Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. halal girls should not worry about halal men who earns halal money, even if it's from hand to mouth.
  2. Kamaavi

    Seriously

    Hi first lady. You said that for a reason. And we know what that reason was. "All women are perfect in nursing. Breast feeding babes. And schooling their boys" Can it be any plainer than that?
  3. Who said it was made out of thin air, pay attention.
  4. Originally posted by The Zack: It was funny how Sh. Ibrahim and Dirir both attacked Mahdi personally, Ibrahim told Mahdi that he lives in a five star hotel in Europe and don't know any thing about O'gadenia where Dirir claimed that Mahdi was not from O'gadenia but from Somalia. The reporter called out on both asking them to stay on the topic at hand. P.s. Dirir and Mahdi both used to be memebers of the WSLF of 1977 era but Dirir is trying to deny that since he is now an "Ethiopian Minister"! Zack, is it true that Dirir was member of WSLF of 77 ? lol
  5. Originally posted by Che -Guevara: At the risk of being accused of tolnimo allegiance and despite Mr.Somalia's colorful choice of words, I must say he got you guys on lock.Depose of the guy once and for all even if you have to enlist A&T help I will keep Khaliif and Duke distracted. Why waste of time bothering with such folks, i.e Khalif, Duke and Mr.Puntlnad.
  6. Originally posted by Che -Guevara: ^Labadaan bari sibaa waxka ah. Ilmahan Duke laftiisa amuu yahay?
  7. Originally posted by The Zack: these high ranked three politicians debating on a very respected international tv are all from the same family, now can u tell when was the last time an internation tv considered to talk to three high ranked pirates or lowyo kuus members? . That being said, I see you are still bitter, are you still being abused in San Diego?
  8. Xiinto, howlaha la kala leeyahay ha la garto ma gafbaa? Itixaad 20 jirkooda kutub ayuu akhrin jiray. Khabiir iyo waalidnimada ha u istic maalaan shaqada ku haboon iyo diiinta oo la faafiyo. Itixaad sadex jeer ayey is dhiibeen. Laba goor qowrac ayaa dhagta dhiig loo daray. Markii sadaxaad xadhkihii lagu xidhi lahaa yey xusulada ku sitaan. Waxaan niyad jab ka ahayna ma soo wadaan. Wadaad maseyr ma daayo, sidaas maadeey , Wiil waalna waa kii lahaa, Galiilyada i haysee hurdada gama'a ii diidday Gulad iyo gacmaba waa qabnaa lagu wax goostaaye Gaashaanka dhiiga ah warmaha la isla gaafaayo Goormaan ku ciilbixi tashiga yaan la gaarsirine Sharaf dhac ka weyn ma leh wadaad dastuurka Atobiya qaatay. Shacabka ooy la heshiiyaan ayaa dhaanta. Shacabku waa ONLF. Hadafka ONLF waxuu ka turjumaa rabitaanka shacabka. Itobiya qawmiyad kasta ha xukuntee waa inay ogolaato xaqqa aaya-ka-tashiga (Right of Self Detrmination) loona soo halgamay tan iyo markii uu Minilik ku guulaystay inuu qabsado Harar. Shacabka ayaa leh xaqaas. Shacabka ayaana u soo halgamay oo u huray dhiigooda qaaliga. Mana jiro qof siyaasi ah ama wadaad ah oo ka xayuubin kara xaqaas. Itixaad iyo mamulka killilka heshiis lama ahan shacabka Ogadeenya, masiirkoodana marqudha kama taliyaan. Ibrahim Dheere waa laguu yaqaan, ka shaqsi ahaan, waxaa looga bartay ama uu faafin jiray diinta wuxuuna ahaa nin wadaad ah oo dhamaan dadku wada tixgaliyaan waxaana aad loogu xasuustaa intii uu Maraykanka joogay wanaagiii uu umadda Soomaaliyeed u soo qabtay oo cajaladihii maxaadarooyinka ahaa ee uu duubay ilaa hadda dadku dhagaystaan arintaas oo qofwalba oo Muslim ah uu Ibrahim u hayo kuna tixgalinayo fidinta diinta taas oo ah arin aad u wanaagsan qofkii ku taagan. Arintaas kor ku xusan waxa badashay in uu Ibrahim noqday qof siyaadad galay isla markaasna qowl lagu aamino aan lahayn ama lagu tilmaami karo isbadbadal sida uu u dhaqmayo wuxuu horaan Ibrahim dadbadan oo uu dibada ama PalTalk kula hadlay sheegay qodobadan: 1. In ay ONLF isaga kula dagaalamayso gudaha una diidantahay in ay jogaan dhulka Ogadeenya. 