Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Kamaavi


  1. Waad ku taagan tahay, Aabaday.Saan ognahay dagaal dadkeena ma ka dhamaado sababtoo ah malin waxaa isku dhici D-block dhexdiisaa maalinta xigtana waxa isku dhici E-block iyo D-block... sidaa iyo sidaa uun. Sidaa awgeed si jiilalka mustaqbalka wadanka hanan doona uuna cumrigu ooga qasaarin ooyna inagoo kale noqon waa in ay wax bartaan oo la baro.

     

    Hadduu alle igu guuleeyo markaan jaamacada aan hadda ku jiro ka baxo waxaan toos u aadaa goboladii oon jiilka soo koraya dhankayga ka bislayn doona, Insha'Allah.

     

    Sidoo kale akhyaarta dibadaha ku gaamurtay

    ee cilmiga iyo waayo aragtinimada la kuududa gacanta, qalbigaba iyo maskaxdaba ha fureen oo bal caruurteena mooyee caruuraha guud ee soomaaliyeed ha loo wada fikiro.

     

    Xaq ma ahan in jiilalkeena yar-yar ee quruxda badan ay saa u mustaqbal la'adaan oo jaad, wax jini iyo jacda baaruuda ay nolol ka dhigtaan.

     

    Haddal iyo murti Daar ku jire mise Duur joog ahow Ajasha Alle uun baa haya. Ha loo kaco danta guud iyo maslaxada uma deena!!


  2. Awowe hada uun baan looxa qaatay,

     

    Laakiin mid aan ku biiro aan isku hayaa?

     

    Teed tahay adu? Ma indho cadka mise

     

    awliyada indhaha guduudan.

     

    Eedo Malika markaad la hadasho, salaan awliyonimo iga gaarsii, Aaabaday!


  3. Eedo wadaadada iyo islaamaha ha kaa

     

    jiifaane maa iska dhaaftid,,,,

     

    Nuuneyaasha iska biyo biyeyso oo markaad

     

    ka awliyada ah hello ka tiraa makala

     

    fogine ka loox laha ah iigu dhiib ka dheh.


  4. Awowe,

     

    Mid oo yarayta ah aanba rabaa in aan isku maalintan isku qarxiyo,,,

     

    laakiin markay qaraxdo haddaan kor loo

    duulin uun baa daran,,, :D

     

    Eedo salaan sare, kor iyo dhinicba. smile.gif