Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. hatu baasaas kaa weyn ma jidho ,,, adeerkaa Faroole adaa ka sita, Why would you keep like this picture?
  2. Ninkii hatu ahaa waxaa laga af gartay ,,,,, Huhhhhhh keliya .....
  3. ^On which boat do you find your self, the right one ? The map shows current politics in the horn. Ethiopia and Kenya are fighting over what is left for the republic of Somalia. It's not a secret anymore.
  4. Lol@ Koolo ....huuno noogu tuur dee Bal huuno tana ha la soo raasho :
  5. Heestaas waxaan dhagaysan jiray waa aan banka Sool joogay. Hadda mahaayo laakiin meel aan u raacoba waa soo qaban.
  6. I'll have to first find it. Then listen to it to understand what is being said until then I think you should contact MMA as Nairobi has become the hottest Somali wedding place. All kinds of Somali traditional dances with new songs are intermixed to achieve the best. Ask him to pick up couple of CDs on the way. Ma dhagaysatay the one says maalintaad baxaysee magalaada ka dhooftee?
  7. I've one in my mind but can't find it's link now.
  8. ^^Ninka dhuuman ee dhabarkiisu muuqdoow, Riyale admin is already on the boat
  9. Ethiopia oo daldalaad ku xukuntey sargaal Soomaali Galbeed ka tirsan Nin Soomaali ah oo lagu soo eedeeyey in uu ka tirsanyahay ururka xoreyta Soomaali Galbeed oo horey loo oran jirey Al Itixaad Al Islaamiya ayay maxkamada Ethiopia ku taala ku xukuntey in xarig lagu daldalo. Ninkani oo magaciisa lagu sheegey Xassan Maxamed ayaa waxyaabaha lagu eedeeyey waxaa ka mid ah shirqool dil ah oo loo maleegey saraakiil dowlada xabashida ka tirsan, qorshe lagu qarxin lahaa xadiidka tareenada iyo waliba dilka 3 qof oo rayid ah. Wax war ah kama soo bixin Soomaali galbeed oo arrintani la xariirto. Tani waxa ay imanaysaa xili ay maxkamad ku socoto Bashiir Makhtal oo isagana lagu heysto xubin ka ahaansho jabhada ONLF oo iyana ka dagaalanta gobolkaasi ********iya. Isha warka!
  10. Maxkamad ku taala magaalada Addis Ababa ayaa dil ku xukunatay Xasan Maxamed Maxamuud oo loo yaqaano Xasan yare oo sanadihii u dambeeyey ku xidhnaa xabsiyada Ethiopia. Xasan yare ayaa dhowr sano ka hor ciidamada Ethiopia ka qabteen magaalada Diradhabo isagoo markaa ku sugnaa guri uu lahaa nin ay qaraabo yihiin. Dowlada Ethiopia ayaa muwaadinkan ku eedaysay inuu ka tirsanaa Ururada hubaysan ee ka dagalaama gobolka soomaalida(******), iyadoo si gaar ah loogu eedeyey inuu ka tirsanaa Ururkii la odhan jiray Al-itixaad. Xasan yare ayaa ah nin dhalinyara ah oo magaciisa si wayn looga yaqaano guud ahaan dhulka soomaaliyeed gaar ahaan magaalada uu ka soo jeedo ee Godey. Wixii ka soo kordha xukunka lagu riday Xasan yare dib ayaan ka soo tabin doonaa hadii Allah idmo. Isha warka!
  11. Filinka silenty cry- oo gil-gilay jaamacadaha maraykanka iyo Itoobiya oo filinkaas ka wal-walsan Waa filimkii soo qatimi lahaa siyaasadda arimaha dibadda ee beesha Tigreega kuwaas oo shacabka Soomalida O'gadenia kuhaya cadaadis iyo gumaad markay u maaro waayeem cududa ciidan iyo midda militry ee ciidamada wadaniga xoreynta O'gadenia Kooxda Silenty Cry iyo Congressmaanada ayaa loo balamiyey inay daawadaan taas oo gaadhaysa tiradii ugu badnayd ee daawata filimka decomentryga ah, taariikhda America. Viva kooxda Silenty Cry!
