Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. ^Are you talking about Keligii muslim ,,, mise heesaga?
  2. ^Yaad ka cabsan oon ka ahayn Alle? Wiil wagar dhac ah inaad tahay ma la hubaa horta ,,,
  3. Chubachka magac adkidaa inabti ,, bal tan iga qabso go'do.
  4. http://www.youtube.com/watch?v=dX5mwyvxUcs Kashafa iyo bilcaanta heesi midkee Somali u eg ,,,
  5. Waxan u gartay inadan xitaa sawir ka arag.
  6. ^Cause the natives are ready to get their land from Bilanden's servant. Moqadisho is puzzle for the world while Jubaland is a headache for its local inhabitants. Simple as that, is it not? Hatu none of what you said is clear enough,,,
  7. Madeey dhaantadu ma kuu baxday mise niyow waa laguu jilcin?
  8. Ta hore u dhaaf awoowe. Hurdo caafimaad ayan ka soo kacay. Naaso hablood weli ma dhex sextay?
  9. ^You were against the idea of taking dhalinta to Jubaland. What has changed awowe? ,,,,
  10. ^lol hatu ina adeer toojka hoos nooga dhigoo sow lama wacna?
  11. Kashafa hadduna gacmaha ruxin somali quman ma ahan.
  12. Dambeyntii DKMG ah ayaa ka noqotey go’aan ay ku dooneysey in ay Xamar ku geeysey ciidamo Jubooyinka laga soo qorey oo Kenya tabobar ugu dhamaaday Wasiirka Gaashaandhiga DKMG ah Cabdalla Boos ayaa laanta Af Soomaaliga ee VOA u sheegey in ciidamadaasi ay ka howlagli doonaan Jubooyinka, aysan jirin wax khilaaf ah oo arrintaasi ka taagan. Arrintani ayaa waxay timid kadib markii madaxweynaha Kenya uu diidey codsi kaga yimid Shariif Sh. Axmed, Madaxweyneaha dowlada kumeel gaar ah oo ahaa in ciidamadaasi Xamar la geeyo halkii ay Jubooyinka ka howlgali lahaayeen, arrintaasi waxaa ka dhashay guux weyn iyadoo dhamaan dadka arrintani u ololeeya ay kazoo horjeedsadeen.
  13. ^Madeeye aka Ngonge hadduu doono aka A&T ma nabad baa awoowe? Adeero A&T balan waaye inaan ku soo garaaco.
  14. Shucuubta aduunka qolaba waxay gaar u leedahay dhaqamo iyo ciyaaro ay ku cabiraan hadba xaalada lagu jiro noocay doontaba ha ahaatee. Dhaqanadaas iyo ciyaarahaas waxaa ka mid ah maansooyin si xirfadaysan oo gooni ah loo tiriyo. Hadaan usoo noqdo qowmiyada Soomaalida waxay leedahay dhaqamo iyo ciyaaro kala duwan laakiin isu dhawdhow. Ciyaaraha ugu caansan eey Soomaalidu ciyaarto ee hiddo iyo dhaqan ahaan loo ciyaaro: waxaa kami ah sida Dhaantada,Saarka,Haanta,Diisaha, iyo Batarka. Gobolada Ogadeeniya ciyaaraha laga ciyaaro waxaa ugu caansanlooguna jecel yahay ciyaarta la dhaho Dhaantada . dhaantada waxaa ciyaara inta badan dhalinyarada,waxayna la jaanqaadaa hadba xaalada ay bulshadu kusugantahay. Dhaantada waxaa latumaa inta badan xiliyada doogaadii ah, waxaa kaloo la tumaa xilliga xagaagii ah markay beeruhu baxaan dhaantada waxaa lagu soo bandhigaa maansooyin qorshaysan oo kolba lagu cabbiro meesha larabo. Suugaanta laga tiriyo Dhaantada iyo qaabka loo tumaba waxay isla badashaa hadba is badbadalka nolosha bulshada. Xiligan hada aan joogno waxaa Ogadeeniya lagaga jiraa xiliga gu'ga oo aad ubarwaaqo ah, waana xiliyada ay xiiseeyaan dhalinyaradu inay dhaanteeyaan. Todobaadkan lagu jiro dhaantada ugu xiisaha badan ayaa ah erayo ay dadku kuliidayaan nimankii isu dhiibay cadowga ee Al-Itaxaad waxaana ka mid ah erayada ugu soo jiidashada badan. GADHKA XIIROO ADOO GUN AH GODEY IMOOOW Waxay erayadaasi kuu cadayn hayaan inay dhalinta ********iya u ragto isdhiibka nimankaas inay tahay gunnimo iyo gobanimodiid oo laga tanaasulay. Mar kale waxay dheheen dhalinyaradu iyagoo xaraf kale ka mansooday. MACNO MALEH NINKII MALIZ MAGAN GALAA Erayada hal abuurka ayaa xanbaarsan macno kala duwan halka aad kadareemayso erayga hore sida ay ooga tanaasuleen sharafdoodii iyo kudhaqanka diintooda oo aan la ogalayn in wadanka lagu muujiyo shacaarta islaamka, Erayga danbana wuxuu xanbaarsan yahay macno ah in aysan ku yeelanaynin wadanka wax darajo ah iyo wax xurmo ah, Hal abuurka dhaanta lagu tumo waa kalmad sida maah maahdo oo kale waxay leedahay maco muuqda iyo mid qarsoon mihiimaduna waa ulajeedada macana weyn.
