Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by Aalia: I would give maself 9 in everything lol.. trying to be modest here, but you guys can be nice and give me 10 Fairly to you, Looks: 9 Intelligence: Not identified yet Personality: Result is delayed.
  2. ^War hadaan kala saaro ,,,, beri adaa dhihi waa isku mid... Xunjuf, buuri iyo qaad intaad daanka dhigatay maxaad dhaanto ku tuuratay? War reerku waa wada halyey codowgooda uun baa badan ,,,, adna waad ogathay...
  3. Originally posted by Jacaylbaro: Too bad coz Kahafa & Maadeey are still using it while they ban from the others ,,,,
  4. ^Dhalinyarada aan weli guursan waxaa loo dirayaa iskoolaadka ,,, ciidamada doolow jooga Xamar ha la geeyo
  5. Originally posted by TogaHerer: siduu farax macalin u sheegay, S/land marwalba waxay diyar u tahay una shaqaysa sidii aay u horumar u gadhsiin layad magalada lascanood. Sow adigii habaarayey Reerka uu Farax ka dhashay ,,, gormaad is badashey...
  6. Originally posted by Mr. Somalia: One more undeniable proof-- for those of you who still prefer to ignore it-- that both these monkeys get their marching orders from the Ethiopians.
  7. Originally posted by Cawaale: ^Oday shaydaanka iska naar, ama even better kan yaree laptop-kaaga kula isticmaalaya u sheeg in uusan SOL wax ku daabacin
  8. ^ Here is better news for YOU , ...about the damaged drone,,,
  9. Dowlada kumeel gaarka ah ee Somalia iyo Dowlada Kenya oo khilaaf soo kala dhex galay. Beryahan danbe waxaa soo xumaanayey Xiriirka ka dhaxeeya Dowladaha Kenya iyo tan FKM ee Soomaaliya, waxa uuna khilaafka ka dhaxeeya ku saleysan yahey ciidamo Soomaaliya oo Saraakiil Kenya tababaro siiyeen. Labada dhinac ayaa isku khilaafey cida sida rasmiga u qabaneysa hogaanka ciidamadan oo ka soo jeeda Soomaaliya, sida ilo xog-ogaala oo labada dhinac ka kala tirsan ugu xog warameen aljazeera.net. Dowlada KMG ayaa u xaglineysa ciidamadan in la hoos geeyo Wasaarada Difaaca iyo tan Arimaha Gudaha, halka Kenya-na rabto in la hoos geeyo Wasaarada Gaadiidka iyada oo ka duuleysa inaan ciidamadan dhanka Muqdisho loo soo daadgureyn. Xilli khilaafkan adag taagan yahey, waxaa dalka Kenya Isbuucii hore safar ku tagey Ra’isul Wasaaraha DKMG Cumar C/rashiid oo kulamo dhowra la qaatey madaxda sar-sare ee Dowlada Kenya, si xal loogu helo muranka labada dhinac soo kala dhex galey ee ku aadan Ciidamadan iyo inuu u sharxo Ujeedka ay ka leeyihiin, balse isaga oo aan wax natiijo ah soo hoynin ayuu dib Muqdisho ugu soo noqdey. Intii kulamadaas socdeen, Cumar C/rashiid waxa uu Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki u gudbiyey warqad uu uga sidey dhigiisa DKMG, Sh Shariif oo ku aadaneyd ciidamada Muranku ka taagan yahey. Shariif waxa uu qoraalkiisa uga codsadey Mwai Kibaki in Mas’uuliyada ciidamadan ka wareejiyo Wasiirka Gadiidka Maxamed Cabdi Gaandi kuna wareejiyo Wasiirka Difaaca C/lle Boos Axmed ama Wasiiru-dowlaha arimaha gudaha C/rashiid Xidig, balse Kenya codsiga Sh Shariif way diidey si Aljazeera.net ay ugu xog warameen Mas’uuliyiin Kenya ah oo Soomaaliya u dhashey. Kenya ayaa ciidamadan ka leh Ujeedooyin dhowra oo ka mid tahey iney ku ilaashato amaanka Xuduudka Soomaaliya kala dhaxeeya. Isha warka!
