Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Admiral Mohammed Omar Osman is the only individual capable of commending ONLF forces on the ground. ONLF troops do not recognize the peace deal.
  2. When I let go of what I am, I become what I might be.
  3. Kamaavi

    I got burnt.

    Your dream will not die,your plans will not fail, your destiny will not be aborted... The desire of your heart will be granted "only"if u BELIEVE in yourself...
  4. Originally posted by Captain_Mike20: Two decades ........the longest period of instability in a nation state in modern history. ... that means you have no idea where modern history starts from. But you have right to rewrite it.
  5. Kamaavi

    Dhulkeygoow

    Waxaan dhaanta iyo saar Dhab u tumi ciyaaraha Marka aan dharaar wacan Adoo ladan dhulkeygoow Wadar geelu dhalayoo Lo’du dharab janjanatoo Dhudihii ku deyshoo Dharag lagu barqinayoo Banku dhabarka simanyahay Bilic laguma dhaafee Dhallin igu kalsoon iyo Is-dhaxtaaga beeshii. Waxaan dhaanta iyo saar Dhab u tumi ciyaaraha Marka aan dhulkeygoow Dhagixiyo dixdaadiyo Macdan dheeman iyo luul Dhanaggaaga baadheen Dhanahaaga fuudeen Malabkaaga dhuuqeen Heybaddaada dheegeen Kugu aasta dhidibkeen Bilic laguma dheefee Dhallin igu kalsoon iyo Is-dhaxtaaga beeshii. Waxaan dhaanta iyo saar Dhab u tumi ciyaaraha Marka aan dhulkeygoow Madheedhkoo shindhalayoo Dhicir wada casaanoo Hoobaantii dhadeysoo Dhuluulubo la moodoo Isu soo dhawaadoo Dhinaca isa saaroo Isu dheellitiranoo Bilic laguma dhaafee Dhallin igu kalsoon iyo Is-dhaxtaaga beeshii. Waxaan dhaanta iyo saar Dhab u tumi ciyaaraha Marka aan dhulkeygoow Dhulsankii Dhadhaaboo Dhibicdii salaaxdoo Karartii dharbaaxdoo Dhulku faaqi buuxshoo Dhaaxa Dirir karbaashoo Ubax lagu dhardhaaroo Dhudhun iyo shan baacoo Bilic laguma dhaafee Dhallin igu kalsoon iyo Is-dhaxtaaga beeshii. Waxaan dhaanta iyo saar Dhab u tumi ciyaaraha Marka aan dhulkeygoow Dhirqo iyo dhir kala mudan Dheydhuub carfoon iyo Gawlalaha dhiteystiyo Dhaydhay midab qurxoon iyo Dhiraandhira qodxeystiyo Qurac lama dhaqaajiyo Labi dhidibka ciiddiyo Dhillawyahan dulfuuliyo Caanaha Dharkeynkiyo Dufankii Dhammaajada Ku subkada dhammaantood Bilic laguma dhaafee Dhallin igu kalsoon iyo Is-dhaxtaaga beeshii. Waxaan dhaanta iyo saar Dhab u tumi ciyaaraha Markaan dhogor-Carbeedleey Geenyada la dhawree Qurux lagu dhambalayee Tintu dhabarka jiiftee Dhaxdu miiqa tahayee Cirid dhuxul maduulkee Xiinfiniin dhiggiisee Dhooddimeer la moodee Aan kala dhinneenee Dharab lagu aflixiyee Dhaqan-wacan xambaartee Adi kugu dhax-nool iyo Dhabiil kugu aroosaa Bilic laguma dhaafee Dhallin igu kalsoon iyo Is-dhaxtaaga beeshii. Dhallintii dalkeygeen Soo kala dhaqaaqniyo Dhallaankii magaaliyo Kuwa Dheeha raacoow Siduu yahay dhulkeennii? Ma dhograday gammaankii? Ma bislaaday Dhuyicii? Ma bilcammay Dharkeynkii? Ma gardaadshay Dhiinkii? Ma magoolay Dhabigii? Biciidkii dhalmada gabay Hadda dheys mannoo yahay? Rahu dhaa ma leeyahay? Adhigii ma dhaaddimay? Badhaadhkii ma dhagacsaday? Geelii mannoo dhalay? Lo’du dharaq ma leedahay? Weyshii ma dhucan tahay? Dhiciskii ma gaamuray? Dhulku roob miyuu helay? Dhiddinkii ma dihinyahay? Ubixii miyuu dharay? Mise wuu dhacaranyahay? Dhiilku xoor ma leeyahay? Caweyskii ma dheeshaan? Dhuumashow ma looshaan? Arooskii ma dhacayaa? Dheellidu ma daran baa? Dhiladkii ma baxayaa? Dhurbadii