  12. Now I am looking for Sayidka, MSB, Ina Sharmake, Turkey, Aweys, Madoobe, Mansoor, Sararnsoor, Riyale, Faroole, Daud, Lugbuur, Farah Ma'alin, Yey, Cayrow, Hirale, Cadow and Ina Godane etc. But can't find them even on faantobook.
  13. It's not me who have given up on anything. But I guess the map shows a certain political behavior of today's Somali mini state admins in the horn, is it not?
  14. hatu do you have an idea where this place is, after all you love the land more than you do its people ,,,, ?
  15. ^Macno badam maadan sameyn. Che iyo adi isku bahal ayaa idin cunay ,,,,
  16. ^jawaasiistu shaqo weyn ayey hayaan ,,,, badowyahayow
  17. I wonder if Maxamed Ilkacase was singing the naftii hure song when he got handed over to Ethios,, Hadii aanan soo noqon calankayga nuurow Allahayow ku nabad geli...
  18. ^Nah. But it's known in ay quruxda ka mid tahay naagtoo idin dhaxmarta dabka iyo adi,,,,
  19. Originally posted by B: somali women are the best! no one elses compares! They are when they come between the husband and the kitchen.
  20. Tigreega oo la ilxun wararka dhiillada wata ee ay jawaasiistu ukeenaan Dawlad kasta oo jirtaayi waxa ay leedahay jawasiis iyo sirdoonno darsa wax kasta oo quseeya danaha wadankaas.Laan kasta oo sirdoon oo wadan leeyahay waxay kala huftaa dhamaan xogaha ay keenaan jawaasiistoodu.Dwladda Itoobiya oo ah dawlad aad u da’wayn ayaa waxaa hubaal ah mar kasta in jawaasiisteedu ay jabiyaan ama ay kuridaan khalkhal.Qormadaydan waxaan rabaa in aan ku ifiyo siyaabaha ay Itoobiya ujabiyaan jawaasiisteedu. Inkasta oo ay caado utahay gumayste kasta in umadda uu gumaysto uu ku dhex yeesho jawaasiis mar kasta usoo tabisa khataraha kaga imaan kara bulshada,lana soo socdsiiyaan wax iska badala fikirka dad waynaha.Laakiin hadii cidda wax adeejinaysaayi ayna wax badan oo aqooneed ama siyaasadeed ku dhaamin kan ay adeegsanayso waxa dhacda in xog kasta oo oo ay jawaasiistu keenaani ay kuwii dirsaday kurido argagax. Xukuumad kasta oo Itoobiya ka dhalataayi waxa ay samaysataa jawaasiis aad ufara badan oo ay ugu talo galeen inay usoo tabiyaan wax kasta oo iska badala maanka dadka iyo cid kasta oo wada arimo kazoo horjeeda danaha Itoobiya.Laga soo bilalabo Xayle Salaase jawaasiista ay Itoobiya ka samaysatay dhulka ********ya oo aad ubadan ayaa waxa ay lahaayeen magacyo badan waxaana kamid ahaa,Qabalee Mahmar,Gabareey Mahmar,Tadhaaqii iyo Fadana-daraash.Dadka Soomaalida ********ya magacyada af Soomaaliga ah ee ay qaarkood ugu yeedhaan ayaa iyagana waxaa kamid ah : Koofiyad dhuub,Dabaqoodhi,Ha-waarin iyo kuwo kale.Dhamaan magacyadaasi waxa ay ku tusayaan heerka ay gaadhsiisan tahay adeegsashaha jawaasiista. Hadaba jawaasiistaas faraha badani waxa ay xoogga saaraan in ay wuxuun war ah ugeeyaan Tigreega soo dirsaday si uu ugu farxo shaqada ay soo qabteen,taasoo ku qasabta ay 80% waxa aan jirin ukeenaan,taasoo naxdin iyo argagax kurida mar walba.Waa dambi halis ah in jaajuuskii Itoobiya ushaqaynayay uu yidhaahdo wax war ah mahayo,iska daa in wax lasiiyee isagaa laxidhayaa mar hadii uusan war keenin.Sidaas daraadeed waxa uu ku qasaban yahay