  10. Laaa xalwa ,,,,, aar ma indho saraacaadbaa ..?
  11. I can see which yaxaas is closer to the Somaliweyn boat ,,,,,
  12. NAIROBI, Kenya (AP) -- Somalia's president wants thousands of troops trained in Kenya to be deployed to Mogadishu for an upcoming offensive against Islamist militants, but Kenya has denied the request -- yet another complication for a military campaign that has already been delayed several times, officials said Tuesday. The fact that Kenya could veto Somali wishes for the deployment of its own troops underscores that the Kenyan government wields power in the neighboring country, which has a weak, U.N.-backed government. In a March 21 letter that The Associated Press obtained a copy of, Somali President Sharif Sheik Ahmed asked Kenyan President Mwai Kibaki for Kenya's support for a plan to transfer control of 2,500 Somali troops trained in Kenya over the last several months to the current defense minister. That would mean the troops would be moved from the Somali-Kenya border to the Somali capital, Mogadishu, large parts of which are controlled by al-Shabab, a militant group linked to al-Qaida. Kenya's president rejected the plan based on fears that if the troops are sent to Mogadishu, Kenya's porous frontier with Somalia would be vulnerable to cross-border incursions, said a Somali government official who spoke on condition he not be identified because of the sensitivity of the matter. Kenyan government spokesman Alfred Mutua declined to comment. ''Kibaki respects Somalia's president and his government, but when it comes to national security, Kenya's interest comes first,'' said Abdullahi Hassan, a political analyst and lecturer at Nairobi's Kenyatta University. It was not known if the issue would cause further delays to an offensive aimed at restoring Somali government control to large parts of Somalia and hitting a radical movement that has imposed harsh justice, including stonings and amputations, and stoked terrorism fears in the Horn of Africa and beyond. The offensive has been pushed back repeatedly, in part because of a lack of military resources. Kenya mediated a two-year peace process that led to the formation of Somalia's fragile government and hosts hundreds of thousands of Somali refugees. Leaders of Somalia's government have regularly consulted with their Kenyan counterparts. Some of the troops trained in Kenya were rumored to be Kenyan nationals of Somali origin. ''The whole training exercise was a Kenyan-led initiative that involved elements within the Somali government. It was part of Kenya's overall military containment strategy against al-Shabab and it does not want to lose control of that process despite its support for the Somali government,'' said Rashid Abdi of the International Crisis Group. For more than five months, Kenya has been training more than 2,500 Somali troops on its soil. The initial plan was for them to be deployed to the border to eliminate threats posed by al-Shabab, said clan elder Sheik Ali Gure, who helped recruit the troops from three Somali regions near Kenya. Al-Shabab controls large swaths of southern and central Somalia. A U.N. Monitoring Group report this month found that the Somali military is dominated by a command structure based on clan loyalties. The dustup between Kenya and Somalia over troop deployment underscores those clan arrangements. Gure warned that if the Kenyan-trained troops were transferred to Mogadishu, Somali clans along the border could withdraw their support for the Somali government. The clans want the troops to stay in their regions to take on al-Shabab there. Kenya has a large Somali population that inhabits the northeastern part of the country, and has over the years used local clans who straddle territories between the two countries to intervene when rebels groups try to cross the border Isha warka!
