Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. ^War waxaad so qortay ma somali buuba ahaa?
  2. Gudoomiyaha Jabhada ONLF, Admiral Maxamed Cumar Cismaan oo ku sugan Wadanka Ingriiska ayaa Idaacada VOA ooga waramay Xaaladaha Ogadeeniya, Isagoo Isla Markaas sheegay Dagaalada ka dhacay Gobalka Dhagaxbuur, Iyo Dagaalo la soo qorsheeyay oo Jabhada ONLF oogu magac darday Dharaar oo Isbuuc yadii oogu Danbeeyay ku qaaday Saldhig Ciidamada Itoobiya, Admiral Maxamed Cumar ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa. "" Ma Jiraan wax wada hadal ah oo noo dhaxeeya Anaga(ONLF) Iyo Itoobiya, Wararka sheegaya in Wada hadal socdaan waa kuwo Siyaasadeed oo Jabhada EPRDF kaga gudbayso Doorashada, Iyaga ayaana suuqa soo gashaday. Wariyaha VOA Ayaa isla Markaas waydiiyay Wada hadal la sheegay in uu ka socda Degmada Shilaabo balse wuxuu Gudoomiyaha ku tuuray gaashaanka Isaga sheegay in Halkaas wax wada hadal ah uusan Jirin. Dagaalada uu Gudoomiyaha ka waramay ayuu sheegay inay ka dhaceen, Marsin, Miir Khaliif, Nustariiq, Maraacaato, Nagaadi wayne, Dagaaladan ayuu ku magacaabay Gudoomiyaha Howlgalkii Dharaar, Jabhada ONLF ayuu sheegay Maxamed Cumar inuu yahay Odaygeedii ama Gudoomiyaheed, Wuxuu kaloo sheegay in Wada hadal oogu danbeeyay ee Jabhada Iyo Itoobiya ahaa 1998 Degmada Qabridahar Dusheeda. Gudoomiyaha Jabhada ayaa sheegay In Ururku leeyahay Maamul Hab Dhaqan Midkaas uu hayo Xogta oo uu hayo Saraakiisha Jabhada, Wuxuu sheegay in ay Hishiis Nabad Jabhada ONLF Diyaar tahay hadii la helo Shuruudaha oo ah Dowlada seedexaad oo Dhex Dhexaadiya oo goob joog ka Noqda. VOA Waraysiga Gudoomiyaha ONLF oo aan soo koobnay
  3. ^qaanjeer ma kswahili baa?
  4. Deaths in Mogadishu mosque blast At least 10 people have reportedly been killed in two explosions in the centre of the Somali capital, Mogadishu. Al Jazeera has learned that two successive blasts were heard inside the Bakara market mosque on Saturday. They were apparently targeting a leader of the anti-government group al-Shabab, who was praying in the mosque. An al-Shabab official told the news agency AFP that the target was Sheikh Fuad Mohamed Khalaf, better known as Fuad Shongole, who is the group's head of mobilisation. It was unclear whether Shongole was injured and there was no immediate claim of responsibility. Anti-government fighters control much of Mogadishu and have been trying to topple the fragile government for three years. Somalia has not had an effective government for nearly 20 years
  5. Madoobe waa siyaasi bislaaday ,,,,, I am sure he will succeed with his anti shabaab agenda..
  6. Kamaavi

    Who is B?

    Originally posted by NNC: quote:Originally posted by Gheelle.T: So he left the site, but still reads his PM? Classic!! War heedhe what was the name of that Kris-Kross song?... great Q......I believe their song was called "jump".... "jump to/from where?"
  7. It is much better than the one you dedicated to qardho ,,,
  8. ^inta kaa koraysa ma isku reerbaad tihiin? nice padhi.
