iiga sii daran in shakhsina xitaa hal qof oo maamulka arrintaa sameeyay ee Somali-land uu ka hadli waayo. Waa wax dhaqanka Islaamka, kan xuquuqul insaanka & kan baniaadanimada ku xun. U gacan gelinta dadkan masaakiinta ah cadawga soomaaliya, ayaa maamuladani ku macneeyaan in ay tahay sugid xagga ammaanka ah. Waa sax in ammaanka meelaha aad ka taliso sugto, laakiin ammaanka u baahan in la sugo ma kan qaraxyada, dilalka & weerarada meelaha kale kaaga imaanaya baa? Mise in odayaal, dhalinyaro iyo weliba haween la dhiibo? Waa su’aal dad badan oo aan anigu ku jiro weli jawaabteeda aan la’nahay. Dadka qaarbaa ku dooda in ay sax tahay in qofka loo gudbin karo dowlado kale haddii xagga amniga looga shakiyo, inkastoo aanan garaneyn halka ay qawaaniintaas ka soo daliishadeen , laga yaabe in ay maqleen hey’ad INTERPOL layiraado ayaa sidaa sameysa . Ma is weydiisay ; cid inta dambi adiga kaa gashay oo laguu soo gudbiyay weligaa ma aragtay? Ka soo tag taas, haddiiba aad dooneyso in la ciqaabo qofkaas, taasaad fahmi kartaaye, maxaa kuu diiday in aad adiga (YOU) sameyso? Sow taad maamulka aheyd? Weli shaahid ma la yiri caalamka dowlad qof dumar ah dowlad kale u gudbineysa waxa soo gaari doona aan la garaneyn sifaday doonto ha wadatee? Maxaase diiday in Dumar la dhiibo? Wey iska caddahay qofka dumarka ah waa qof ka jilicsan Ragga marka loo eego xagga awoodda iyo adkeysiga. Waxay sidoo kale khatar u tahay in la faraxumeeyo. Qalbigooda oo jilicsanna waxaa ku dhici kara dhaawacyo xagga maskaxda ah. Waxaaba laga yaabaa in waqtigaa la xirayo ay hooyo tahay oo ilmo caloosha ku sido amaba caruur korsaneyso. Masuuliyiinta labadan maamul intooda badan waxay soo mareen qurbaha, khaasatan waddamada reer galbeedka, waxay la socdaan in qof Dumar ah dhibaato loo horseedo iska daaye in aanan xitaa si xun loo fiirin karin, diinteenna muqaddaska ahna iskaba daa heerka ay dumarka gaarsiisay cid walbaa waa ka dharagsan tahay. Waxay sidoo kale dadkaasi ogyihiin rag & dumar qofkuu doono ha ahaadee,hadduusan dambi markaa faraha kula jirin, ay khalad tahay in la qabto iska daa in dowlad kale loo gudbiyee. Haddiise la qabto isagoo dambi faraha kula jira waxaa sugan in waddankaa uu dambiga ka galay sharcigiisa la mariyo. Iyagoo sidaa wax ula socda ayay Haddana sidan sameynayaan, waa ayaan darro weyn iyo mid ka mid ah musiibooyinka na heysta haddaan soomaali nahay. Aragnay meesha aan mareyno, waxaan sidoo kale ognahay in dadkii shacabka ahaa ee ay dadkani martida u ahaayeen, xooggana loo sheegtay markii lala baxayay inaan weli laga qancin arrintaa. Magac xumadu maalin bay baxdaa, garannay waxaan ku muteysannay laakiin weli ma garan sababta aan isaga meyri la’nahay. Waxyaabaha qaarkoodna geeridaa dhaanta, sow ma habboonna in wixii karaankaa ah aad arrinkan oo kale ka dhiidhiso mise cabsida iyagaba(kuwa madaxda sheeganaya) ku jirta ee Itoobiya ka heysata ayaa adna ku heysa? Waxaan ku soo gabagabeynayaa cidna lama reebine Ilaahoow ubadkooda badbaadi. Wabillaahi Towfiiq
