Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Pirates are bigger problem for their people. But you might not see it until that problem knock your door. How many pirates are under custody of saan cadaale niyow?
  2. Sow adigan run mooday kaftankii. Runta marka laga hadlo siduu A&T sheegay lama kala xoog badna. Fiqina tolkii kama jano tago?
  3. ^Silanyo might have some new southern guards(most of them being females). But how would he trust army bodies from Somalia?
  4. @Mayd-noolihi Xinnfaniin.... Garaadow, xiin wuxuu dhihi lahaba boowe wakhti ma jidho oo Faroole ayaa xurto igu hasta ayuu kaa yiri. Maddey baa wakhti badan haysta laakiin sida loo doodo ma yaqaano. Dabecadana wuu ka liitaa. Sayidka, Tuujiska, Norfy & Ibti wax kaaga roon ma leh. Iyaga soo dagaal geli. Maddeyna iska reeba! Allah Kariim.
  5. Originally posted by Cowke: I personally don't trust maxamed adow. He was just locked up in hargeisa and all of a sudden he produces a pro ssc report. It just proves that this guy reports based on how ppl treat him not on fair and unbiased reporting. He has never said anything good about puntland It was not secret. Adow reported about the election in Hargeysa. Likewise it was in the report that there was no election in Darwish land. To get better picture he crossed to the Darwish side. He made this video then. The Hargeysa admin tried to stop it. But they couldn't do so. They asked Adow not to release it in the mid of election. So you have it now! Adow can be trusted since he released the vid on the requested time( After the result of Hargeysa's election). That said, is there anything good to say about Pirateland? War dee waaga mooyee Barri wanaag kama soo dhalaalo.
  6. Originally posted by The Zack: Abdi Iley has been nominated as an Interim "president" of the region. Ina Iley Anjii badan wuu xiri doonaa. Waa Somali quman!
  7. Originally posted by NGONGE: Ferguson, addresskaad ku khaldantay, saaxib. Halkan waa SOL min laba magac ba la wada sita. Afar hadaad doonaysa, xagee kale aad. Xaaji, midkiiba haduu sito laba dhedig ah iyo labo lab ah sow afar noqon mayso? Sawirka waad ku asiibtay.
  8. ^ Afan oromo haddu ku dhaho mahadsanid, JB arday ayaan u noqon ,,,...
  9. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax: quote: Originally posted by Jacaylbaro: Xaajigu = Cowke ........... Kolka wax laguu sheegaad wax garataa! Alleylaha anigaa indha'la'aa ee it was all there to see! They are not the same person. Meesha dhan waa afar xabo oo min afar magac samaystay sow ma ahan?
  10. Lol, Garaadka. It is a good song. But afka qotida ka wayaanda ayan ku dhaamaa. Baabili hal habeen oon seexday waxaan ka bartay eray u ekaa dhufin-nin dhufin.
  11. hello Mpensister Malika. miye msima nawe jogte?-ahlan aad ayan ku salamaa.
  12. Professor Gaandhi oo Gaaray Gobalka Sandeigo Ee Maraykanka. Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga Dowllada Soomaaliya Professor Maxamaed Cabdi Gaandhi ahaana Wasiirkii Gadiidka Iyo Isgaarsiinta oo Safar Booqasho ku Joogay Dalka Maraykanka ayaa Maanta Duhurnimadii ka Degay Gobalka Sandeigo ee Maraykanka halkaas oo Pro Gaandhi ay ku soo Dhaweeyeen Salaadiinta, Cuqaasha, Iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee ka soo Jeeda Goballada Jubooyinka ee Soomaaliya. Safar midkan la mid ah ayuu Gaandhi ku soo maray Magaalada Mennapolis ee Carriga Maraykanka halkaas oo si Qarranimo Lagu soo Dhaweeyay Kana Xalka Soomaaliya. Gaandhi ayaa Qado Sharaf kadib Wuxuu qaabilay Dadwaynhii Goobtaas ku sugnaa oo si xoogan oogu Xiisa Qabay Inay Gaandhi la Kulmaan oogana Waramo Xaalada Goballada Jubooyinka ee Dadkaas ka soo Jeedeen. Sidoo kale Gaandhi ayaa Magaalada Sandiego wuxuu ku qaabilay Cuqaasha kuwaas oo Garoonka Diyaarada ku soo Dhaweeyay wuxuuna kadib Yimaadeen Meesha loogu talagalay Gaandhi inuu Dad waynaha Doonayay Inay la Kulmeen kula hadlo. Kulamadan ayaa ahaa Kuwo Hordhac ah oo uu Cuqaasha Isku Salaamayeen Iyo Dadka, waxaana la qaban qaabinayaa shir wayn oo ay ka soo qayb galaan Dhamaan Bulshada ka soo Jeeda Goballada Jubooyinka Maalinka Isniinta ah ******today SANDEGIO..
