Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Kulmiye said it right,,, take the man to the Basket ground....
  2. The one for old men might be next, lol
  3. Anyday is good to say some warm words ,,
  4. Originally posted by General Duke: Nothing has happened the late mans boss is in talks with Al Shabab right now. Bare Ali Bare has met his highest boss, Allah. Let him rest in peace awowe! As for Shabab & HIS, yet they have lot of time to correct their paths.
  5. Some old chines woman sprouts a horn and yet Ngonge manages to hide his.
  6. Al.shabaabul-Mujaahidiin oo ku Jihaaday Barre Cali Barre, maxaa xigi doona!!!!!!!! Waxaa shalay lagu khaarijiyay Magaalada Muqdisho Barre Cali Barre oo ahaa hogaamiyaha Cutubka Raskaabooniyinta ee ku sugan Caasimada Muqdisho ahna taliye dagaal oo ka tirsanaa Ururka Al-xizbul islaam. Hadaba waxa ay dadka qaar isweeydiinayaan cidda ka dambeysay dilka ama khaarijinta marxuum Barre Cali Barre, oo ahaa nin da'yar oo lagu xusuusto, dagaal yahan nimo Geesinimo iyo Codkarnimo intaba. Waxaa lagu xasuustaa hadallo kul'kulul oo uu ka baahin jiray warbaahinta Muqdisho, waxuuna haa Hoogaamiyaha geliya ee ka tirsan Kooxaha kasoo horjeda Doowlada oo ku sigtay in uu gaaro Villa Soomaaliya ama Guriga madaxtooyada oo uu jirsaday ilaa 300 oo mitir oo kaliya, waxaana dib usoo wabiyay Taangiyada Amisoom. Waxuu soo shaac baxay ama la bartay markii ay ciidamada Etiopiya la wareegeen Caasimada Muqdisho, waxuuna ka mid ahaa Taliyayaashii fara ku tiriska ahaa ee ku qasbay Ciidamada Etiopiya in aay dim uga gurtaan dalka Soomaaliya, laakiin maanta waaxaa ku jihaaday oo khaarijiyay Shababbul Mujaahidiin markuu ka fikir duwanaaday. Inkastoo aayan jirin Cid illa & hadda sheegatay dhagarta lagula kacay hogaamiyahan da'da yar ayaa hadana waxaay dadka farta ku fiiqayaan Ururka Al-shabaab oo ay is hayaan Ururka Al-xizbul islaam. Dadka u kuurkale siyaasadaha Kooxaha dagaalama, ayaa sheegaya in khaarijinta taliyahan sare ay sii hurin karto dagaalada u dhexeeya Ururada Al-shabaab & Al-xizbul islaam. Inkastoo uusan Ururka mayalka adag ee Al-shabaab uusan sheeganin dilka Marxuumka, laakiin hadana ilaa hadda ma beeninin. Laakiin goobta lagu dilay Taliyaha oo ah Suuqa weeyn ee Bakaaraha oo ay ku xoog badanyihiin Kooxda Al-shabaab & marka la qiimeeyo hadala uu dhawaan siiyay warbaahinta oo uu ku weeraray siyaasadaha Alshabaab kuna taageeray Sh. Ahmed Mahammed Islaam, & weliba cambaareeyn kulul oo uu jeediyay hashiiskii magaalada Beeydhabo ku dhex maray Sh. Hassan Turki & Al-shabaab, ayaa dadka la socda siyaasadaha Somaliya ay qirayaan in dhagartu ayan ka fogeeyn Kooxda Al-shabab oo aan inta badan qiranin falalka noocan ah. Natiijada ka dhalan karta ama Saameeyta ay dhagartani ku yeelan karto Kooxaha Al-shabab & Alxizbul islaam waa mid muuqata, waxaana la dhihi karaa waa bog cusub oo u furmay labada koox oo markii hore ka war'wareegayay isku dhac baahsan oo saameeya dhammaan goobaha ay ku wada sugan yihiin labada Koox oo markii hore dagaalkooda ku koobnaa Gobollada Jubooyinka. Waxaa la rumeeysan yahay in ay labada kooxood u bilaabantay marxalada adag oo ah is ugaarsi & in aay iska laayaan hoogaanka sare & taliya'yaasha, taasoo sababi doonta aakhirka in aay meel cidla ah soo fariistaan. Ilaa iyo hadda Muqdisho waxaay aheyd aag aay ku