  7. Bismillaahi Raxmaani Raxiim Allaa mahad leh nabadgelyo & Naxariisi Nabigeenii Muxamed korkiisa ha ahaato. Dalkii soomaaliya la oran jiray maalin walba dhacdo cusub iyo war dhagahaaga ku culus ayaa kaa soo gaaraya. Dhacdooyinka halkaa nooga imaanayana intooda badan waa kuwo damiirkaaga aad u saameynaya oo dadka qaarkii waxaaba laga yaabaa in ay xanuun ka qaadaan. Aragnay dad la dilayo, kuwo la dhacayo, kuwo la kufsaday, kuwo badda lagu shubay, kuwo la jirdilay, kuwo xubnaha la jaray, kuwo cadow loo dhiibay, IWM. Markaan dilka tusaale u soo qaadanno, mar xalado kala duwan ayuu soo maray. qaar baa xabbad lagu dilay, qaar qalab kale ayaa loo adeegsaday in nafta looga gooyo, qaar baa silicdilyo u dhintay, qaarna dacdarro iyo gaajo ayay u dhinteen. Maanta arrin dilka aan waxba dhaamin haddeysan ka darneyn, oo hana dhiman hana noolaan ah ayaa nagu soo noqnoqoneysa waana tan aan maqalkeena kaga hadli doonno. Qof baa laga sheegay indhihii dhiman waaya geel dhalaaya waa ku tusaan. waayadii ugu dambeysay maamulada Somali-land & Puntland, waxaa aad looga war hayay dad u dhashay Somali-galbeed ama sida dadka badankii u yaqaanaan ******iya in loo gacan geliyo dowladda Itoobiya oo aan ognahay heerka cadaawadeed ee naga dhaxeysa inta ay gaarsiisan tahay. Maamuladan waxay si aan qarsoodi aheyn u gudbiyeen dad shacab ah oo aan la xaqiijin in ay wax dambi ah galeen iyo in kale. Dadkaa iyaga ah qaar waxaa si toos ah loogu dilay gudaha gobolada ay sheegtaan in ay maamulaan ciddii doonta ha dishee, qaarna iyagaaba naftooda labaxsaday markii ammaankoodu shaki galay, kuwo kale weli waxay ku sugan yihiin isla goboladaas, xaalkoodana Allaa og. Shalay Odayaal ayaa Cadow loo gudbin jiray, maantase waxaa noo cusub Dumar , Berri waxa xiga cid walbaa waa garan kartaa oo waa Ubadka soo koraya. Waana meeshii ugu dambeysay ee qof damiir-laawe ahi gaaro. waxaase iiga sii daran in shakhsina xitaa hal qof oo maamulka arrintaa sameeyay ee Somali-land uu ka hadli waayo. Waa wax dhaqanka Islaamka, kan xuquuqul insaanka & kan baniaadanimada ku xun. U gacan gelinta dadkan masaakiinta ah cadawga soomaaliya, ayaa maamuladani ku macneeyaan in ay tahay sugid xagga ammaanka ah. Waa sax in ammaanka meelaha aad ka taliso sugto, laakiin ammaanka u baahan in la sugo ma kan qaraxyada, dilalka & weerarada meelaha kale kaaga imaanaya baa? Mise in odayaal, dhalinyaro iyo weliba haween la dhiibo? Waa su’aal dad badan oo aan anigu ku jiro weli jawaabteeda aan la’nahay. Dadka qaarbaa ku dooda in ay sax tahay in qofka loo gudbin karo dowlado kale haddii xagga amniga looga shakiyo, inkastoo aanan garaneyn halka ay qawaaniintaas ka soo daliishadeen , laga yaabe in ay maqleen hey’ad INTERPOL layiraado ayaa sidaa sameysa . Ma is weydiisay ; cid inta dambi adiga kaa gashay oo laguu soo gudbiyay weligaa ma aragtay? Ka soo tag taas, haddiiba aad dooneyso in la ciqaabo qofkaas, taasaad fahmi kartaaye, maxaa kuu diiday in aad adiga (YOU) sameyso? Sow taad maamulka aheyd? Weli shaahid ma la yiri caalamka dowlad qof dumar ah dowlad kale u gudbineysa waxa soo gaari doona aan la garaneyn sifaday doonto ha wadatee? Maxaase diiday in Dumar la dhiibo? Wey iska caddahay qofka dumarka ah waa qof ka jilicsan Ragga marka loo eego xagga awoodda iyo adkeysiga. Waxay sidoo kale khatar u tahay in la faraxumeeyo. Qalbigooda oo jilicsanna waxaa ku dhici kara dhaawacyo xagga maskaxda ah. Waxaaba laga yaabaa in waqtigaa la xirayo ay hooyo tahay oo ilmo caloosha ku sido amaba caruur korsaneyso. Masuuliyiinta labadan maamul intooda badan waxay soo mareen qurbaha, khaasatan waddamada reer galbeedka, waxay la socdaan in qof Dumar ah dhibaato loo horseedo iska daaye in aanan xitaa