ma higil baa? Dhoolkii ma muuqdaa? Sagalkii ma dhalac baa? Wakaabuhu ma dhey baa? Dhigaalkii ma muush baa? Dhasheeggii ma walac baa? Dhalashadu ma sidi baa? Colaaddii ma dhimid baa? Dhaawicii ma baanaa? Booguhu ma dhayid baa? Nabadduna ma dhuunkaa? Ma isu soo dhawaan baa? Alleylehe dhulkeygoow Midaan dheefsadaa tahay Dharaan xiranahaa tahay Dhuraan quudan baa tahay Oon ku dhaashadaa tahay Hooyaan dhawrayaa tahay Dhabaan seexan baa tahay Dhallaan aan korshaa tahay Oon ku dhaaran baa tahay Dhaaya-nuuriyaa tahay Nindoor iga dhigaa tahay Dhididkeygi baa tahay Dhaxroor aan sitaa tahay. Allow aan dhulkeygoow Nabad kugu dhaxjoogaa Rabbow cadow ku dhuudiyo Kaa kori dhibaatada Dadku Dhugataa wiiqdee Isku soo dhawaadaa Dhukaankii haleeliyo Ka dhugbaxa xummaadkii Anna aan dharaar wacan Dhuljacayl daraaddii Ciiddaada dhiinka’a Intaan labada dhuub dara Dhuunkadaa sagaal goor Ilmo dhagac ka siiyaa Dhabanada ku hoortaa Anoo hugan dharkaadoo Calankaaga dhuuqsaday Dhaantiyo caweys iyo Hiddaheenna dhaxalka’a Dhallin igu salaantiyo Hablo ii dhawaaqaan Dhabna ii mashxaraadaan Dharaar kheyr leh weeyee Laygu soo dhaweeyaa.
  6. Only in quiet waters things mirror themselves undistorted. Only in a quiet mind is adequate perception of the world! One generation plants trees, and the next enjoys the shade! -Odey Biiqe
  7. Professore, sheeko macaan oo meel dhanaan lagu jaray maxaa lagu sugaa? War inaanba sii dhamaystiro ayaa i haysa...
  8. One generation plants trees, and the next enjoys the shade!
  9. If you were arrested for kindness, would there be enough evidence to convict you? Hello Buuxa;
  10. Sometimes kindness is wiser than truth.
  11. Lol@ to heeso hindi'a. I got straight 4k on Sol. I retire here, focusing on accede mics. Saamax iyo nus all, w'salaam.
  12. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Ferguson: Among the dictators(Godane, Aweys and Faroole) of the media, Siiranyo takes the cup for banning Ngonge's fav TV. War wasiirka daaya, farxaada wasiirnimada ayaa wali ku jirta. Still, how big is the man's ego that it makes him suspend an entire TV station just because they didn't pick up the phone? And why was HE phoning anyway? Does he not have assistants who do summon poeple for him? Fii shay! I reckon the president should set up a committee to investigate. The Faroole disease is bloody spreading. JB and speakers of Siiranyo is gaabiye. But fii shay and kuli akhbaar about your TV is on waagacusub. Soo qooranso!
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Ohh i forgot he is Kulmiye ,,, Since when Kulimiye has become AS of SL? ,,,
  14. Another qowdhan ,,,, Inquan dess alachew ..
  15. Professor Nuune, well done saxiib. Keep it expanding! Originally posted by nuune: Bureaucracies - Biroqraadiyad/Xafiisyad Dawladda oo shaqadoodu gaabis tahay Taas noo jilci. Originally posted by nuune: Policy Maker - Siyaasad dejiye Curiye, qorsheeye, agaasime, maareeye, habeeye iyo dejiye maxay ku kala duwan yihiin? Dejiye maxaad ooga door biday? Originally posted by nuune: Communicator - Gaarsiiye/Isgaadhsiiye Xiriiriye, isku xire ama shir gudoomiye sow lama dhihi karo? Originally posted by nuune: Community - Beel/Jaaliyad Bulsho ka waran?
  16. Beentu hal lug ayey leedahay, markii la qabto ayey kuftaa mana sii socoto. Kaba tolaw ma halkaas ayaad ka mudh tidhi! -Cigaal shidaal