Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Yet I've to open her vids. But the net is slow here. The name alone made me wonder if she belongs to Ilma Ahmed kootali from Burco? Caashaq ku dil @Ibdhi
  2. Leyla Kootali( in the related vids) ma reer Burcaa?
  3. Ngonge intaad noo xayeysiineysid A&T iyo xiinow compose one more wedding story...
  4. ^Prolly the stupidest post that you have ever posted on Sol. You just invented all that shid. But here are the that you might not have seen in real life. Now shall you not be proud to see the brave young men and women celebrating and chanting for no less than independence? The creation of independent ******* state is real and can not be stopped . The footage depicts the sense of dedication, sacrifices and the courage of the heroic, noble and dignified ONLF warriors that are willing to shed blood for their motherland and take the fight to the enemy camps. That said, the pay out tigre dogs in the mini states of Somalia, qaaqland and qudhinland, can keep handing over ******es as much as they want. But one day they shall taste the death and pain they have caused to the ****** people.
  5. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Jacaylbaro: quote: Soomaaliya waxa kasocda ayuu sheegay ugu horeyn in aanu la dhihi Karin Culumadii Soomaaliyeed ayaa wada, waxa uu xusay in ay arrintaasi wadaan oo ay ka dambeeyaan dad aanu aheyn culumadii Soomaaliyeed ee la yaqiinay. Well, it all goes back to the definition of the term "culimada" ...... I think he can't exclude Sh. Aweys here ,,, Aweys waa sheikh ahna colonel ahna hogaamiye kooxeed ahna madaxweyne doon so indeed that disqualifies him to be a member of the daaladda culimada. Daahir dawlada ha raaco.
  6. ^Saas mowtaqaanaan ninkan? Wuxuu ahaa nin boqol kala bax ah aadna u caqli badan oo geesiya. Alshabab kaas oo kale ma rabaan!
  7. Originally posted by Jacaylbaro: xildhibaanadii reerkaa ?? ,, not bad at all Reerkee boowe?
  8. Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo lagu toogtay bartamaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. War deg deg ah oo goor dhaweyd nasoo gaadhay ayaa xaqiijinaya in kooxo bastoolado ku hubaysan ay goor dhaweyd gudaha suuqa bakaaraha ku toogteen Barre Cali Barre oo ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa Ururka Xisbul islaam.Barre Cali Barre ayaa horay uga bad baaday qarax lala maaganaa in lagu khaarijiyo iyadoo qaraxaasi uu yimid ka dib kolkiii uu Marxuumku si cad uga soo horjeedsaday Kulankii ka dhacay magaalada Baydhabo ee lagu sheegay inay ku midoobeen Mucaskarkii Raaskambooni iyo Al-shabaab.Faah faahinta dilka Barre Cali Barre dib ayaan ka soo tabin doonaa.
  9. Bare Ali Bare a senior military leader was killed in a Mogadishu market. Gunmen on Tuesday killed a Somali Islamist military leader critical of his group's recent merger with the al-Qaeda-inspired Shebab movement, officials and witnesses said. Bare Ali Bare was a senior military leader for the Ras Kamboni group but had made no secret of his opposition to a decision by his leader, Sheikh Hassan al-Turki, last month to join Shebab, who control most of the country. He was killed in a Mogadishu market. "Armed militiamen shot the commander dead in Bakara market and we are still investigating who the assailants are," senior insurgent leader Sheikh Mohamed Adan said. "He was a senior member in our group and we are very concerned about his killing, it is a blow to us," he added. Ras Kamboni had been a component of Adan's Hezb al-Islam insurgent group, which is