Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Bisha oo lix iyo toban barigoo salaasa ah todobiyo badh-saac tahay, ayunbaan Balqiiseey figta baaca laacoon huunno soo baraarugay War maxaa lagu baryay ,,
  2. Madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagay xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen masuuliyiin katirsan dawlada Ethiopia. Safarka Sheekh Shariif ee Addis Ababa ayaa kusoo beegmaya iyada oo laga sugayo inuu soo magcaabo Raysul wasaare cusub, loona maleenayo in safarkiisa uu la xidhiidho wadashi uu magacaabista Raysul wasaaraha kala sameyn doono madaxda sare ee dawlada Itoobiya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filayaa in mucaawino militeri waydiisto dawlada Ethiopia si uu ugu barbardhigo weerarada kooxaha mucaaraadka ee kulaalaya Villa Somalia.
  3. Originally posted by Malika: Pssssssst..anyone out there,know a functioning erm erm.. I know some erm erm. Pm those u need.
  4. Hi Val, howdy dear? I shall take time to read Davidson's. Fadhi ku diri manco keeni waa. Ibti, it's just out of respect. I shall call you mocooyo from now on. Sheh ileyn somaliga wad qudh qudhisaa
  5. Originally posted by *Ibtisam: quote:Originally posted by Ferguson: quote: Originally posted by *Ibtisam: Looool Amaan ba la iska baraya. Miiskiin!!! Aheeyto. Iska baadh baadh. Baro sida wax loo amaano. Loool war anigu I know siida wax loo amaano iyo ego massages. Come on I convinced a Bengali that he is as good as a Somali and that my family love him just as much. I should be giving lessons in amaano iyo malayacini sweet nothings Wax nool baad tahay, oo dhiig leh.
  6. Politic section is good for nothing, I gotta give up going out there! Hello Edo M.
  7. Originally posted by *Ibtisam: Looool Amaan ba la iska baraya. Miiskiin!!! Aheeyto. Iska baadh baadh. Baro sida wax loo amaano.
  8. Rag baa la is hayaa and many things will happen While JB is at it, saan cadaale Ingriis muxu rag kala geeyay
  9. This time I am coming to B city. Hodheelo jaban soo ma laha?
  10. Ta sii jeeda ,,, tolow ma hasna Indho yaraa?
  11. What is the total number of doctors and hospitals in PL, Generale?
  12. I'm planning to come back. Make sure you send me the new one.
  13. Norf, yours was 0505352*** right? Lol@dentist. Hello Val & Eedo M.
  14. Amxaaro iyo Alshabaab ama ugaandhis iyo yuhuudu hadayna lugta la soo gelin geed hoosti ayaa lagu dhamayn karaa. Nabadu waa caafimaad.
  15. Originally posted by Wiil Cusub: dhinac marka laga eego waa arin fiican waayo African first lady ma daynayso inay faraha la gasho hawlaha dowlada at least he make official and gave her budget to be accountable You have nominated already, Inanka cusub.
  16. Idaa Ra'ayta Xudeedi Fahuwa ahlu galgala Aw Ida ra'aytahuu cinda Nasir fahuwa nafsuh Kala baray,,, intuu Galgala front ku jiray