  13. Wareysi Press TV uu la yeeshay Shukri ,,,,, http://www.youtube.com/watch?v=lKafe6RYqO4&hl=en_US&fs=1&
  14. Nune waa duuliye sare ,,,, maryooley aflaxay weeyi ,,,, scientist inuu noqddo waxba kuma aha....
  15. Dhibta laguma waaroo* dhaxal looma yeeshee* waa laga dhammaadaa* ,,,, comes to mind when I am proke...
  16. We have the right to act against Faroole`s Action but in which manner? ,,,,,,
  17. Madaxweynaha Kenya oo gaashaanka ku dhuftay dalabkii Sh.Shariif Warsidaha Dhanaan.com ayaa isbuucii la soo dhaafay shaaciyey in madaxweynaha DKMG ee Somalia Sh.Shariif uu waraaq u soo dhiibay wafdi uu hogaaminayey Raysul wasaarihiisa Cumar Cabdi Rashiid taasoo ku socotay madaxda sare ee dalka Kenya.Hadaba maxay xambaarsanayd warqadii Sh.Shariif? Maxayse Kenya ugu jawaabtay? Shabakada Aljazeera.net oo soo xiganaysa masuuliyiin ka tirsan Dowlada Kenya ayaa shaacisay in Raysul wasaare Cumar Cabdi Rashiid uu warqadii uu ka waday Sheekh Shariif u gudbiyey madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki. Warqada ayaa sida la sheegay waxaa ku qornaa dalab ama codsi uu madaxweyne Sh.Shariif kaga codsanayey madaxweynaha dalka Kenya in hogaanka ciidamda laga wareejiyo Prof.Maxamed Cabdi Gaandi islamarkaana lagu wareejiyo wasiirka G/dhiga ee DKMG Cabdalla Boos ama wasiiru dowlaha Arimaha gudaha C/Rashiid Xidig. Madaxweynaha dalka Kenya ayaa sida masuuliyiinta Aljazeera soo xigatay sheegeen dhinac iska dhigay fariintii Sheekh Shariif isla markaana diiday qorshihii madaxda DKMG ku doonaysay in Prof.Gaandi looga wareejiyo hogaanka ciidamada lagu taba baray dalka Kenya. Mar hadii madaxda DKMG ay ku fashilmeen isku daygii u dambeeyey ay ku doonayeen in wax lagaga badalo qorshaha ciidamada lagu taba baray dalka Kenya ayaa dadka arimahan aadka ula socda waxay saadaalinyaan in dowlada Ethiopia ay toos usoo faragelin doonto arinta maadaamo wajigii hore ee ahaa adeegsiga Madaxda DKMG uu fashilmay. Dowlada Ethiopia ayaa iyadu si toos ah Beesha caalamka ugu cadaysay in aysan raali ka ahayn ciidamada lagu taba baray dalka kenya iyo ujeedada dambe ee laga damacsan yahay, waxaana la aaminsan yahay in iyadu ay gadaal ka riixayso qorshaha madaxda sare ee DKMG ku doonayaan in masuuliyada ciidamada looga wareejiyo Prof.Gaandi. Si kastaba ha ahaatee waxaa hada ciyaartu u dhaxaysaa oo final isugu soo baxay Ethiopia iyo Kenya waxaana ka dhur sugaynaa labada kooxood mida ku guulaysta ciyaartan siyaasadeed ee taariikhiga ah. Dhanaan.com
  18. Faarax Macalin oo ka hadlay ciidamada soomaaliyeed ee lagu taba baray Kenya iyo arimo kale halkan ka dhagayso
  19. Sheekh Shariif oo booqasho lama filaan ah ku tagay Addis Ababa Madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta safar deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia isagoo isla maqribnimadii galabta lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Bole International ee magaalada Addis Ababa. Sida ay daabacday wakaalada wararka ee Ethiopia(ENA) waxaa madaxweyne Sh.Shariif garoonka ku soo dhaweeyey wasiirka dalxiiska iyo dhaqanka Ethiopia Maxamuud Dirir. Sheekh Shariif ayaa socdaalkiisa Addis Ababa ku sheegay mid uu kagala tashanayo madaxda Ethiopia marxalada taagan ee Somalia,Waxayna saxaafada Ethiopia shaacisay in Sheekh Shariif uu dowlada Ethiopia ka codsaday inay sii wado taageerada ay la garab taagan tahay DKMG si loo ilaaliyo "xasiloonida iyo nabadgeliyada ka jirta" somalia waa sida hadalka loo dhigaye. Dhanka kale safarka Sheekh Shariif ee Addis Ababa oo kedis ahaa ayaa loo badinayaa inuu salka ku hayo khilaafkii iyo murankii ka dhashay hawlgelinta iyo cida leh masuuliyada ciidamada soomaaliyeed ee taba barku ugu dhamaaday dalka Kenya. Dowlada Kenya ayaa iyadu ku adkaysanaysa in ciidaman ay ka hawlgalaan gobolada deriska leh dalka Kenya(Gedo iyo Jubooyinka) halka qaar ka mid ah Madaxda DKMG iyo Ethiopia ay isku dhabar jabinayaan in ciidaman la hoos geeyo wasaarada G/dhiga ee DKMG isla markaana ay ka hawlgalaan magaalada Muqdisho.
  20. Originally posted by Sayid*Somal: Ninka yidhi wax baan gani anoo, Gol iyo Cayn jooga Ee yidhi badii Garacad baan, gudub u weydaarin Godka lagu cadaabyow muxuu, go'uhu been sheegay
  21. Originally posted by GAAROODI: Somaliland made you, somaliland destroyed you and you will never be able to stand again without me. And who made GAAROODI?