theoretically allied with the Shebab in a drive against the UN-backed government but has been at odds with its larger partner. Bare Ali Bare had merger and remained loyal to overall Hezb al-Islam leader Sheikh Hassan Dahir Aweys. Loose alliances Witnesses said they saw Bare shot down by two men as he walked near a pharmacy in Bakara market, a northern Mogadishu neighbourhood and Shebab stronghold. "They shot him several times in the head near a place with several pharmacies in Bakara market and they ran away after the shooting," Abdi Moalim Leb, a local grocer, said. The Shebab and Hezb al-Islam, the two main Islamist insurgent groups in Somalia, are loose alliances of clanic militias and military fiefdoms that often fight between themselves. Over the past year, the Shebab leadership has changed to integrate foreigners with ideological ties to Osama bin Laden's al-Qaeda, while Hezb al-Islam remained a movement with a more political agenda. Since the start of the year, Mogadishu and other parts of central and southern Somalia under insurgent control have been bracing for a major offensive by the government and the African Union peacekeeping mission. Kismaayotimes.com
  10. Diyaarad Nooca Dagaalka ah oo Maanta lagu arkay Hawada Magaalada Kismaayo Diyaaradan oo aan la garanayn halka ay kasoo duusha iyo weliba ujeedada rasmiga ah ee ay leedahay ayaa galabta lagu arkayay hawada magaalada kismaayo iyada oo ay diyaaradaasi ku dulwareegeysay daafaha magaalada, waxaana Ciidamada Maamulka Xarakada alshabaab ee ka arimiya magaalada kismaayo ay ku rideen hubka lidka diyaaradaha. Shacabka ku dhaqan magaalada kismaayo ayaa waxa ay cabsi ka muujiyeen diyaaradani oo ah nooca dagaalka wallow aysan jirin wax dhibaato ah oo ay geysatay diyaarada. Sikastaba ha ahaatee diyaaradani maanta lagu arkay hawada sare ee magaalada kismaayo ayaa ku soo beegmeysa xilli maalmahan si weyn looga hadal hayay koonfurta wadanka Soomaaliya duqeymo ay sheegtay dowlada Mareykanku in ay ka geysan doonto qaar kamid ah goobaha ay gacanta ku hayaan Ururrada Islaamiga ah ee Xarakada Alshabaab iyo Xizbul Islaam.
  11. Kismaayo: Diyaarada Jawi Hoose ku socota oo Maanta ku dulwareegeysay Magaalada Kismayo. Diyaarad Nooca Dagaalka ah oo jawi hoose ku socota ayaa maanta lagu arkay hawada Magaalada kismaayo, iyadoo ay diyaaradaasi ku dulwareegeysay magaalada kismaayo mudo daqiiqado ah. Ciidamda Xoogaga Alshabaab ayaa in mudo ah diyaaradaasi ku ridayay Hubka lidka diyaaradaha balse ma jirin wax qasaare ah oo gaaray diyaaradaas. Guuxa diyaarada Jawiga Hoose ku socotay ayaa cabsi weyn ku abuurtay Shacabka reer kismaayo maadama ay jirtay cabsi laga qabay in koonfurta Soomaaliya ay ka dhacaan duqeymo ay dowalada Mareykanku sheegtay in ay ka geysan doonto goobaha ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta ah ee alshabaab iyo Xizbul islaam, waxa ayna arintani keentay in ay qal qal geliso bushada ku dhaqan goobaha ay gacanta ku hayaan kooxahaasi. Ilaa iyo haatan ma jiraan wax Masuuliyiin ah oo ka tirsan maamulka Alshabaab ee Magaalada Kismaayo oo ka hadlay Diyaaradaasi mana la oga halka ay diyaaradaasi sida tooska ah uga soo duushay iyo weliba ujeedada Rasmiga ah ee ay leedahay. Dhanka Kale Weeraro ayaa la filayaa ka dhan ah Alshabaab kuwaas oo ay ka qayb qaadan doonaan Diyaarado Dagaal oo Ajibani Ilaa hada ma cada in Arrintan ay ku lug leedahay Dagaalada la Filayay oo ay Xukumada Shariif qaadaysay Kadib Markii Alshabab wax wada hadal ah laga waayay Shacabka Soomalina oo ka taagan yahay Khaati. Wararka Jubooyinka ******today