  9. Col iyo abaar dad aan ogeyn,, ayaa raba inay ONLF wax ka sheegaan ,,,,
  10. ^Who is Ali Ibrahim ya Nasir? @Kashafa, your q has been taken when you were busy with nonsense advertisements. Forget about tomorrow. According to your logic, you should get crushed and disillusioned badly now since Al itixad has surrendered nakedly xayeysiis danbe ,,,, iyo bla bla qaylo maa kuu hadhsan.... ONLF jihadka ay ku jirto dadka qaarkood kama gado. Waa ka niyad iyo Ikhlaas!
  11. ^But you believe ONLF is a terrorist truck burner right? ,,,
  12. ^war gabadhaasu 100 lagala bax miyaa? ,,,, So many nights , a day, a week and monthly articles in la land ... by Ngomnge's laanta dalxiiska iyo damaashadka ,,,
  13. break dancing is the dhaanto of la land? ,,,, woow caadi ,,,,
  14. Qorshe Dhagareed Cadowgu maleegayay oo la Fashilay. April 29, 2010 (QOL) Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadeenya Mudane Maxamed Ismaaciil Cumar oo ka xog waramay fashilka & khalkhalka ku dhacay gumaysiga Itoobiya oo dhagartii uu maleegayay ay ku rogmatay. Gumeysatada Itoobiya oo maanta ah Neef Gawracan Geedo kama gudo waxaa ku dhacay khalkhal ay iskaga murugtay qorshe dhagareedyada badan ee ay ku talo gashay rajo xumo darteed inay ku curyaamiso halganka xaqa ah ee shacabka Somalida Ogadeenya ugu jirto gobonimadooda, waxaa iskaga gadmaday qorsheyaalkii ay horey ugu guul daraysatay iyo kuwa cusub mana jiro qorshe dhagareed ayna sameynin oo u hadhay. Haddii aan in yar ka sheegno gumaysatada Itoobiya waxay isku dayday inay sumcadda ka disho halganka xaqa ah oo ku tilmaanto waxyaalo uunan ahayn sida 1-Waxay isku dayday inay sumcadda ka disho halganka xaqa ah oo ku tilmaanto waxyaalo uuna ahayn sida waa koox argagixiso ah, waa qoys kali ah iwm si uuna taageero caalam iyo degaan midna u helin. 2-Waxay geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay inay u adeegsato curyaaminta halganka qaar ka mid ah shacabka Somaliyeed. 3-Waxay isku dirtay qoysas ka mid ah shacabka Ogadeenya si ay midnimadooda iyo mintidnimadooda u dhantaasho. 4-Waxay naf la caarigii soo uruurisay maxaysatada dhul jiifka ah oo badankood la soo qasbay inay gaashaan u noqdaan ciidanka gumeysatada bahdilan ee goobta dagaalka ku fashilay. 5-Cuna qabatayn iyo xasuuq dadka laga rarayo degaankooda iyo dalkooda waa xaaladda shacabku ku jiro. Waxayaalaha lagu gumaadayo shacabka waxaa ka mid ah in la caydheeyo oo gaajo ay u dhamaadaan taas oo lagu qasbayo inay mag dhabaan kuwa Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadeenya ka dishlo ciidanka gumeysiga ee qawlaysatada ah, waana hab ay ugu mar-marsoodaan markay doonayaan in ay dadweynaha hantidooda dhacaan. Sida Idaacaduhu sheegayeen waxaa gudaha Ogadeenya lagu dilay Nin Ingiriis ah oo shirkad Shidaal ka socday Ninkaas in la dilay waxaa laga maqlay gumeysatad Itoobiya waxayna u dhowdahay in dilkiisu la xidhiidho shirqoolka Itoobiya ay doonayso inay colaad aan loo baahnayn u abuurto halganka JWXO hogaaminayso kuna beer laxawsato dalalka ajaanibta ah ee Ingiriisku ka midka yahay. Sababta aygumaysatada Itoobiya ugu boorinayso Shirkadaha inay Ogadeenya shidaal ka baadhaan iyada oo