kala wareegtaan labada kooxood ee Al-shabaab & Al-xizbul islaam waxaadna mooday in uu jiray heshiis qarsoodi ah oo ahaa in colaada u dhexeeysa labada dhinac lagu koobo Gobolada Jubooyinka Muqdishana lagu kala weeydaarsado, welibana mararka qaar laiska kaashado la dagaalanka Doowlada ku meel gaarka-ah iyo Ururka Ahlusunna waljamaaca. Laakiin waxaad moodaa in dilka Bare Cali Barre oo ahaa sarkaalka hogaamiyo Cutubka Kaambooniyiinta oo ka tirsan Alxizbul islaam ay khaarijintiisu u fureeyso bog cusub labada dhinac. Waxaa xusid mudan in Afhayenka Ururka Al-xizbul islaam ninka lagu magac'aabo Sh. Mahammed Macalim uu ka gaabsaday cidda ka dambeeysay dilka Sarkaalka, asagoo si aan rasmi aheyn ugu eedeeyay Kooxa burcad ah. Waxaa xusid mudan in Ururka Al-xizbul islaam uusan ka gaabsan jirin in uu eeda dusha u saaro Doowlada Ku meelgaar-ka ah & Amisoom, marka ay wax ka dhacaan magaalda Muqdisho, sidaasi darteed ka gaabsiga uu ururka ka gaabsaday in uu meel u yeelo khaarijinta Sarkaal sare oo katirsan taliya'yaashiisa oo weliba lagu dilay meel aay ku xoogbadanyihiin Maleeshiyada Al-shabaab ayaa ah mid ay saarantahay Calaamatu Cajiib!!! Afhayeenka ayaa waxaa ka muuqatay hadalasiisa taxaddar & foojignaan Zaaid ah oo la dhihi karo waxuu dareemayay baqdin in asagana la khaarajiyo haduu farta meel ku fiiqo. Is ugaarsiga laba dhinac ayaa waxuu libin u yahay Doowlada Ku meelgaar-ka ah & dadka kasoo horjeeda siyaasadaha Ururada ku dagaalama magaca Diinta. Dad badan ayaa qaba in uu meesha ka baxay kala weeydaarsigii u dhexeeyay labada Kooxood islamarkaana uu hadda u furmay bog cusub oo is ugaarsi ah. Is ugaarsigan labada kooxood ayaa ku soo beegmay waqti ay Doowlada Ku meel gaar-ka ah ay Boolalkii ugu dambeeyay ku dhuujineeyso hoowgal aay mudada badan foolaneeysay oo ay weliba taageerayaan Doowlada Mareeykanka & Shacabka intiisa badan, kaasoo ka dhan ah Kooxaha ku dagaalama magaca Diinta. Hadii uu hoowgalkani bilaawdo iyadoo ay is ugaarsanayaan labada Kooxood, waxuu shakki la'aan hoowsha u fududeeynayaa Doowlada Kumeelgaarka ah & Xulufadeeda. Sikastaba ha ahaatee Khaarijinta Taliye Barre Cali Barre ayaa ah Qodax kasiibatay Doowlada ku meel gaarka ah & Ciidamada Amisoom, waxaayna dhabar jab ku tahay kooxda Al-shabaab oo aad moodo in uu Kontroolka ka lumay . Wararka Soomaaliya Beder Haji beder114@yahoo.com
  7. Islaan u dhalatay dalka Shiinaha islamarkaana boqolkii kor u dhaaftay ayaa waxaa dhafoorkeeda kasoo baxay gees, kaasoo cabsi ku abuuray familkeeda oo xiriir la sameeyay dhakhaatiirta si loo baaro. Zhang Ruifang oo islaantan magaceeda ah ayaanan wax xanuun ah dareemin markii uu geeskani kasoo baxayay mudo sanad ka hor, waxaana ay sheegtay in uu korayay maalinba maalinta ka dambeysa. Cabirka geeskan ayaa iminka maraya dhererkiisu 6-centimeter, waxaana uu u muuqdaa mid ay wali koriinsho u dhiman tahay. Wiilasha islaantan oo kala jira 80 iyo 60 sano ayaa aad uga wal-walsanaa geesaha kasoo baxay hooyadood, waxaana ay sheegeen in ay markoodii hore ku bilowdeen qaab nabar oo kale ah. Dhakhaatiirtii loo geeyay islaantan ayaa sheegay in geeskani yahay gees maqaareed (Cornu Cutaneum), kasoo ka soo baxa dadka da`da ah mararka qaar. Geesana dhafoorka kasoo baxa ee muuqaalka dadka bini`aadamka ah leh ayaa waxaa lagu mitaalaa in ay yihiin kuwa sheydaanka. Photo link
