Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by Ferguson: Yaa oogu tun weyn, Asli ma u vote garayn lahayd Abwaanow? lol...Ferguson, Asli maba aqaan balse haddii ay u qalanto jagadan of course waan u codayn lahaa. Yaa ugu tunweyn... Waxaan maqlayey Abdulkareem jama, Chief of Staff for the Somali President. Waa arkaynaa meeshay ka dhacdo. So far A. Jama & Asli came forward. Keep us posted awoowe. @Libahe: If she wins, she will rip out your balls and feed to ssc armies. @Che, your point being ather?
  2. Sherif waa sheekh kuli. Waa macalin, mujaahid, siyaasi, madaxweyne, iyo bank haye. But I wonder what made him in to modeling( fashion & tourist) industry. Is he buying their time? Is he double agent? Or it could be photo shoped. Who knows!
  3. Turjubaankii mee? (Booga madow si kale ayaan u aqaanaa.) Nuurka hana khashifin!
  4. Generale, that is over killing. Let your president have his time! Nina inagu waynu heshiin.
  5. ^Kaynu ku layn lahayn Kabaabka sow ma ahan? Agtaada iga day!
  6. @Dufaan. War ninku ssc buu soo caan bixinayaa. kaftana way ka ahayd. Xanuun iyo kacaameyn inaad ku sheegto dan iyo dow midna uma aha. Seefta galka ku cesho. That said, Asli ma u codayn lahayd?
  7. Warya Sheekha is still the president. Ha ku fogaanin!
  8. Kamaavi

    Somali Karaoke

    @ fanaanad waa tanaa inta kale been. Bal aan u soo noqdo..
  9. Originally posted by Aaliyyah: Amazing article. Only in short span of time (4 months) SSC is well known around the world. They are already in local Canadian newspaper mashallah. Paragon is doing quite well. You know he is very connected!
  10. Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Jacaylbaro: I'm all set ,,, got the graduation dress and counting the hours. Do you graduate every year? Waa muqawad 8 shahaado wata.
  11. Originally posted by General Duke: War gaashan miyuu ku afreyn, maxa hoos dhigay?
  12. That little kid in the picture iyo afarta xerow ee gaagaban miyaa jabhadeeyay? You never know what Eng. Salihudin is up to ,,, Riwaayad bilaa lacag ah ayuu jilayaa...
  13. Nac naca, biskudkiyo kabahaba keen keen Xawalada xaafadiina keen keen Ayaamo diskoo dhensa ... Aha naji naji... Jimmy Jimmy Jimmy
  14. Barabaraale shabeel iyo heesihii hawraawi intaad ku wareegaysan , Sowtaan ku idhi : Fardo guul aroor iyo cokani, looma kala goyne Geelaan ceelka tubay looma darin, gaawe maax kulule Gargaar Eebahay baa la siin, sharaftaa goomoone Gudguduudkii waagaa u baryaye, galabba ma ahayne Qof walaalkii gaday meel shishaa, laga ganaaxaaye Gar fidaa'i lagu jiifiyaa kii baday gugiiye Gacal uu xigaalkood hagraday, gocosho dayn waaye Haddii awal gafuurkii xidhnaa, jiitin laga gooyey Gabayadaan kusoo sheegi jiray, gool xawariyoobay Iyo guuguulihii faaliyee, baalasha is gooyey Garnaqsiba intaan kuugu daray, geed ka fara weyne Miyaan kaala gaabsaday maxaad iila garan wayday?