  13. Originally posted by Norfsky: Kuwa ku la murmaayaan la yaabey anigu. Waar ninku waa scriptkii la sheegi jirey dee. sciptgii ugu qalafsanaa Sol laga hel dheh ,,,,
  14. Originally posted by Norfsky: A&T, go to this thread qaraxeeday ,,,,, Allow na astur...
  15. Dhalinyarooy nabad ,,,,, iyo caano sheega...
  16. Originally posted by Norfsky: I doubt they will come out and say anything. They know and have known for a while that AS isn't an 'Islamic' freedom movement. They know its a race for power more than anything else and are happy with that for some reason. Spot on!
  17. Munaasabad lagu soo dhaweynayey Prof.Gaandi oo ka dhacday magaalada Minneapolis Waxaa lagu qabtay hall-ka xafladaha ee muqdisho Mall ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesoto munaasabad si qiimabadan loo soo abaabulay , taas oo lagu soo dhaweenayay Prof. Maxamed Gaandi. Xafladan oo uu daadihinayay Col. C/laahi Ciil-mooge ayaa waxaa lagu bilaabay ayaado Qu aan ah kadibna loo sii gudbiyay agandihii shirka oo wararkiisu u badnaayeen arimaha Jubooyinka. Hallka shirka oo la ciir ciirayay dad badan ayaa sugi lahaa inta uu microfoonka keela wareegayay Prof . Gaandi iyada oo ay dadku xiiseenayeen , kana wardhawrayeen waxa uu Prof. Gaandi ka sheegi doono Soomaaliya iyo gobolada Jubooyinka. Ciilmooge oo si qurux badan u daadihinayay hanaan socodka shirka ayaa markii uu ku so dhaweeyay Prof. Gaandi waxa isxidhay sawaxan iyo sacabo tun, taas oo Odayga ku reebtay fajac iyo farax waxayna ilowsiisay safarkii dheeraa ee uu ku soo jiray taniyo ilaa intii uu ka soo galayay hallka shirarka. Markii lagu soo dhaweeyay Gaandi hadalka wuxuu markiiba guda galay arrimaha Soomaaliya oo uu si kooban uga hadlay iyo warbixintii Jubooyinka oo uu ku dheeraaday. Waxaa hadalaiisa kamid ahaa : "Anigu waxa aan waligay diidanaa arinta federalka lakiin hada waan ogolahay sababatuna waa iyada oo ay ii muuqanin wax kale oo lagu badan karo , hadiise uu jiro Nimdan ka fiican oo aan ku badalankarno , markaa uma baahnin arrinta federl." Waxaa kale oo uu Prof. Gaandi ka hadlay , cadeeyayna in ay diyaariyeen 69 oday dhaqmeed , 22 gudoomiye iyo G.Ku xigeeno ah , 28 ka tirtan Baarlamaanka isaga oo sii raaciyay in ay dhawaan ku dhawaaqi doonaan maamul goboleed ka kooban Juboyinka , kaas oo ay u wada dhanyihiim dhamaan qabaa;lada dega Jubooyinka. " waa laga yabaa in aad maqashaan dad ku sheekaynaya in ay ka soo horjeedaan barnaamijkan , lakiin waxa aan idiin cadaynayaa in dadka guduhu ay 100%ay hawshan taageersanyihiin ".ayuu sii raaciyay Gaandi hadakiisii. Iswaraysi dheer iyo kala warqadasho kadib Prof. Maxamed Gaandi waxa uu guda galay in u ka jawaabo su;aali ka soo dhacayay dhanwalba oo ka tirsan Hallka,waxaana la isku balansaday maalinta beri ah(shalay) oo sabti ah , kaas oo ay ka soo qaybgali doonaan dhamaan Soomaalida degen Magaalada Mineapolis iyo degmooyinka u dhadhaw. Luqmaan Xakiinfaafin Dhanaan.com Minneapolis
  18. Who can read that all ,,, in a world footy day...
  19. Originally posted by Cawaale: quote:Originally posted by Ferguson: ^War ma sidii uun baad u camal xuntahay ,,,, ood u habaarantaa... kun fac duf ku baxe... Maaddeeyba ma asgaa ah haduusan habaartamin! waa madi gabdho badan la dhashay....habaar iyo cadho ayaa kasoo hartay sidii islaan gablan ah.