in uu wax sheego oo uu iska ilaaliyo maya.Mida kale dadka labadii cadaawad isu qabtaayi waxa uu midba midka kale ku dacweeyaa in uu yahay shufti,Nabad-diid iyo waxyaalo kale,taasina waxa jaha wareer ku raidaa daganaashaha iyo kalsoonida sirdoonka Itoobiya. Sanad kamaid ah sideetamaadkii nin makhaayad kuhaystay magaalo kamid ah magaalooyinka ********ya ayaa waxaa uyimid nin kale oo dhalinta magaalada ah,laakiin maskaxdiisu ayna dhanayn waxa uuna ninkii waydiistay in uu siiyo qado lacag la’aan ah.Ninkii makhaayadda lahaayi arintaas wuu diiday,reason kasta oo uu sheegayna qado ugama suurtoobin.Intaasi markay dhacday ayaa ninkii qadada loo diiday waxa uu aaday xerada talaiska ciidanka Itoobiya,waxa uuna Jeneraalkii ugu sareeyay ee ciidamada oo dhan xukumay usheegay in kaarayaashii iyo beebeeyadii Soomaalida la keenay huteelkaas Hebel (Ninka makhaayadda lahaa magiciisa),isla markaana larabo in ay caawa weeraraan xeryaha ciidanka.Jeneraalkii waxa uu markiiba bixiyay amar ah in si dag-dag ah makhaayadda isweedh looga qabto. Markay ciidamadii isweedh ka qabteen ee ay durbadaiiba galeen makhaayaddii ayaa waxa ay markiiba qoriga dabadiisa ladheceen ninkii makhaayada lahaa oo dareen moog ah iyagoo leh away kaarayaashii iyo beebeeyadii meesha lakeenay?.Intii ay ninka garaacayeen ayaa ninkii qadada loo diiday waxa uu galay jikadii makhaayadda waxa uuna iskii ugu dhargay qadadii makhaayadda taalay.Markuu dhargay ee uu dibadda usoo baxay ayaa waxa uu soo ag istaagay ninkii makhaayadda lahaa oo aad urafaadsan iyo askartii oo miisaska hoostooda wax ka daydayaysa,waxa uu kuyidhi (War miyaad waalan tihiin sidee Kaarayaal iyo Beebeeyo ay ugali karaan miisaska hoostooda,ninku qado in uu isiiyo uyuu ii diiday sidaasaan idiinku soo dacweeyaye meesha iska baxa ). Mar hadii jaajuuska in uu wax shego ay qasab kuatahay iswaydiin malaha in dad badan uu kusheego wax ayna ahayn oo markaan dhagta dhiigga loo daro.Waxaana jira meelo badan oo lagu gumaaday dad shacab ah oo aan waxba galabsanin oo uun ama iskood loo maagay ama jaajuus in uu wax sheego ku qasbani ku shaambadeeyay waxayna ahayn. Hadaan marka usoo daadagno nimanka hadda haya talada wadanka ee Tigreegu waxay si buuxda ugu kalax tageen samaysashada jawaasiis.Sanadihii hore jawaasiistu marka ay jawaasiistu soo sheegaan meesha ay jabhaddu joogto oo ay ubadan tahay in ay been tahay,waxay narkaaba hawlgalin jireen ciidan lasoo dagaalamo jabhadda lasoo sheegay,ciidankii markuu lug dheer galo ee uu 5 maalmood socod kujiro ee sahaydii ay isla dhamaato ee ay soo noqodka yihiin ayaa jabhadda oo dhulku uu keedii yahay dariiq,tog,laag iyo buurba ukala taqaana ayaa dhexda ku geli goor ay daalan yihiin,waxayna gaadhsiyaan khasaare laxaad leh.Arintaasi waxay noqotay mid muddo badan socota oo ciidankii mooraalkoodii si wayn udishay illaa markiii dambe ay gaadheen in ninkii jaajuus ah ee usoo sheega meel jabhadi joogto isaga ay xidhaan.Dhanka shacabka waxay ku dhiiradeen in marka lawaydiiyo in jabhaddii ay arkeen ay meel kusheegaan run iyo beenba. Qolyaha kililka ayaa iyaguna iyadoo kooxiba rabta in koox kale ay ka tkhalusto ayay kusheegtaa