  8. My Anatomy lecturer was a cubo naas dheer. But she is too beautiful and elegant to be smoker.
  9. Mele (the head master of Farole) said last year he was going to finish the ONLF within 6 months but since that time they not only got stronger but they are fighting in Ma'ayso which is 2 hours from Addis. Jwxo inay dad nool tahay ninkii galay dagaal baa og Daba-******ka ay qabatee laba diblaysaa og Dubaheeda kay ula tagtayee kaga dam dam dam, kaga dam siisaa og Walle ******iya way xorowday Kii shacabka ******ya ka ganacsan jirow way kaa guureen!!!!!!
  10. ^Duke is not their brother( according to the last statement of his president), or is he? ONLF waa Somali jirta. Inlagarabistaago waaye.
  11. May the freedom movement that jwxo leads cause an earthquake in the horn of Africa, and demolish the shackles of Abyssinian colonialism from many subjugated societies, including the Pirates!
  12. Kamaavi

    hi

    It is whose script now?
  13. Lol@Ibti, I guess Ninbrown would inform us the aroos. But only if chocolate & honey settles down for Duke.
  14. @ Ileen wixii la sheegaaba run unbuu u ekaan..
  15. That's what I thought. It's never good to be in a long distance boot licking relation ship. It doesn't work out in the end most of time. But he shall not take my word for it.
  16. Script maxaa la dhahaa awowgood la janee...?
  17. ^Then I shall inform A&T that Kamavi alone can take care of the Pirates so you guys can write t-rated and wedding stories.
  18. ^Mr.hopeless pay out, you and those stooges who have no sense of pride shall be wiped out by the lions of east Africa. By far you are the bone in the neck for the strongest freedom fighters in the horn. No body can deny that. They have the capability to come in and do whatever that pleases them in the mini states, like your masters come in and go out. You are an open cave adeer and we should step in to show you our capability sow ma aha? As for caano and food talk, I am sure you know they drink, bath and live by fresh Tigre blood and caano geel, not boore boore shid that you repeat hundred times in a same post like a brain dead retard who has no better words to say. Don't use fake Somalia name, also, as it comes you are the lowest column of a Tigre pest. Yey kii la su dhay bari samaadkii ayaa weli kugu jaban ka ********kana waad ku duushaa ood ku mirqaantaa. Aabaha la gubyoo la cadaabe! Adeer anu waxaan joogaaba waa Alle mahadii haday maanta jwxo guul tahay cadowguna faro ku gabad yahay. Diidi mayno geerida daafulaha gumaysiga intuu dooni dagaladeena. Just take the bull that is coming out of your lower hole to some where else. It stinking up the whole page.
  19. It's like saying if A&T jumps up you will jump up too. Stiff & ninsense.
  20. Maantoo kale Ibti waxaan ka jeclahay ma leh.
  21. Adeerkood wuxuu albaabka ka xidhay dibada ma ula soo baxeen? dhibadanaa yartu
  22. Originally posted by *Ibtisam: The Puntiland Maafiya on SOL wax is daamey ma leeh. The sane ones stay quite, and the worst ones vomit everywhere with contradictions. Allaho ya Thankless, Duke, Mr. Somalia, and Cowke their friends in Ethiopia uu geeya for a few weeks. Waste of space. :rolleyes: