Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Ninba tacabkii taloy kaa maal -Cigaal Shidaal
  2. ^ Waatuu lahaa ,,, * Kaamiloow kawlaan baan ku fari koriyo hoos dheh * Koorreey haddaad gaadho iyo kadinka geeleena * Kambalkiyo duleedkaan rabaa inaad ku sheegtaaye * Koowkow u tiri hadalladaan kugu karaameeyay * Taariikhdan soo korodhay baan koobi leeyahaye * Kansho malaha adduunyaduna waa kadis ku noolow e * Kiiskii horaan iga dhammaan lays karkabadeeye * Kor madoow hamoodina inuu uunku kaa xigo e * Kufaar waa kufaar uun haddana kii cad baa naxa dheh * Mindiyaha kureed lagu lisaan nidhi na kaalmee dheh * Kadeed iyo dhib baana dilay dadkii Kenya soo galay dheh * Kadarna waan ka laadlaadsanahay koriyo buur dheere * Karkaarkay na waydaariyeen kaalinkii dhexe dheh * Dadkuna waa nakuufiyo suge, iyo koor wad baw sudhan dheh * Kibir iyo ciyaar lalama tago meel kiyoosa ah dheh * Naf kadeedan baa lagu qashaa kaymo bahaleede * Kalaajiin waxay nagu qasbeen kuudud waaqlada dheh * Kuman jeelkii baa lagu dhex dilay aan kirna lays odhan dheh * Kumana waa maxaabiis walina, koodhkii may iman dheh * Kumana waa haboow uu dugaag duur ku haaligay dheh * Kumana Dhuudhi baa kaday lugaha oo dhex kuududa dheh * Boqolkiiba kontan bay dishaa mici Kaneecaad dheh * Kumanyaalka soo hadhayna xeryahay kololo'eeyaan dheh * Dumarkiina karreeb dhoofidaa lagu kaxeeyaa dheh * Kurkaa laga jaraa aabbe nooloo kaynta yuurura dheh * Labadii is kaalmayn lahayd waayahaa kulul dheh * Kuurkuursi baa lagu jiraa kuudud bahaleed dheh * Korkaygana cadhaa lagu salliday kuudud nabareed dheh * Kaadidana ma celiyaan kelyaha kaydii dabac dheh * Cudur kama kacaan Aidsna waa laga kurboodaa dheh * Kariimka waxaannu barinnaa inaan kaasi noo iman dheh * Karaamadii uu Soomaal lahaa kaadh xun baa gubay dheh * Dad kalsooni waayey baannahayoo weewe loo kaday dheh * Kal geeddi baan nahay kolkii waagu kaaho dheh * Waana nala karbaashaa ulay nagu kaxeeyaan dheh * Karinna waannu leenahay sidii awr kidhaalaha dheh * Ninkii koob maharako ah helaa ayaa kiishka buuxsaday dheh * Kayd waxaannu haynaa cuntada kaabash baa jira dheh * Kolkol baannu labaleey qadnaa keena madhanleey dheh * Kuukaayadiina way kacday oo laysku kululaa dheh * Kurka inaaba faas la isku jaro yey kaabiguu timid dheh * Nimaam lacagta Kenya lahayn kadinka loo diid dheh * Kuuja iyo leetta iyo keen kaydkii raamsade dheh * Jeebkaygu kolay buu u yahay kaydiyaa lacag dheh * Korkaygaa xafiis looga furay kaambaluushaha dheh * Kastamkoodu waa boobe iyo kiis la daydayo dheh
  3. Nin indha la’ mid kale oo indha la’ oon waxba arkaynin, Ileen oodda kama leexiyoo ilin ma aadsiiyo. -Cigaal shidaal
  4. bal waxaad malmaluuqday eeg .. war ma heesbaa , mise waa jacbur,,,,
  5. Waxba yaan mushahar gaar ihiyo giniyo la isiine Waxba yaan adaa guusha leh iyo geesi la i odhane Waxba yaan gawaadhiyo cad iyo guryo la isiine Waxb yaan nin gob ah baad tihiyo gobosta la i hayne Waxba yaan iskuuladiyo geerash la i odhane Waxba yaan go'yaal shaal ahiyo gudubyo la isiin e Waxba yaan anoo gaajo qaba gorofyo la isiine Waxba yaanada gabay i bartee goodi la i odhane Waxba yaan gamaan farasiyo geela la i siine Waxba yaan gabdhaha ta ugu wacan guurso la i odhane Waxba yaan galeey iyo hadhuudh gooso la i odhane Caruurtaad guryaha kala baxdaan goor habeenimo e Sidii geeridiyo mawdkii baad noo gu tirisaane Waaba gowrac suge ruux haddu joogo gobolkaasi Gumaadkiyo xasuuqiyo kufsiga kama gabowdaane Gababo ku oodka in badan gooha u oloshaaye Gacan dhaafku waa caadadiin goor iyo ayaane Madfac iyo hubkaad nagu gantuu galowgu ooyaaye Adaa guri balaayada ka dhigay goboladaydiiye Gudgudaha cirkoo hooray baad oon na gaalisaane Gucundhiyo masbaad igu tihiin guriga ii yaale Aduunyada cirka u guurtay baad na garbo duubteene Adaa godo dhurwaa galiyo igu riday meel yaaxso gala e Gaajiyo adaa siday xanuun aan la garanayne Gujuf iyo gubtaanyaad tihiin waa na soo galay e .... web page