si xun loo fiirin karin, diinteenna muqaddaska ahna iskaba daa heerka ay dumarka gaarsiisay cid walbaa waa ka dharagsan tahay. Waxay sidoo kale dadkaasi ogyihiin rag & dumar qofkuu doono ha ahaadee,hadduusan dambi markaa faraha kula jirin, ay khalad tahay in la qabto iska daa in dowlad kale loo gudbiyee. Haddiise la qabto isagoo dambi faraha kula jira waxaa sugan in waddankaa uu dambiga ka galay sharcigiisa la mariyo. Iyagoo sidaa wax ula socda ayay Haddana sidan sameynayaan, waa ayaan darro weyn iyo mid ka mid ah musiibooyinka na heysta haddaan soomaali nahay. Aragnay meesha aan mareyno, waxaan sidoo kale ognahay in dadkii shacabka ahaa ee ay dadkani martida u ahaayeen, xooggana loo sheegtay markii lala baxayay inaan weli laga qancin arrintaa. Magac xumadu maalin bay baxdaa, garannay waxaan ku muteysannay laakiin weli ma garan sababta aan isaga meyri la’nahay. Waxyaabaha qaarkoodna geeridaa dhaanta, sow ma habboonna in wixii karaankaa ah aad arrinkan oo kale ka dhiidhiso mise cabsida iyagaba(kuwa madaxda sheeganaya) ku jirta ee Itoobiya ka heysata ayaa adna ku heysa? Waxaan ku soo gabagabeynayaa cidna lama reebine Ilaahoow ubadkooda badbaadi. Wabillaahi Towfiiq
  8. Bismillaahi Raxmaani Raxiim Allaa mahad leh nabadgelyo & Naxariisi Nabigeenii Muxamed korkiisa ha ahaato. Dalkii soomaaliya la oran jiray maalin walba dhacdo cusub iyo war dhagahaaga ku culus ayaa kaa soo gaaraya. Dhacdooyinka halkaa nooga imaanayana intooda badan waa kuwo damiirkaaga aad u saameynaya oo dadka qaarkii waxaaba laga yaabaa in ay xanuun ka qaadaan. Aragnay dad la dilayo, kuwo la dhacayo, kuwo la kufsaday, kuwo badda lagu shubay, kuwo la jirdilay, kuwo xubnaha la jaray, kuwo cadow loo dhiibay, IWM. Markaan dilka tusaale u soo qaadanno, mar xalado kala duwan ayuu soo maray. qaar baa xabbad lagu dilay, qaar qalab kale ayaa loo adeegsaday in nafta looga gooyo, qaar baa silicdilyo u dhintay, qaarna dacdarro iyo gaajo ayay u dhinteen. Maanta arrin dilka aan waxba dhaamin haddeysan ka darneyn, oo hana dhiman hana noolaan ah ayaa nagu soo noqnoqoneysa waana tan aan maqalkeena kaga hadli doonno. Qof baa laga sheegay indhihii dhiman waaya geel dhalaaya waa ku tusaan. waayadii ugu dambeysay maamulada Somali-land & Puntland, waxaa aad looga war hayay dad u dhashay Somali-galbeed ama sida dadka badankii u yaqaanaan ******iya in loo gacan geliyo dowladda Itoobiya oo aan ognahay heerka cadaawadeed ee naga dhaxeysa inta ay gaarsiisan tahay. Maamuladan waxay si aan qarsoodi aheyn u gudbiyeen dad shacab ah oo aan la xaqiijin in ay wax dambi ah galeen iyo in kale. Dadkaa iyaga ah qaar waxaa si toos ah loogu dilay gudaha gobolada ay sheegtaan in ay maamulaan ciddii doonta ha dishee, qaarna iyagaaba naftooda labaxsaday markii ammaankoodu shaki galay, kuwo kale weli waxay ku sugan yihiin isla goboladaas, xaalkoodana Allaa og. Shalay Odayaal ayaa Cadow loo gudbin jiray, maantase waxaa noo cusub Dumar , Berri waxa xiga cid walbaa waa garan kartaa oo waa Ubadka soo koraya. Waana meeshii ugu dambeysay ee qof damiir-laawe ahi gaaro. waxaase iiga sii daran in shakhsina xitaa hal qof oo maamulka arrintaa sameeyay ee Somali-land uu ka hadli waayo. Waa wax dhaqanka Islaamka, kan xuquuqul insaanka & kan baniaadanimada ku xun. U gacan gelinta dadkan masaakiinta ah cadawga soomaaliya, ayaa maamuladani ku macneeyaan