og inayna suura geli karin iyo ciidanka ay raacinayso shirkadahan waa mid la xidhiidha inay ku dhintaan shaqaalaha shirkadahu weliba intay iyagu dilaan kuna masabitaan JWXO. Jabhadduna mar badan ayey digniin ka bixisay shirkadaha khayraadka Ogadeenya raba inay baadhaan inayna ahayn waqti ku haboon oo ay tahay goob dagaal raalina laga ahayn baadhista gumeysatadu soo adeegsatay kana fogaadaan si ayna waxyeelo aan loo baahnayn u soo gaadhin. Iyada oo ugu mar-marsoonaysa ninkii Ingiriiska ahaa ee Gobolka Doolo lagu dilay waxay gumeysatadu diyaarisay qorshe dhagreed hantida dadweynaha lagu dhacayo si ay ugu masruufto ciidankeeda ay biilka u la'dahay, waxay magaalada Marsin iyo Qorile ku soo ururisay ciidan aad u badan oo la rabay inay weerar ku qaadaan xoolaha dadweynaha laguna soo xereeyo dhamaan xoolihii Gobolkaas joogay wixii ay gaadhaan waxay qorshahaas CWXO u diyaariyeen Halwgalkii Dharaar eed maqasheen ee fulay 16kii bisha May, 2010. Waxaa ciidanka Gumeysiga ka mid ahaa ciidan xul ah oo woyaanuhu soo diray oo ay wateen Saraakiil xul ah sida aad la socotaan, waxaa lagu jebiyey ciidankii oo cagta la mariyey. Inta la hubo waxaa laga dilay 216 Askari oo 4 sargaal oo sar sare ku jiraan. Dhaawacu wuu ka badan yahay dhimashadooda waxaa Askarta dhimatay ka mid ah 96 woyaane ah oo ciidanka Joogtada ah ee Itoobiya iyo saraakiishoodii. Guulaha laga gaadhay Hawlgalka Dharaar waxaa ka mid ah fashilinta Qorshihii in dadweynaha maalkoodii la dhaco oo halkaas ku burburay waxaa kale oo gumeysatada war laga soo xigtay sheegayaa inay Shirkadii gogosheedii laabatay markii ay xaqiida Itoobiya ka qarinaysay aragtay. Guusha Gobonimadoonkaa leh
  15. ONLF said it killed 289 Ethiopian soldiers Thursday, 29 April 2010 12:02 O'gaden Online O'gaden National Liberation Front [ONLF] forces have intensified attacks against Ethiopian troops. At least 289 Ethiopian soldiers have been killed in the last 10 days, among them many officers. The fighting took place as follows: On 11 April 2010, a unit of O'gaden National Liberation Front fighters clashed with Ethiopian soldiers in Jerar province. Five Ethiopian soldiers were killed and six others were wounded in the battle. On the same date, Ethiopian troops stationed in Gosololey, Jerar province, suffered massive losses in a nocturnal attack. Also in Gosololey, two Ethiopian soldiers were killed in a skirmish with an ONLF scouting party. On 15 and 16 April 2010, O'gaden National Liberation Front forces carried out fierce attacks against Ethiopian troops, inflicting devastation on them. The battles occurred in Dhala'ad, Marsin, Qoriley, Nagadiweyne and Gunagado, located in Jerar, Korahey, and Dolo provinces. More than 243 Ethiopian soldiers were killed and countless others were wounded in the battles. Six Ural trucks were also destroyed. On 20 April 2010, eight Ethiopian soldiers were killed and 10 others were wounded in Daremeley, Korahey province. In a separate battle in Babile district, 20 Ethiopian soldiers were killed. On 22 April 2010, an Ural truck carrying 11 soldiers were destroyed in Harad, Korahey province. All occupants of the vehicle died in the attack.
  16. Tuesday, April 27, 2010 It is paradoxical to find now a days misuse of Islam as political procurement and to be high lighted by many desire accomplish groups ravenous for power. Consequently one may question, is Somalia an Islamic Republic by virtue of being a 100% Muslim Nation? If the response is yes, then why all the fuss about this inimitable allegiance to an alien Islamic interpretation by certain groups who camouflage under the shadow of Islam with sinister motives which let us believe that they are more righteous than others? Islam has never been known in Somalia, to be phenomenon used, as a dividing factor among the Somali people in the past. Those trying to use baleful alien Islamic philosophy avid to gain political power are lacking other alternative to achieve their concealed non Islamic aims. Historically the Somalis as a Nation never witnessed politicizing Islam as a means to achieve power. In fact those who proclaimed to be Islamist now could be questioned what were they before their proclamation? Are they new comers to Islam or were born as Muslims by their father and mother? Or do they feel that the Somali Nation was being converted to other faith and therefore in rescue, they wanted to restore Islam in the motherland? These are onerous perceptions hard to digest or simply accept. For generations since the introduction of Islam by the almighty creator, Somalis never condoned any other faith than Islam. Even during the Christian colonial period they peacefully pursued their faith which was strictly guided by their able gifted sunny theologians and elders with wisdom. It seems that the new Islamist that suddenly appeared in our midst intend to revise the Quraan, as others did with their holly Books, to a new distorted Quraan text �Allah forbid�. Listening to some of the falsification in interpreting verses of the Quraan to fit their sinister motives, derives one to believe that they have already commenced amending its real meaning and would soon come up with a different Book. Somalis as astound believers on the Quraan and the Sunna of the Prophet (SCW) would never compromise with their dearly condoned and valued Religion as inherited over the centuries. These foreign agent Wahabi rejecters who actually repudiate all the sound principles of Islamic Religion should be confronted solemnly with firmness in a unified cogency. The one thing Somalis would never disagree on and want accept any body meddle with, is their spiritual holly Quraan as delivered by the Prophet (SAW) with the comprehensively agreed upon and accepted interpretations. Psychotic Religious extremists are not phenomenon exclusively pertaining, only to Somalis. It is universally found with in the various faiths. Recollecting as recently as in the nineteen sixties the US had the worst fundamentalist that is known to emerge any where in the world. The Kulak Klan (KK) of which similar symptoms we occasionally witness in Somalia now a days. The symbols of this group was a burning cross and they wore white garment covering their entire body with pierced eye wholes which mainly operated in the Southern States and were mercilessly burning churches full of worshipers to the ground. Though the exclusive majority in those churches were from the Afro American this group was never differentiating ethnicity or creed. Some of the priests congregating the church ceremony were whites who were burnt to death with the rest. The American people have since transcended this ugly episode in a commendable, extol worth stride. Awarding with all compassion and sincerity through Democratic election the highest political office to a man from the minority, a case which would have been considered few years back an impossible miracle. Somalia is no lesser candidate to equally transcend the present menacing havoc and instability through peaceful Democratic understanding. Islam does not contradict Democratic principles as a base to good governance. In fact suffrage public nomination of leaders in Islam commenced from the time of the Prophet (SAW). People were allowed to come out