Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Desert boy, you are not made of steel and stone. Take a break. Get away from the PC! It will give you a time to reflect. Silanyo waxa looga yeedhay Jigjiga.
  2. I don't know if was raped too. Salad darbi-Ceel Buur
  3. The Itihad on the termination of the state of insurgence ....
  4. BBC World Service Interviews Abdirahman Sh. Mahdi Friday, 30 July 2010 02:38 Ogadēn Online In an interview with BBC World Service, the ONLF Foriegn Secretary, Mr. Abdirahman Sh Mahdi outlines the ONLF's position towards any peace with the Ethiopian Government; Listen
  5. Wish I would know how those pay outs reacted to the sounds of the powerful machine guns, bullets fired by ONLA. I have a feeling that they wished they would never be there because they thought that they would have a picnic in Ogadēn, but instead they were greeted with hails of gun shots by the ONLA freedom fighters. Go ONLF, Go ONLF ,,,..
  6. Atom: Annagu Shabaab Kama Tirsanin..
  7. Sheekh Atom Shabaab ma ahan....
  8. Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax: LST, There is no concessions from Meles apart from release of some prisnors (some of whom were not even UWSLF members). This is not a new agreement. It is the formalisation of the UWSLF surrender which happened some months ago. Wuxuu soo kordhinayaa ma jiro except propaganda like the one this thread is already serving up. Why would Ethiopia formalize a 'surrender' of fifty men ya A&T? The fifty men are already on board. But why this event is organized is to put a lipstick to their ugly surrender. One more pretender organization is eliminated from the real freedom-fighters' field.
  9. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: garoonku ma kii 180,000 USD ku baxaysaybaa?
  10. Kulan Ayaa Ku dhexmaray manta Caasimada dalka Kenya ee Nairobi Prof Gandhi Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga iyo Xuseen Cabdi Xalane Wasiirka Cusub ee Wasaarada maaliyada DKG. Shirka waxaa goobjoog ka ahaa dad aad u fara badan oo ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo isugu jiray aqoonyahano, Saraakiil ciidamada, Salaadiinta, Ganagsato, Xildhibaano iyo wax garad ka soo jeeda degaanadadaas. Shirka muhiimadiisa oo ahayd kala warqaadasho iyo xog waraysi la xirrira barnaamijka Pro Gaandhi gacanta ku hayo ee Jubooyinka iyo Gedo. Warbixin dheer oo la xiriirta Barmaamijka waxaa ka soo Jeediyay madasha shirka Prof Gaandi wuxuuna u qeexay dhamaan dadkii kasoo qaybqalay marxaladihii uu soo maray barnaamijka iyo Carqaladii uu la soo kulmay tan iyo intii uu barnaamijkan bilowday iyo halka ay howsha marayso waqtigan Xaadirka ah, wuxuuna gunaanadkii u sheegay Xuseen Xalane in: 1 In Barmiijku yahay Barnaamij qaran Kuna wajahan Jubooyinka iyo Gedo 2-In Barnaamijka leeyahay Ciidan Tababaran iyo Maamul. 3 In Barnaamijka leeyahay Gole Guurta, Aqoonyahano ,Ganacsato iyo Culumo uuna Ku hirgalay Rabitaanka dadke Deegaanka oo uusan Kanoqosho Taagnayn. Prof Gaandhi wuxuu sheegay inuu Barnaamijka soo maray Carqabado Badan oo isugu Jira Dacaayad iyo Been Abuur oo ay ka mid ahaayeen in barnaamijkan yahay Barnaamij qabiil , Goosasho iyo in Barnaamijkan uu dhibaato ku yahay Wadamada Deriska. Been abuurkaas oo ay wateen dad dano gaar ahaaneed watay dhamaadkiina la ogaaday inaysan wax ka jira aysan jirin oo ay dadkii howshaa watay ku hungoobeen. Gunaanadkii waxaa iyagana ka hadlay goobta wax garadkii oo idil waxayna usheegeen Xuseen Xalane in ay sidii Ay horey u difaaceen barnaamijkan markuu bilowday ay 100% horey u difaaceen hadana ay diyaar u yihiin in ay 100% difaacaan isku day walba oo barnaamijkan lagu carqaladaynayo ayna ka hortagi doonaan madaama ay ku jirto Danta dadka iyo Deegaanka dhibaateysanaa waqtiya badan. Xuseen Xalane Wasiirka Maliyada Dowlada Kumeelgaarka ayaa Dhamaadkii Shirka Ka hadlay Wuxuu ku Balan qaaday Waxgaradka Aqoonyahanada Culumaa-udiinka Ganacsata , iyo Xildhibaanada hortooda in uusan Barnaamijkan carqalad ku noqon doonin qaabka uu Prof Gaandi u wadana uu ku qanacsan yahay.