in ay jabhadda tageeraan,taasi waxa ay noqotay furin kale oo dagaal oo ku furantay Tigreega,Si ay furintaas isaga awdaanna waxa ay badalaan maamulka kililka oo ku badalaan kuwo cususb,kuwaasina sidii kuwii ayaa la eedeeyaa,waxay taasi dhaxalsiisay in mudoo kayar 16 sano ay labadaleen 10 madaxwayne kusheeg,illaa iyo hadana masoo afjarmin arintaasi waa arin taagan oo nin walba oo Tigreega kalsooni ka raadsanayaaba uu kusheego kuwo kale kusheeyo nabad diid. Laanta sirdoonka ee Tigreega marka ay soo gaadho xog ah: 1. In Hargaysa ay joogaan dad badan oo ONLF 2. In ONLF uu hub iyo ciidan uga soo dagay Boosaaso 3. In Xamar ciidan ONLF ah kasoo dagay 4. In xadka Jabuuti iyo Soomaliya ay kasoo gudbeen ciidan ONLF oo boqolaal ah. 5. In kismaanyo ay joogaan ciidamo ONLF ah oo ad utira badan 6. In Eratariya ay tababarto ciidan ONLF oo 10,000 gaadhaya 7. In Wadamada Yurub ay kajiraan Jaaliaydo mitid ah,oo hadii Malase cagaha dhigo banaanbax oodda kaga qaadi. 8. In Maraykanka Kanada iyo Australia ay kuwaas kuwa lamid ahi kajiraan,dhamaantoodna kuwada abtirsada ONLF 9. In Kenya iyo South Africa ay kajiraan jaaliyado aad uwaawayn oo aan la loodin Karin. Waxaa markaba usoo baxaysa in ay jirto khatar dhan walba ah dibad iyo gudaba,waxayna saraakiishii Tigreega kuridaa khalkhal iyo argagax iyo in ay jabaan col hortii.Maadaama ay Tigreegu soo jabhadeeyeen ayna ogyihiin xumaanta shakhsiga jaajuuska ah waxaa lahayaa jawaasiis iyo rag badan oo u adeegi jiray oo ay laayeen iyo kuwo xabsiga ku abaaday,taasina waxay kamid tahay jaha wareerka jawaasiistu ku abuuraan oo ka sahwisiiya dhinicii loo socday. W/Q Moktar Gundid gundid@gmail.com
  21. Maamulka Faroole oo markale Nin Ogadadeenya u dhashay gumaysiga Tigreega u gacan galiyay. March 26, 2010 (QOL) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Faroole ayaa sheegaya in ay maamulkaasu sidii caadada u ahyd gacanta cadawga Tigreega ah ku wareejiyeenNin dhalin yaro ah oo ********ya u dhashay Ninka la dhiibay oo lagu magacaabo Maxamed Ilka Case ayaa kamid ahaa dadka shacabka ah ee halkaas ka xamaasha in mudo ahna ku noolaa oo aan wax dhib ah cidna u gaysanin Kaganacsiga shacabka ********ya oo wax iska caadi ah ka noqday Gobolada W/Bari & W/Galbeed Soomaliya ayaa marba marka ka dambaysa sii kordhaysa waxaana tartan ku jira labada maamul ee goboladaas ka arimiya oo ay dhexdooda colaadi ka oogantahay isla markaasna uu midiba kan kale uga dheeree is leeyahay gumaysiga Tigreega iyagoo quud daraynaya in uu mid waliba kan kale uga dhawaado gumaysiga cadowga ah oo isagu ku guuraya maskaxda dumaayoowday ee Soomaalida si uu xoogooda u qafiifiyana isku khuukhinaya mid walbana u sheegaya in uu kan kale wax kala qabanayo. Waxaa xaqiiqa ah in aysan maamuladaasi ganacsiga shacbka ********ya guulo ku gaadhaynin Itoobiyana aysan ugu sad kordhinanaynin sidoo kale waxaa xaqiiqo ah in aysan shacabka ********ya dhibka loo gaysanayo kaga tanaasulaynin baadi goobka xaqooda godobtoodana aysan iloobaynin, hagaadho hagaadhee godobta shacabka ********ya laga galayo waa mid aan la cafiyi doonin waana mid ay cidii gashayi ka qoomamoon doonto. Isha warka!
