Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by Cawaale: ^Waa kii laha anigu dooteer maahi, gamco iyo lugo xayeesi ah jaritaan koodana la iguma oga!.. @cawaale Dakhtarka jarjarida lugaha iyo faraha dhaadheer raadso dheh
  2. Madeey, adoo jikartami in badan arkay. Shabaab inaad tahay ama taagerto weli afkaaga kama hayo halganka aad ku jiri rabto makii Alaska lagu qabsan lahaabaa?
  3. Kamaavi

    Who is B?

    ^Rumor has it B is younger the peasant. But older than Ngonge.
  4. ^Nimanka kaa koreeya yaan kaa jeedin lahaa si aad u kala nasataan laakiin magac (iyo wax aan laga murmin) ayaad nala geli.
  5. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Source? Aan ku siiyee ,,,, ma shaah ayaad ku darsan?
  6. Kenya Warns Collapse of TFG Over Parliament Dispute Somalia — The Kenyan government has warned a collapse of the transitional government of Somalia over bitter the dispute between the parliamentarians, official said on Tuesday. Aden Barre Duale, a livestock minister said in an interview with Shabelle radio that they would warn any collapse faces to the transitional government calling for the authorities of the transitional government to solve the dispute between the legislator over the post of the speaker the parliament. "It is difficult time; dispute is not good for the government officials right now. So the lawmakers should return to the constitution and law to reach solution," said the minister. He also talked the bad relation between the Kenyan government and Harakat Al-shabab Mujahideen saying that Kenya deployed more troops to the border between Somalia and Kenya saying that Harakat Al-shabab controls more areas in the border. " They have rights to control there, but they could not cross the border, it was said that Al-shabab are terrorists, but that does concern about Kenya, it is for the US government and westerners," added the minister. Asked bout more Somali government troops trained in Kenya and also that there were some of Hizbul Islam fighters were in the neighboring country, he replied that Kenya and transitional government of Somalia had relations and there were trained troops for the TFG, but declined to comment on that. The minister denied that there were fighters of Hizbul Islam in Kenya concluding his speech that Kenya will never intervene Somalia Source!
  7. Jenankii kala gaabiyey caasimada ayaa maanta isagoo qorshe waanwaan u socda soo gaaray Xamar. Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in Jeneraal Gabre iyo wafti uu hogaaminayo uu soo direy Ra’isulwasaarada Ethiopia Males Zanawi si ay waanwaan uga dhex bilaabaan Gudoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda kale ee DKMG ah oo ishaya. Xogaha la hayo waxay tibaaxayaan in waftiga uu Xamar ku yimid dalab si shaqsiyan ah uga yimid Aadan Madoobe oo dhawaan markii uu Addis Ababa soo marayay Males ka codsaday in la dhexdheexaadiyo isaga iyo Cumar Cabdirashiid oo xulufeysi ka heysta Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xassan. Gabre waxa uu illaa iyo haatan kulamo kala gaargaar ah la yeeshey garabyada kala duwan, walina ma jirto cid ka hadashay imaanshihiisa. Jeneraal Gabre waxa uu ahaa jenankii arxanka darnaa ee hogaaminayay ciidamadii xabashida ee Soomaaliya qabsaday sanadkii 2007 dii, waxaana lagu xasuustaa xasuuqii baahsanaa ee uu caasimada iyo meelo kala ka geystey isaga iyo ciidamadiisa. Ciidamada xabashida waxa ay dalka kaga baxeen heshiiskii Jabuuti ee lagu soo dhisey dowladani hada jirta, sanad kadib ayuu caasimada dib ugu soo laabanayaa, isagoo markani ergey dublamaasiyadeed ah.
  8. Maandhow Maddeey muran badanaa ,,,,,, ma wixii lagu sheegi jiraybaa run noqday ....
  9. Originally posted by bilan: lool waxaas oo cay ah ma waxaa idinka keenay dalkeenu waa mid, war heedhe siday Saado idiin sheegtay, hadaydaan somali rabin la go'a geeskiina, hana ilaawina inaad magaca sii dhiigtaan, laakin idinmaysan caayin, xataa meesha aad degtaan sooma hadal qaadin, marka maxaa idin gubaya. cajaa'ib!!!! U sheeg siday tahay ,,,,,
  10. Originally posted by Jacaylbaro: quote: in gudida ganacsiga ee baarlamaanka Kenya loo gudbin doono Somaliland ma buskud baa ? In macalin jaadka Garisa laga cuno miyuu soo wareejin rabaa? ******* miirow loo keenay ,,,,,
  11. Kashafa, Nimaan qaawani ku dhalan ma jiraa? Idinka iyo aniguba inaan Ilaahay hor tagi doono anagoo qaawan shaki kuma jiro. Alshabab noocaaga oo kale ayaan u dhaafnay. Maalinta ONLF aad tageerto inaan kuu dhaafi sidoo kale ka yaab. ONLF xabadeedu amxaaro ayey ku foorartaa. Shabaab dadkay la dagaalnto waa Somali, xitaa adoonta xamar joogta waa ka war wareegaan. Islaamaha iyo caruurta yaad gabaad ka dhigataan. Itixaadkii aad amaani jirtay waa kuwa garka xiirtay oo diinta ka been sheegay. See raganimo dheeraad ah u sheegan kolka?
