Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. 'Dalmar', If you want to remain under Farole, and Riyale who count on Adis for every thing is something else. But Farah did what any bold man who cares about the plight of Dervish people would do, he is changing the direction and magnitude of the politics in the horn. Look for your local leaders, elders, and politicians who are in Nairobi first, and come back to the board.
  2. Originally posted by 'Dalmar': At least Faroole receives support From Ethiopia, what will Farah macalin benefit from his unholy allaiance with snm/somalidiid and his support for the occupation of SSC by snm militia
  3. Xiinka, dhago aan Cheele iyo Faroole ka ahayn ma lihid miyaa? Adis intay u taliso Hargeysa iyo Garoowe Daraawishtu horumar gaari maayaan. Saas u fahan. Ps. Idinku hadaad tihiin dhaba.. maxaad Daraawishta u haysaan oo naf ah?
  4. ^ Xiin horta Cheele.B maxaa ku daba dhigay. Farax sahan ayuu ahaa awoowe. Siyasada Adis ee la idin ku guumaysto sidaad ooga bixi lahaydeen falageed buu ku jiraa. Adi iyo Odweyne Nairobi haddii la idiin raro maxaad ku diidi? Kolay Somali kale naf uma haysaane.
  5. Originally posted by Che -Guevara: Dajiye-The issue is not about Faroole. It is about more serious case of partitioning Somalia!! Somalia is already divided, YOU of all people! It was five as one. But nothing is there now. The so called tinny states are under the control of Zenawi. Farah has just changed the direction. Nairobi is more easy for pirate guys to influence Kenyan inter politics. You guys are just sad jokes wallah.
  6. Maxaa meel cidlo ah laga laaqiyey ,,, Adeerayaal Faroole haduu LA wax u qabanayo wataas afka kala haysa. Cabaadka iyo calaacalka la gabada
  7. ^You think Farah went Hargeysa with out thinking twice about it? That visit has more merits now. Wetang’ula him self is in trouble. The deptht of the issue is also not what you read from Garowe online. Come again awoowe.
  8. ^Pirates are refugees in Nairobi. Fear for your skinny pirate men niyow. Che, Your first question( you say straight but silly) was like " Tell me what will Macalin do about Bishaaro? Visit Puntland?" I gave you straight answer. But it jumped over your head. You are for drama, when you talk like cowke and assume that ONLF's politics or agenda will be same as that of Farah's office. You misled the real talk when you brought Bisharo in to the dialogue. And what you said about Farah's motivation reflects your delusional perception about his visit. But the issue is deeper than that. Could you pack up and show where he ignored wishes of the LA people, if your are not angry just for the sake of not visiting Garowe?
  9. ^Farah is your medicine now. I would suggest him to visit LA three times per year.
  10. ^ Caqliga aad Faroole ku difaacdi, Farahna aad ku magaantahay bal hala arko Faroole Adis(iyo Nairobi) ayaa looga taliyaa. Riyaalena sidoo kale. Marka ma kula tahay inaan Faroole xigteysan, ama Riyaale ku raacsanahay siduu wax u wado? War ileyn xiin ku sheega ayaaba rag ugu liita. Caku iyo dhaba...
  11. Che, You can't go around either and drop silly questions like "Tell me what will Macalin do about Bishaaro? Visit Puntland?" You think mixing up Kenyan politics( or Farah's personal motivations) with the noble struggle of Bishaaro's people is wise thing to do. But you are abusing people's intelligence. Instead of assuming and dancing around about the said issue why not give time, study and come back when you are ready to talk about it. You want drama or real talk?
  12. Dalmar and Che, Come back to the discussion when you spent time on the issue and ready to have dialogue about it, as it's eating you guys so much. It seems you are war moogeyaal. But want to play words for words.
  13. Che, Laa shaki kuwo aan ogahay in ay laaluush bixin,,, dagaal kooda maba dagalaan. For matter of fact you were assuming much there. But it could be Pirateland. If Zenawi asks tomorrow another hooyo like Bisharo, she will be handed over. You think Pirateland or Qudhinland run things in their hands? How deep did you think about Bishaaro's case, and the noble struggle that her people are waging against highlanders? Let me hear from the camel's mouth saxiib...