  11. Nassir meel kale ayaa u muuqata.
  12. Xafladii Saxiixa Heshiiskii Ururka UWSLF iyo Dowlada Itoobiya oo Maanta si rasmi ah qalinka loogu duugay Waxaa maanta saacaddu markey ahayd 11:30 aroornino ee geeska Afrika qalinka lagu duugey heshiiskii u dhaxeeyey dawladda Ethiopia iyo ururka UWSLF kaasoo muddooyinkii danbe la sugayay. Heshiiskan oo maanta lagu saxiixey shir caalami ah oo ay kasoo qaybgaleen safaaradaha kusugan waddanka Ingiriiska, hay�adaha aan dawliga ahayn ee ka hawlgala waddanka Ethiopia, masuuliyiinta ugu sareysa dalkan Ethiopia, Madaxda ururka UWSLF, Madaxda Dawlad deegaanka Soomaalida iyo Aqoonyahano iyo Qurbajoog ka yimid daafaha adduunka ayaa maanta ku dhamaadey sidii la qorsheeyey. Waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa kulankan saxaafadda caalamka iyo midda Dawlad Deegaanka Soomaalida iyo waliba saxaafadda xorta ah ee ay maamulaan qurba joogta u dhashey deegaanka uguna horeyso warbaahinta Dhanaan.com Xaajo.com,Soomaaligalbeed.com iyo Shabkadda Caanka ah ee Somalimirror.com Madashii maanta lagu saxiixey heshiiskan waxaa khudbado dhaadheer oo meelo badan taabtey ka jeediyey wasiiro ka tirsan dawladda Federaalka Ethiopia, Guddoomiyaha ururka UWSLF iyo Madaxweynaha DDS. Xafladdan oo ku baxeysey luuqado badan oo isugu jirey Ingiriis, Soomaali iyo Axmaari ayaa dhamaan dadkii joogey ay u fahmeen nuxurka shirka iyo heshiiska. Waxaa kale goobtan joogey kana soo qaybgalay wafti kasocotey maamul goboleedka Puntland oo wakiil uga ahaa maamulkooda. Kadib markii uu dhacay heshiiska qalinkana lagu duugey ayaa waxaa goobtii shirka is qabsadey Sawaxan iyo codheer oo ahaa �Allaahu Akbar� iyo sacab ka imaanayay wufuuddii kala gaddisneyd ee goobta joogtey. Waxaa saacad kadib oo ku aaddan 2:pm galabta loo ballansanyahay in saxaafadda lasiiyo press release kaasoo su aalo badan lagu weydiin doono labada dhinacba. qoraalada iyo warbixinada Shirkaa ku saabsan dib ayaan Ilaahay Idankii idinka soo tabin doonaa
  13. Sh. Maxa’ed Siciid Atam oo sheegay in Al-shabab ay ka mideysanyihiin mabda’a Hogaamiyaha dagaalka la galay maamul goboleedka Puntland Sheekh Maxa’ed Siciid Atom ayaa markii ugu horeysay sheegay in iyaga iyo shabaabul mujahidiin ay ka mideysanyihiin mabda’a ah in soomaliya laga hir galiyo shareecada Islaamka Sheekh Atom oo qaar kamida taagerayaashiisa kula hadlay qolka Baltooga ee wada sheekeysiga internetka ayaa sheegay in dagaalka uu ka bilaabay Puntland uu ka dhashay markii sida u sheegay uu u dul qaadan waayay dulmiga ka jira Puntland. Sheekha ayaa sheegay in gobolada maamulkaasi lagu dhibaateeyo dad islaamka oo la masaafuriyo wa sida uu hadalka u dhigaye taasina ay keentay in uu isaga hajiro magaalada Boosaaso. Waxa uu sheegay in dagaalkii shalay ay guulo ka gaareen gawaari ayuu sheegay in ay ka gubeen maamulka Puntland, 30- askari kabana ay ka dileen ku dhowaad 100-qofna ay ka dhaawaceen isagoo sheegay in dagaalka ay sii wadayaan. Ugu dambeyn Sheekh Atam ayaa ganacsatad, odeyasha, wadaadada iyo shacabka Puntlanba ugu baaqay dagaal ka dhan ah dowlad goboleedka uu hogamiyo C/raxmaan Faroole. Sheekh Maxa’ed Siciid atom ayaa waxa uu kamid ahaa ardeydii jaamacadda magaalada Boosaaso gaar ahaan kuliyadiihareecada waxa uuna sanadkii 2006-da ka tagay magaaladaasi markii isaga iyo dhalin yaro dhowra ay isku khilaafeen xukunka dowladii Cade Muuse, waxa uuna wixii markaa ka dambeeyay sal dhig ka dhigtay buuraleyda Galgalo. Source
  14. Originally posted by Nassir: Fergusson, Why do you have to link Galgala's conflict with that of al-Shabaab's sinister agenda when the latter's spokesman has already denied involvement? Because it was relevant news. N Shangole says Atom is one of his kids. But why are you so offended now?