in ay tahay sugid xagga ammaanka ah. Waa sax in ammaanka meelaha aad ka taliso sugto, laakiin ammaanka u baahan in la sugo ma kan qaraxyada, dilalka & weerarada meelaha kale kaaga imaanaya baa? Mise in odayaal, dhalinyaro iyo weliba haween la dhiibo? Waa su’aal dad badan oo aan anigu ku jiro weli jawaabteeda aan la’nahay. Dadka qaarbaa ku dooda in ay sax tahay in qofka loo gudbin karo dowlado kale haddii xagga amniga looga shakiyo, inkastoo aanan garaneyn halka ay qawaaniintaas ka soo daliishadeen , laga yaabe in ay maqleen hey’ad INTERPOL layiraado ayaa sidaa sameysa . Ma is weydiisay ; cid inta dambi adiga kaa gashay oo laguu soo gudbiyay weligaa ma aragtay? Ka soo tag taas, haddiiba aad dooneyso in la ciqaabo qofkaas, taasaad fahmi kartaaye, maxaa kuu diiday in aad adiga (YOU) sameyso? Sow taad maamulka aheyd? Weli shaahid ma la yiri caalamka dowlad qof dumar ah dowlad kale u gudbineysa waxa soo gaari doona aan la garaneyn sifaday doonto ha wadatee? Maxaase diiday in Dumar la dhiibo? Wey iska caddahay qofka dumarka ah waa qof ka jilicsan Ragga marka loo eego xagga awoodda iyo adkeysiga. Waxay sidoo kale khatar u tahay in la faraxumeeyo. Qalbigooda oo jilicsanna waxaa ku dhici kara dhaawacyo xagga maskaxda ah. Waxaaba laga yaabaa in waqtigaa la xirayo ay hooyo tahay oo ilmo caloosha ku sido amaba caruur korsaneyso. Masuuliyiinta labadan maamul intooda badan waxay soo mareen qurbaha, khaasatan waddamada reer galbeedka, waxay la socdaan in qof Dumar ah dhibaato loo horseedo iska daaye in aanan xitaa si xun loo fiirin karin, diinteenna muqaddaska ahna iskaba daa heerka ay dumarka gaarsiisay cid walbaa waa ka dharagsan tahay. Waxay sidoo kale dadkaasi ogyihiin rag & dumar qofkuu doono ha ahaadee,hadduusan dambi markaa faraha kula jirin, ay khalad tahay in la qabto iska daa in dowlad kale loo gudbiyee. Haddiise la qabto isagoo dambi faraha kula jira waxaa sugan in waddankaa uu dambiga ka galay sharcigiisa la mariyo. Iyagoo sidaa wax ula socda ayay Haddana sidan sameynayaan, waa ayaan darro weyn iyo mid ka mid ah musiibooyinka na heysta haddaan soomaali nahay. Aragnay meesha aan mareyno, waxaan sidoo kale ognahay in dadkii shacabka ahaa ee ay dadkani martida u ahaayeen, xooggana loo sheegtay markii lala baxayay inaan weli laga qancin arrintaa. Magac xumadu maalin bay baxdaa, garannay waxaan ku muteysannay laakiin weli ma garan sababta aan isaga meyri la’nahay. Waxyaabaha qaarkoodna geeridaa dhaanta, sow ma habboonna in wixii karaankaa ah aad arrinkan oo kale ka dhiidhiso mise cabsida iyagaba(kuwa madaxda sheeganaya) ku jirta ee Itoobiya ka heysata ayaa adna ku heysa? Waxaan ku soo gabagabeynayaa cidna lama reebine Ilaahoow ubadkooda badbaadi. Wabillaahi Towfiiq
  9. Ducaysane intaas inaad ooga hadho maahan.
  10. Kamaavi

    Today I....

    Originally posted by Ducaysane: Maanta gaajada i haysa, Geel nool waa dishaa. Maanta jab furin ah oon cunay Asia oo dhan waa ku filnaan lahaa ,,,,
  11. Kamaavi

    Today I....

    Today, I felt posting in this thread ...
  12. Siyasada Itoobiya sidan haday ku sii socoto mar dhow waxaa kuu muuqan doonta ciidamada maqaar saarka(wayaanaha) oo dhulka ka cararaya... Magaalooyinka waaweyn oo dhan waxaa kor degan raxan raxan xaqlayaasha ah, halka dhulka intiisa kale ay iyagu ka taliyaan. Insha'Allah guul, gobanimo iyo isku duubni.
