Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. ^Naga daa ku yeh ,, Baabul Guba ayad rabtaa inaad muraa jicayso ,, sow ma aha..
  2. Originally posted by N.O.R.F: Fergie, waa nabad dhe. I was refering to SOL's Frank Sinclair. Go'e, waa isla kobtii. Sinclair waa ina ayo?
  3. Kamaavi

    Somali Karaoke

    Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Originally posted by Ferguson: @ fanaanad waa tanaa inta kale been. Bal aan u soo noqdo.. Fanaanad kulahaa, shaatina aawey hee. Mojiye aaway, hee.
  4. Ninka buraan burahayow , 100 sano ayaa laga jooga markuu yiri... Guban iyo Burciyo Looyo waa, gaalib weerar e Gooddiga Arooraa fardaa, lagu garmaamayne Gaaroodi iyo waa la tegi, buurihii Golise
  5. Ma dhaweyn goortaan ku dhahay ,,, Gurdan raaca googaatamoow gaabsadaan odhane Gocorkiyo ardaa-niijiyoow hooy gabaan idhiye Halkay gumacyadaydu u socdaan waa gun iyo baare Af gurrani hadduu goob yidhaa wuu guracayaaye
  6. Originally posted by Jacaylbaro: I see as idiocy to ignore Israel, Somaliland should open a dialogue with the Palestinians also, Somaliland should open dialogue with Iran, Somaliland should consider Ethiopia as it most important friend, Somaliland should have strong relationship with Puntland also, Somaliland should set its priority in, Somaliland should do everything in it power to ensure that the TFG does not pretend representing it, Somaliland should not have a relationship with TFG, Says Ruthless, a friend of Somaliland.
  7. Aroortay yimaadeen iyagoo, awr faruun xidhane Irriduu yaxoobaa siddii, ood fadhiisin ahee Uurtuu ka reemaa siddii, igadh cayuumeede Cirka oo unkadi buu yidhaa, adhiga ii looge Aqal aad ah buul ooraluu, ka ag samaystaaye Aagaamuhuu kala yaqaan, ta u iniin roone Aboodaan ka gubi buu yidhaa, ubad fayoobaaye Istalaab xun buu kaga dhigaa, meeshan oofta ahe Ilamahan galabtuu iman, aabihii dhalaye Afcastuna markaasaay dishaa, kabadhe ******e
  8. Kuwani waaba amxaaro ,,,, ayaad mararka qaarkood is dhihi.
  9. ^100 sano waa wax yar, saxiib. Odey biiqe waa laguu yaqaan. Cigaal isna gorahan ma ahayn. Fariid xoolo badan ayuu ahaa laakiin cadowgiisa badnaa. Odey weyn oo uu awoow u ahaa ayaan horaantii 1990s arkay. Nin reer Af gaaboo Af dheer dega ayuu ahaa.
  10. Che, According to you, Igal shidaal, Odey Biiqe & Wiil waal are mythical( as you have never meet them). How have you come to that conclusion?
  11. Originally posted by NinaNC: @SA, xisaab waa gelin danbe... Ok. nuurka.