Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Xanta suuqa ,,,, jacayl baro wuu khafiifay. Maryahuu dhigtay. Tol qabta haloo doono.
  2. Garaad, wuu furanyahay. Ilaa gordhowna anaa ku soo wici doona. GW wuxuu ka wadaa Garab weyne.
  3. ^Are you talking about the "foot-soldiers" ,,,, or kuwa in loo hambalyeyo sugayaa....?
  4. Originally posted by Chief_Aaqil: Look, how Beautifull this flag is. it has even the famous star with blue all around it. But the famous star is divided in to five. Look deeper.
  5. LOL@jb... Waxaan arday wada ahayn...kuwo magaalooyinka ay ku dhasheen loogu yeeri jiray.
  6. Looks as though the 'children' here have, once again, glommed onto another topic of A&T!
  7. In regard to this thread if Odka thinks I lost in the woods then he is dumber than I thought! Hambalyo noo soo dira. Na ixtiraamna. Na aqoonsada. Mooshinka la filaayo muxuu ahaa?
  8. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Markaa wadanka dhan ma jilib cadhooday ayaa loo jarjaraa? waa su'aal ka da weyn Odka.
  9. ^It is just in your mind. Waxad u oomantahay Ictiraaf aan lahadal haynin. Odka maqaalka ayaa gebi ka dhac kugu sameeyay. Noo hambalyeeya sheekadu way dhaafi la dahay!
  10. Juxa madaxaa biyo lagu shubo shimee oogu danbaysay? Edo. Allah yasalimak.
  11. Adeer qodhaa iyo xeredaa ma hambalyo( warqad iyo hadal) ayad hadda ka sugaysaa shantaas saancadaale? War wixi odka lagu sheegi jiray waxbaa ka runa.
  12. ^Qoloma ayaad tahay, warka badan dhaafoo? Wax macno daran yaa ka hadlay oon Solerska ahayn!
  13. Yeah Edo. Allah mahadii. Ducadaadi waa la aqbalay. Iska adu waran bal?
  14. xitaa lama soo fool dhaqan yaah ,,,, belo.
  15. Shan ka mida ,,,, ayaa la yidhi.....hambalyo noo soo dira, tixgelin iyo istiraamna nasiiyaa.....what a joke my homeboie...
  16. Wa 'alaykum salam wa rahmat-Ullahi wa barakatuh. Sabaxel khayr wa sacaada. How hve you been eedo Malika?
  17. ^Silanyo wuxuu yahay waa laguu yaqaan. Dawlad hadad ahaan lahayd sida Jabuto ayaad calamka ka muuqan lahayd. Aware salkeeda kuwiina ku dhashay maxay Somaliliin u sheegtaan? Somali way is taqaanaa, saxiib. Wax adan ahayn ha iska dhigin; marnaba. Darwiish aqoon inaadan ahayna laba Cali is weydiin mayso.
  18. Ina Qalinle makii ceelka biyaha ku dhacay isagoo findhicil raadinya. War xaal yuuna ku qabane ha u gafin boqorada.
  19. ^Adu reer baad tahay. Dawladna afka ayaad ka sheegataa. Daraawiishtu jiilkay dhashay weli qoriga ma dhigin xoogooduna wuu ku hayaa. Iska celin doonte aragnaa.
  20. Originally posted by Xaji_Xunjuf: war aniga Ethiopia maxa iga galay Waa tii ku fartay waxaad fashay. Wax ayna ku farina ma fashid? Iyada ayaa kugu dirta walalkaa. waana cadowgaaga! Originally posted by Xaji_Xunjuf: wa dal anu jaar nahay cilaqaat na ga dhexeyso, Siyasadeydu waxay ku salaysantahay dimuqradiyad isu tanasul cadalaad sinaan ,. Siyastul Somal ma ka hadalnaa mise tii reerka? Mar walba waa inaad xaqa la jirto. Qabiil qaran ma noqdo. Dimuqradina waa luqad ganacsi. Saas ay tahay Daraawiish land manta calankeedu wuu tagan yahay. Iyada ayaad hoos iman aan ka ahayn waxad noqon cimarad yar oo jaarkooda ah. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Midnimo somaliyeed , hab dawli ah waligeed uma jirin umana jirayso laakin hab dhaqaale iyo hab ganacsi wa u jiri karta Waxaa yaa kuu akhriyey? Saad sheegi haday noqoto. Darawiishtu waa dawlad dhlataye dimiqraadi noqo oo la jaan qaad is bedelada kala duwan ee geeska ka dhacaya. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Darawishtan aad ka sheekeneysid bari hore bu calankoodi dhacay, wa alshabaabki qarnigi cishriin Shalay maanta mood. War Darwiish waa quwad jirta oon dugoobin. Alshabaabna foodsaar ayeyba leeyihiin mantadan[sida la sheego]. Saad oogu soo biiri lahayd ama aad iskooga dhicin lahayd falowgeed gal. Itoobiya Sharif waxba waa u qaban la'dahay. Taas ku xisaabtan qowdhanow!
  21. ^Haddaba ma ta Itoobiya la leedahay yurubta ayaa muqadas ah? War tariikh khalad ah. Siyaasad qabili ah. Iyo fikirki jahliga ahaa ee ay ku daciiftay umato muxamed ayad wadataa. Haddaad diido midnimada Somaliyed(Islaam) kaligaa ayaa lagaa tegi. Walah ayad meel cidlo ah soo istaagi. Darwiishtu waa dad calamada Somaliyed u tagan. Intaad taqaano ayaa iska yar.
  22. ^So you believe in that Muslim shall unite sax? War midnimada Somaliyeed(Muslim) hadad diido ,,, waa lagaa adkaan.
  23. ^Haday midoobi lahayeen sow ma ahan? Midnimo ayaa la isku dhaafay. Laakiin lama kala xoog badnaa. Ethiopia siyasadeeda meja waa kaaga muqata.