  15. Sida aan wada ogsoonahay waxaa bishan bilowgeedii isu soo dhiibay Guumaysiga kuwa sheegta Al Itixaad ee ku hoos gabanaya magaca Islaamka. iyagoo sheegtay inay heshiis la saxiixdeen Guumaysiga balse uu beeniyay warkaasi Guumaysigu sheegayna inay qolyahan Al Itixaadku isa soo dhiibeen oo ay hubkoodii dhigeen. Haddaba guud ahaan Dhulka Ogadeeniya ee laguumaysto ayaa siyaabo kala duwan looga dareemay Is dhiibista Itixaadka iyagoo inta badan aan laga soo dhawayn qaabka ay isu dhiibeen Itixaadku, oo run ahaantii dulli ka muuqday. haddii aynu ku horeyno Magaalada Jigjiga, dadku waxay ilaa iyo xad la yaabeen sida aan raalliga laga ahayn ee ay isu dhiibeen Itixaadku, iyadoo meel walba lagaga sheekaysanayo " Qolyihii Itixaadka sheeganayay ma maqasheen waxay sameeyeen !! way isa soo dhiibeen". Dadka ree Jigjiga waxay aad uga xumaadeen is dhiibista iyo isu dulaynta ay Itixaadku hoos isugu dhigeen Guumaysiga, Itixaadka oo markii horeba Shacabku ka biyo diidsanaa halgankay sheeganayeen inay wadeen ayaa haddana ay middani dhibaato kale noqotay, waxayna Shacabku hadda is weydiinayaan tolow maxay tahay tallaabada xigta ee ay qaadi karaan Itixaadku. Dadka qaar ayaa is dhiibista Itixaadka ku tilmaamay Jaasuus cusub oo kusoo biiray jawaasiista u adeegga Guumaysiga iyo maamul ku sheegga ka jira Ogadeeniya, iyagoo sheegay in qolyahan is dhiibay noqonayaan kuwo dadka dhexdiisa ku dhex jooga magaca Soomaalinimo iyo Islaamnimo balse ay hoosta kuwataan shaqadoodii jaasuusnimo taasina ay noqonayso dhibaato kale oo usoo hoyatay Shacabka Ogadeeniya ee laguumaysto. Si kastaba ha ahaatee Is dhiibista qolyaha sheeganaya Itixaad ay isu dhiibeen Guumaysiga ayaa noqonayso mid aysan cidna ku farxin oo qof walba oo u dhashay Ogadeeniya uu aad uga xumaado. waxaa kale oo meesha ka baxaysa soo dhawaynta ah in si diiran loogu soo dhaweeyay Ogadeeniya, taas oo Shacabku uusan waxba ka ogayn inay yimaaddeen magaalada iyo in kale, inta yar ee ogaatayna ay leeyihiin maxaa faa'iido ah oo ay isu soo dhiibeen koley wax ay ku soo kordhinayaan Degaanka oo aan dhibaato ahayn ma jirtee.
  16. Originally posted by Norfsky: Or even Alaska Or even Hargeysa, or Garissa .....
  17. This is for kaligii muslim , best dhaanto ever:D
  18. Originally posted by The Zack: Kamavi, wow man! This is very beautiful sxb, thanks for sharing! Wait till we kick the Woyane out, the city will even get a lot better. Most welcome, The Zack. It's my fav city. I've planned to visit it soon I'A.
  19. Originally posted by Jacaylbaro: Is it Gode or Godey ??? ,,, You could ask many more important stuffs,,,,, about the city..... ,,,
  20. Originally posted by Kool_Kat: Are you saying Kamavi waa xabashi? (isku di.r lee iga tahay yaah) Mayee Tigre aa reer abti ii ah. Iska waran habo?