  12. Caruurtii Xasan turki, ee raaskanboni, waxaa u gaadhsanaya Alshabaab, isna Baydhabo ayuu joogaa Akhyaaray ka warama?
  13. Dameerey- March 7, 2008: Structures comprising almost the entire town (about 65 structures) were removed, possibly burned, since the collection of the previous image. © 2008 DigitalGlobe Reports reaching our service desk indicate that Ethiopian militiamen based around the towns of Dig, Jarar Province and Fardhiig, Qorahay province destroyed the most houses of the two towns and the property within it. This illegal action happened on February 2nd and February 20th 2010 respectively. It has been reported that Ethiopian militia forces encircled the towns and firebombed a gas or petrol station located within one of the most populated sections of the towns. The fire then engulfed most of the town’s dwellings as most of these structures are made of flammable wood. According to our reporters in and around the town of Dig, so far more than ten houses have been destroyed. Most of the Fardhiig town’s inhabitants who have been barred from rescuing anything from the fire are reported to have been arrested. Confidential sources interviewed by our reporters confirm that the civilians are still languishing in hastily constructed structures used as mass detention centers by the Tigray Militias. Radio Freedom and ****** Online staffers are still collecting the names of the people detained in these detention centers for displaced persons. We can report that the following names are part of the confirmed lists of people detained and not charged by the militia forces in Fardhiig, Qorahay Province: 1. Zahra Cabdiraxman 2. Samsam Mukhtar Sheekh Maxamud 3. Kowsar maxamed Siyaad 4. Ayaan Maxamed Xaajii 5. Cadde Axmed 6. Iid Cabdi Mahdii 7. Cabdullahi Axme Mataan 8. Cabdiraxman Cabdi Guure A very well respected political observer of the Horn of Africa region whom we have had discussions with in order to get an understanding of the significance of these mass detention of civilians and destruction of towns and hamlets told us that these actions paint the picture of a regime pushing the panic button especially in light of the recent losses in the battleground with ****** National Liberation Front (ONLF) forces.
  14. Al-shabaab oo gaadmo ku toogatay Sh. Barre Ali Barre Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Barre Cali Barre oo ahaa Abaanduulaha ugu sareeya Ururkii Raaskambooni islamarkaana ku sugnaa Magaalada Muqdisho ay si gaadmo ah ku dileen ururka Al-shabaab.Marxuumka ayaa sida la sheegay ku sugnaa suuqa bakaaraha halkaas oo ay niman ku hubeysan bastoolado toogasho ku dileen. Barre ayaa hadda ka hor badbaadey isku dey dil oo lala beegsadey isago ku sugan gurigiisa isla Muqdisho. Marxuum Barre waxuu ahaa hoggaanka ciidamada Raaskambooni ee ku sugan magaalada Muqdisho waxuuna ka mid ahaa saraakiisha ugu sareeysa ururka Al-isbul Islaam. Marxuum Bare waxuu dhawaan ka hadlay heshiiskii Sh Xasan Turki uu la galay Al-shabaab isagoo sheegey in ciidamada Raaskambooni ayasan shaqo ku lahayn hashiiska dhexmaray Alshabaab & sha. Xassan Turki islamarkaana ay kamid yihiin urrka Al-xisbul Islaam , hadalkaas oo aayan jecleeysan Ururka Al-shabaab oo maalmo kadib sheekha la beegsaday weerar fashilmay oo loo adeegsaday Bamka gacanta la tuuro. Khaarijinta sheekh Barre ayaa ku soo beegantay xilli Gudoomiyihii Degmada Dhoobleey & Abaanduule dagaal oo labaduba ka tirsanaa Ururka Al-shabab islamarkaana ay isku jifo yihiin Shiikha la khaarijiyay lagu hayo magaalada Kismaayo ayagoo lagu eedeeyay in ay la shaqeeynayeen Mareeykanaka iyo Sh. Ahmed Mahammed Islaam. Eedahaas ayaa ah kuwa loo cuskado dadka ladoonayo in la khaarajiyo, sidii horay ugu dhacday Marxuum Abdi raxmaan oo ku magac dheeraa waldiire. Sikastaba ha ahaatee waxaa sii fogaanaya cadaawada u dhexeeysa Kooxaha ku dagaalama magaca diinta, iyadoo ay doowlada ku meelgaarka ah oo kaashaneeysa Shacabka Soomaaliyeed & Beesha caalamka ay ku jiraan diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee looga hortagi lahaa Kooxaha dagaalama. Wararka Soomaaliya ******today.com
  15. Sheikh Mohammad Feiz Be A True Muslim..
  16. Midko lo jir ah ayaa gabar sac dhiin ah la socota ceel korkiis kula kulmay. Sicii ayuu u waraabshay ka dibna ku sii daayey lo'dii kale. Xus yar oo meesha ka fogeyn ayey u dhuumasho tageen. Fiidkii markay hooyatay ayey odaygii dhalay u sheegtay wixii dhacay. Waxay tiri: Aabe Ina Hebel ayaa wax gees lo'aad le'eg oo gunta baabul ku hel siduu narjaq narjaq ooga siinaayey dheecaan danbas cadka oo kale ah kaga keenay.