  14. Che -Guevara wrote: He's not crying-he just wants non-Somalis out of out Somali issues [big grin] ^ Why not tell that to Zenawi? The Ethiopian security are right now in Garowe, and you talking about what....... Originally posted by Che -Guevara: But seriously, I would like to know why do you assume it's Puntland that "hired" the foriegn minister? That is the word in the street, young Che. If you wanna hear more of it come to other thread that you have raped. Kabash!
  15. ^Is that what your blind mind reads now? The pirates must have bribed you as well.
  16. ^It's is deeper than what you think of, young man. But if it helps I support secession too. Somalinimo, and the fake unity died long time ago. It's Faroole who believes that Farah is not Somali any more. So why cry river now?
  17. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Farax Macalin Wa nin jira Ninka raga ah waxaa lagu gartaa cadowgiisa oo bata, xaqana wuu ku dhaqmaa sida Ina Macalin. This is bad for Pirateland. They shouldn't mess with Farax Macalin.
  18. Originally posted by Che -Guevara: LooooooooooooooL...This one mad laugh. ^Exactly what part made you laugh? Bal aan kula qosolne...
  19. Dagaal Dhuumasho ah ayaa ka dhacay Xudduuda Kenya iyo Itoobiya Halkaas oo Qabiil Degan Xudduuda Itoobiya uu weerar Mir ah ku qaaday Xero Ciidan oo Police Kenya lahaa Meshaas oo ay Ku dileen Taliye Ciidaan Lix ka mid ah Ciidankana La tageen Meesha ay Hub Badan Furteen. Qabiilkan oo Lagu Magacaabo Merille ayaa ah qabiil Xoolo Dhaqato ah uu Hubaysan Degana Xudduuda Itoobiya, Sida uu u sheegay Saxaafada Dalka Kenya Taliyaha Police ee Gobalka Turkana Christopher Musambu. Xaalada Amniga Kenya iyo Itoobiya ayaa Maraya Meel aad u xun Iyadoo Mar walba Marxaladan ay sheegeen In Dowlada Kenya ay soo laa laabato Kuna Eedaynaa Xukumada Addiss Ababa in aysan waxba ka qaban. Ma Jirto ilaa Iyo Hada wax war ah oo ka soo Baxay Dhanka Xukumada Addiss Ababa Balse Xukumada Kenya ayaa Ciidamo Xoogan oo Sita Diyaaradaha Sida Tooska ah u kaca ku soo Dhoobay Xuduuda Kuna raad Jooga Kooxaha Hubaysan. Source: Turkana attack
  20. Maxaa ka Jira in Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya Moses Wetang’ula uu Lacag 2 Malyan ah Ka Helay Puntland. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Moses Wetang’ula Ayaa sheegay in Barlamaanka Dalka Kenya ay baaritaan ay ku samayn doonaan Safarkii Gudoomoiye Ku xigeenka Barlamaanka ee Dalka Kenya Faarax Macalin uu ku tagay Maamul Gobaleedka Somaliland. Wasiirka oo warqad u qoray Barlamaanka Dalka Kenya ayaa sheegay in Baaritaan lagu sameeyo Xaaladaas, Maadaamo uu yiri Maamulka Puntland iyo Somaliland ayaa Kacdoon ka dhex Dhashay Safarkii Faarax Macalin Dartiis. Faarax Macalin waxaa Safarka ku waheliyay Xubno Badan oo ka mid ah Barlamaanka Dalkaas kuwaas oo si Rismi ah ku soo Booqday Maamulka Somaliland. Booqashada Faarax ayaa waxay keentay in ka xumaadan Maamulka Putland ujeedada Dhabta ahna waxay rabeen in Faarax soo Booqdo Iyaga Kadib faarax uu Booqasho ku tagay Magaalada Hargaysa. Isla Markaas Xubanaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa Idaacada VOA Iyo BBC Cabasho ooga Jeediyay Safarkii Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Kenyan Faarax Macalin oo ku tilmaamay safar sharci daro ah. Hadal aan la xaqiijin karin oo ka soo yeearay Xubno ku sugan Puntland ayaa sheegayay in Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya uu ka helay 2 Malyan oo Dollar oo Lacag ah Ganacsato reer Puntland ah Iyo Xukumada Faroole si Booqashada Faarax Macalin Dacwad ahaan looga Dhigo Balse arrinkan ayaa loo Badinayaa inuu ku danbayn doono Faashil. ******today
