Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Ferguson: Ethiopian officials at the Somali Regional State’s offices and the Communications Ministry didn’t respond to telephone and text messages requesting comment on today’s ONLF statement. web page ^ Because their phones were jacked up by the 2 millions calls being made to their phone by Gaboose. 2 million free calls ,,,, about salt, raad & Jeerikaano....
  2. Ethiopian officials at the Somali Regional State’s offices and the Communications Ministry didn’t respond to telephone and text messages requesting comment on today’s ONLF statement. web page
  3. ^Sheekh Duufle, awalba Islaanimo been ah iyo habaar wax aan ka ahayn meesh ma aadan ku hayn. Kabaha horey ka sii qaado!
  4. ^Geesi lama dhaafaanow,,, Islaanimo been ah ood ku soo gabatiyo habaar aad la wareegto waxan ka ahayn ma haysaa? Nini waa gabadh Somaliyeed oo gayaankay ah. Waxaan rabo ayaan ku shukaansan. Wayaane iyo Alshabab waxba isma dhamaan. Labaduba waa ibnu aadam baadil ku sugan. Midna adu wakiil kama tihid. Marka sheeko xumida iska dhaaf( awowgaa kun fac loo cadaabye!)
  5. Originally posted by Captain_Mike20: 200 onlf men...on hired eriterian boats, tip toed off the Somaliland coast at NIGHT . Waa kow. Originally posted by Captain_Mike20: latest report saying that 200 have been killed before entering the ethiopian border. Waa laba. But who did it, and why?
  6. Far iyo meeshii bugtaa is og ,,, kun fac ayaana lagu yiri...
  7. Originally posted by Jacaylbaro: Magacayga meeshaas ha laga saaro .... I don't even know who put it .... I'm totally against the "Condemn" policy ,,, waa shuqul carbeed wuxu .... ama gacan bir ah ha la iskaga qabto dad qalladaa ama ha la iska aamuso ,,,
  8. Tageeraha adag ee Alshababow ,, kun fac duf & doorsimaad ku bax.
  9. Maya maya, ani ma ihi. Waxa aan soo qorayo aan kuu jilciyo aan ku dhahay. Jacayl Raagey sida Ciida Hooyo waa Riwaayada Raadiyaha. Jacaylka aad qarsan ee ciida hooyo u qabto waa igu dhacay. Aan soo halganee, shabaabka iyo woyanada aan gamta ka soo siinee, ma i raaci?
  10. Yarta translator kharashkiisa yaa hayo ,,, ii jilci ma iska dhahdidoo. Jacayl Raagay ma fiirsatay?
  11. Kaftan ma'aha kulanka waaberi heeso wadani ah ayaa ku jira. YT inaad ka heli mooji. Jacayl raagayna? waxna ma oran.
  12. Kaftan ma'aha kulanka waaberi ma daawatay, Ni?
  13. Ni , waxaa tiriba lagu yiri...
  14. Originally posted by Libaax-Sankataabte: I hear my boy Siilaanyo will ban salt now... si cadowga looga hor tago. That would be counterproductive. hehehe Wallee nimankii Somaliland waxbaa haysta beryahan. Jecliyaa jabka NGONGE. Hopefully our resident Mujahids will survive the onslaught from the Pirates and the ONLF. I already see JB trying to change the subject with his "galgala update" daily drill.
  15. lol@Sir Alex... Abtiyow kabada nijira moo, somali aboo ma la ogolyahay?
  16. Malika ka leexda aan ku dhuftee , aan yaraha dhaanteyee bal ii baneeya.. http://www.youtube.com/watch?v=mjxoVMwasR4 They said, waa GUUX. In other words they are partying like LIONS after they have won a battle
  17. Originally posted by Jacaylbaro: Maxaad kaga soo celcelin ,, Cause its related to the marmara mountain incident. Wax fahan! Originally posted by Jacaylbaro: soonigii ku idhi... Wixii lagu yidhi ayaa ka badan.Gabaygaas oo fresh ahn ku darso.
  18. Mayee aduu ku dhex jiifaa ,,,, magaciisa xitaa waad garan la'dahay.....
  19. ^In that way may be another 15,000 ONLF marines can be brought.... The deal is working......
  20. Is that the new president of awdal ,,,, mise waa fannaase kale ....
  21. Jigjiga yar hada dhaska ayaa ka duula ,,,... geedihii wacnaana ari mirqaama ayaa daaqay...bisarad ayaa ku dhacday. Jigjiga weyn iyadoon xor ahayn...orodoo arag.