2. In uu ka codsaday madaxda ONLF in ay wada hadlaan. 3. In uu diyaar u yahay wax walba oo lagu xalin karo ama lagu soo afjari karo dagaalka uu sheegay in uu u dhexeeyo iyaga iyo ONLF. 4. In uu ka codsaday in loo daayo faafinta diinta ONLF-na ay ka diiday. Arimahaas oo dhan oo markii loo kuur galay waxba kama jiraan noqday ayuu Ibrahim meelobadan kaga shekeeyay waliba sanad walba oo uu xajka tago oo kulanka Ururkooda ku beegan xajka uu xujayda ka kala yimid aduunka ugu sheekeeyn jiray waxaas iyo waxyaalo kale oo dhamaantood uu ku eedaynayo ONLF mana ahayn wax laga filayay nin lagu bartay wanaag iyo daacinimo in uu ku dhaqaaqo isla markaasna uu noqdo nin caadaysta waxa xun ee aan diinta islaamku banaynin waxaana xaqiiqo ah hadiiba uu jiro dhib u dhexeeya ONLF iyo Ibraahim Dheere in uunan ka haldku saxmaynin inta uu Ibrahim sidaas u dhaqmayo gaashaan buurna uu ka dhiganayo rag ONLF dambi ay galeen looga saaray, kililka iyo Wayanaha oo ku hawlan in ay bur-buriyaan halganka. Waxaa soo ifbaxday wixii Ibrahim umadu ku taqaanay wax ka duwan in uu jeebka ku wato oo labada qof ee uu lahadlo in uu qofba hadal u sheegi arintaas oo runtii ah ayaandaro waliba wuxuu baryahan dambe bilaabay in uu Ururka ONLF ku tilmaamo in ay yihiin gaalo iwm. Waxayse ceebtii ugu wayneed dhacday markii uu dhowrkii wadaad iyo wiilashii Itixaad ee meelahaas wareegi jiray uu yiri gadhka xiirtoo Godey aada. Sheekha wac-wac kuma hayno. Siyaasi aan kalsoonida shacabka haysan weeyi. Wuxuuna ahayn marnaba ka sheegi mayno.
  9. Wadaad hawsha lagu yaqaano waa dadkoo uu baro diinta. Garaad waxaa lagu yaqaanaa maareynta arrimaha bulshada. Ganacsato waxaa lagu yaqaanaa abuuris dhaqaale. Jabhadna waxaa lagu yaqaanaa baadi-doonka gobanima maqan iyo u-beer-dhigida gumeystaha. Dhibaato waxey dhici kolkii hawlaha lakala leeyahay lakala garan wayo ama qolo hawsheeda midaan ahayn ay fara la gasho. Al-Itixaad iyagoo fara wadaad oo jilicsan leh ayey yidhaahdeen waanu jabhadeyn. Wadaad-nimadiina ka tage, jabhadeyntiina u adkeysan waaye ileen waa arin aan looxa loogu dhigine. Waxey hawl ka dhigteen been aan geed loogu soo gabanin iyo xishood la'aan qaawan. War maxaad isu dhiibteen kolkii la yidhaahdo? jawaabtoodu waa JWXO-ba wadahalbaa u socda kolka waanu ka hormareynay! Wadaad iyo waxii lagu yaqaanay (oo maseyr ah) uun iga dheh. Waxey soo wadaan in haddii la weydiiyo tukashada salaada ay yidhaadaan JWXO ma tukatay iyo goormey tukatay. Wadaad waxaa lagu yaqaanay haween lagu agmeero iyo hanti la dhowrteysto--waana labada Itixaad iyo kuwa la midka ah ay dhaafi la'yihiin. Dhibku waa odhaadii ahayd: "dameer fardo la daaqay faras buu is-moodaa". Itixaad hawshoodu waxey noqotay iney JWXO isku dheerariyaa. Taas qudhigeedii ayey ku guuldareysteen oo wakuwaa Meles Zinaawi iyo Woyane salaada ku xidhay meeshey JWXO bidhaansan lahaayeen. Caku Ibrahiim iyo Nashaad-ow!
  10. Garaad A&T, scriptiga ajo gudhay kama dhigin. Qiiro japan intaad ku shubto jaanta rog dheh.
  11. ^ONLA maxay u taagan tahay? Qaybaha ONLF u kala baxdo ma taqaan? Ragii aas aasay wax ma ka xasuusataa? Nooga sheekee waa aan murano. Lakiin hadaad jaahil ka tahay intaas kor ku qoran Sh.A&T ayaanu kuu qaban isgaa ku af yaqaanee.