  17. Born in DGC, raised in politics section.
  18. Sheekh Maxamed Idriis oo kamid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay dhibaatada soo laalabatay ee ka dhaceysa wadanka Soomaaliya gaar ahaan tan iminka ka taagan. Ugu horeyn waxa uu sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihin dad wax qaban kara laakiin ay u baahan yihiin hoggaan ku haga wadada toosan oo u iftiimiya keliya waxa ay qabanayaan. Soomaaliya waxa kasocda ayuu sheegay ugu horeyn in aanu la dhihi Karin Culumadii Soomaaliyeed ayaa wada, waxa uu xusay in ay arrintaasi wadaan oo ay ka dambeeyaan dad aanu aheyn culumadii Soomaaliyeed ee la yaqiinay. “Culumo la yaqaan oo Soomaaliya ku dagaalameyso majirto” Sh.Maxamed Idriis oo intaasi ku daray in dhinacyada dagaalamaya aanu jirin wax sheikh caan ah oo kamid ah masha’ikhda Soomaaliyeed oo kudhex jira isla markaasina isku heysta dalka. Dadka dagaalamaya waxa ay isku heystaan waxa uu ku sifeeyay waxa ay Soomaalida oo dhan isku heystaan oo ah kursi, qabyaalad, maamul iyo waxyaabo lamid ah. Xisbiyada dalka kajira sida Alshabaab, Xisbul Islaam, Ahlu Sunna iyo waxyaabahaasi oo dhan ayuu xusay in aanu kujirin hal wadaad oo caan ah iyadoo kooxahaasina ay sheeganayaan in ay yihiin culumadii Soomaaliyeed taasina ay tahay wax qalad ah oo Culumadii Ducaada aheyd ee Soomaaliya marnaba aysan kujirin dagaaldaasi kana qeyb qaadan in ay wax dhex dhexaadiyaan mooyaane. Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayuu xusay in qalad weyn laga galayo isla markaasina lagu tilmaamayo dagaallada dalka kasocda in ay wadaan wadaado laakiin arrintaasi ayuu sheegay in ay tahay been abuur cad. Kismaayotimes.com
  19. Che, let me potentially quote the answer you were desperate to find, but you failed to pick up. Don't be so demanding awoowe.It will come out in the coming days,... First. Dhowr jeer ayuu Farax ku celceliyay : "wax yaalo badan ayaan ogahay."Marka aan sugno waxey la imaadan maalmaha soosocda. Second. Farah is a real politician and powerful Somali man in Kenya. He knows where the ball is coming from. The real heads who fired the FM like a gun at the deputy speaker will come out in the coming days! Third. I guess it will be brought to the surface ,, when it is out. This is what I said and following up. I am trying to clarify your stance which of course you must be able to explain why you think it was not phrased in a good way. Had you not mentioned that you had to beat that last quote out of me? I am assuming that you fairly think I forget to answer you. But all the above quotes are talking about the same thing. I.e we know the above answers are all similar, even the Somali one. If you think you took the fun of out of things, it's just your imaginations. If you think I was caught up defending only Farah, then perhaps you misread my points which apparently you were proclaiming that you agreed with me. Like I said SL doesn’t need recognition from any one.Farah didn't force secessionism in the throats of LA. On top of that Kenya isn’t going to recognize Somaliland. So for getting too much excited for nothing mucho makes you lower than Duke. At least Duke and co know when to fight back.
  20. ^Finally answered? I thought that was clear and bold in my second post( but in Somali). I take you are poor in Somali.
  21. @Che, are you against anything that I said? Dare we mention the role of TFG?