in support of the leader of their choice through vocal expressions known in Arabic as (Mubaaya�a). It was Islam that introduces the modalities of Democracy as it is enshrined in the Holly Quaan. Consultative decision is the bases for agreement on any issue of importance among Muslims. The Prophet (SAW) was divinely instructed to consult his followers on crucial issues which needed collective decisions, demonstrating that Islam introduce Democracy while the Western World were still despotically ruled. Islam prohibits as sinful, corruption, misappropriation, and nepotism. Mal administration of public Institutions by any responsible person or a leader is unforgivable crime. Injustice, impunities, killing and mistreatment of human beings and animals without justification are all prohibited and punishable in Islam. However, presently patchy good governance procedures which is inculcated as Democratic principals by the Developed countries of the west, is used as painful whip, to lash with the developing countries while no Nation in this world had ever achieved full Democracy and good governance. It is contemplate that very few countries and Society Groups have seemingly come closer to it. The imperfection of the Western World as real Democratic Nations with good governance could not be criticized or sanctioned because they are powerful and the Prot�g�es of Democracy and good governance, so to say. In fact some developing countries and societies are much advanced than most of the western countries in implementing certain moral principles of Democracy. Somalia could proudly pursue Democracy without any infringement to their faith. Democracy being one of the socio welfare system, promoted by Islam in the first place, it is wrong to let others snatch it and inculcate terms that suit their political scheme and use it against us. Adhering strictly to the good morals of Islam in fact boosts the success of Democratic good governance around the Universe. Democracy does not mean deviating from implementing Shari �a Law or any sound procedure. Most of the western laws were actually driven from Islamic Laws. Both judiciary laws complement one another, if articles incompatible with Islamic Laws are properly sifted and justly repudiated. It is germane that Democratic Governments in Somalia devotedly uphold Islam as the only religion and faith of the country and should be constitutionally protected as the case has always been. The morality of the people should strictly adhere to the valued principles of Islam and rules and regulation past on to us by the Prophet (SAW), which should be literarily pursued with diligence. Distorting these sacred principles through intimidation, killing and public maiming to reach political aims through coercion is a sin punishable to end-up in hell. Islam is the light to knowledge that would lead us to progress in every field. It encourages us not to deny the country and its people to advance in technology, scientific education, industrialization and modernization. Islam is the religion for enhancement and improvements of the life of the people to better standard. In fact Islam encourages us to compete with other Nations for better level of modernization and sagacity that would strengthen our faith. The more we advance and prosper in our way of life, the more our Islamic faith would be consolidated and respected by all. Above all it is mandatory in Islamic teachings to live in peace among ourselves and with others as well. My take on here is that using Islam to divide the Somali Nation would only serve the enemies of Islam and would weaken our National heritage. Those advocating that Somalia should retire to situations of the second or third century of the Islamic age, while the rest of the world is advancing must be psychotic. Let us call upon our National theologians and the Somali masses to united and firmly correct this menacing infringement upon our adored Religion by those ravenous for power with sinister ideology, which should have never shaken our soul in the first place.
