Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Sacaadaas ayey salaan carabey ku meeraysataa....,, saxiib wax fahan oo garo waxa laga hadlayo... Bal horta akhri ..... Lixdan iyo sagaal baan diluu low-lowgii yidhiye Inuu leeb gilgilay waad kagaran lahansigeedaaye Liyuu booliskuyo waxay hayeen cunay laftoodiiye Waataan laadkiyo la dhacay qoriga liishaane Naf la caarigii Ina Iley wakaa BBC luraye Lahankiyo wakaas neefta badan neef lo'oo kale Laxaw iyo kulaykiisa waa laqanyo beer jiife Ku lugoow wayaanuhu xilkuu saaray luudkaniye Labadhari ninkii karinayoow kaaga lulufayso Ladnaan aadan aniga igu qabin ha u lulyoomoonin Looshane faraskaygu wuu liisha dheer yahaye
  2. Originally posted by Captain_Mike20: loooool....correction saxib...the ones in qurbaha are losing it, correction saxib....you and JB are not the product qurbaha and diridawa? Originally posted by Captain_Mike20: I can remember getting a hair cut in burco as me my friends stayed up in the patio of the villa chatting. Many of us remember having dinna at Baar guleed too, near jigjiga yar. My home is yet there. I visit every 3 years once. Bacda iska fur!
  3. ^ @ gashaan biraan ahay.... Waa kobtii Gojjaa dhacdiide ,,,, Nimay libintu raacdaan ahoo wali ku laafyoone Laba hadalka dhacayaad kagaran laablakiciskaaye Lixdan iyo sagaal baan diluu low-lowgii yidhiye Inuu leeb gilgilay waad kagaran lahansigeedaaye Liyuu booliskuyo waxay hayeen cunay laftoodiiye Waataan laadkiyo la dhacay qoriga liishaane Naf la caarigii Ina Iley wakaa BBC luraye Lahankiyo wakaas neefta badan neef lo'oo kale Laxaw iyo kulaykiisa waa laqanyo beer jiife Ku lugoow wayaanuhu xilkuu saaray luudkaniye Labadhari ninkii karinayoow kaaga lulufayso Ladnaan aadan aniga igu qabin ha u lulyoomoonin Looshane faraskaygu wuu liisha dheer yahaye
  4. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: I like the map. The fighting took place near Biyo-kulule, and then at Arabi. How this is the SL border is what I am asking the SL SOL mafia to explain in map. Labahadalka dhacaya ayanad arag ,,,,, adna waxaad sugi explaination...
  5. Waryee tani way ku gashaye ... bakhti fuul ha noqon ,,,, shababka soo socda uun usii diyaar garow.
  6. waryee jb waxaad isoo xasuusisay qawdhankii baskoolada lagu qabtay ,,, ... ee dhahay "Budhka waan ku cadeydaa."
  7. ONLF igu soo carar ma ahan. Waa rag 26 sano jirsaday. Keep us updated ,,,, garaadka. Where is Abdiladiif?
  8. The police is doing well. But its the SL armies that need to game up...
  9. Waxaa sidoo kale uu dhaawac soo gaaray shan ka mid ah ciidamada booliiska intii ay ku jireen hawgalkaasi. web page
  10. Originally posted by NASSIR: ^"bacda isku far" ma garan. Af-Somaligaas waa layga badiyaa saaxibow. Waxaan maqli jirey "bac madow". ^ Nassir Bacda madow qurbahaa laga yaqaana. Qurbo joog maadamoo tahay sharaxaad uma baahna. Laakin bacda kale, hadaan kuu bidhaamiyo, waxaa lagu xidhaa digaaga(marka ay dhali wayaan). Siday digaagadu u ordi ayey ukun weyn soo tuurtaa, dhashaa. Ukunta ayaa bacda dhex gasha. Ka dib lugta ayey ku riixdaa. Bacdii ayey saas isooga furtaa. Cawke ma joogee bacda iska fur!
  11. Jecliyaaye anoo Qardho xornimo ku jooga ,,, heestan oo dhamaystiran: http://www.youtube.com/watch?v=pq2juZNNc4s&feature=related http://www.youtube.com/watch?v=Kx3XjMvPrqs
  12. ^ Magac dheerow, waan gartay. Muhiimada mapka( as it easily explains the whole story) ayaa ka weyn.
  13. ^Warye north, war raadka soo sawiroo ,,, jeerakanada tiradooda inaga soo xaqiijiya. Dhagah! Iga walle dee ONLF duushaye ,,, inaga mirqaama. Now!
  14. Originally posted by Maaddeey: quote: "Al-hareeraysi,Mal hareereysi Wamaa adraaka, Mal hareeraysatu!? Yawma yu circle'u Marimar wal Golis"
  15. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Laakindee, updates'ka soo dhaji, selective ha noqone. Ina-Iley yaadan aqoon oo adigaa wareeri doonee. Laakin nin aqli badan baa tahoohoo saakaba waadiga iska seexday kolkuu isqilaafkii wararkuu kugu batay. BBC'dii xitaa waa seexatay.
  16. ^ the onlf commandos. hardigeed films.
  17. the rapid reaction brigade ,,,, through 150 km... as long they are patient with the struggle ,, they will be victorious. Allah ha guuleeyo.
  18. Originally posted by NGONGE: Dear Minster, We did not find them. Are you sure there were trespassers in our territory? Nin yaaban SL Army ...................... Dear army cheif, Haaa! Haa! Magaalo o dhan ayaa argtay. Hada buuraha ayaay joogan. KA HOR TAG! Nin cadhaysaan GABOOSE .................... Dear Minster, Arr maxa wadanka ka socda? Nin hurda ka toosay SL President. mirqaan iyo qarow inta lagu madadaalayey aa laga dhex dusay ,,,
  19. ^Weli waxaad hoos fadhidaan haar cidla ah oon ciidanba saareyn. Bacda iska fur waryee.
  20. ^ Gheele The map is about the route taken by the " unkown militia" ,,, you can see now. Maddeey, thanks.