  20. @madeey, waran go'e. who won the cat fightings over the remainings of what used to be daafaha Xamar ,,, as Cawale would say....
  21. Gaandhi oo ka Hadlay Caqabadaha Dowladda. Prof. Gaandhi wuxuu kaloo sheegay in beesha caalamku aysan daacad ka ahayn inay dowladda KMG ah kala shaqeeyaan sidii nabad loogu soo dabaali lahaa Soomaaliya Abdulkadir Nunow | Washington, DC. Sabti, 10 July 2010 Wasiirkii hore ee gaashaan dhigga ee dowladda KMG ee Soomaaliya Prof. Maxamed Cabdi Gaandhi ayaa ka hadlay caqabadihii ka horyimid dowladda KMG ah, markii lagu biiriyay xubnihii Isbahaysiga dib u xoreynta ee u soo wareegay Jabuuti. Prof. Gaandhi oo haatan ku sugan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa ka qeybgalay kulan ballaaran oo shalay ka dhacay magaaladaasi, oo ay ka qeybgaleen Soomaali aad u tiro badan oo gobollo kala duban ka timid. Wareysi uu siiyay VOA-da, wuxuu Prof. Gaandhi kaga warbixiyay ujeedada kulankaasi ka dhacay magaalada Minneapolis, wuxuuna sheegay in looga hadlayay arrimo badan oo ay ugu muhiimsanaayeen Wadaniyadda, Federaalism-ka caqabadihii ka horyimid dowladda KMG ah, wixii ka dambeeyay markii lagu biiriyay Isbahaysigii mucaaradka. Wadaniyadda Isagoo ka hadlaya arrimaha la xiriira wadaniyadda, wuxuu Soomaalidii ka qeybgashay kulankaasi uu si gaar ah u xusuusiyay in ay xisaabta ku darsadaan inay ka qeyb qaataan sidii dalkooda nabad loogu soo dabaali lahaa. Wuxuu sheegay in sanad walbaa ay Soomaalidu dalka u xawilaan malaayiin dollar, sidaasi darteed aysan habooneyn oo keliya inay masaariif xawilaan, balse ay ku daraan inay lacago tabarrucaad ah oo aan qofka shakhsi ahaan wax weyn ka go’ayn, balse marka laysu geeyo ay wax u qaban karto Soomaaliya. Federaalism Prof. Gaandh wuxuu arrimaha federaalismka ka sheegay inay tahay arrin dastuuri ah oo ay tahay in dalka laga hirgeliyo nidaamka ismaamul goboleedyada hoos yimaada dowladda dhexe ee Soomaaliya. Wuxuu si gaar ah uga hadlay maamul goboleed loo sameynayo gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo uu sheegay in dadka qaarkii ay si khalad ah u fasireen. Wuxuu xusay in maamul goboleedka loo dhisayo gobolladaasi aysan ku saleysneyn qabiil, balse ay tahay in dadka degan gobolladaasi ay sameystaan maamul goboleed hoos yimaada dowladda dhexe ee Soomaaliya. Wuxuu soo hadal qaaday ciidamo dalka Kenya lagu tababarayo oo uu sheegay in gobolladaasi ay ka hawlgeli doonaan, si ay uga saaraan ayuu yiri kooxaha mucaaradka ee dowladda ka soo horjeeda ee gobolladaasi haysta. Caqabadaha Dowladda Tan iyo markii dowladda kmg ah lagu soo biiriyay isbahaysigii mucaaradka ee uu hogaaminayay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan madaxweynaha Soomaaliya ah, ayuu wuxuu sheegay in dowladdu ay caqabado la kulantay. Caqabadahaasi ayuu Prof. Gaandhi ku sheegay inay ka mid yihiin; mideynta ciidamadii maxkamadaha iyo kuwii dowladda KMG, wadashqeynta xildhibaanadii baarlamaanka dowladda iyo kuwii lagu soo biiriyay ee ka yimid mucaaradka iyo beesha caalamka oo uu sheegay inaanay daacad ka ahayn inay la shaqeyso dowladda KMG ah, si dalka nabad loogu soo dabaalo. Wuxuu sheegay in Beesha Caalamku ay dooneyso inay Soomaaliya ka maamulaan Nairobi, sidaasi darteed aanay dooneyn inay xafiisyadooda u soo raraan Muqdisho. VOA