  17. Originally posted by Koora-Tuunshe: Dalmar thanks for the video. Waa jaandheer cayaar ka mid ah cayaaraha gobolada Sool iyo Sanaag. Waana qeyb ka mid ah cayaaraha hidaha oo ay caanka ku yihiin ee loo yaqaan Heelada.
  18. Sheekh Axmed Islaam iyo dadka deegaanka oo kulmey Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa qirey kullan dhexmaray isaga iyo dadka deegaanka Jubooyinka oo ay ka midyihiin odayo dhaqameedyo, waxgarad iyo Prof. Gaandi oo ah wasiir ka tirsan DKMG ah Sheekha oo u waramay saxaafada maxaliga ah ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal shalay kasoo yeerey gudoomiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xassan Daahir Aweys oo ku eedeyey isaga in uu heshiis la galay DKMG ah. Axmed Madoobe ayaa sheegey in uu jiro kulan uu la yeeshey Prof. Gaandi balse uu ahaa kulan qaab deegaaneed u dhacay, wuxuu sheegey in cid kasta oo ku socota magaca deegaanka uu u baneyn doono aaga si ay meesha uga saaraan Alshabaab, isla markaasina uu isaga kaashan doono. Waxa uu sheegey in Xisbul Islaam ay ka gaabisey in ay xitaa difaacdo saraakiisha halhalka loo ugaarsanayo, haatana ay nasiib daro tahay in 7 bilood ka dib oo uu duurka ku jirey isagoo laga gardarnaa ay haatan ku eedeeyaan waxyaabo aan sal iyo raad lahayn, waxa uu xaqiijiyey in DKMG ah ay ka midtahay dadka uu la dagaashanyahay. Warar ay heleyso KismaayoNews ayaa sheegaya in kullanka dhexmaray Axmed Madoobe iyo odayaasha deegaanka looga wadahadley dhismaha dowlad goboleed awood badan oo laga hergaliyo Jubooyinka, iyadoo rajo xoogan laga muujiyey cududa militari ee hadafkaasi lagu gaari karro. KismaayoNews oo qadka taleefoonka kula hadashay Sheekh Axmed ayuu ku gaabsaday in uusan bixineynin wax xog ah oo ka dheeraad ah ama ka faahfaahsan intaasi. Xarakada Alshabaab ayaa Sheekh Axmed Madoobe dagaal ku qaaday, kadibna ku tilmaamay nin diinta ka baxay, iyadoo waanwaan la doonayay in la dhexdhigo illaa hadda aysan wax miro dhal ah noqonin. Laakiin 7 bilood kadib Axmed Madoobe waa qodaxda ku taagan Alshabaab, dhowr jeer oo hore ayuu ku qaaday weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo waxyeelo xoogan gaarsiiyey Alshabaab, arrimahani cusub ee soo kordhaya waxay Alshabaab galisey heegan iyo abaabul hor leh, waxaana jira cabsi soo kordheysa oo ah in maalmahan soo socda ciidamada Axmed Madoobe oo kaashanaya kuwa deegaanka ee dhawaan lagu soo tabobaray Kenya ay hormar culus ka gaaraan dagaalada , lana wareegaan deegaano Jubooyinka ka tirsan. Alshabaab wali wax hadal ah kama aysan soo saarin waxyaabahani cusub ee soo kordhey.
  19. Magaalada Addiss Ababa oo Caawo Ciidan Lagu Daadiiyay. Wararka Caawo Shabakada ******today ka soo gaaraya magaalada Addiss Ababa Caasimada Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamo Police ah Iyo Mulatari Ciidaan Magaalada Lagu daadiyay Kuwaas Jidadka taagan Baadhayanaya Baaburta, Busaska ah Iyo Taxiyada Shacabka, Ilaa hada lama sheegin Sababta Dhabta ah ee arrinkan ka Danbaysa Balse Muuqaalka Magaalada Addiss Ababa ayaa ah mid aad u kacsan Caawo. Mar aan isku daynay inaan wax ka ogaano ayaa ilaa hada noo suuroobi waysay Inaan wax sugan ka helno Balse dadka ku nool Magaalada Addiss Ababa ayaa ku macneeyay Cabsi Galin Dhanka Mucaaradka ah Iyo Taageerayaashooda Kuwaas oo Xukumada Addiss Ababa tusayso Xaga Amniga, Iyadoo laga Baqayo Rabshada ka Dhasha Doorashada oo gaysta Khasaaro sidii Doorashadaa oogu Danbaysay ee Itoobiya 2005 oo ay ku naf waayeen 200 oo qof. Ciidamadan lagu soo Dhoobay Addiss Ababa ayaa ku Beegmayaa Maanta oo uu Zenawi sheegay in Mucaaradka oo garab ka helayo Dowlada Shisheeya Iyo Ururo Caalami ah ay Diyaarinayaan Qosho ka dhan ah Doorshada. Hadalkan ka soo yeeray Zenawi ayaa ku soo beegmayaa Ciidamada Caawo, Waxaa Kaloo Jira Camerooyinka wax basaasa oo Lagu Xirayay Jidadka Iyo Meelaha Goobaha Dad waynaha Iskugu Yimaadan. ******today Addiss Ababa.
  20. Allah ha u naxariisto. Samir & Imaan.
  21. Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Ferguson: quote: Agah. Waar nimanka ma saas ayaa dhaanto cinyaar ka ah? That aint' Dhaanto.. Any ciyaar you see ma waxaad u malaynaysaa dhaanto.. Ma qoob ka ciyaar baa kolka?