  13. ^Niyow kuftaan, iyo kuftama ma aqaan, laakiin kaftan ayaan ka saa. Inta aanu kaftami sida adi, xunjuf iyo Jacay;lka waan idin af garan karaa... Haday noqoto ceebta aan sheegay, dhaqan ahaan dee dhankaaga ceeb ayey kugu tahay (haddii lagaala hoos baxo qof magan kuu ah). Wax lagaa weydiina ma leh. Ani xagayga waa godob aan kuu qabo(haddii aad dhiibto qof aan qaraabo nahay ama ila dhashay) maalintaan jaanis kaa helo uun baana kaa aarsan. Nimaan aarsan hooyo ma dhalin. Saas u fahan carabyahow basasha dhili yaqaana(kas ayaan farta kuugu fiiqayaaye). Ayoub isagaa afka ila soo galay saxiib, si shaqsi aheened ayuu ii soo abaaray o afka gacanta iiga galiyey. Isagaa sanka iga marmariyey Ina Iley aan lana tusin. Su'aal ma weydiin. Aad weydiisidna ma lihi. Tanoo kale ka hadal ma leh ayaanba taagnaa, hadday noqoto dafiraad.
  14. Magan gurigiina joogtay oo jeel ka soo carartay ayaa la idin kala hoos baxay. Ceebta intaas dhan badweyntu xitaa maydhi mayso!
  15. Ngonge, Warkaygu waa cadyahay. Mar horee ayaana dhiibtay. Isagoo far waaweyn ku qorana waaka hoos ku xusan lakiin saad u garowsan lahayd ayaa la rabaa, Originally posted by Dajiye: quote: Originally posted by AYOUB: ^ Dajiye and Co need to come out and explain this. Naf firxada, marti kuu ahayd, isla markaas gacanyaraha gumaysiga Itoobiya kaala hoos baxay ka sheekayn uma baahnee gacanta iska qabta kuwa sumcadiina godka ku riday ee aan danaha umdda u adeegaynin. Taariikhda halganka uun bay ku biiriye, tani cadeyn uma baahna.
  16. Waa weyd caafimaad qabta , waxba noqon mayaan
  17. Urur u dooda Masiixiyiinta Ayaa Shaaca ka qaaday in Nin Somali ah oo ka Tirsan Iyaga kuna Sugnaa Magaalada Jigjiga oo Qaybinayay Buug ay Ku Daabacan Yihiin Diinta Masiixiga Qaybta Bible Lagu Xiray Magaalada Jigjiga, Ninkan oo Dadiisu Tahay 39 Sano Jir ahna Nin Soomali ah ayaa Haatan Sida ay sheegen Ku Xiran Xarunta Maamulka Kililka ee Magaalada JigJiga. Booliska Maamulka Jigjiga ayaa ku Qabtay Isagoo Markaas Sideed Buug oo Afsomali ku qoran Kana Hadlaya Bible lagu Qabtay, Ururkan ayaa sheegay in Haatan wada Hadal u Socdaan Maamulka Kililka Iyagoo sheegay in Dastuurda Dalka Itoobiya uusan ogolayn In Diimaha La Faafiyo oo Dad kale diin kale haysta Diin Kale oo Cusub Lagu Faafin. Hogaamiyaha Kaniisada Ku Taala Magaalada Jigjiga ayaa ku eedeeyay Maamulka Kililka inay garaacen Ninkaas Soomaliga ah oo Maxkamad La soo saaray Ilaa haatan uu Xiran yahay Kadib Markii Lagu Makhraati Furay in Qaybinaya Buugtaas oo Dhanaa 400 uu Dad u qaybiyay. Ninkan Soomaliga ah ayaa Lagu Magacaaba, Bashir Musa Ahmed, oo Jira 39 Sano haystana Dhalsho Itoobiyaan ah. ******today Jigjiga.
  18. Ayka aliya faracoodu Somali buu ahaa. Canfartuse waxay ku dhihi odeygii Samale ayaa ka soo dhumay. Ciyaartoodu waa disco aan gaboobin.
