
Kamaavi
Nomads-
Content Count
4,683 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kamaavi
-
Now that was not a dot,
-
Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Geeridu waa xaq ee waxaan Abtiyo Dr.Maxammed Siraad Doolal eebe uga baryayaa inuu naxariistiisa waasaca ah u fidiyo. Ubadkii iyo ehelkii uu duqa u ahaa iyo dhamaan dadweynaha reer Ogadeenia ee uu ka xijaabtay waxaan leeyahey waxaa innagu waajib samir. Faran.
-
Isha shuuro kulul nab kaa dhahday,,,
-
La yaab ma lihid adeer, Nin 20 years laga maqnaa, guul daro ka weyn ma leh. Yarta magaceeda soo tuur aan kula baafinee,,,
-
Abtidiis, Warkaas ma la huubaa? Bal PM igu soo garaac.
-
LOL^ war waa maxay aflagaadad in taas le'eg.
-
Sug hadda ana beri imtixaan ayaa isugaye,,,
-
Maxaan buurtii Siinaay ay iyo sagaaro is dabbo dhignay? Aad uma sii xasuusto laakiin dooxii badacas ee Qaybta ka ag dhaw isna maqal ayaan ku raaci jiray. Maalin maalmaha ka mida ayey waxar yari meelihii minaysnaa iga gashay ka dabbo orod daan is iri ma wax ayna hawada ka soo gu'in baa. Allow u naxariiso, waxay ahayd waxar yar oo fariid ah.
-
Aar maad umili, waa maxay ashahaadaduna,,,
-
Baar guuleed dee,,, Darbi guduudan ayaa ku wareegsan wuxuuna ku yaalaa intaan lagaadhin jigjiga yar garoonka iyo iskoolka kacaanka agtooda.
-
Ma uur baad leedahay, maxay kula kuusantahay.
-
LOL^ Horta sow nimankii dhibka badnaa ee Ilka casta maahan, war mijintiisa ha haysto. Isbaaradana waa laga dabcin.
-
JB, ma baarguuleed?
-
Baarguuleed aan ku dhashay haddaan idin dhaho ma idinka degi lahayd? lol
-
Originally posted by nuune: ^^ Farascad, laaluush iyo mijin waxaan aheyn aqbali maayo dheh Abti, garaadku hadduu hawshiisa gudan waayo, isbaaro lumber 16 aa gurigiisa ii hortaal. Ani ii dhaaf, oo isku kaano dhowr uun.
-
Adna Ileyn reer hargaysa aad ahayd.
-
Mataga iyo Qashinka haddi laga nabdoono, gacmo jiidku waa sa halo!
-
Nuune & JB , galaas biyo ah iskaga dejiya, Abtiyaal.
-
All kind of shabaabs, JB.