Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Which Qudhac ayaad hadhsan jirtay, Qudhacow?
  2. Is that him? Are you sure? No,...
  3. Tolka nin madow oo madaxweyne ah ma wax la daayaa say kaa noqotay? Sida kale salaaman, Aabaday.
  4. I have dreeem to be the next president of Jamhuuriyada Somalilandh !!
  5. Beer aa , aar dadka qanjidhada ha ka soo ridin. Salaaman gidigiin.
  6. Originally posted by AAliyah416: ilaahayoow luqadeena, dadkeeyna iyo dalkeyna no daa amen amen amen... salaam Ducooy aamiin dhaha,
  7. LOL^We saw that the first 15 times you said it.
  8. Aabaday, ku gartay. Wareer yaraa,,
  9. Before I turn to my 30s no matter what I have to finish my MD cources, my plane A. Duqa lugta jiid aabo, and may you make other 50 years in healthy and good life, easily.
  10. Waad ku taagan tahay, Aabaday.Saan ognahay dagaal dadkeena ma ka dhamaado sababtoo ah malin waxaa isku dhici D-block dhexdiisaa maalinta xigtana waxa isku dhici E-block iyo D-block... sidaa iyo sidaa uun. Sidaa awgeed si jiilalka mustaqbalka wadanka hanan doona uuna cumrigu ooga qasaarin ooyna inagoo kale noqon waa in ay wax bartaan oo la baro. Hadduu alle igu guuleeyo markaan jaamacada aan hadda ku jiro ka baxo waxaan toos u aadaa goboladii oon jiilka soo koraya dhankayga ka bislayn doona, Insha'Allah. Sidoo kale akhyaarta dibadaha ku gaamurtay ee cilmiga iyo waayo aragtinimada la kuududa gacanta, qalbigaba iyo maskaxdaba ha fureen oo bal caruurteena mooyee caruuraha guud ee soomaaliyeed ha loo wada fikiro. Xaq ma ahan in jiilalkeena yar-yar ee quruxda badan ay saa u mustaqbal la'adaan oo jaad, wax jini iyo jacda baaruuda ay nolol ka dhigtaan. Haddal iyo murti Daar ku jire mise Duur joog ahow Ajasha Alle uun baa haya. Ha loo kaco danta guud iyo maslaxada uma deena!!
  11. Awowe hada uun baan looxa qaatay, Laakiin mid aan ku biiro aan isku hayaa? Teed tahay adu? Ma indho cadka mise awliyada indhaha guduudan. Eedo Malika markaad la hadasho, salaan awliyonimo iga gaarsii, Aaabaday!
  12. Tol siyaasadeed means? Ninkii aad isku dan tihiin dabada qabso not new at all.
  13. Originally posted by Faarax-Brawn: quote:The man in love, with crossed legs and sitting diagonally, kept on nodding and shaking head.
  14. Originally posted by nuune: and there are many ways we can help and contribute to their progress to continue in the future.... ^^Sure, awoowe. Marx, that was deep.
  15. Eedo wadaadada iyo islaamaha ha kaa jiifaane maa iska dhaaftid,,,, Nuuneyaasha iska biyo biyeyso oo markaad ka awliyada ah hello ka tiraa makala fogine ka loox laha ah iigu dhiib ka dheh.
  16. Awliyaduna salaaman ka dheh, tii jabhada.
  17. Cakaara waa joognaa warkiina waba kaa soo dhacay,,.. Laakiin hadduu ninkaasi wax uuna ahayn aad ku sheegtay waa ku jirtaa,,,, Is jir aan ku dhahay aabo,,,
  18. Awowe, Mid oo yarayta ah aanba rabaa in aan isku maalintan isku qarxiyo,,, laakiin markay qaraxdo haddaan kor loo duulin uun baa daran,,, Eedo salaan sare, kor iyo dhinicba.