  19. Xoogaga ONLF oo Ku Sugan Mudo Afar Bari ah Tuulada Yucub (Daawo Cajalka Muuqaal ah Horey looga Duubay ONLF). Xoogaga ka soo Horjeeda Itoobiya una Dagaalama Gobanimo doonka Ogadeeniya ayaa mudo 4 Bari ah ku sugan Tuulada Yucub ee ka Tirsan Gobalka Wardheer. Halkaas oo Jabhada ONLF ay ka taagatay Calanka Astaanka u ah Dhulka Ogadeeniya, Jabhada ONLF ayaa Seminar Hanuunin Iyo Wacyi Galin ka Wada Tuuladaas. Ila lagu Kalsoon yahay oo Shacab ah oo Shabakada ******today La Soo Xariiray ayaa sheegay in Jabhada ONLF aysan Dagaal ku qabsan Deegaankaas Balse Ciidamada Itoobiya ay Ogaadeeen in Xoogaga aad u Hubaysan oo ONLF ah ay Joogaan Aaga Kadib ay Iskaga Baxeen Tuulada. Halkaas oo Xoogaga ONLF oo wata Baabur ah Kuwa Deegaanka looga Yaqaan Cabdi Bile ama Toyoto ay soo Galeen Tuulada Halkaasna ay ka wadaan Hanuunin Iyo Wacyi Galin. Mar aan wax ka waydiinay Ujeeda Hanuuninta iyo wacyi Galinta ayaa Naloo sheegay inay tahay In Dhagaha iyo Qalbiga loo sifeeyo kuwa Raja Dhigay, Kuwa Tuugta ah ay u noqoto Fariin la gaarsiin, Hanuunintan ayaa ah wacdi, Gabay, Suugaan, Khudbado. Iyagoo Kooxda Band ee Jabhda ONLF ay qaadeen Heesaha Wadaniga ah Kuwaas oo dadka ku Nool Tuulada Yucub ay Ilmeeyeen. halkan ka Daawo Hoose Cajal Hore Dagaal ONLF AH Iyo Itoobiya, Iyo Xoogaga ONLF oo wata Gawaari Dagaal.. ONLF markaas u soo Gurmatay Tuulo Ciidamada Itoobiya Gubeen, Halkaas oo Dagaal ay Ku qabsatay Tuuladii Dad waynaha Ogadeeniya si Balaaran u soo Dhaweeyaan Meesha Caruurtii laga Reebi wayay ONLF inay wada raacan rabeen.
  20. ^ Waaka Sheekh Madoobe ,,,,, ayaa caruurta kismaayo caawa lagu sexinayaa,,,,, Libaax jabaqdiisa hadaadan maqal ,,, kama dhigna wuu kaa fogyahay!! Sidoo kale wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in Dhaq Dhaqaaq Milatari laga dareemayo Magaaladaasi, Kadib markii la sheegay in uu Gobolo u dhaw Kismaayo ku soo Wajahanyahay Axmed madoobe.
  21. Ciidamo wata ku dhawaad 25-Baabuurta dagaalka ah uuna wato Axmed Madoobe oo u soo Ruuqaansaday Afmadow Ciidamo wata ku dhawaad 25-Baabuurta dagaalka ah uuna wato Axmed oo u soo Ruuqaansaday Afmadow, Kadib markii ay ku hakadeen Xoogaga Alshabaab ee shalay laga soo saaray Dhoobleey iyo Dhaq Dhaqaaq Milatari oo ka socda Kismaayo.. Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbooyinka gaar ahaan Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo aad u fara badan oo uu Wato Axmed madoobe ay u soo Ruqaansadeen Degmada Afmadow oo ah saldhig Milatari ee xarakada Alshabaab kadib lawareegid uu shalay Aroortii hore uu la wareegay Degmada Dhoobleey oo ah Xadka Soomaaliya iyo Kenya. Axmed madoode oo ah Sarkaal ka Tirsan Ururka Xisbul islaam ayaa ku faanay mar uu la hadlayay saxaafada intii uusan ka anbabixin Dhoobleey in uu maalmo dhaw Tagi doono Magaalada madaxda Kismaayo. Sidoo kale wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in Dhaq Dhaqaaq Milatari laga dareemayo Magaaladaasi, Kadib markii la sheegay in uu Gobolo u dhaw Kismaayo ku soo Wajahanyahay Axmed madoobe. Dagaalkii shalay ka dhacay halkaasi ayaa waxaa Xoogaga Alshabaab looga qabsaday sida ay wararku sheegayaan saad Milatari iyo Booyado u dhaamin jiray Biyaha, Balse lama oga in ay dib ugu laabanayaan Alshabaab Deegaamada lagala wareegay.
  22. Cumaamad shaydaankii marka laga tuuray ,,,, daanyeerna way ka fool xumaayeen ayaa la yiri