  12. ^He got an opportunity to slap Sh.Aamusane on the face. Seriously. Ninka waa loo yeertay.Qorshe waan waaneed ayuuna u joogaa.
  13. ^ Tixdan ma ka maqashay kuwa dhaantada safka u galay? Geesigii bilaawaha baaruuda qaraxdiyo Buntikhiyo rasaastaba beerkiisa siiyee Wadnihiisa baas maray iyo biidhi qaataha Gumaysiga u baydhee bulshdiisa garabmaray iskubuug lagumaqoro Aragti ayaa kuugu laaban rug cadaaga raameystay ee ONLF.
  14. While some celebs are busy ordering fancy dinners and trying to get the attention of a sommelier, Angelina Jolie is trying to bring attention to Somalia. (Let's try not to get those two confused.) The UNHCR Goodwill Ambassador is sharing her concern for the thousands of displaced people trapped in the African nation's capital. "I am deeply troubled by the complete and utter disregard for human life in Somalia," she said in a statement. "Another tragedy is unfolding in Somalia as street battles rage on in Mogadishu causing incredible suffering, massive displacement and loss of life…I fear for their lives." Literally half the nation's population is in need of humanitarian assistance, including 1.4 million displaced persons in the country and another 570,000 refugees. Fighting wages on and makes assistance from aid agencies increasingly difficult. Source
  15. ^lol Waryee dee what is fake about the news? The man is definitely there as it has been reported.
  16. Originally posted by Sayid*Somal: quote:Originally posted by Ferguson: Maandhow Maddeey muran badanaa ,,,,,, ma wixii lagu sheegi jiraybaa run noqday .... maaddey waa muran miiran! Adaa markhaati ka ah ,,,,, ishu waa macalin ....
  17. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Ferguson, Miskiinkan Khaliif ah ee Taadaaqi'ga hawada ka noqday ha u camirin fadlan. Viva Puntland. @ Taadaaqi'ga hawada ka noqday Cakaaranews ayuu laba beri facebook kasoo akhriyey maskaasu ku leeyahay diyarad baa qabri dahar gaysay ,,,,
  18. ^Caanjarada ma u dubtaa sidii islaanti Tigist ahayd? Gabre warkiisa hadaad rabto tel alow. Juje soo qabo dheh.
  19. Originally posted by Khaliif Shiikh.: Garoowe kaaga adkahay, godey kaaga adki, qoraxay haba sheegin ninyahow, itaal darnidaa. And you don't care about Farole's prostitution ,,,, Gabre siduu Yey u dharbaaxay inaan suqa garowe kuugu dharbaaxo adaa arki iskeen uun.. The point is, if ONLF puts down the gun, you will be life time slave. You will start kissing my big feet.
  20. ^If ONLF desist from any armed practice like the fake religious groups of Al Itixaad, don't you think Faroole will be useless for Melez yaa desert-boy? The handing over of the innocents souls would the reverse direction too.
  21. @Polanyi, you are victim of Kashafe's cyber hoo'haa syndrome. But the O region is neither Kashamir, Palestine, Somaliland, Puntland nor Darfur. It is unique by its own. Forefathers who found, run , formulated & led different liberation movements were more wise, strict and determined than these fake religious warlords( likes of Shangoli) that you might worship day and night. Makhdal Dahir, Sh.Ibrahim and many more insightful men have founded the O noble struggle. The ONLF is for a pure and one agenda. It doesn't involve or part take fake Somalism, Islamism, and corruption of money (and intelligence). You might look through high power eye piece lenses but hey ONLF is one. It is not for less than freedom. The ONLF organization is a grass root from its community. It is not dependent on UK, USA, Somalia, Pakistan, Sudan, or Bashtu Afghans. They trust no body but them selves. They worship no one but Allah. And the long waited permanent victory will be achieved through their hands Idam Alle. Bood bood ama is qarxi we here focusing on the defense of the weak and poor souls of the O Somalis in the O region.
  22. Originally posted by Sayid*Somal: Tukada inta aan laydin ku tukan - or in this case - tukada si la idinku tukado. Threadkan camadu ka buuxdo intaas kor ku qoran ka qaado.
  23. The future is bright for O;gaden Somalis ,,,, don;t hate em as they stand independently
  24. Why don't you liberate Palestine as its the land of Muslim too. What is stopping you to go and dedicate your life to it ,, yaa Polanyi?