  15. Al Shabab Spokesman denies any links with Sheikh Atom..
  16. Adeer, nassir, maqaalada aad aragto anu maqorin. Atom iyo Shangoole wax aan aan ka irina ma jirto. Marka yaan isku dirayaa? Wax aan jirin ha iska dhaadhicin.
  17. Dagaal sababay qasaaro culus oo Dhoobleey ku dhexmaray Shabaab iyo ciidamo taabacsan Axmed Madoobe....
  18. ^And you think Diyano will read your sugestions from Sol ,,,, .....
  19. Masuulkan oo ah wasiirka ganacsiga dawlada kmg ah laguna magacaabo C/rashiid Ciiro ayaa sheegey inay alshabab ku sii qulqulayaan gudaha gobolada puntland,waxaana uu sheegey Alshabab doonayaan inay dalka soomaaliya ka ridaan dagaalo aan dhamaad lahayn. Source
  20. Dagaallo gaystay qasaare oo duleedka degmada Dhoobley ku dhex maray Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo ciidamo uu wato Axmed Madoobe Waxaa saakay duleedka magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ka dhacay dagaal culus oo muddo saacado ah soconayay oo dhex maray xarakada mujaahidiinta Al-shabaab iyo ciidamo uu hoggaaminayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo horay uga mid ahaa saraakisha ururka Xisbul Islaam balse isaga baxay kaddib dagaallo sanadkii hore ku dhex maray ciidamo uu wato iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab. Dad goob joogayaal ah ayaa waxay sheegeen in dagaalka uu yimid kaddib markii ciidamo daacad u ah Axmed Madoobe ay dhowr jaho ka soo weerareen labo saldhig oo ay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ku lahaayeen dhinaca waqooyiga ee degmada Dhoobley, waxaana halkaasi ka dhacay dagaallo socday dhowr saacadood ah oo laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan kaasi oo gaystay khasaare badan. Inta la xaqiijiyay 7 qofood ayaa ku geeriyooday, 15 kalena way ku dhaawacmeen dagaalladii saakay ka dhacay duleedka waqooyi ee degmada Dhoobley kuwaasi oo u badnaa dhinacyadii dagaallamay, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in ciidamada uu hoggaaminayay Axmed Madoobe ay muddo kooban la wareegeen mid ka mid ah saldhigyada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab kana qaateen hub iyo rasaas. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu istaagay kaddib markii ciidamadii uu hoggaaminayay Axmed Madoobe ee soo weeraray saldhigyadaasi ay dib ugu laabteen goobihii ay ka soo duulaan tageen, waxaana dagaalladaasi ay cabsi xoogan ku abuureen shacabka ku dhaqan degmada Dhoobley, mana jiraan wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee degmada Dhoobley. Source
  21. Waa la doogiye yaan la dacaroon ,,,,
  22. Khilaaf Xoogan oo soo kala dhaxgalay Madaxweyne Faroole iyo Saraakiisha PIS-ta kadib Dagaalkii Karin.
  23. ^I don't know, Duke. But it seems Alshabab are with the rain. Masuulkan oo ah wasiirka ganacsiga dawlada kmg ah laguna magacaabo C/rashiid Ciiro ayaa sheegey inay alshabab ku sii qulqulayaan gudaha gobolada puntland,waxaana uu sheegey Alshabab doonayaan inay dalka soomaaliya ka ridaan dagaalo aan dhamaad lahayn. Source
  24. Fuad Shangole vows to capture puntland by Ramadan....