  6. Originally posted by Thankful: quote:Originally posted by Ferguson: @ with the Northern governments.. Say ismaamul goboleed waryaa, regional admins. Otherwise I will be forced to ask for valid sources. ,, I will always provide you with a source!! In this case I thought it was common knowledge that the U.S specifically said the "Governments of Puntland and NW Somalia," That are the terms you want to hear. But in reality they are regional admins. Suppose I'd give you some more sources from other nuetral governments, would you prefer Egypt to Iran?
  7. You are probably using a very slow link that may not work well with this application! :mad:
  8. @ with the Northern governments.. Say ismaamul goboleed waryaa, regional admins. Otherwise I will be forced to ask for valid sources. ,,
  9. Originally posted by General Duke: Ferguson brother, was online and came across that first song and was reminded of back home. How we are all Waiting for the world to change . Yet none of our generation have the courage to make that change. Then thought about other songs, all sad but work with me.. You are keeping it real and keeping it angry. But do not over listen as you might probably get some permanent damage to your ears,..waa talo
  10. Politics doesn't have much to do with politics.. but arguably politics is everywhere and in everything, so in a way it does.
  11. ..what are you at, Duke? ,,, could you explain..
  12. [inappropriate image removed by moderator] ..i am not him. I am the music man. Originally posted by AYOUB: War awoodda ciidan ee JWXO maxaa loo xakamaynayaa ? ~ Ferguson (aka Muriidi on weekends) You [removed by moderator] Music hater! Why do you keep saying that? And I know you are me. Originally posted by Hales: Waryaa Muriidii (aka Ferguson)!!!! Waxaan maka daashid? War heedhe, why the[removed by moderator] are some people so [removed by moderator] damn late?
  13. Edo Macaneey ,, pass me the link. I wanna send to some one as a surprise. Sid kale Ilaahay mahadiis. Dhamaan wanu ku ladanahay. war yaa jooga ,, goorahan....
  14. Originally posted by Jacaylbaro: who said he is singing in Hindi ?? ,,,, afsoomaaliga soo barta ,, war hana wanjalin ,,,,
  15. Ibti, I'm typing from the moon in dreams with one hand. I'm asleep & awake same time. Eventually smelly students don't fall asleep. Few refreshing hours, and its new day.... Hello Edo M. Seed ii tahay?
  16. I am sometimes you and sometimes him. The whole secret of foruming lies in knowing when to be the one or the other. I am Somali Psycho, not muriidi, but of nuune.
  17. Dreaming about being 'aliya', is more exciting then being one.
  18. Dogs never bite me. Just humans -Cigaal shidaal
  19. 1. Whatever words we utter should be chosen with care for people will hear them and be influenced by them for good or ill. 2. The foot feels the foot when it feels the ground. 3. What we think, we become. -Cigaal shidaal
  20. You will not be punished for your anger, you will be punished by your anger. Sir Sayid, nabdey
  21. The tongue like a sharp knife... kills without drawing blood. Sayid never mind,