  21. The fact that Woyanes are facing each other shows it will be a dog fight, not a fair election!
  22. Aregash Adane, the top woman during the TPLF struggle and one of the most revered fighters will run in Adwa against Meles Zenawi. This is a key post because at the event Meles loses the parliament seat, according to Ethiopian constitution, he cannot stand for the Premiership post. Article 73 of the constitution states that the Prime Minister “shall be elected from among members of the House of Peoples’ Representatives”. Reliable sources also tell Opride.com that Mr. Zenawi might run in Addis Ababa. TPLFites to Face Each Other
  23. Haweenay Caan ka ah Gobalka Tigreega oo Lagu Magacaabo Aregash Adane ayaa Loolan kula Jirta Melez Zenawi Musharaxnimada Gobalka Tigreega Iyadoo Xisbiga TPLF uu ka walaacsan yahay in Hadii Haweenaydaas soo Baxdo ay tahay in Zenawi daaqada ka baxay oo uusan isa soo Taagi karin Booska Raysul Wasaaranimada Hadaba Su,aasha ayaa ah waa Qofma Haweenaydan Lagu Magacaabo Aregash Adane? Aregash waa Haweenay Mudo Labaatan sano ku dhow ka Tirsanayd Ururka TPLF Mudadaasna Dagaal Kula soo Jirtay Xukumadii Mengest Haile Marim, Waxay la mid tahay Gabdhaha ONLF ee Dagaalka ku Jira oo Mustaqbalka Isa soo Sharaxa. Haweenayday ayaa TPLF laga saaray Sannadkii 2007 Markii ay isku Dhaceen Zenawi Kuna Tilmaamtay inuu yahay nin ka Leexday wadaadii Halganka Tigree soo Maray. Guud ahaan Marka la isku Daro Inta ay Ciidan ahayd Iyo Inta Maamulka Gohala Dhexe ay ku jirtay, Aregash waxay ka mid ahayd Mudo Ku dhow 30 Sano Golaha Dhexe ee Jabhada Tigree/TPLF Iyo Dagaal Yahan, Gobalka Tigreega si wayna looga yaqaan Hadii aad ku samaysid Baaritaan Waxaad ka heli Warbaxinteeda Bogaga Internetka. Waxay ahayd Haweenay Geesimo loo qiray Gobalka Tigreega aad looga Jecel yahay,Sida Gabdha ONLF looga Jecel yahay Ogadeeniya, Aregash waxay wacad ku Martay in Zenawi ay Doorashada ka Reebi Iyadoo Cod Badan oo Taageero ka haysata Shacabka Ku Nool Gobalka Tigreega. Balse Su,aasha is waydiinta Mudan ayaa ah Haweenaydan Ma noqon doontaa Midii Pakistan oo kale ee La Khaarajiyay (The assassination of Benazir Bhutto) Markii la arkay Xowliga ay ku socoto kadib ma keeni Doonta In Tigreega u kala Jabo Labo Jawaabta waa Haa ama Maya. Dhanka Kale Xubnahii Hore ee Jabhada Tigreega ayaa waji ka waji isku arkaya Doorshada Guud ee Gobalka Tigreega Iyo Itoobiya ka dhacaysa Iyagoo Xubaha Kala ah Seye Abraha, Gebru Asrat iyo Asgede GebreSelassie. Xubnahan ayaa Dhamaan ka mid ahaa Golaha Dhexe ee Tigree Iyagoo hada Labaxay Magac kale oo ah Arena Tigrey Kuwaas oo Doonaya in Maamulka Zenawi wax laga Badalo. ******today
  24. Kani xariif la aqoonsan doono waa u egyahay ,,,,