  22. Gudi Hoosaad Xariirka Arrimaha Dibada ee Dowlada Maraykanka ayaa Maalinimadii Labaad ooga hadlay Xaalada Itoobiya si qoto Dheer, Qodobada Itoobiya ee laga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa, Xisbiga Talada haya ee EPRDF oo Marin Habaabiyay Nidaamka Demoqraadiga Itoobiya. Xariga Laba Haweenay ah oo mid ay tahay Hogaamiyaha Mucaaradka oo Xaaladeeda Caafimaad Laga Dayrin, Iyo Bishaaro Wacdi oo Maamulka Somaliland Itoobiya u soo gacan galiyay. Bishaaro Wacdi ayaa noqotay Qofkii oogu horeeyay ee Shacab ah ee Dowlada Maraykanku Kal fadhi ku Magacowdo, Midaas oo la oran Koro Bishaaro waxaa og Xaaladeeda Dowlada Maraykanka. Warbaxintan Golaha Senate laga hor Akhriyay ayaa lagu sheegay In Bisharo Wacdi la Xiray sanado kahor, Ninkeeda la Dilay oo ay haysto Caruur Agoon ah Sirdoonka Itoobiya Iyo Maamulka Hargaysana Doonayaan iny Cirib Gooyaan Caruurtaas Agoonta ah. Khubada Marka la jeediyay ayaa waxaa Ilmeeyay ogu Yaraan 20 Mudane oo Goobta fadhiya oo Markaas oogu Horaysay Maqalka Arrinkaas Mid ka mid ah Mudanayaashaa ayaa Yiri Bishaaro waa inaan Xabiska oogu Booqdaa Ninkaas oo ah Waaxda Arrimaha Dibada Afrika u qaabilsan Xuquuq Insaanka. Waxaa Isla Goobta Xisaab u taalo ah Maamulka Somaliland oo soo Booqayan Washigton oo arrinkaas la hor Dhigayo. Khubada Qoraalka Golaha Senate laga Akhritay ayaa u qornayd Sidan. My concern continues for the deteriorating condition of Ms. Birtukan [bun-TOO-can] who testified before this Committee and continues to languish in prison in Ethiopia along with hundreds of others, without access to medical care. I hope to learn more today what our policy is toward Ethiopia. The Government of Somaliland in February handed over a woman named Mrs. Bishaaro [bih- SHAH-ro], a registered refugee in Somaliland, to Ethiopian security forces. A few years ago she was arrested and tortured by Ethiopian security and her husband was executed. I understand there is a delegation visiting from Somaliland currently and hope to learn what the U.S. position is on this case and on Somaliland more broadly. Isha warka!
  23. 3. Somalia’s youngest president ever, is the most prominent Somali politician in the 21 century. Born in 25 July 1964 in Middle Shebelle, has completed his Koran course when he was 9 years old. He continued his studies and joined Sheikh Sufi secondary school where he acquired a school leaving certificate for secondary education in 1988, a time the country was about to plunge into crisis. His journey of searching higher education has not been blocked by the nation experience of one of the continent’s longest and devastating civil war that destroyed the universities of the country he and people like him had in mine to study. He travelled to Khartoum, Sudan and started his undergraduate degree in geography at the University of Kordofan, before shifting to an Islamic law degree at Al-jaamac Al-maftuuxa University in Libya where he obtained his law degree in 1998, ten years after his secondary school. Sheikh Sharif returned to his country in 2000, a time Somalia was under warlord’s control, a time two friends in Mogadishu neighborhoods could not visit each other as a result of clan separation and social mistrust. Scared and scarred people, the legacy of the civil war was everywhere in the country, and Sheikh Sharif’s had ambitions of saving Somalia, a dream no one could imagine it may come true in a few years. He established Alshuruuq Agency, a cultural and heritage institution and the Federation of Adolescents in Mogadishu that created social interaction among Somalis in the capital, who never crossed virtual boundaries formed by war bosses. That step forward reshaped the city and brought together long term missing friends, schoolmates, religious leaders, women and elders. In his mission of restoring law and order in a ruined, failed state, he became the regional attorney of his home province, Middle Shabelle, where he was the chairman of provincial court in Jowhar between 2001 and 2002. The warlord in charge of the province, Mohamed Omar Habeeb Dhere had never appreciated the uncompromised Islamic law that Sharif exercised which favors no one whether he or she is high profile or law profile, rich or poor, man or woman, white or black or clan superiority. He was expelled from the region by Mohamed Habeb, the governor of Middle Shabelle. Many of Jawhar residents and other visiting Somalis suffered after Sheikh Sharif left the region since the law enforcement forces listened one man’s words that become the regulation of that