  12. ^Shabaab danta ayaa na kala kaxaysay. Gacan iyo minjo gaajaysan( oo Somaliyeed) ma jarjari karo qalniinka( dhakhtarnimo) anoon baran. ONLF ramaysatay(nolo iyo geeri) weli indho ma saartay?
  13. Originally posted by dambarsame: The source sxb. The source sxb!
  14. Dowladda Soomaaliya oo markii u horeysay sheegtay in Dowladda Kenya kala kaashaneyso dagaalada Jubooyinka Dowladd Kenya ayaa ogolaatay qorshe dagaal oo ay dowladda soomaaliya ku dooneyso in ciidamada Kenya ay ka qeyb galaan dagaal lagu xoreynayo Gobollada Jubooyinka oo ay hada maamulaan Al-Shabaab. Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha C/rashiid Maxamed Xidig oo saaka la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu heshiis kula soo saxiixday sariisha dalkaasi Kenya kaasoo ku aadan sidii Kenya ay uga qeyb gali laheyd dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. "Heshiis is afgarad ah ayaan la soo saxiixday dowlada Kenya, heshiiskaasi waxaa qeyb ka ah in dowlada Kenya ay gacan naga siiso dagaal aan ku dooneyno in aan ku xoreyno gobollada Jubooyinka oo ay hada maamulaan kooxda Shabaab" ayuu yiri Xidig. Ma uusan sheegin habka ay Kenya uga qeyb galayso dagaalkaasi oo dhagaha shacabka wax badan ku soo noq noqday, balse warar hoose ayaa sheegaya in Kenya ay uga qeyb gali rabto hab farsamo iyo hab milatari intaba. C/rashiid Xidig ayaa beeniyay inuu is qab qabsi ka jiro habka maamulida Ciidamo ay tababartay Kenya, kuwaasoo hada loo diyaarinayo in ay duulaan ka soo qaadaan dhinaca Xuduuda. Mar uu ka hadlay qorshaha dagaal ee ay wado dowladda ayaa waxaa uu sheegay in arrintaas diyaarinteeda ay isla wadaan wasaaradaha Gaashaandhiga, Arrimaha Gudaha iyo Amniga, waxaana uu carabka ku dhiftay in abaabulka ay wadaan uu hada gabo gabo ku dhow yahay. Dowladda ayaa wax badan ku soo cel celisay dagaal ka dhan ah kooxaha mucaaradka, balse wali lama hayo xog rasmi ah goorta ay dagaalka qaadeyso, dagaalkaasi oo lagu tirinayo mid kala bax ah.
  15. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by AYOUB: Ninkii qayrkii loo xiirayow... Ma al shabaab baad u jeeddaa? Itixaad qeyrkood waa kuwaase? Wax fahan dee. Somaliland, Puntland, most of South lands, & Djibouti have been under KT Melez for last 20 years. Ayoubto says no need to fight. He hops the longed land to apprehend it self to Ethiopia.
  16. "After discussing with the government, the leaders of the organisation in totality have accepted to abide by the constitution of Ethiopia and desist from any armed practice," an Ethiopian official said. The rebels would now disarm and form a political party, he added. Read
  17. Originally posted by Sherban Shabeel: staf & nanasense Or stuf & kaligiis muslim
  18. Originally posted by FIDHIN: GUNS SPEAK LOUDER THAN WORDS, VIVA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND Empty tins speak louder than full ones. viva Soo ma jeestayaasha iyo wax garadka Laaska.
  19. chubacka ku cuntay ma ku dhahaa? War waxaas intaad iska dhaafto vids soo dhaji.
  20. I am fan of Aaliyah. Sado rocks too.
  21. The Zack, xisbiga gadh-xiirta waa say isku dhiibeen. Dastuurka wayaanaha ayey qaateen. Waxaa u sharaf badneyd inay shacabka( ama jabhada jwxo) heshiis lagalaan. Nin is dhiibay oo madax sare laga dhigay ma jiraa? Waa maya. Marka xaalku waa timirtii horeba dab loo waa. Bilaash ayaa garka loo xiirtay saxiib.
  22. Waxan ka hadlay buuro. Adna si kale ayad u aragtay. Marka adaa is yiri saxib.