area. He then went back to Mogadishu in 2002, and started teaching geography at Jubba secondary school since 2004. He is a simple man with humanity and respect, who never discriminated people regardless to race, religion and ethnicity. The former chief executive officer of Somalia’s Foundation of Scholars during 2003 and 2005 was also the chairman of Sinai Islamic court in Mogadishu and later the leader of the Islamic Courts Union that controlled much of southern and central Somalia in the last have of 2006. Under his six months government, Somalia has seen swift political and economical changes. Warlords were chased out, and their influence demolished. Roadblocks of peace removed in short time, with less expenses with the help of people’s support and capability, Mogadishu international airport and port were reopened after sixteen years which majority of Somali people considered as a long waited victory that every other force failed to bring, even with deployment of international forces under U.N mandate in 1993. His short lived government was overthrown in December 2006 by Ethiopian forces claimed they were helping the Transitional Federal government of Somalia, a fragile, warlords dominated and divided institutions that did not do a single task of its assignment since it was established at Mbagathi, in Nairobi in 2004. He fled to the border between Kenya and Somalia, where he was detained, with three other Somalis, by Kenyan police on January 21, 2007 near the Hulugo border. He met the US Ambassador to Kenya for talks regarding cooperation with the TFG. He was under the protection of Kenyan authorities staying at a hotel in Nairobi. On February 1, 2007 Sharif Ahmed was released from Kenyan police authorities. By February 8, Sheikh Sharif Sheik Ahmed had gone to Yemen. As exile opposition leader, the former leader of the ICU was in many foreign capitals in search of a headquarters of his proposal of establishing the Alliance for Re-liberation of Somalia. In a big conference in Asmara, the Eritrean capital, he and his colleagues brought together nearly 500 delegates from Islamists, parliamentarians, civil society and Diaspora in September 2007. The representatives elected Sheikh Sharif as the chairman of the new opposition umbrella in 14 September 2007 and adopted the action plan of the institution. In Feb. 2008, he had meetings with European envoys in Cairo setting up an agenda for a next Nairobi meeting between ARS and international community members where Sharif and Ould- Abdalla, U.N special envoy to Somalia signed a memorandum of understanding in Nairobi which paved the way the establishment of national unity government. In June 9, 2008, Sheikh Sharif’s ARS and the Somali government have signed an agreement the U.N has praised as “a good progress and a courageous step forward to restoring the dignity of their wounded country ´´. In the agreement, the government and ARS agreed “Within a period of 120 days of the signing of this agreement the TFG will act in accordance with the decision that has already been taken by the Ethiopian Government to withdraw its troops from Somalia after the deployment of a sufficient number of UN Forces” that gave Sheikh Sharif a huge support of the people who realized Ethiopian troops will not leave without a consensus in the political parties. After two years in exile, he returned to Mogadishu in December 10, 2008 before Ethiopian forces leave the country receiving huge crowds of welcome in the capital unlike any other leader. Under the agreement, 200 parliamentarians from his alliance joined in an expanded parliament of 550 members late December 2008. Sheikh Sharif realized the need of serving to his nations after his parliamentary block of the ARS suggested that “they want Sh.sharif as their candidate of the election”. Sharif Ahmed, has accepted the proposal at Lisiesta Hotel in Djibouti, and a group of excited supporters picked him up waving Somalia’s flag. On Saturday, December 30, 2008, the Somalia expanded parliament elected Sheikh Sharif, moderate Islamist opposition as new national president during a run-off vote in Djibouti. Ahmed passed the necessary majority of votes, 213 just before 4.00 am local time (01.00 GMT) during an all night session of parliament under a U.N brokered plan to forge a unity government in Somalia. He was sworn in the next day at Kempinski Hotel. The president’s full day in office, was spent in the African Union summit in Addis where Somalia tops the agenda of the meeting. Sheikh Sherif Ahmed + Fans